Somali shiico noqotay iyo Suni la dooday Doodan waxba la isuma reeban

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 1,7K

  • @guuleystayaasha9756
    @guuleystayaasha9756 Před 4 lety +127

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذا هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب.

  • @mr.a1285
    @mr.a1285 Před 4 lety +50

    MasAllah, the sunni sheikh was amazing!! May Allah grant them forgiveness, guidance, and Jannah.

    • @saynabjamac5193
      @saynabjamac5193 Před 3 lety +2

      Dadkaan.ilaahay.dawlad.ha.ukeeno.qoorta.kagoysee.isku.hayta.kutubkii.ilaahay.oo.saxda.ahaa.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭tolv.beelay.oo.tolbeelay

    • @saynabjamac5193
      @saynabjamac5193 Před 3 lety +1

      Duligooda.waxaa.iigadaran.ubadka.aynaga.duufsanayaan..oo.dhaga.ugu.shubayaan.quraa.n.inkirka.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 Před 4 lety +100

    Cidna kudorsanmayno Nabi muxamed iyo saxabadisa Allah aya karameye.
    Allow bari yankanahay shico iyo kufar xasadan

    • @falkhal6848
      @falkhal6848 Před 4 lety +3

      War shiicada Way baqyaane caqiisadooda hadaad eegto waa la yaapaysaa xata qayb la yidhahdo ithnaa cashariya aya jirta kuwaasi waa gaalo cadcad oo cali binu abii dalin bay dhahan waa ilahay. Subxanalaah marka sunni baan nahay anagu wixii ka soo horjeesa azxpta nebiga waan ka soo horjeednaa

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 Před 4 lety

      Qaraxyada iyo dilalka dadka muslimka in la baneystay ayaa wax walba ka dembi badan. Wahaabiyo umadda ha nabad geliso markaas ayaa la dhegeysan. Marka hore naftaada daahiri oo cadaawadda islaamka jooji ogoow shiico maanta idinkaa nooga dhib badan. Waayo cid aan idinka aheyn muslim uma aqoonsanidin, markaa waxaad doontiin sheega

    • @mohamedkhalid7128
      @mohamedkhalid7128 Před 2 lety

      Shiico iyo wahaabiya ayaa doodaya ee ha dhihina sunni

    • @daadirelmi1408
      @daadirelmi1408 Před 2 lety

      Adna Allaha ku karameyay lipx 🇸🇴🙋‍♂️

    • @mohacadeofficial5032
      @mohacadeofficial5032 Před 5 měsíci

      ​@@hassanyuusuf9750 Nacalad Allah hakuugu dhacdo Iyo tii malaikta iyo tan musliminta oo cudur aan daawa laheeyn kugu dhac hadaa waxas aminsantahay Munafiqyahow Qabri cabudka ah

  • @user-xw5ob4uf6p
    @user-xw5ob4uf6p Před 4 lety +10

    يا للعجب من الذ ي قاتل اهل الردة اليس ابو بكر اف شيعه انت لا تساوى حتى نعليه الا تقرا القران الكريم الم يقل الله تعالى اذيقول لصا حبه هذا الصاحب هو ابو بكر الصديق رضي الله عنه قال النبي صلى الله عليه وسلم دعولي صاحبي

  • @WebWealthWizards2024
    @WebWealthWizards2024 Před 4 lety +136

    All the scholars of Shia attended a meeting to discuss the whole issue of Sunni & Shia. Only one Sunni Scholar attended the meeting, Imam Ahmad Ibn Hanbal. He walked in late to the meeting holding his sandals under his armpit.
    The Scholars of the Shia looked at him and asked “Why have you entered holding your sandals?” Imam Ahmed replied: “I heard that the Shia in the Prophet(SAW)'s time used to steal sandals”. So the scholars of the Shia looked at each other confused and replied: “There was no Shia in the Prophet's time.”
    Then, Imam Ahmad Ibn Hanbal said: “This ends our discussion. Then, where did u get ur religion from?

    • @macab6141
      @macab6141 Před 4 lety +5

      Very good story

    • @ishowspace1
      @ishowspace1 Před 4 lety +4

      😂 wow 👏

    • @alikhalid1924
      @alikhalid1924 Před 4 lety +3

      Mnsha alah 😎

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 Před 4 lety +3

      that's pathetic u can use the same for Sunni as well, joker

    • @WebWealthWizards2024
      @WebWealthWizards2024 Před 4 lety +4

      @@affarokurz1486 what is sunni? dont know about that. But know that disparaging a companion of the prophet,Abukar, Umar , no less, and accusing them of perfidity while the annals of history (including the detractors records) record the sacrifices and struggles those companions have made in support of the prophet. Arguing that they were betrayers in the "heart" should not be a basis for assailing their character, no one judges people on what they have in their heart. Now you know the jokers, do you?

  • @HamdaHassan-zf8ll
    @HamdaHassan-zf8ll Před rokem +7

    Subxaanaala awlaadaa alowo nogaxifdi masaibtan ordaysa Amin
    Amin amin

  • @ahmedibrahim4392
    @ahmedibrahim4392 Před 4 lety +87

    Walhi somalia waa looyaba awal baan arimo diini ah iyo firqooyin isku dileneye hadii shiico nasoo gasho waa dhib ween

    • @gamgamgam9789
      @gamgamgam9789 Před 4 lety +2

      Dhib ween ma aha xitaa HINDUGA MAY SOO GALAAN markaas bay somaliya toosi laheed.

