Xaqiiqooyin ku saabsan Serbia | Dal laga jacel yahay caanaha dameerka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 10. 2021
  • Xaqiiqooyin ku saabsan Serbia | Dalka laga jacel yahay caanaha dameerka#serbia
    Halkaan ka daawo muuqaal ka hadlaya muran cajiib ah oo u dhaxeeya Serbia iyo Croatia
    • Jamhuuriyad bixineysa ...
    LIKE&SHARE
    Nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

Komentáře • 241

  • @lulishhosman5092
    @lulishhosman5092 Před 2 lety +74

    Runtii dadbadan o kaso jeedo #Serbia oo waliba familyo ubadan Ayan hada meel Camp 🏕 ah kuwada Nolnahay wax fikrad ahne kama heysanin ama wax ku saabsan wadankas muqalkaan waxyaabo badan Ayan ka xaqiiqsadey qofka so diyaariyayow #mahadsanid

    • @sheikhabdalla8859
      @sheikhabdalla8859 Před 2 lety +3

      Lulish osman meel laga laxiriro makahel wll

    • @shaakir-kh8xn
      @shaakir-kh8xn Před 2 lety

      Pp

    • @kingmoha8874
      @kingmoha8874 Před 2 lety

      Camp waxaan filaya waa Xero qaxoonti halke ku nooshahay wll ma scandanivia

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 2 lety

      @@kingmoha8874 Germany

    • @omarfarah5790
      @omarfarah5790 Před 2 lety +2

      Walal aniga bishi February 2021 Mar an qaxooti ku aha Serbia gaar ahan tuulada beli palanka waxan campka is kula jirnay dad Serbia family ah lkn San umalenayay ma ehen oo tuuladey daganayen baa biyo kuso fatahan oo sasa campka lagu keenay. Mrka walal majiro serbian camp si cadiya ugu nool

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle Před 2 lety +52

    Waxaa kugu dhiiri galinayaa howsha Aad u heyso dhalinta somaliyeed Marnaba haka Caajisin kuu rajeeyey hormar 🙏

  • @mohamedabdulkadir3014
    @mohamedabdulkadir3014 Před 2 lety +22

    The father of Geo&His #Tanaad keep up.

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 Před 4 měsíci +1

    Sxp Soo jedinta,luuqada,Codka intuba waa heer sare walahay

  • @asadbaashemuuse9498
    @asadbaashemuuse9498 Před 2 lety +11

    Glad to hear all the time Tanaad

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @zalma1437
    @zalma1437 Před 2 lety +8

    Thanks alot ustaad tanaad keep going👉💯🔥

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před 2 lety +2

    M.a macluumaad hufan taariiq sax ah War sugan wax sax tariiq dhab ah cod nacaan ugu imaaw #tanaad from muqdisho love you 😍

  • @yaskaboy1245
    @yaskaboy1245 Před 2 lety +5

    WLL TANAAD KEEP GOING

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety +1

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @maxamedcabdifataax299
    @maxamedcabdifataax299 Před 2 lety +4

    Walal macaan waa codsi Taariikhda dalka Argentina

  • @jamajokar
    @jamajokar Před 2 lety +2

    Keep going sxp
    Wadamo badan ayaad xog ku saabsan nala wadaaagta pro 🙏🙏

  • @abdullahimohamed9308
    @abdullahimohamed9308 Před 2 lety +2

    asc bro the king 👑 of CZcams aan wax kafaido tahay ❤️❤️ guuleysa kuleeyahay wax badan Ka faidey jazakallah

  • @cabdiwahaab7603
    @cabdiwahaab7603 Před 2 lety

    wllky qligaw ilaahay ha kuu barakeeyo aqoonta waanna ku mahadsan-tahay sida aad noo bartay waddamada caalamka MERCI BUKU MR TANAAD

