Wali Fursad Ayaad Haysataa in aad ibadasho 2024 | Muuqaal aan duubat anigoo socdo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 303

  • @engmohamet3148
    @engmohamet3148 Před 10 měsíci +47

    Caawa aan uducayno walaalaheen qasa in uu ilaahay guushooda gacanta soogaliyo

    • @hashimhashim4563
      @hashimhashim4563 Před 10 měsíci

      Ilaah haka raali noqdo cawo xaaladooda wey adagtahay bal raxmanka joogo ilaah nama hoojiyo

  • @Xisbullaah118
    @Xisbullaah118 Před 10 měsíci +37

    Insha allaah waxa aan alle ka rajeynaa aniga iyo kuwa ilamidka in uu amuu raheena no sahlo😢❤

  • @dekbashir1812
    @dekbashir1812 Před 10 měsíci +24

    29/10/22 insha Allh cawa wxaay noqon doontaa habeenkii isbadalka, horay wan isku badalay lkn midkan midkii hore wuu ka xanuun badnaan doona wana u adkaysan doona kadibna wan guulaysan doona insha Alllg🤲

  • @bile-25
    @bile-25 Před 10 měsíci +22

    Naxariista Rabbigaa haka quusan waligaa
    Insha Allah isbedel dhab ah💯💎

  • @RadwanFuiaadBarqad
    @RadwanFuiaadBarqad Před 10 měsíci +24

    Guleyso mudane madaxweyne cumar inshaar 🎉 wxn noqday qofkii uhoreyey ee faalo kabixiya muqalkan , waana iisharaf

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Před 10 měsíci +99

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻 JUMCO MUBARAK❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Před 10 měsíci +9

    Mahadsanid ustaad Omar waxaan kuu ballan qaadayaa in aan nolosha fawdada ah joojiyo oon ubaxo nolol nidaam ah anigoo ilaahey kaalmeysanaya insha'allaah.

  • @kingahmed8839
    @kingahmed8839 Před 10 měsíci +22

    Aniga hada sanadkaan hadaf weyn leeyahay Allah ha i Rumeeyo.

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel Před 10 měsíci +10

    Xasusin kaliya lama dhihi karo Waa dhiirogalinti ugu weeneed uguna qiimaha badned jasakallah walalkey omar ishaar channel kada labo sano ku dhawad aan ku xiranahay video walba aa so dhigtana faido unbaa ka helaa allaha ka abaal mariyo walalkey ❤❤❤

  • @suleqo5
    @suleqo5 Před 10 měsíci +27

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @khalidmuse6617
    @khalidmuse6617 Před 10 měsíci +33

    Wax so labanaya 2024/1/1 insha allh wax badn naftayda iska badali dona Mrka iso celiya daskygow

  • @kamaalhaiy4292
    @kamaalhaiy4292 Před 10 měsíci +155

    FREE PALESTINE 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴

  • @nadiirmohamed
    @nadiirmohamed Před 10 měsíci +11

    اللهـم أنصر اخواننا فلسطين 🇵🇸

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Před 10 měsíci +23

    أللهم انصر اخواننا فلسطيني ❤

  • @macquul9743
    @macquul9743 Před 10 měsíci +12

    Walah video gaan aad buu idamqiyay , shanta sano aan soo dhaf nay sanad walbo baget ayaan dajiayaa wali waxba ima suurta galin bari waxii kabilawdo waxaan rabaa in aan goos dambeed ka ku qabto. Ee isoo duceyo walalyaal. Jazakalah Cumar ishaar

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 Před 10 měsíci +4

      Waxkaadaran baa buuxo ogow oo ilaa 7yrs fadhiyo mrka alx dheh horay usocp

    • @macquul9743
      @macquul9743 Před 10 měsíci

      @@umuaxmed5402 shurlkran walal

  • @yaxyeaadam5818
    @yaxyeaadam5818 Před 10 měsíci +4

    Alle khaatumada khayr hanoogu khatimo aduun waa gebo gebo , salaad halagu dadaalo ilaahyna haloo laabto

  • @mohammedwanaag5699
    @mohammedwanaag5699 Před 10 měsíci +14

    Rabbiyow ugargaar dulmanayaasha falastiin ❤❤❤❤

  • @bonobascolinosmaxamed94
    @bonobascolinosmaxamed94 Před 10 měsíci +3

    Caawa xaalka walaalaha qasa waa mid aad udaran
    ALLAHAYOW UGARGAAR❤❤❤❤❤PALESTIN