    • @osmankhalifsheikhh1609
      @osmankhalifsheikhh1609 Před 4 lety +2

      @@gamgamgam9789 subxana allah maxad kuhadleysa

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo Před 4 lety

      @@gamgamgam9789 Waa Arin wanaagsan oo la soo Dhaweeyo in la arko Soomaali wax aaaaminsan. Waayo Soomaalida wax loogu soo Hagaago waala Waayay. Mar musug maasug .Qabyaalad Qaxooti Jaceyl

    • @abwaansamakaab6120
      @abwaansamakaab6120 Před 4 lety

      Kuwa xadrada iyo tusbaxa iyo wax yaabaha basiid kaa Ku kala tagsanaa ha arkaan cadawga run taa oo aan waxba reebayn bilaa xishood kaa

    • @muktarcapitano9513
      @muktarcapitano9513 Před 4 lety +5

      @Gamgam Gam adigu iyo kuwa kugu taageersan fikirkaaga caqligiinu ma waxuu idin siiyay in hadii diinta alle laga ridoobo oo diimuhu bataan ay wax hagaagayaan . Subxana allah illahaw caqliga ha naga qaadin

  • @ibrahimhaji4643
    @ibrahimhaji4643 Před 4 lety +52

    Soomaaligii shiicoobo dalkale haraadsado soomaaliya dal unoqonmaayee ma waxaad dooneysa in aad hortayada kuaflagaadeyso asxaabta nabiga walee dhicimeysee iiraan iska aada adinka ridoobaye

    • @axmedzaki2930
      @axmedzaki2930 Před 4 lety +2

      @@naasirjaama603 Wakhtigaad sheegayso cadaabka rabi ayaa kagaso horaynaya in sha allah

    • @axmedzaki2930
      @axmedzaki2930 Před 4 lety +1

      @@naasirjaama603 Ilahay waxan ka rajaynaya inu ino gar qaado ee wala arki cida ku hoobata

    • @axmedzaki2930
      @axmedzaki2930 Před 4 lety

      @@naasirjaama603 Mohamet scw kaad asxaabtiisa cayayso saw maha maysaga adiga sali kaaga baahan

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 Před 4 lety +1

      @@axmedzaki2930 nio hadaad cimli hayso ila niqaash ama ila dood oo wax I waydii hadii kale igala tag nac nacdan wakhtiga ha iga lumine

    • @axmedzaki2930
      @axmedzaki2930 Před 4 lety +1

      @@naasirjaama603 Ok sual ayaan ku waydinaya Caisha ayaad caydan ood wax ka sheegtan ilahayna wuxu ku bari yeelay aayad badan o qurankisa kamida! Marka ma Quranka ayaydan rumayn inu ilahay kalaamkisi yahay??

  • @daahiryuusuf5016
    @daahiryuusuf5016 Před 4 lety +16

    Nacalatulaahi adiga iyo cida kula mabda'ah ba, Abubakar iyo omar ba ALLE Raali aha ka ahaado, waa Labada nin ee umada Nebi Muxamed ugu khayr badan, waana Laba kamida Tobanka Janada loogu bushaareyey ALLOW Raali ka ahow waabad ka ahaa tee we love Abubar and omar❤❤❤❤❤❤❤❤😘😍

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 Před 4 lety

      Daahir yuusuf. walaal lacanad ha ku deg degin. Shiico dhib kuguma heyso ee qabyaalad iska ilaali. Ogoow in somalida qabyaaladdu diinta kala weyntahay illaa aan gaarney Hawiye waa gaalo Isaaqna waa muslim. Reer hebel yaan la qarxin ee kuwaas hala laayo xoolohoodu waa xalaal. Markaas Daahirow cidna ha kala dooran waayo kuwii naga gaaloobey ayaa qabiil lagu taageeray

    • @dahaar29
      @dahaar29 Před 4 lety +1

      Omar Hussien adigu ma shiica tahay is cadey adiga iyo kuwa kula midka ah soomaliya waxaan gawrac aheyn idiin ma yaal

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 Před 4 lety

      @@dahaar29 Gowrac wadan ayaad burburisiin weli in aad wax sii gowrac id ayaad rabtaa jaahil jaahil kala jirin

    • @dahaar29
      @dahaar29 Před 4 lety +2

      Affaro kurz wadanka iyo diinta alle yaa weyn markii saxaabadii rasuulka la caayayo oo la af lagaadeynayo maxaa ku u yaal adoonka ood sugtaa

    • @dahaar29
      @dahaar29 Před 4 lety +2

      Affaro kurz mida kale yaa ku yiri wadan ban burburinay ? Aniguse yaan ahay?

  • @ciid-xuseyn
    @ciid-xuseyn Před 4 lety +18

    سبحان الله اللهم ثبت قلوبنا على دينك.........

  • @mohamedaden6812
    @mohamedaden6812 Před 4 lety +12

    (‏واعلموا أن فيكم رسول الله لو يطيعكم في كثير من الأمر لعنتم ولكن الله حبب إليكم الإيمان وزينة في قلوبكم وكره إليكم الكفر والفسوق والعصيان اولائك هم الرشدون)‏سورة الحجرات آية رقم -٧

    • @cabdiraxmansheekh2991
      @cabdiraxmansheekh2991 Před 4 lety +2

      وفي هذه الآية تزكية ومدح من رب العالمين للصحابة الكرام وأي تزكية أعظم منها حيث حبب إليهم الإيمان وزين في قلوبهم وكره إليهم الكفروالفسوق والعصيان وجعلهم من الراشدين وهي حجة كالشمس في ضحي فليتب الرافضة إلي الله قبل الموت وقبل الوقوف أمام رب العالمين

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845 Před 4 lety

      Daawo hadal aad ka nixi doontid 😰oo laga hayo Faarax shiici iyo Jabarti shiici 👇
      czcams.com/video/JDh5-sRNeYA/video.html

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 4 lety +72

    Shiicadan Moranka Badan Maad Ugu Yeertaan Sheikh Shibli, Ama Umal Kabahooda Hala Gubee ..
    waa Necbahay Shiicada Waa Moranleyaal

    • @abdikadirawad507
      @abdikadirawad507 Před 4 lety

      abdi muse ninku nag nag badanaa waa kutub gaab waa ka muuqataa eh, alle hasoo hanuuniyo.

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 4 lety +2

      @@abdikadirawad507 Kabada Cilmiga Gaaban Ogoow Waalagu Kadeedmaa, Beentaa Maaha Waa Kutub Gaab+ Caqli Gaab+ Caqiido Gaab + Nin Gaaban= Kuli Wada Gaagaab ..

    • @mohamedjbalaag1638
      @mohamedjbalaag1638 Před 4 lety +1

      Sax raga aya ku wacna ilhy ha Xafide

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 Před 4 lety

      abdi muse qooto qooto umbay ku Qaraabanayaan balaayo kugu dhacday iimaan daranaaaaa???? Warbal maqla la qaadku !

