DegDeg Ciro Mawuxuu Ka Aarsan Doona Muse Bixi Doorashada Kadib Wadani iyo Kaah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #muqdisho #wararka #somalia
    DegDeg Ciro Mawuxuu Ka Aarsan Doona Muse Bixi Doorashada Kadib Wadani iyo Kaah
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Komentáře • 73

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +5

    Guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland

  • @SABAADAPDI
    @SABAADAPDI Před měsícem

    Waaaaaa guuuuuuuul somalilaaan inshAaalaah

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před měsícem +11

    Somaliland shacabku cidii dan u ah ha doortan

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem +3

    M xaashi waa ciilqabe ilaahay duli kugu danbeeysii wadani iyo waxa kujiraba ishalah

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 Před měsícem +4

    Ciro caadaadi baaxtii aah muuxuu argosan karaa.Waa doqoon Illay iyo Somalilanders baa naace uuf uuf.Intii duulga aaha baa iswaataa.Somaliland waa qaaran maha qaabil iyo huwan

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Před měsícem

    SIDAY XISBIGAN WADDANI IYO KAAH BA RAABAN INAY DOORASHADU AY AHAATO REERO .
    RUNTIINA REER SOMALILAND WAXAY RAADINAAYAN KII HOGAAMINI LAHAA EE U QALMA MADAXWEYNAHA JAAMURRIDA SOMALILAND.
    INSHALLAH GUUL SOMALILAND
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před měsícem +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuul khayr insha allah ❤🇭🇺❤

  • @cawalerashid-br4fu
    @cawalerashid-br4fu Před měsícem +1

    Kkkkkk ma helayaabaa kaaga horeysa

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8u Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 Před měsícem

    Afka caano lagugu qabay qabyaaladu hadhacdo midnimadeena iyo wax qabashada deegaanada ladayacay iyo wallaaltinimada Somaliland baa muhiima oo kasareeya wax walba.Guul guul SOMALILAND IYO SOMALILANERS WADA SHAQEYSANAYA OO IS JECEL 💚🤍❤️🫡👆✊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FOWSIBaashe-xr3ox
    @FOWSIBaashe-xr3ox Před měsícem

    Ciro u sheeg

  • @prosl11
    @prosl11 Před měsícem +2

    Cirro yaa kaa aargosan kara maa madaxweyne muse adeer yaan dadka laa waalin muse waa nin habarawal ah caasimda ayanau walaahi kale xidhi niicda nola imaado

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      😅😅😅marka xaafadina iyad yacyacaysan iyad leeday iska yacyaca lakin xafadayada ha isku imanina wayo wad oogtin habarjelo garba inima haayse mante dhex iyanu ini nahay baay yidhiye yaan geelba adhi laayay la odhane😂😂

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před měsícem +4

    Cadowga somaliland waa wadani ilaahay haka qabto ishalah

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před měsícem +2

    Kulmiye wa jeegaanta H/A iyo H/j
    Wadani wa H/y
    Ucid C/gale
    Kaah ina xaashi iyo afar ciyaala

  • @LiibaanRaabi-u2s
    @LiibaanRaabi-u2s Před měsícem +2

    Waar waa tuugtii buuraha galijiray oo isu tagay. SI aydalkan uburburiyaan kulmiye guuuul

  • @FOWSIBaashe-xr3ox
    @FOWSIBaashe-xr3ox Před měsícem

    Mafacanlibaax buu fulilaha you WAX ku samaynkaraa ciro

  • @osmanawad8068
    @osmanawad8068 Před měsícem

    Waa arrin xaqiiqo ah in xisbiyadda loo samysatay in laga baxo qabyaalada ama shir-beleediyo.

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs Před měsícem +1

    Kaah oo ku biiray Wadani
    Taas ayaa muuqata

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem +1

    Ina xaashi cidluu gudayaa

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem +1

    𝐦𝐚𝐚 𝐛𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚𝐲𝐭𝐚𝐠𝐞𝐞𝐦😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐤𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲😂😂😂😂

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před měsícem +1

    Jookarka siyaasada somaliland mr Hashi xisbiga Kaah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Maxamudneef mynaafaq

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Před měsícem

    MAHMOUD XASHI MA WUXUU ULA BAHOOBAY WADANI INUU AARGOOSI KA CARARAAYO WIXII ISGA REERKOODO SAMAYEY INTII TALADA DALKA HAYEY.

