Taliyaha Guud ee Ciidanka Ethiopia oo Cadeeyay Sababta ay Qoomiyada Canfarta Ula Safteen & Xog Cusub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 07. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on CZcams, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on CZcams.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

Komentáře • 34

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 Před 2 dny +6

    War waa in aynu Soomaali midayno xoog ama xeelad.
    Ka dibna aan Itoobiya burburino.
    Geeska Afrika ama Soomaali baa hogaamin ama Itoobiyaan.
    Soomaalidu ha kala doorato
    in ay noolaato ama inay dhimato.
    Soomaaliya ha noolaato.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 Před 2 dny +3

    Welkom 🤗 Guuleed and Jaamac Galad

  • @hawoali120
    @hawoali120 Před 2 dny +1

    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta inshaa Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MhamettYuzuf-qx6tg
    @MhamettYuzuf-qx6tg Před 2 dny +2

    Ethiopia yahuud weeye

  • @CabdikhadarXasan-gw9nx
    @CabdikhadarXasan-gw9nx Před 2 dny +2

    Acuudu acuudu acuudu fardo awliyo cabsi cabsi walhi 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🙏🙏🙏🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪💪💪

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 Před 2 dny

    Asc walalayaalo xabashiida marnaba somaliweyn raali kama aah marey xudududaaha gaalan iyo mar aay xasuuqan walalaheena rewr Gobalka siiti ilahey waxan ugu baryeeya in ilahey guul siiya somaliida

  • @kaamil1717
    @kaamil1717 Před 2 dny

    Mxad u caban hooge, saw abtirsiintada kumaad darsan xabashi

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 Před 2 dny

    Guuuuuuul somalia

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 Před 2 dny +3

    Jaamac Gallad. 27 July mahee waa 27 June sannad guuraha jamhuuriyadda jabuuti 😂

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur Před 2 dny

    Canfarta iyo oromo ciisaha dhulkooda siiyey

  • @FaysalAbshir-b9e
    @FaysalAbshir-b9e Před 2 dny

  • @MedIbrahimidrissIbrahim

    Hoyada uu sheeg kaa dhee oromka waxay uso cadeysten dhigga somalida iney Ku baneystan lkn tasi socon meyso

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 Před dnem

    Wallahi arinta waxaa ka sheekeeyay oday la dhoho Buux Houssein oo ahaa ninki markii ugu horaysay ka qayb gallay parliamentku sheega Ethiopia maalinkii so dhallata Ethiopia ayaa somalida dacwad ka qorta si kiis loogu sameeyo marka waxaan yaaban ahay somalida kale ee hada rabta innay Ethiopia kuso biirto howl fiican ayaa idin sugayse soo dhawaada oo haka soo daahinna janada si aad ugu raxaysatiin

  • @AbdibileAbdi-oi9ou
    @AbdibileAbdi-oi9ou Před 2 dny +1

    FADLAN IDINKOO BARNAAMISHKA WADA HADII LA ADIMO ISKU DAYA INAAD XURMAYSAAN ADINKA OO SUGA INTUU DHAMAAN
    mahadsanidiin

  • @user-zi7je8jc2t
    @user-zi7je8jc2t Před 2 dny

    M,a

  • @Cumarwaabery
    @Cumarwaabery Před 2 dny

    J galangal iyo canfartu waa iskmid maxaa kawaraysan

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney Před 2 dny

    Somalido dholkaa igaa faruqinayaa dholkalee Aya lagafikirayaa hadan inbaa mechiisaa camiro lomasodhawaden

  • @amahmud4132
    @amahmud4132 Před 2 dny

    Ninkii usii socda a ka waran?

    • @amahmud4132
      @amahmud4132 Před 2 dny

      Ninkii usii😂socdana kawaramahee?

    • @Mohamed1f7ug8k
      @Mohamed1f7ug8k Před dnem

      ​@@amahmud4132waa dad diiga laga miiray oo rabaano in Eey u madooda ii bsadaano balse dhici meey so taas in.a

  • @Alexialiiban1780
    @Alexialiiban1780 Před 2 dny

    Jamacad galadku waa micjiso cirka laga soo tuuray 😮😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 Před 2 dny

    Jaamacaow farta dhexe lama taago waayo waa cay ee ku baraarug. kkkkk

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp Před 2 dny

    kkkkk war jaamac ma awal soomaalidu maitoobiyaan baa

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 2 dny +2

    Oromo iyadba way isxoreysee dadka kalena gumeysato rabtaa maxey kibirtey

  • @fardowsadahir6675
    @fardowsadahir6675 Před 2 dny +1

    Doofaar doodaar dhalay kaas in leysku qarxiyuu ku fiicnaa

  • @user-pp2mj7dl1u
    @user-pp2mj7dl1u Před 2 dny

    War cagdheereey beenta naga dhaafa cabaadka joojiya

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Před 2 dny +1

      Canfar 😂qudhuntay side lagu yelay left nagaa

    • @user-pp2mj7dl1u
      @user-pp2mj7dl1u Před 2 dny

      @@Alexialiiban1780 canfari ma is laakiin idinka nagu yara cadawa runtii guushinu waa guushayada somali makala maarantoo adban ugu farxa marka layidha somali aya cusbaysay cadawgii kuso duulay wixii kibir idinla yimada karbasha ilaa federalkaa from duriyada hargaysa