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 Před 4 lety +1

      @@ldnkhl7407 Ineey Tani Aduunyo Tahay Waxaan Ku Gartaa, Maalinba Wax Iga Yaabiyaan Ku Arkaa..

  • @demhanasah5630
    @demhanasah5630 Před 4 lety +3

    Allahayow umadda soomaliyed meel ay jogtaba kabadbadi shiica nimo, inta kudhacdayna, ama hunguri haugeyo ama kukadsomayna Allahayow kasosar.

  • @omaribrahim1615
    @omaribrahim1615 Před 4 lety +5

    Shiico waa dad lumay oo dariiq xun qaaday , waxay dureen quraanka iyo ehelkii Rasuulka. Ilaahay ha soo hadeeyo .

  • @ayanahmed2508
    @ayanahmed2508 Před 4 lety +8

    WAA YAAB CIYAALKA HALAGA ILAALIYO SHIICADA SOOMAALIYEEY SUBXAANALLAAH

  • @alinurali2731
    @alinurali2731 Před 4 lety +4

    Ninkaan shiiqa dulqaad badanaa allaha barakeeyee

  • @saidmoha4116
    @saidmoha4116 Před 4 lety +27

    Subxanallah allow shiicada Naga qabo

  • @user-rq7yr1zs6z
    @user-rq7yr1zs6z Před 4 lety +4

    Ilmaderayalow
    Labada nin
    Sunigaa mashallah nuurka baxaya
    Shecadaa neclaad ilahay basaran
    Waji xun oo ad aqal Somali modo ayu u egyahay

  • @ayanahmed2508
    @ayanahmed2508 Před 4 lety +5

    SUBXAANALLAAH WARNINKAAN SHIICADA AH HALEEYSKA ILLAALIYO SOOMAALIYEEY WEEYBATEEN SHIICADA WUXUU GAALEEYNAYAA ASXAABTII WAAWEEYNEED QURAANKII AYUU SIKALE U DABAQAY

  • @abdullahiali8712
    @abdullahiali8712 Před 4 lety +1

    subxanalah
    Abuubakar iyo cumar waa labada
    saxaabi ee ugu sareeyaan islamka
    waana labo in lagu daydo ay waajib tahay allow
    naga dhowr caqiidada qaldan

  • @dahaar29
    @dahaar29 Před 4 lety +41

    War sheekh xasaan ugu yeera kabahoodey ka cararayaan shiicadani

    • @cabdijabaarcali948
      @cabdijabaarcali948 Před 4 lety +2

      mohamed yusuf haaa walhi run bad sheeg tay

    • @QISOOYINKANOLOSHA
      @QISOOYINKANOLOSHA Před 4 lety

      Aad iyo aad waxani wax lala doodo ma ahan wey lusanyihiin

    • @MohamedHusseinYussuf
      @MohamedHusseinYussuf Před 4 lety +3

      Ninkan shiicada sheeganayo haduu wax isku hayo haloo ballamiyo Sheikh Xassaan (حفظه الله ) inuu la niqaasho.

    • @ahmedhasan8199
      @ahmedhasan8199 Před 4 lety

      Mohamed xasaan shiico lama doodi karo oo waxa uu ka adagayahay muslimiinta in uu gaaleesiiyo asga firqooyinga lunsan ka mid ah

    • @abdirashidsheikhadam716
      @abdirashidsheikhadam716 Před 4 lety

      Orod hadaba ubalami xassaanka aad shegeyso

  • @imabdullah3538
    @imabdullah3538 Před 4 lety +4

    Awala takfiir dadkii baabi’iyeen hadana shiico maa timid subhanallah Allahayow adigaa kaa magan galnay

  • @xalimoaadan4641
    @xalimoaadan4641 Před 2 lety +4

    Ilaahay shiico iyo sharkeeda hanaga qabto

  • @khalidmustafe3133
    @khalidmustafe3133 Před 4 lety +3

    Sheekh xasaan fadaln la fadhiisata shiicooy idinkaaa si fiican u qanciye

  • @Equivalent-xj9of
    @Equivalent-xj9of Před 4 lety +22

    shiico su"aal la waydiyeey oo ay toos ooga jawabeen ima muuqato, ilaahay☝️ islaamka☪️ ha mideeYo, kala qaybsanaan wixii wadana Ilaahay☝️ ha hanuunsho, khatumada khayr ilaahay☝️ ha noogu soo khatimo🌍, Aamin yaarabi

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 lety

      Walaalkay kuwan waxa loo soo dirsaday inay dadka Muslimka ah ee aan aqoonta u lahayn diintooda shaki ka geliyeen

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 Před 4 lety

      Aamin yaa rabi

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 lety

      @@khadradawoa2750 waxaad daawataan iyagoo waxay doonaan ku hadlaya ( Almalali) ملالي

    • @miskiin-nimadiiooqofah4645
      @miskiin-nimadiiooqofah4645 Před 3 lety

      Waligood waa sidaas hadiiba aad wax waydiiso badkale aan lagu jurin ayey u badalaan

  • @zhidk7806
    @zhidk7806 Před 4 lety +2

    Shiikh xasan haloga waco ninkan wuxu isku hayo hala arkee

  • @khaledhikmawi6366
    @khaledhikmawi6366 Před 4 lety +3

    Sheekhan Abdirashiid muxadara hore kuma arag lkn waanku farxay markaan dhagaystay masha allah sida uu dhulka ula galau wadaad isku sheegan shiicada ah masha allah

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 Před 4 lety +1

    Ilahayow na badbaadi ooo Naga badbaadi fitanta jiro Somali gaalaa arkay oo kuwa shiica arkay burburkiii dhibaato badan ayaa laga dhaxlay ilahey ha Soo hanuunsho Hadi hanuun loo qoray hadii kale rabi Naga qabto shartooda

  • @abdihakimmohammed9183
    @abdihakimmohammed9183 Před 4 lety +15

    Sheikh cabdirashid Allah xafidahum waaa wa nin aqoon iyo jawabo fcn.