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Před měsícem +1

    Cirro waa Hagaamiye midaynkara dalka iyo Dadka Somaliland
    Waa niin mutacalin ah
    Waa Nin aan umada u kala eegayn Reer Reer
    Waxaa laga Raysan doonaa siyaasadii ku dhisnayd kala qoqobka bulsho
    Waxaa laga Raysan doonaa siyaasadii ku dhisnayd aniga uun baa ah Somaliland dadka kale Xamar bay doonayaan iyada oo la Majara habaabinayo dadka makasta ah ee aan garan karin in waxa laysku hayaa yahay Kursiga laakiin aanu Jirin qof qof kale uga lexejeclo badan Somaliland
    Cirro Isku qabiil ma Nihin
    Laakiin maanta umada wadajirkeedu wuxuu ku Jiraa Cirro

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Před měsícem

      Lagama jadalayo taa ee cirro qaranimada Somaliand ma Aamunsana taas ayaa far k7 godan tahay

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      ​@@jamalskp7280
      Yaa ku yidhi marka ma aminsana mise haye haye qabil iya ku so uray ilay wa inagiye waynu is fahmaynaye

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

      *_abdinoor_*
      Taas iyan been ahayn qof siyasiya oo calmka la jaan qada iya lo bahanyay

  • @allahbawayn
    @allahbawayn Před měsícem

    Ina xashi waa nin aan dacad ahayn wixiisuna waa kolba jegansi wadani wuxuu ku badalaya xisbigiisa cabdirahmana madaxwayne ayunbu raba isaga ka dacadsan ina xashi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem

    Dadku iyagaa xor cida ay doonaan dooranaya

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +1

    Meesha maxaa khayaamo ka dhacday ciro kaah kee la gawracay

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 Před měsícem

    qofku haduu seexdo oo uu soo tooso waa isagii nimankana waa naqaan wax ma bedeli karaan

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Před měsícem

    ONE QUESTION MA REER BA LA DOORAAAYA MISEE CID U QALMA HOGAMIDA DALKEENA WAA BA YAAB ??????????

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Xaashi isagaaba ciilqaba bukaan socod

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Reer harti waxa baa babiyey mr gala oo dab sudhay Reer laascanod hada warsan garigii Ayuu muunafaq la dhex socdaa

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před měsícem

    Wa bahal buka
    O daarood
    Nimadu
    Futada kagashay
    Garaad lawe
    Bukaan socod

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 Před měsícem +2

    WADANI WAA XUSBI DAMU JADIID ( ICTISAAM)

  • @abdourahmanisman1655
    @abdourahmanisman1655 Před měsícem

    Horta ma badin Kara? Jawaabtu waa mathetically ma soo bixikaro.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Daalka. Ma Waxuu. Ku. Jiiraay. Mini. Daanasate. Ah. Oo. Awarkooda. Ku. Kacasanay. Siyaasi. Walaal. Ka. Maha. Waa. Buug. Iyo. Been.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Před měsícem

    Xaashi lacagtii hawada iyo xunbe weyne umada ha uga waramo.
    Xirsina 40 milyan isna umada ha uga waramo.

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem

    Dadka. Soomaaliland. Maxa. Laagu. Dhiiba Ayaa. Sat. Hoodoo. Niman. Isu Ku. Baacasanaya. Daantoida. Iyo. Kuurasi. Waar. Dadka. Luugooyaada. Ka. Daaya. Daanahiina. Ayaada. Waada tan.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Adigaba wariye iskusheg
    Munafaqadaynaye imisa
    Lagudhibay

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Před měsícem

    aargoosi maxaa looga jeedaa ayaa wax yeelay ciro isagaaba loo tirinayaa mushkilado badan oo uu wadanka geliyay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před měsícem

    Maxamudneef wu iska qayliya un
    Bila xigmad ckrro ma aar gosanayo
    Gosan dono kulaha maxa lagusmeyy