  • @Muusaahmeth
    @Muusaahmeth Před 10 měsíci +10

    Allah is one ❤❤

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v Před 10 měsíci +8

    يا اخي و يا حبيبي عمر كل شعبنا الصومالين ينتظرون ان ترجع يوم ما ان أرضك الصومال على ان عليها اضطرابات السياسه ارجو ان تأتي مدينتنا مقديشو وهرجيسا ننتظر بزيارتك يا اخي عمر انشار كم نفتخر بك انك تمدح دائما وابدا عن اخواننا الفسطين 😅😢❤

  • @mohamudosman2834
    @mohamudosman2834 Před 10 měsíci +1

    JAZAAKALLAAHU KHAYR ,USTAAD CUMAR RABBI HAKU BARAKEEYO INBADAN BAAN WAXKAA FAAIIDEY.GUULEYSO.

  • @axbaabkp234
    @axbaabkp234 Před 9 měsíci +6

    مانشا الله يكرمك أنت قدوتي في الحقيقة أنت ملهم نجاح يا أخي تستحق أن تكون ميلومز.

  • @CaliOog-ev8nr
    @CaliOog-ev8nr Před 10 měsíci +1

    Ustaad waan kuu xiisay wallaahi barnaamijyadaadii qiimaha badnaa , waxaan ku mashquul sanaa wararka xasuuqa QASA .
    Alle ha u gargaaree, adna waad mahadsantahay.

  • @mohaaofficial5176
    @mohaaofficial5176 Před 10 měsíci +20

    You don't need to be a Muslim to stand up for palestine you just need to be human 😢❤ Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @maxamedibraahin61
    @maxamedibraahin61 Před 10 měsíci +1

    USTAAD WAXAD BARNAAMIJ NOOGA SO SAMYSAA XUTIYIINTA BARNAAMIJ KA HADLAYA TARIKHDOODA CADAD KOODA CIDAN CIDKA HADASHA UBAHANAHAY OMER AL INSHAAR PLEASE🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @user-pu9dm4zh9c
    @user-pu9dm4zh9c Před 10 měsíci +4

    Masha allah cawa waa noqdey qofkii uhoreeyey ee furay

  • @gulvampwoy
    @gulvampwoy Před 9 měsíci +11

    Who else can hear his heartbeat❤

  • @user-vx6fx3hi1h
    @user-vx6fx3hi1h Před 10 měsíci +8

    Ilahow sidii roon🇵🇸😢😢

  • @Harith-o3h
    @Harith-o3h Před 10 měsíci +1

    JazakaAllah qeir MashAllah ❤❤❤

  • @AbdilaahiAxmed-zn3js
    @AbdilaahiAxmed-zn3js Před 10 měsíci +1

    Thnks pro ilaaahay haka abal mariyo adun iyo aqiro ❤rabi istiqamo dhamanted hanasiyo danbigena iyo kii walidkenba ilaahay hadhafo kuligen gafkena iyo geridena ilaahay makul miyo Amin

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan2566 Před 10 měsíci +1

    Alhamdulilah aniga hada ayaan tijaabo adag maraya lkin alhamdulilah wixi aan ladhibaatoonaayay ilaahey ayaa igarab galay waana iska daayay lkin wali tijaaboyin badana maraya waxbdana waan ooyay lkin thuma wlhi I aamin quick recovery ama isnadal aanan cabsi iyo shaki badan laheen hadaa rabto kaliya Shanta salad laazim waliba jameecada iyo salaayul leeylka iyo istiqfaarta intaasa kaa xigta hana hilmaamim inuu rabigeen yahay naxariiis badane

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy Před 10 měsíci +2

    Is xisaabi inta aanan lagu xisaabinin.
    Weedh caan ah balse inta ku dhaqanta ay kooban tahay

  • @user-hv9ew1ct5m
    @user-hv9ew1ct5m Před 9 měsíci +1

    16/11/2023 Insha allh wx kasta waan bilaabayaa shukran akhii

  • @MR_Taagane12
    @MR_Taagane12 Před 10 měsíci +2

    Mahadsanid ustad xili aan cajisanahy bu kuso aaday muqalkan runti wanadada saamayn bay leedahay ina noso badiso ban jeclan lahaa