  • @umucadnaan9897
    @umucadnaan9897 Před 3 lety +2

    Alxmd lillah illahey ayaa igu sugay inaan ahay sunni dhab ah alle ayaa mahad leh war hooy iska fiiriya shiicada

    • @fm2008_2
      @fm2008_2 Před 2 měsíci

      Yaa kugu yiri sunni noqo?
      Nabi Muxammad صل الله عليه وآله
      ma sunni buu ahaa?

  • @xayaatxas5559
    @xayaatxas5559 Před 4 lety +4

    Alla cumar bin khadaab meeluu jiro dheraa kan qorta haka jaree

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 Před 3 lety +1

    Dhig magaca soomaaliyeed alle kuuma sahlo qofaa naarta uhogaamiso adne allaha ku hanuuniyo hadoo kuu qorneena shartiina alle ayaan kamagan galnay

  • @omarabdullahi5699
    @omarabdullahi5699 Před 4 lety +6

    أبو بَكر الصّدِّيق عبد الله بن أبي قُحافة التَّيمي القُرَشيّ (50 ق هـ - 13هـ / 573م - 634م) هو أولُ الخُلفاء الراشدين، وأحد العشرة المُبشرين بالجنَّة، وهو وزيرُ الرسول مُحمد وصاحبهُ، ورفيقهُ عند هجرته إلى المدينة المنورة. يَعدُّه أهل السنة والجماعة خيرَ الناس بعد الأنبياء والرسل، وأكثرَ الصَّحابة إيماناً وزهداً، وأحبَّ الناس إلى النبي مُحمد بعد زوجته عائشة. عادة ما يُلحَق اسمُ أبي بكرٍ بلقب الصّدِّيق، وهو لقبٌ لقَّبه إياه النبي مُحمد لكثرةِ تصديقه إياه.
    أبو بكر الصّدّيق
    عبد الله بن أبي قحافة

  • @huseintoyo5021
    @huseintoyo5021 Před 4 lety +2

    Subxana allah....... ninkaan ASXABAtii RASULKA GALENAYA miyaan dhagesan karaa...
    AQON KU DOOD KULAHAAA asxabtii nabiga nin galenayo miyaa Aqoon diin leh
    Igula SaLiYa Nabi mohamed صلي الله عليه وسلم

  • @tamaanfani9520
    @tamaanfani9520 Před 4 lety +4

    Subhaanallaah, illaahay Ha u sahlo Ummada Somaliyed Hada ayay Shiico Soo gashay Dalkii

  • @dr.khadarmohameddaud6993

    Wllhi shiico yaan lagu dagmin, dad badan baa marka shiico iyo gaalada kale la is agdhigo ku odhanaya, shiicadaa ka dhow......wllhi wllhi wax jira qaar ka xun oo ka gaalnimo badan kufaartii quraysha.
    Dadka saxaabada aflagaadaynaya alle sharkooda ha naga qabto

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 Před 4 lety +34

    Laaxawal waligaY isma lahayn qof soomalia ayaa ogalanaya inuu asxaabti shatafta badanayd caydooda ....
    Mxaa maanta shiico nooso arkaY...!!!

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 lety +1

      Nin noolow maxaa aragti kuu laaban weeye, bal lacagtii lagu bixinayey say rag u beddeshay yaabkeeda

    • @dacwahateam2998
      @dacwahateam2998 Před 4 lety

      War qoorta halg gooyo ama yaan la lahalin

    • @Alexander88849
      @Alexander88849 Před 4 lety

      Shiico wa qalddan yihiin wa cadahay yan waqti la siiyo ma ahan o lagula murmo

  • @aishoosman9520
    @aishoosman9520 Před 4 lety +2

    Nabiga soo madhahin. لوكان بعدي نبيالكان عمر) aawey gaalnimada cumar

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 Před 4 lety +46

    Shiico in lala doodo oo waqti la geliyo maba ahan ineey qaldan yihiin waa cadahay

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 Před 4 lety +2

      In lala doodo waa sax walal lakin waa in islaamka loogu yeedho لا اله الله

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 Před 4 lety +1

      Shiicio iyi suni ba qolakastaaba koox xag jir ah ayay leeyihiin markaa yaa ku dhahay shiico oodhamiba islaam maaha?

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 Před 4 lety

      Sõmãlí Màń Îñ The Wôrld ... waxaan u malaynaa islaam maqal unbuu kugu yahay ee macna ahaan wax laga wadaba in aadan garanayn amba shiico ayaadan aqoon waxay tahay... Erayga xagjir ma macne kale ayuu kuu leeyahay mise waa kan ay isticmaalaan dadka aan islamka ahayn ... ayagoo ka wada qofka aan flexible ka ahay .. yacnee waxay u yaqaanan qofka aan xumaanta ay sameeyaan aanla samayn ee yidhaahda allah ayaanka cabsan

    • @coffeeb3rry
      @coffeeb3rry Před 4 lety +1

      Haaa lkn walal hadana mel lagu xerin dad ana aqon u lahen dinta aye salfanayan

    • @jakasuma4409
      @jakasuma4409 Před 4 lety +2

      Dood marka ay timaado waxa soo baxaya xaqiiqada jirta.
      Haddiise la kala dhunto waligeed waligeed waxba soocon mayaaan.

