Horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 16

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimaKulmiye-gr9xn
    @HalimaKulmiye-gr9xn Před měsícem +1

    Ciidanka Ciidanka xooga dalka somaliyeed guuleeyeesta INSHAA ALLAH 🇸🇴 💯 ✅ ❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před měsícem +3

    Gesiyada Cidamada Somaliyeed Guleystaa,Idacadan Horey u ahayd idacad qaranka war Cidamada dhiri galin wacyi bulsho iyo in Dagalada Sokeye ee Villada wilashada dalka difaci lahaa waa in Mooryanta kadambeyso eey jojiyaan,XBFS Adan Madoobe Tiktok wazir kushega Xooga iyo kuwa xisadaha dhalintii Cadowga dalka difaci lahayd isku dilayo waa in Cidamada soo qabtaan, Cidamada Somaliyed idinka ayaa ah kuwa dhiigooda u hibeyay qaranimo,Dabadhilif Siyasi daneyste yusan idin isku dirin.

  • @CabdiYare-t5p
    @CabdiYare-t5p Před měsícem

    Bismilah magaca idilay dagmoyin ka gusle iyo daa uud😮

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před měsícem +2

    Guul xooga dalka 🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴 taliye isgu gayn imisa dameer shabaab ayaa goobta ku rawaxday 😁😁😁😁🪖🪖🪖🪖👍👍👍

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h Před měsícem

      Dhawaqiiida Garguurta Hugaminaayo Waaa Cadowga Islamka Haday Baqtiyan Godka Halagu Rido Najaasta Xaraamta ah Ma Waxey Rabaan Demuqraadiyad Inay Nagu Qasbaan Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan Bari Baaanu Ka Nahay Ilaaa Shareecada islamka Ka Qaadanaysaan Waxba Ma Wadaaagno Ku Bisharaysta Baqtigiiina Eeeyaha Ayaa Lasinayaaa

  • @RoblehDjamaguedi
    @RoblehDjamaguedi Před měsícem

    ALLl

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Před měsícem

    Laaya Khawaarijta 👍👍👍

  • @MohamedAbdulqaadir-c6x
    @MohamedAbdulqaadir-c6x Před měsícem

    M.

  • @xerilaliye
    @xerilaliye Před měsícem

    Kan wariye maha waa xoogsade caadi ah

  • @user-xs1yy8ff7h
    @user-xs1yy8ff7h Před měsícem

    Muslimka Shareecada islamka ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Bari Waxan Ka Ahay Dastuurka Eee Dagsadeen Garguurta Iyo Dhawaqiiidiiisa ilaa Shareecada islamka ka Qaadanayan Waxba Ma Wadaaagno Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 Před měsícem

    Mxd ku dhiimanaysan horta ma is waydiisen adunyo ayad uu iidhimnaysa 100 dolar ama 200 boqol oo dolora ayad uu iidhiimnysan iyo Argtiid ree galbedka ee ah diimqradiyad iyo in aad kufirga xojiisan ilhah ka cabdsa oo iska Tobad kena ani ilhay aya mahdle ii fahnsiya xaqa sidino kle ayan ah kuwa la rarto Allhamdlah

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n Před měsícem

    Ninkaan difaacaya qawaarijka ,War yaan ka harsan la nahay oo wadankeena ka dhisan la nahay,ma mareekan mise nimankaan dadkeena dilaaya, War diintaada heeso halagaa nabad galo jaahilyahow.

  • @user-xd9ib1ym7b
    @user-xd9ib1ym7b Před měsícem

    Cali dhere horta xaguu jooga meshuu joogo dagaal kama dhaco miyaa mise muqdisho ayuuu raxaysanayaa

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p Před měsícem

    Kan coloosha kuusan 10 sano ayuu beentaan iyo igu sawirta wadaa .asagaaba ah shabaab