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 Před 10 měsíci +2

    omar inshar Muuqaalkaaga waxaan ku arkay guryo dhismo ku socdo walaal ka Soo hadal shaqooyinka dhismaha dalka Qatar in aan imaado Ayan rabaa

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Před 10 měsíci +2

    .🥺🥺🥺 Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @marwanhussein2901
    @marwanhussein2901 Před 10 měsíci +2

    Omar.....walal,,rux aan kugu tilmamo maa aqano wly,,...sida aa dhaliinyarta somaliyeed u garaab taganthy xalad walba oo ee ku suganyhn qof ku dayasho mudaan ayaa tahey aqoon kuma lihii fcn lkn ilaheey dartiisa ayaan ku jeclahy alle Haa kula garaab galo dadaalka aa wadi har iyo haween iyo dareenkaga xogaan aa u heysii danyarta somaliyeed,,qalpigeyna ayaa qasbateey❤🫀🫂

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před 10 měsíci +2

    Waa markii labaad aan soo qoraal ,waliba anigoo dhahya wan isbadalya ,wxaan rajynya inaan qaato wll taladaada aad ila wadaagty Omar 😢inshllh go,aan saxna waan qaadan❤🤲🏻

    • @AAMIIN_22
      @AAMIIN_22 Před 9 měsíci

      I.a zxp
      Wax ma iska badshay zxp😊

  • @safwaanmohamed916
    @safwaanmohamed916 Před 10 měsíci +20

    Allah is one 🎉❤☝️☝️☝️😢😢

  • @abudhayib___6915
    @abudhayib___6915 Před 10 měsíci

    Wa Dareen Goniya Dad Badan Oo Ku Leh Mahadsanid Allha Ka Ajar siyo walal Cumar ❣🤴🏻

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Před 10 měsíci +3

    Ilaahow qof arimihiisa u fududeey insha Allah xifdullah ❤️👍🌹❤️🌸❤️

  • @yuusufyuusuf8134
    @yuusufyuusuf8134 Před 9 měsíci +1

    Maclin omar inshar Jazaaka allha kheyr

  • @user-zw9yy8zo8z
    @user-zw9yy8zo8z Před 10 měsíci +1

    Ku Sali nabiyena Muhammad salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @munaahmed5187
    @munaahmed5187 Před 10 měsíci

    Jasakallah kheyr ustaad cumar wa mawduuc muhiin ah oo xaqiiqda tabanaya waxbadan ayanka faiidy shukran

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Před 9 měsíci +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @maxamedaways4705
    @maxamedaways4705 Před 10 měsíci +5

    وتخطط وتهدف ويحدث ماشاء الله في حياتك

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed928 Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @nimojamaa3572
    @nimojamaa3572 Před 9 měsíci

    ‏جزاك الله خير

  • @zubareallychannel
    @zubareallychannel Před 10 měsíci +12

    Masha Allah i like this place ❤
    Thanks my teacher

  • @aishamohamed1093
    @aishamohamed1093 Před 9 měsíci

    May wllhi waxkasta wey qalda nayeen shanti sano eelaso dhafay ilaahowna caawi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤❤❤

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 Před 10 měsíci +2

    Wll oganshow alle haku xafido cumar inshaar ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @akiimrazzak210
    @akiimrazzak210 Před 9 měsíci +1

    Laba bil kadib insha Allah waxa an rajaynayya inan noloshayda badalo, insha Allah hadii ad daawato muuqalkan 2024 iso celiya hadan noolahay insha Allah.

  • @Enjoy.copyclub
    @Enjoy.copyclub Před 10 měsíci +2

    Wallka dubay. Mad jogta hada isku Mel ban jogna. An ku imadee 😊❤

  • @shiikhlove2030
    @shiikhlove2030 Před 9 měsíci

    Aaad iyo aad ustaad taas anaa tijaabiyey wlh waa arin wanaagsan waxaad noqonaysaa sida qof markaa dhashay oo kale

  • @abdoulmoussa7089
    @abdoulmoussa7089 Před 10 měsíci +1

    Aad yan ugu xiisay dhirigalintada merci énormément omar inshar. Free Palestine

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 Před 10 měsíci +2

    ASC WLL OMAR INSHAR RUNTI SIDHAB AYAAD NOLOSHAYDA UGA HADASHAY 2 BIL KADIB AYAAN JWB TOOS KUSIIN DONA INSHA ALLAH HAKU BARAKEEYO MASKAXDAAADA RUNTI WAAD IKICISAY MAANTA 😢😢