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 Před 4 lety +1

    Warbal yaabkan daya oooo Somali maxay kadoneen shiico walhi Somali waxwalba way kawar donayaan subxnlah

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 Před 4 lety +5

    Carabi ayuu dood inooga dhigaya ninka odaygaaa allah wadada saxdaa hakugu rido 🤲🤲🤲

  • @maxkoinanuuraaniyare8992
    @maxkoinanuuraaniyare8992 Před 4 lety +1

    Neo sheekhan sunigaa waa sheekh dagan wallhi anigu mar hore ayaa ay gacan igaga dhici lahaa waxan shicigaawallhi dulqaad baa laysku dhaafay

  • @muktarshugri5096
    @muktarshugri5096 Před 4 lety +16

    Ilaahow Xaqa Nagu Sug
    Dadkan Dhunsan Ilaahow soo Hanuuni

  • @user-kq5ds9vc7i
    @user-kq5ds9vc7i Před 4 lety +1

    ilaahey ka cabso oo ha durin asxaabta nabiga wallaahi kooda ugu liita inaana gaareyn waligaa qof aan dambi ka dhicin majiro ee ninyahow ilaahy utowbad keen

  • @halimaadan6461
    @halimaadan6461 Před 4 lety +10

    Ilahey haduu khayr kaladooney haku so hadeeyo) haduusan khayr kuladonina)carab kaaga alaha qalajiyo) aad ku dureyso ahalka rasuulka)♡♡♡♡ صلى الله عيه سلّم ♡♡♡♡

  • @ahmethawilahmeth
    @ahmethawilahmeth Před 4 lety

    Somalia Dahiri mey sid Abid mid Christan noqda iyo mid shiico idinka noqda nocwalba wad yelaten Allahu Akbar wlhi if iyo Akhiraba ka ifinku cadabey Ka xowla wala quwata illa bilah...

  • @abdisamedjabir7382
    @abdisamedjabir7382 Před 4 lety +13

    Sh Farah ninkas ladhaho waa nin beenaale ah tasna waxa ii caddeysey : labo tixraac uu sheegey ayaan baxsiyey labduba been abuurad bay noqdeen. Mid waa mustarak fisaxiixeyn , majladka iyo safxadaba waan eegey , been uu qortey bay noqotey. Talabaadna kitaab uu yidhi waxa ladhahaa شرائط الساعة uu yidhi meelwalba walgahelayaana , baadhbaadhey oo kaquustey. Inay maraajicdasi been aheydna indhihiisa ayad kadaremeysaan xataa markii laweydiiyey ee u yidhi ana soo guuriyey.
    Waa nin somali ah , muslimna ah naaar lmadoonayno eeAlle waxn uweydiineynaa inuu ileyskii caqiiqadada saxiixa dib ugushodo.

  • @kalay5061
    @kalay5061 Před 4 lety +1

    Koley asxaab allaah aya karaameye nabigeena scw ayaa doortay ee asxaabta cayda halaga daayo ninkaan shiiciga ah walaahi afkaan ku dhufan lahaa hadu horteeda jogi lahaa carabka allaah ku qaloociyo insha allaah

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 Před 4 lety +21

    Soomaaliya waa dhul ay leeyihiin dad muslimiin ah oo sunni ah, ciddii wax kale la timaadda meeshay aadayso iyadaa taqaan .

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 Před 4 lety

      Masiixiyinta booskoda ha ilaabin

    • @somalilandchessfederation9356
      @somalilandchessfederation9356 Před 4 lety

      @@Adammohamed777 ...diinta raashiinkaad haysataa...ee kaalay anaa bariis ku siine

    • @bigpubgturkey6195
      @bigpubgturkey6195 Před 4 lety

      @@Adammohamed777 gaaal somalia boos kuma leh
      Alla hadaad somali joogi laheyd messagekaan masoo qori laheyn 😡

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 Před 4 lety

      @@bigpubgturkey6195 xamar ayaaba jooga lkn ima taqanid

    • @Adammohamed777
      @Adammohamed777 Před 4 lety

      @@marisacillahi1537 sidaa waaye walashey no more dhaqan carbeed

  • @liibanmanlii
    @liibanmanlii Před 4 lety +1

    SubxanaAllah hada nola yaaba somaliyey,,, ma shico afsomali kuhadleyso manta lala dodaaya! Ilaho horaanbaa qoys qoys iyo qabil qabil aan tilaabo ka qaadi la,eyn ee ilaho shico hanogu daarin!

  • @yussufhassan8903
    @yussufhassan8903 Před 3 lety +5

    أللهم يا مقلب ألقلوب ثبت قلبي علي دينك وعلي قلوب المسلمين⁦🤲🤲 🤲 ءامين

  • @abaadiahmed968
    @abaadiahmed968 Před 4 lety +2

    Wax walbo oo xun waxan layaaba inay rer waqooyiga bilaaban subxana llah

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g Před 4 měsíci

      Ya kugu yidhi wa rer waqoyi wad kaldan thy edebyelo

  • @libaanahmed9651
    @libaanahmed9651 Před 4 lety +16

    ان الحلال بين وان الحرام بين
    Adeer axaadiisti ayuuba si kle u fasirayaa saxaabadiina wuu durayaa waa wax lagu yaqaan shiicada.

  • @sahranuur5865
    @sahranuur5865 Před 4 lety +1

    Sheeq cabdi rashiid rabi cilmiga ha kuu barakeeyo ninkan iyo inta lamidkaa rabi hasoo hanuuniyo ninkan sidan ayuu Kenya ku jogaa

  • @prozakariyeabdisawdhe5926

    ‏اللهم يا مقلب القلوب سبت قلوبنا على دينك

  • @alkuyuudi6975
    @alkuyuudi6975 Před 4 lety +1

    Bal ka warama fasirka aayadaha ayay shiicadu caadi uleexinayaan. Sida ay rabaan bay ka dhiganayaan
    Allaha soo hanuuniyo

  • @abdibaasidfarsamo98
    @abdibaasidfarsamo98 Před 4 lety +5

    ILAHAYOW SHIICAN KAA MAGAN GALAA

  • @hassanabdidiire6861
    @hassanabdidiire6861 Před 3 lety +1

    Manshllah akhii Abdi Rashid barakalahuu fiikaaa janadaaa alee hakugeyoo i.a

  • @omarabdullahi5699
    @omarabdullahi5699 Před 4 lety +3

    Saxaabada oo dhan waxa u fadli badan 4 khulafau rashidin.4ta Khulfau rashidin waxa u fadli badan Abubakar iyo Cumar RC.Assidiiq iyo Alfaruqna waxa si fadli badan Assidiq RC.jumlatanna Saxaabadoo dhan waa xulka Umadan.Allow dhinacyadooda aqalo nooga dhis.Amin.Sidu Rasulka scw uga fadli badan yahay rususha ayu Abubakar rc uga fadli badan yahay saxabada