  • @liilbaliil_official1113

    Masha alh ustaad tanaad legend waan kuxiisnay welcome back bro 😘😍💯

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Před 2 lety +3

    Manshaa Allah brother casriye kanaalka

  • @halimomohamudmohamed4495
    @halimomohamudmohamed4495 Před 2 lety +1

    Mahadsanid Wall #Tanaad

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 2 lety +2

    Thanks for every information about the serbia

  • @hayrufcdeh2845
    @hayrufcdeh2845 Před 2 lety

    www m.a keep bro tanaad 🙏🥰🥰🥰🥰

  • @Diiriye14
    @Diiriye14 Před 2 lety +4

    Mahadsanid

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Před 2 lety

    Keep going ustaad 👍👍

  • @dgmfasko3784
    @dgmfasko3784 Před 2 lety +1

    Mahdsnid ustad

  • @Tyga_som77
    @Tyga_som77 Před 2 lety +2

    tanaad, ogaansho, maracadde show, ogaalka dunida,ogaal cusub, kuli waa youtuberada ugu fiican somalia. hadii aan awoodi lahaa waxaan idin wada siin lahaa best youtubers in the world. balandoora I mean

    • @shakibabdi6330
      @shakibabdi6330 Před 2 lety

      Kkkkkkkkk tanaad marka laga rebo kuwa kaale ad shegtay wa fikirkaga tas .lkn rag kale oo culus aya jira

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 Před 2 lety

    Ustaad Tanaad Legend Hore U Soco🙏🙏🙏

  • @nalajoogshaw3493
    @nalajoogshaw3493 Před 2 lety

    M.a warbixin qurux badan weye Allah yubarik boe

  • @zakariyacali2423
    @zakariyacali2423 Před 2 lety +4

    Keep going my bro

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 Před 2 lety

    Tnks macalin

  • @aminaabdilahi6560
    @aminaabdilahi6560 Před 2 lety +2

    Wll waxaad ka soo hadashaa sudan plz plz

  • @drcabdinaasirsoodaal1293
    @drcabdinaasirsoodaal1293 Před 2 lety +6

    The only chanel i get more benefit than ather somalia chenales espicailly more about countriers in the world keep going bro Allah with you and more somalia youth fallow your chanel

    • @dribros3754
      @dribros3754 Před 2 lety

      What About ogansho,RBX,maracade, ogalka dunida

    • @aydidmahamed6500
      @aydidmahamed6500 Před 4 měsíci

      ​@@dribros3754kuwas waxay ka shekeyan khiyaali iyo waxan jirin Cod macaana ma leh lkn Tanade dhan kasta waa heer sare

  • @ayubpro
    @ayubpro Před 2 lety +3

    Shugran akhiiii

  • @aydidmahamed6500
    @aydidmahamed6500 Před 4 měsíci

    Sxp wariyaha ugu wanqgsan bad tqhay xiligan Casriga ah.aad bad u mahadsantahay sxp cilmi badan bad i bartay.

  • @epraahimhassan4284
    @epraahimhassan4284 Před 2 lety +27

    Most country Serbia 🇷🇸from Somalia 🇸🇴

  • @delpalp
    @delpalp Před 2 lety

    Moha Allah bqorow horay usoco ➡️

  • @mohammedyarecadani7247
    @mohammedyarecadani7247 Před 2 lety +1

    Mudane muqaal walba aad leedahay waa daawda keep going

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 Před 2 lety

    Waa mahadsan tahay ustaad

  • @mohamedilyas3082
    @mohamedilyas3082 Před 2 lety +1

    Waad mahadsantahay 👍

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 Před 2 lety +11

    Barnaamujkani waa dhiigaal wakhti dheer ladhegaysanayo markaa waa inaad sanadka sheeto tusaale safaarada somaliya ee seerbiya waxaa lafuray 2021 oo aanad odhan waxaalafuray sanadka qofka dhegaysta 2025 markuu maqlo waxaa lafuray sanadkan xaguu uqaadayaa

    • @Tanaad
      @Tanaad  Před 2 lety +4

      waa talo wanaagsan mahadsanid

    • @sirdonmedia7093
      @sirdonmedia7093 Před 2 lety +1

      🤣waar marka aad shayso 2025kaa CZcams cidna soo geli maysso

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 Před 2 lety

    Thankz bro

  • @ahmedgurey1974
    @ahmedgurey1974 Před 2 lety +2

    tnx poe wan ku xiisney

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @haarunyare143
    @haarunyare143 Před 2 lety +2