  • @user-lm5uw2sy4d
    @user-lm5uw2sy4d Před 10 měsíci +1

    Wan ku salamay ustaad iyo walaal igu qaaliya cumar inshaar . Wll aniga noloshu way igu adag tahay wax ayaan bartay wax kasta wan ka tagaa markan bilaabo bal ila tali wwxan iska jecelahay inaan waxba qaban oo iska jiifo un😢

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 Před 10 měsíci

    Shukran jazzakallaahu qeyr aad ayaad noo baraarujisay allaaha ha soo hadeeyo allaahuma.aammiin

  • @fatxaAden-vi5ni
    @fatxaAden-vi5ni Před 10 měsíci +3

    maalmahan dhan wxn qorshenayay inaan isbadal sameeyo lkn wahsi iyo caajis ayaa igu jiray xitaa salaada ma tukanaynin lkn walal sifiican ayad ii gu dhiiri galaisay inaan meehsa aan taganahay maanta ka dhaqaaqo waxbadan aya ka faa'day shukran . wxn solabanaya biaha 11octobar /28

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 Před 9 měsíci

    Waa sax waad Mahadsanid

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 Před 10 měsíci +2

    8:00 waa Run wlahi Waad ooyi maxaa yeelaya waxad xasuusanaysa Noloshadii hore Xumayd

  • @nasramuse3225
    @nasramuse3225 Před 10 měsíci +1

    Illahaw uhiili walaalaheen
    reerFalastiin

  • @mahadcaabi8566
    @mahadcaabi8566 Před 10 měsíci

    Alle ha ku xafido sxb. Runtii wax badan baan kaa faaii'day waanaan kuu mahad hcelinayaa Alle ha igu anfaco iyo dadka kaleba waxaad noo faaii'daysay. Waad mahadsantahay waad mahadsantahay.

  • @hashimhashim4563
    @hashimhashim4563 Před 10 měsíci +1

    Yaa rabi ugargaar ugargaar yaa allah musliminta

  • @nazerkayd
    @nazerkayd Před 10 měsíci

    alle wanaaga hayna waafajiyo, mahadsanid ustaad.

  • @FarxaanMaxamedfarxan-yo3vc
    @FarxaanMaxamedfarxan-yo3vc Před 10 měsíci

    تحياتي اليك يا عمر انا شخصيا افدتني الله يعطيك ما تحب ويحجبك ما تكره ان كان مرضيا بالله

  • @aysartube9982
    @aysartube9982 Před 10 měsíci +5

    Ogaansho wll waxan donayaa sida waqtiga loo qorsheeyo inaad kaso hadasho ma bila aya loo qorsheya waqtiga mise mise asbuule ? Ma goals kaga uun ba la degsada mise 24/7 ustadow please wan ku barya mawducan kaso hadal tan iyo 2023 biliwgisi ayan ku dhibanhy sida waqtiga lo qorsheyo wax walboon qorsheeyo kuma guuleesto ama ima hirgalaan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 10 měsíci

      Marhore ayu kahadle dib ufiri Vedioski hore

  • @wirbax48
    @wirbax48 Před 8 měsíci

    Allah kuxafdo wll qali❣️🥰

  • @ammaarhassan8195
    @ammaarhassan8195 Před 10 měsíci

    Shukran ustaad waad nabaraarujisay alle hakubarakeeyo.

  • @cabdulahijiir-sk1dv
    @cabdulahijiir-sk1dv Před 9 měsíci

    M,a. Wllo. Mcn. Talootin. Fiican. Ayana siisay. Alahaa ku bara keeyo.