  • @xalimoaadan4641
    @xalimoaadan4641 Před 2 lety +1

    Ilaahay raali haka noqdo saxaabadii rasuulkeena scw dhamaantood

  • @hamdakilwe6420
    @hamdakilwe6420 Před 4 lety +7

    Subxaanallaah
    الحمد لله على نعمة الإسلام
    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب

    • @nuurnuur423
      @nuurnuur423 Před 4 lety +1

      Walaalayal shiicadu xuman ay u qaadeen suni marka u fiirsato carabta suniga dhaqankoda maxad moodi alw naga qabo baadi cad buu nagu wadaa

    • @nuurnuur423
      @nuurnuur423 Před 4 lety

      Dawladeena way togata shiico ka tagin somaliya

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 Před 3 lety

    Ilahy baynu kamagangalnay shiico wadankayaga somalia majoogayso mana arkikarno shiico iiraan ha aado soomaligaa shiicoobay waayo sharbay wadaan ilahaw naga ilaali

  • @umuqaali8778
    @umuqaali8778 Před 4 lety +12

    Waa maxa
    Quranka uu qaladka u akhriyayaa subxana ALLAAH AAYADDA 7AAD EE SUURATUL XUJRAAT WAXA WEEYE بعد اعوذ باالله
    من الشيطن الجيم ولكن الله حبب اليكم الاءيمن وزينه في قلوبكم وكره اليكم الكفر والفسوق والعسيان اوالاءك هم الرشدون.

  • @abdallemahamoud7800
    @abdallemahamoud7800 Před 2 lety

    shiicada halaga digtoonaado. Rawaafida shiicada ah waa gaalo. Gaalo baa dhaanto maxaa yeelay xijaabka islaam baa laguu qabaa oo ado taagan baa lagu gaaleesiin. Soomaalay is ilaalsha oo gaaladaan iyo shiicadaba hala iska ilaaliyo. Hala raaco jidka ahlu sunnah oo ah kii nabi muxamed iyo allah inoo cadeeyeen. alle hanaga ilaaliyo gaalnimo oo shiico ugu horeyso

  • @nunow2722
    @nunow2722 Před 4 lety +37

    War xasaan haloo waco ninkan haka faraxashtee...

    • @abdikadirawad507
      @abdikadirawad507 Před 4 lety

      ina zaahid zaahid waa dilayaa ninkaasi hhh

    • @king_moalim
      @king_moalim Před 4 lety

      Sheikh xassan war maqrinaaayo

    • @AbuMuhammad
      @AbuMuhammad Před 4 lety +3

      Hahaha hahaha....abti this man will be doomed if we call.the lion sheikh hasaan may Allah have mercy of him

    • @Shebaz120
      @Shebaz120 Před 4 lety

      Yap

    • @ibrahimcaddow4451
      @ibrahimcaddow4451 Před 4 lety

      ina zaahid zaahid kuwa yaryar ayaa kufilan xasaan waa sheekh weyn maskiinkaan looma baahna inuu uyimaado,

  • @BERDILAACSHE
    @BERDILAACSHE Před 4 lety +2

    Nabi maxamed s.c.w woxo dhahay Abubakar sadiq woxo ka kheyr iyo imaan badan yahay dadko idil marki laga reebo rususha iyo ambiyada eebe

  • @cabdicaliibrahim9336
    @cabdicaliibrahim9336 Před 4 lety +8

    Aayada waw qalday ninku
    Side saxda ah wa
    و كره إليكم الكفر والفسوق والعصيان.

    • @ilaaladaislaamka3845
      @ilaaladaislaamka3845 Před 4 lety

      Daawo hadal aad ka nixi doontid oo laga hayo Faarax shiici iyo Jabarti shiici 👇😰😰
      czcams.com/video/JDh5-sRNeYA/video.html

  • @DeeqYuusuf-oh2qx
    @DeeqYuusuf-oh2qx Před 3 měsíci

    Shiica waa yahuud qoom kamid korree alsuni madad yaa jinaan

  • @hassankassim4583
    @hassankassim4583 Před 4 lety +15

    Kkkkkkkk. Kkkkkkk. Kkkkk walaaliyaaloow shiico islaam ma ahan yey idin danbaajin

  • @hilibidaarandooleunion213

    Markaan dhegeystay ninka shiicada ah waxan ka fahmay in shiicada ay yihiin kuwa u dhexeeya muslimiinta suniga ah iyo kufaarta oo meel ba aysan heysan.

  • @ibrahimhaji4643
    @ibrahimhaji4643 Před 4 lety +3

    Soomaalida Allaha ugargaaro wixiilakeenaba weyqaateen calimajiro shiico aa walee waa udhamaatay dalka iyo dadkaba

  • @abdullahimursal8098
    @abdullahimursal8098 Před 4 lety +2

    ninkaan wakuwa u rasuulka scw unoshegey rag kacilmi badan kaquran badan kaxadis badan o gaala ah diinta weykadhaxbexeen sida leebka qaansida uga dhaxboxo asxabtii ayagool nool janada loogubishaareyey ayu leuahy wa gaalo subxana allah

  • @shalowsheekh6440
    @shalowsheekh6440 Před 4 lety +23

    War niman yahow dadkan shiicoobay waxaa ila quman in ay ladoodaan dad culuma ah oo sigooni ah ugu takhasusay firaqda si xaqqa loogu cadeeyo. Kan shiiciga ah nin weeye aan fahamsaneyn wuxuu sheegaya

    • @Somali-One
      @Somali-One Před 4 lety +2

      Sxb aqligaada kaasho oo labadaba dhagayso adoonan Cid culays ku qabin. Haaka guban ee dhuux hadalkooda. Wax badan waad ku diidi kartaa shiicada iyo suniga qaar lkn xoriyadaada adeegso iyo cilmigaaga

    • @ibrahimhaji4643
      @ibrahimhaji4643 Před 4 lety

      Lalamadoodo shiico ee waa ladilaa qawaarij raafidiyiinah waaye

    • @Somali-One
      @Somali-One Před 4 lety +1

      @@ibrahimhaji4643 adiga ayaa uga dhaw khawaarijnimada. Mar hadii aad dhiig dad u hamuum santahay 😠