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    ❤❤😢😮😢😢😮😂

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu Před měsícem

    Waa been kursigu ku fuulaya dadkana wuxu raba inu iska horkeeno😅😅😅😊

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před měsícem

    😂

  • @hoodoaxmed4890
    @hoodoaxmed4890 Před 23 dny

    somaliland hanoolaato guuul iyo gobanimo

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před měsícem

    ilahay dad kheeyr qaba ha ino keeno qabyaladan iyo reer hebelkan dadka ku qawlaystana umada lahay haka qabto wayo somalilad afrta sarfba way ka so gubatay marka siyasiyinta haday inta wax gardki isku tagin aay wadnka gaadhin way ino dhamtay

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf Před měsícem

    Waxa jira war la sheego iyo ku aan la sheegin.Yaa ku yidhi Cirro ayaa soo baxaya.Malaa yacni ayaad ku hadleysaa Madal Furan.Intii hore dhex baad ahayd,lakiin maanta waad noo sheegtay in Xisbiga Cadawga gudaha aad ka mid tahay.Cirro ninkii shalay lahaa maaha SNM ma jirto taarikhdeediina way dhamaatey.

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 yuuka aargoosanaya isaga maalaga aargoosto ilaa maalinkii wadani xisbi noqday waxuu ku foognaa kalaqabinta dadka iyo duumiska somaliland iyo ciidamo uu madax iskaga taago yaa dooranaya laba huwan oo isku tagtay yaa dalka ku aaminaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wake up somaliland

  • @AliAbdille-m8u
    @AliAbdille-m8u Před měsícem

    U sheeg ninkii Baashe ee dhulbahante ee ku xigeenkiisa ahaa.

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před měsícem

    No vote wadani

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Před měsícem

    Waar kanii maaha kii Somaliland musuq maha nasiib daro

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Před měsícem

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝𝐚𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před měsícem

    Qolada Wadani baanu lamidawnayle waa maxamuud xaashigii tuuga ahaa ee Hawada somaliya ku wareeriyay iyo xarsi Oo siilaanyihii ilaahay ka sokow wax kadhigay buuga cayda ah ka qoray dawladiisiina af ganbiyay ee somaliya wada hadalo qarsoodiya lafuray khayaanimo qarana sameeyay shalayna huwan futada kuwatay isbadalku makaasaa 😂

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před měsícem

    Gala naartu aabihii ma aqbalay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk ismahadin beena

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před měsícem

    tuug ina haashi

  • @user-fd6pn9jg4y
    @user-fd6pn9jg4y Před měsícem +1

    Beenaale.xadhka.gowsa.oo.tuuga

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t Před měsícem +1

    Beenale tugga.

  • @shadiaali2750
    @shadiaali2750 Před měsícem +1

    Madal furan adiga ma is tidhi maanta Irbad baa kugu mudan ninyow Ciro Madax weyne uma qalmo waa ninkii buurta galay ee hunta la socdey waligay waxaan u haystay in aad wadanka u damqan jirtay lacagey xumeya

    • @RahmaCabdulahi
      @RahmaCabdulahi Před měsícem +1

      Muuse muxuu qabtay ciidankii mee dhaqalihii wadanku mee midnimadii somaliland meeday dadka qabiilka ku tageray muuse ayad tahay intay somaliland dad nocagas ufikiraya joogo Somaliland waxba noqon mayso

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 Před měsícem

      @@RahmaCabdulahi Adigu imka maxaad ciro ku taagereysaa sow qabiil ma aha,maxaad isaga dhigeysa qof aan war hayen Ciidanka cida jabisay, basaastay, Buurta galay ee huwanta saaxibka ka dhigtay een maalin kaliyana ciidanka u hiilin waa wadani. Midana aan kuu sheego anigu Muse iyo reerka uu ka soo jeedo midna ma ahi, habase ahaate wadanka ayaan jeclahay. Runtana waa loo jeedaa in ciro lagu shaqeysto Illaahay waxaan ka baryayaa Madax weyne daacada oo dul qaad oo Somaliland mideya.

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 Před měsícem

      @@RahmaCabdulahi Baayo suaalahaas oo dhan ciro weydii isaga ayaa jawaabta saxda ah hayee qabyaaladiina waa ta ku idho tirtee

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Reer harti waxa baa babiyey mr gala oo dab sudhay Reer laascanod hada warsan garigii Ayuu muunafaq la dhex socdaa