DEG DEG; Waxa la ogaaday Beeshii laheyd Hubkii lagu qabtay Caabudwaaq, Fadeexada Xasan Sheekh...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

Komentáře • 7

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Před měsícem

    Waa sax gabadha hadalkedi

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Xasan Sheikh isaga ayaa Qabaa'ilada hubka hore ugu qaybiyey Reer Caabuqwaaqna hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Před měsícem

    Asc.
    Waa sax oo reer Caabudwaaq waxay heleen Hubkuu Xassan Shiikh u qeybiyey beelaha USC bay QAYBTOODII HELEEN.Reer Caabudwaaq waxoodii bay haystaan ee buuqa halaga daayo hadal badan ma rabaane.

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 Před měsícem

    Abooyadu hadal badnaa😮

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem

    Hubka waxa lagu xasuuqi rabay beesha Daarood guud ahaan gaar ahaan mareexan iyo Leelkase laakiin ilaahay ba fashiliyey waxaan magaca dawladd hawgu yeedhina kooxda xaraash qaran ee xasan dal xaraashe

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před měsícem

    Somaliyey dowledi majirtee adinka is nabad geliya.
    Oo adinka kala aman hela.
    Oo dhaqankii iyo

  • @anabahmed4924
    @anabahmed4924 Před měsícem

    Waxaad nicma moodayso laakiin aan ahayn waxaa ah in guri kasta oo Soomaaliyeed uu hub wax gumaadi karaa yaalo geed kasta oyo derbi kastana sidoo kale hub ayaa ku hoos jira taariikhda Soomaaliyeed kama dhicin weli inshacabkeedu dhexdiisa isu wada hubaysan yahay maalin kasta hub cusub oo hor leh ayaa soo gala oo lagu tar tamayaa kala badsigiisa cadaw loo samaystayna ma jiro ee wiilashii Soomaaliyeed ayuunbaa lagu buux dhimayaa oo lagu mashquulinayaa si aanay wax horumar ah inay ku fekeraan waqti ugu Helin aduunyadana ula jaan qaadin su’aal maxaa dumarka Soomaaliyeed foosha wiilasha ugu daalayaan? 2- maxaa bitaha ragga Soomaaliyeed ku dhafmay oo ay wax miyir qaba marna u dhali la’yihiin 3-yaa u maqan oo caafimaadkooda xagga maskaxda inuu soxo ama kobciyo laga sugayaa ??4- sidee loo bad baadin kraa jiilka danbe ee soo socda haddaan kuwan la maydhi karin aadka u wadakhoobay??