"Waxan leeyahay reer Soomaaliya waraaqo aad ka saartaan magac Somaliland waxba kama dhimayso .."

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 5

  • @faaraxjaamac3421
    @faaraxjaamac3421 Před 16 dny

    Codkii xildhibaanka waa aamusanyahay macilad fatsama mise waa skal?

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 17 dny

    Horn cable maxaad ujarteen hadal kiisa xildhibaan ka sida fiican u difaacaya dalkiisa somaliland

  • @2am997
    @2am997 Před 17 dny

    Golaha wakiiladu maxay uga hadli waayeen waxa Soomaaliya ka qaylisiiyey ee ah is fahamka Somaliland iyo Ethiopia (MOU) oo ama u taageeri waayeen ama uga soo hor jeedsan waayeen.

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l Před 17 dny

    Xigii beenta aad isusheegijirteen waadhamaaday qaran ayaanahay iyo Dal ayaanahay sheekadaasu waadhamaaday 34 sano ayaadkunooleeydeen beentaas hada wixiikadanbeeya Somalia ayaad katirsantihiin hargeysa Somalia Berbera Somalia wataa runtu

  • @Qorsho
    @Qorsho Před 17 dny

    Codka xildhibaan ka xaga danbe ayaad hadal kiisa ka jarteen faqah kalkaaliin ayaa tihiin cadawga gudaha ayaa tihiin. This Tv is the biggest enemy of somaliland independents