SAALAX SANAAG OO WACDARO KA DHIGAY AROOSKII RIYAQ ABDI & AHMED | HEESTII WALAAL 2023

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 06. 2023
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/Z4VNJSBV7JSYM1
  • Hudba

Komentáře • 29

  • @shukriahmed4685
    @shukriahmed4685 Před rokem +1

    Fatuush ilhy haku xafido❤❤❤❤❤abàayo🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deeqaismaaciil1454
    @deeqaismaaciil1454 Před rokem +3

    Masha Allah Alle ha idiin barkeyo qoska dhismow❤❤❤

  • @abdisalamyonis3032
    @abdisalamyonis3032 Před rokem +1

    Wow taani hees waa dhaaaftay

  • @lbraahin
    @lbraahin Před 8 měsíci

    Wasx wall❤

  • @ROZIINA6
    @ROZIINA6 Před rokem +1

    😂😂😂riyaaq ugu bdl wll

  • @user-ef2yz2cp3f
    @user-ef2yz2cp3f Před rokem

    Another level ❤❤

  • @araksan7839
    @araksan7839 Před rokem +5

    First view first comment 😊😊😊 from Djibouti ❤️

  • @gagaalecade9619
    @gagaalecade9619 Před 9 měsíci

    ❤❤❤

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Před rokem +2

    Hibaaq❤

  • @nasramohamed1731
    @nasramohamed1731 Před rokem +2

    Dhowrsaney😂 riyaq walal dhameys ah

  • @hodangeenyo8558
    @hodangeenyo8558 Před rokem

    heesta qamar nala soogaar tahaliilow

  • @AxmedmaxamudAfrica-zb6gc

    Eee

  • @RayanYacinkahin-il6up

    Hibaq gobad m.a

  • @Nawalaragsansalah-uk4yv
    @Nawalaragsansalah-uk4yv Před rokem +3

    Hibaaq gobaaad belaayo wxba ka dhacy naag khayrka ah magaca halgugu heeso wa laydh

    • @ayaanali6557
      @ayaanali6557 Před rokem

      Lacagna hakaa baxdo😂😂😂lacag weyba kaa boxosa bee mid goni mey sameysatoo

    • @Nawalaragsansalah-uk4yv
      @Nawalaragsansalah-uk4yv Před rokem +1

      @@ayaanali6557 haaa qali wlhi isna kama xishon heesti mu yar bedelin magacedi wa hibaaq weliba gobaad wxba helay anaba ka naxay

    • @ayaanali6557
      @ayaanali6557 Před rokem

      @@Nawalaragsansalah-uk4yv haa ugu yaraan ino farsameye eheed

    • @juweumar5075
      @juweumar5075 Před rokem +1

      Hibaaq waa walashi salax hesteda ma badalyo lacag wxka waynba ka dhaxeya 😢

    • @Nawalaragsansalah-uk4yv
      @Nawalaragsansalah-uk4yv Před rokem

      @@ayaanali6557 aad iyo aad

  • @hodanmohamed5401
    @hodanmohamed5401 Před rokem

    Hibaaq ma meesha jogto hee yab badana😂

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Před rokem +4

    Heestan gabadhba loo qaade waaxay aroos walba wuuka qaadaya wiilkani kolay lacagti aduunka taalay a wayka baxdee maas xabad heesa samaysatid 😂😂

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 Před rokem +2

      Hees walba oo aroos oo ladaarto qof qaasa arooskiisa loo qaday kadibna waa lagula daartaa uun markaa tana waa sidaas uun

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 Před rokem

      @@aaminasahra5013 tani wayka yara duwantahay oo waa walalnimo mihiimba maaha in aroos laga qaada

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 Před rokem +1

      Waa runtaa lkn dadku iyaga dalbanaya hadana sabbtoo ah shaw mahaa meesho oo qofka aroosku wuxuu xor uyahay heesaha arooskiisa inuu isagu dalbado

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 Před rokem

    😅😅😅copy somalida bdn 😅hesta haboon ha iska leh