  • @ogaahiye
    @ogaahiye Před 10 měsíci +1

    Muuqaalkaan in saaka subaxdii laduubey ee hadda ina soo gaarey waan ujeednaa ustaad shukran❤😅🎉😮😊🤦👌

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy Před 10 měsíci +1

    Mahadsanid ogaansho 💘

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 Před 10 měsíci +2

    Wll cumar qof cajaiba Aya tahay waxad diday inad inaga hadho siwaliba waad NOLA hadashay still waadna lasocota waxa tahay qofka markan gufno nakiciyo mahad badan haku gadho huno

  • @osmantahir9018
    @osmantahir9018 Před 10 měsíci

    Masha allah wll aad ayad noo wanisay Jana ku baryay waliba fardows

  • @shekeyeTV
    @shekeyeTV Před 10 měsíci

    Wad kumahdsantahay jazakalahu kheer Jazaa sxb alle dartiisa kugu jeclahay

  • @Alina12395
    @Alina12395 Před 9 měsíci +2

    wali meshaydi fadhiya hal.luuqad ma baran isla bilahaan wxan qasariyey lacg 6kun dolar garaysa wax an manta aqaano ma jirto faido mahaysto mopilkan dawada waxkasta isku dayo ma helo ila qasaaro moye mana sii wadoba 😢💔😭🥺😪 nolosha wa laygu so qalday ani ahaan lkn Alxm❤

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 Před 9 měsíci

      Wll mcn wali awoodada madan arkin ee ha isliidin Alle udhawanshahna badi

    • @Alina12395
      @Alina12395 Před 9 měsíci

      @@asmaanaxariisbdn2105 wad mahdasnthy iso duce inan is bedelo😭

  • @MaxamedAxmed-df3rx
    @MaxamedAxmed-df3rx Před 10 měsíci

    Asc walal cumar. waxan kaa codsana arin aya aad ula murugsanhy. duco ayan waydisana rabay adiga io asxaabtada.
    Taas oo ah in alle faraj qeer qaba iifuro.
    انشاء الله . {سيجعل الله بعد عسرا يسرا} .

  • @sheikhmaxamedamiin9
    @sheikhmaxamedamiin9 Před 10 měsíci

    Omar inshar mahadsanid walal

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 10 měsíci

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤❤

  • @bulshaawiserviceonlinemark3877
    @bulshaawiserviceonlinemark3877 Před 10 měsíci +1

    Insha alah janada ku ducaynayaa inuu alle nagu kulmiyo❤

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Před 10 měsíci

    Maasha allah awoodaas allaha nasiiyo juhdi ayeey u baahantahaye ❤

  • @sadaamabdicawke5443
    @sadaamabdicawke5443 Před 10 měsíci +1

    1M insha allaah usdaad❤💙🎤

  • @shamsoismacil6099
    @shamsoismacil6099 Před 9 měsíci

    اللهم امين امين

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt

    جزاکالله خیر برکالله

  • @IidAbdi-kj6mv
    @IidAbdi-kj6mv Před 10 měsíci +1

    Is xisaabi intaan lagu
    Xisaabin2 reall1 life ☺

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 Před 10 měsíci

    Mahadsanid wlll cumar

  • @MohamedTaarikh-zq5if
    @MohamedTaarikh-zq5if Před 10 měsíci

    Thanks you Omar prother

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Před 10 měsíci

    Thanks again

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 Před 10 měsíci +1

    ALLAHU AKBAR🥺❤️☝️

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Před 10 měsíci

    Jazakala khayr wllkey
    Omer ishaar

  • @user-fs3pq7nz2t
    @user-fs3pq7nz2t Před 10 měsíci

    masha Alkaah walalken cumar ilaahey haka abal mariyo janadiisa sidaad nola rabto nolol qurux badan ayku dheehan tahy Ale ka cabsi inu qofku ku noolaado daacada rabigiis ilaahey haku barakeeyo janadiisana hanagu kulmiyo

  • @wiilkakiev3130
    @wiilkakiev3130 Před 10 měsíci

    Mahadsanid ustaad omar

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 Před 10 měsíci

    بارك الله فيك يا اخي

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Před 10 měsíci

    Doxa waa ka so guuri rawaa laheed ustaad gormaa hee waqtiya ka wareegtay

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 Před 9 měsíci

    Allahu akbar

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 Před 9 měsíci +1

    Best video❤

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Před 10 měsíci +1

    Walalaheena palestinian allah haka qabato cadowga

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 Před 10 měsíci

    Alxamdulilahaa Mar hore ban isdalay m.a

  • @zahra11573
    @zahra11573 Před 9 měsíci

    Waa 12:29 codka oo kaliyah 07:00 -07:33 ban dhageysanayay anigo marba mowjad cusub galayay mahadsanid walal .

  • @yahyamohamedamiin3127
    @yahyamohamedamiin3127 Před 10 měsíci

    Maasha Allaah Allaah ha ku xifdiyo