    • @ibrahimhaji4643
      @ibrahimhaji4643 Před 4 lety

      @@Somali-One mashiicoowday adiga caqli xumi soomaalida laguyaqaan aniga diinteyda sunnigaan kuadkahay manajecli inaan maqlo shiico kuwi dilay cali iyo wiilashiisaba dhageysigoodana waxba iimataro soomaali ayaashiicoowday waa dalka iyo diintii suubaneyd hog kudhacday sidaasina laysugumala noolaandoono sxb cadee warkaaga hadaad shiico tahay waxba kaalama gabanayo waana kunecebahay waacadyahay warkeyga rag waa kii cadeysta warkiisa ee iscadee adigana

    • @Somali-One
      @Somali-One Před 4 lety +1

      Sxb qabiilkii nebiga cidii baabiisey suni ayuu ahaa, taasna waxa cadeen kuugu filan. Qisadii xujeyj alsaqafi iyo cunugii ahaa qabiilka nebiga ee inuu dilo uu rabay ee alle ka badbaadshey. Wan kusoo diri linkigaas ee waxba yaaney taariikhdu kaa qaldamin. Qof Wali oo ash'haato iyo mid aan ash'haadan ba cida dhiigiisa kuu banaysay sheekhow iisheeg? Qof caruur ah hadaanad ahayn dee maanta waxba ma qarsoonee raadi xaqiiqada oo cidina yaaney ikhtiyaarka kaa qaadin oo aanay ku nacsiin Cid gaar ah.

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 Před 4 lety +2

    Shiica waa dad gaalnimo cadeeystay illaheey hanaga qabto shiicada iyo wixii qaldan oo dhan inshallah

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe8363 Před 4 lety +10

    Waa wax aanan Ufa dhin inaan arko soomaali. Shiici ah suxaana allaah

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama Před 4 lety +1

    Maasha allaah maasha allaah maasha allaah maasha allaah. Sheekh. Xafidu.allaah

  • @islamcompletefavourfromall5701

    Ikhwaani anaa cadenayo
    أن الذين يبايعونك ayuu kenay waxa kadambeyo
    لقد رضي الله عن المومنين إذ يبايعونك تحت الشجرة فعلم ما في قلوبهم
    Qazwatu tabuuuk rasuulka scw kuwi raacay alle ayaa ka raalinoqday
    لقد تاب الله علي النبي والمهاجرين والأنصار الذين أتبعوه في ساعة العسرة .....
    Abubakarusadiq miyaa : wa midki ثاني الثنين اذهما في الغار اذ يقول لصاحبه لا تحزن kuso dagtay wa midki lixda saxaabi ogu horesay gacantiisa kuislaamiyay wa midki maalkiisa dhan alle diintiisa ubaxshay wxbo ogama tagin cidiisa...
    الذي يوتي ماله يتزكي وما لأحد عنده من نعمة تجزي إلا أبتغاء وجه ربه ألاعلي ولسوف يرضي..kuso dagtay
    Wa midki gacantiisa alle kubadbaadiyay diinta dagaalki ridada
    Xage qalalka kagalay ??
    Caisha 😭 wa midii quraanka alle kubariyelay maxa kaloo dooda jiro
    Qofki caisha wax kashego markuu alle bariyeelay kadib wa gaal dafiday ayadaha Quranka ee axkamta ah
    Qiyaamked muctadka asxaabta kale ayey oga duwaned
    Waliged wajigeda mafeednen
    Halmaalin ayeyna uso baxday maalinki dagalki Cali iyo mucawiya wxeyna ooyi jirtay marwalbo eey maqasho
    وقرن فى بيوتكن ولا تبرجن تبرج الجاهلية الأولى
    ان كان في الناس ام فهي ام العفاف💕
    Wuxu yiri suratul taxriiim
    Maoga iney ka dambeyeen suratul axzaab ayadaha
    وأزواجه امهاتهم 💕💞💞💞
    لا يحل لك النساء من بعد ولا أن تبذل بهن من ازواج ولو اعجبك حسنهن
    Waxa layiri kala doorta aduun iyo quruxdiisa iyo alle iyo rasuulkiisa
    Wexey wada doorteen alle iyo rasuulkiisa 💞💞💞
    Kama gaaro inaan cumar iyo cuthmam bas so koobo
    Lkn nacalad alle haidin kurido qaloocinana kufogaada
    Waxaad ceydeen sadiiqi umada iyo xabibatu rasuulillah

  • @umomar140
    @umomar140 Před 4 lety +1

    aad iyo aad iyo aad waxaan ugu mahad celinayaa sheekha sunaga udaadaya iyo daadihiyaha barmaamijka oo siesnaagasan ku soo xidhay

  • @jookar1143
    @jookar1143 Před 4 lety +6

    Hala dilo somaliyey awalbaan qabiil isku haysanay qofkii nabiga nnkh 😭 inkiray hala dilo

    • @mohamedabdi1376
      @mohamedabdi1376 Před 4 lety +1

      Maxaad ilaahay ureebtay? Miyanay akhiro jirin xisaabtana ilaahay laheyn? Argagixiso iscajibisay oo caqido faasid ah baad tahay allah ha ku soo hanuniye

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 Před 4 lety +1

    Naclad haku dhacdo shiico.

  • @amuu8286
    @amuu8286 Před 4 lety +4

    Mashallah mashallah. Good discussion without fighting and may Allah guide us all 🙏

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 lety

      Maxaa good discussion ah meesha nin lunsan baa maraya dad. Wax isku haya baa ka dhigaysaa

    • @mohamedhassan6174
      @mohamedhassan6174 Před 4 lety

      Wtf! Soon you will see some other guys who will be debating about atheism and then other guys debating about homosexuality.
      WE ARE DOOMED!

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 Před 4 lety

      @@mohamedhassan6174 yes brother it is started, this is program, weliba don't believe that this person is really Shia, I don't think but waxan u malaynaya inuusan waxba rumaysnayn oo uu lacag ku soo qaatay in uu umadda u tuso in laba islaam jiraan, taas oo been ah

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali Před rokem

      ​@@cabdallahcabdallah4717Caqliga shabaabka oo ah lacg baa lagu sooqatay war Cid lacag isku siiso diin maleh diintu waa Aaminaad Alle.oo adan arag baad amintay , nabi maxamed bil aadan ah baad amintay Ader dintu waa aminad hadii waxa aad wadid rumeysantahay oo Adan shaki kaqabin Siwanagsan u uga dhici walalka lkn wax aan lkn kalsooni kuma qabtid waxa wadid dadkalana waxa qabaqre in laqato caqiidadooda

  • @umaaxabsaumaaxabsa4005
    @umaaxabsaumaaxabsa4005 Před 3 lety +1

    Waalahi aniga cumar iyo iyo bubakar waan jeclahay cadaw jogana ha dulobo

  • @abbashussein5048
    @abbashussein5048 Před 4 lety +9

    Alxamdulilah dheh hadaad ilaahy iyo rasuuulkisa aaminsan tahy tamacnaheedu waa ilaahybaa kujecel oo jidka toosan kugu hanuuniyey 😟 alxamdulilaahi rabilcala min

    • @user-sm4de6xw4j
      @user-sm4de6xw4j Před 4 lety

      Shiicada waa gaalo anjaas ah.

    • @abbashussein5048
      @abbashussein5048 Před 4 lety

      @@user-sm4de6xw4j waa run wll walliba waxba dadkeenu kamma oga hadaad madhabtooda iyo dhaqan kooda sii baadh baadho wallhi naftaad nacysaa ilahy sharkooda haynaga duwe

  • @smx111
    @smx111 Před 2 lety +1

    Subxaana Allaah ,Soomaali Shiico Ah Sidee -
    Loola dood Ayaa ,Maa La Gooyo

  • @aniisacali504
    @aniisacali504 Před 4 lety +4

    العلم في الصدور لا في السطور
    Hadu run shegayo shicigu muu isku difaaco cilmiga uu uleeyahay arinka uu sheganayo wa maxay kitaabka aya iga masaxan iyo wuxu shegayo oo hadu kaa lumo sideed odhan ??????!!!!!!!!ذ

  • @hamsearnav1258
    @hamsearnav1258 Před 4 lety +1

    Alle nacnaclahan yaa shekh shible ama shekh umal ama shekh xuseen the geeya bahalahan halaysan

  • @nasraosmanwarsame5998
    @nasraosmanwarsame5998 Před 4 lety +4

    Subxanallah rabiyow soo hanuuni shiicada qalad weyn ayey ku jiraan

  • @AY-bf7ec
    @AY-bf7ec Před 4 lety

    Bal kan fiiriya shiica sheeganaya oo leh Ubuubakar oo ahaa qofkii ugu horeeyay oo rumeeyay( Rasuulkeena Scw) anaa ka saxan!!!!

  • @faayuuabdi7284
    @faayuuabdi7284 Před 4 lety +33

    ANIGA QURANKA WAAN XIFDISANAHAY ....BALSE QURANKA KUMA MAQLIN AAYA DHEHAAYSO..
    ولكن الله حبب اليكم الكفر والفسوق والعصيان
    Walahi waan yaabay

    • @mohamudsaid760
      @mohamudsaid760 Před 4 lety

      Faayuu Abdi
      Maasha allaah illaahey ha ku barakeeyo xaafidiintu darajo dheeraada

    • @samajacel8599
      @samajacel8599 Před 4 lety +2

      لكن حبب اليكم الايمان
      Weyan sida saxda ah

    • @libancnoor705
      @libancnoor705 Před 4 lety

      Waa saas walal inagana ma.arag aayad saa oraneeysa!!!!

    • @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899
      @maxamedyaryaroaxmedyaryaro8899 Před 4 lety +1

      waa runtaa wllo ma jirto ayaad sidaa odhanaysa

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 Před 4 lety

      Kee dhahy sas kan qamiska cad mise kan shicada ah

  • @user-mp4zv8eo4e
    @user-mp4zv8eo4e Před 8 měsíci +1

    Subxaanalaah ilahayaw sharkooda shiicada nagaweeci

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 Před 3 lety +3

    M.a shiikha sunniga ah guuuul ❤❤❤☪️🇸🇴🇦🇪🥰

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 3 měsíci

    Suaasha kale markasta oo nabiga caayaan gaaladu Maxey uga aamusaan suniyiintu blse shiicadu dil ugu xukumaan cida caayda nabiga scw ka jwb

  • @abdussamadgalog8650
    @abdussamadgalog8650 Před 4 lety +4

    Walaalayaal doodaha noocaan waa laga haboon yahay, qoladan shiiciga aad ku sheegten waxay bulshada teeda caamada ah kusirmi karaan shubuhaatka ay daliil ahaan u adeegsanayaan

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 lety

    Subxanalahi walah waa yaab Iyo âmâ kaag,,,,Balse ragoow Diinta Islaan Waa diin ka hufan xuman Iyo qalooc Balse dadka maanta jira ka filo Wax kasta oo qalooc iyo xumana ah sida galada.

  • @abdimohamed3163
    @abdimohamed3163 Před 4 lety +8

    Umar bin khadab hado joki laha ninkan korto kajiri laha
    سبحا ن الله ما ذا يقو ل

  • @abdalleabdi2244
    @abdalleabdi2244 Před 4 lety +2

    Allah akbar Somalidu waxay hore udhaheen NINKII DHIMAN WAAYAA HAL DHALAYSANA WAA ARKAYAA oo macneheedu yahay ninkii nooladaa waxwalba waa arkayaa SOMALI SHIICO AHNA WAA ARAGNAA AAR SOMALI BAABA'ADAY WLEE

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 Před 4 lety +5

    Kan aayadahii munaafiqiin saxabadii buuba u soo daliishaday, illahy shaydanka ku wata ha kaso dhigo.

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 Před 3 měsíci

    Haye
    Wahaabiyo iyo Shiico maa Somalia soo weerareen
    Nin kii yiraahdo Shiico aan noqday wa caddahay in uu iibaaday diintiisa iyo aakhiradiisa

  • @maryankaariye562
    @maryankaariye562 Před 4 lety +8

    Allah shiicada haduu hanuun la doonay ha hanuuniyo , hadii kalase hana dhaafiyo