    One tanaad

  • @nimcaanmohameddinimo8766

    My favourite channel ❤

  • @abdirizaqmoha9037
    @abdirizaqmoha9037 Před 2 lety +1

    Keep going bro

  • @lilebroofficial6578
    @lilebroofficial6578 Před 2 lety

    Tnks sidaaa waqtigagaa nogu hurtay ❤️🇸🇴

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Před 2 lety

    Thankz tanaad wax Badan kaa faaidaaa

  • @faizalbotan8008
    @faizalbotan8008 Před 2 lety +7

    Dhulkii Ay dawladihii Muslimiintu Furteen Intii ay jirtay awoodoodii Ciidan waxaa loogu magacaaba Furasho ee Maaha Gumaysi. Saa u isticmaal walaal, Adoo mahasan.

  • @iam_iprah
    @iam_iprah Před 2 lety

    Thanks pro

  • @mazincabdirahman
    @mazincabdirahman Před 2 lety +2

    Plz zhp denmark ka soo hadal🇩🇰🤕🥺

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Před 2 lety

    Tanaad tv hore usoco waan xiiseya tarikhda aduuunka

  • @abdinasirbashir890
    @abdinasirbashir890 Před 2 lety

    thanks Alot

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 Před 2 lety +2

    Tanaad 🙏👌

  • @user-nd1dj2wb6p
    @user-nd1dj2wb6p Před 2 lety +2

    Waa mahdsantahy walal tanaad channel waa kanaal waxbadan laga faaiiday dalkeena waxan jeclan lahaa inaa aad uga hadasho khayraadkiisa kala duwan sida xoolaha ,beeraha, badda shidaalka iyo macdanta mahdsnid

  • @cabdiraxmanmawliid1210
    @cabdiraxmanmawliid1210 Před 2 lety +6

    One aniga tanaad ❤️🙏🙏

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @mohasabir8826
    @mohasabir8826 Před 2 lety +7

    Ma jecli serbia maxaa yeelay waxey ladagaal santahay albania 🇦🇱 albania waa dal islaam ah aniguna majecli wax islaamka necban albania 🇦🇱 waa kufaana waana sawabta shaqiri iyo xhaka Markey goal kadhaliyaan serbia dabaaldag calanka albania 🇦🇱 u eg suubiyan ayakoona qor u qaadaya dalka islaamka quruxda badan ee albania 🇦🇱 💖 hadii aan nahnayna somali kama door saneynu diinteenna dal necban islaamka faladlan like saar oo comment kabixi hadii aan wax ka ilooway mahadsanid

    • @abdisalamahmed6038
      @abdisalamahmed6038 Před 2 lety

      Bror bor du Sverige eller Albania 🇦🇱 wadad fcn wlh dad bdn kakasaa

    • @elmanmohamed118
      @elmanmohamed118 Před rokem

      Dawlada Somalia iyo Serbia xariir diplomacy aad ufican Aya Ka dhaxeyo lkn

  • @suldanabdihassan988
    @suldanabdihassan988 Před 2 lety

    Mnsha allaaah hadii aad warbixintan ku raaxaysaty farta taag mhdsnid maclimuu tanaaad alle ha ku sharfo

  • @qureaashadnan8756
    @qureaashadnan8756 Před 2 lety

    Keep going

  • @AbdirahmanAhmedAhmed
    @AbdirahmanAhmedAhmed Před 2 lety

    Best #tanaad😍☝🏽🇸🇴

  • @waterofficial5599
    @waterofficial5599 Před 2 lety +4

    First

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @saacidabdikadirhassan768

    #Barnaamijkii3damagalo weli wan sugoyna Ustaad

  • @hamdahaji9324
    @hamdahaji9324 Před 2 lety

    Noo soo badi taariikhyada wadamada

  • @youngmoney1741
    @youngmoney1741 Před 2 lety +7

    Ne mogu da razumem somalijski jezik, ali sadržaj deluje sjajno volim Somalijce i želim da ga posetim uskoro, posebno Mogadišu ❤🇷🇸🇸🇴

  • @cadedaahir997
    @cadedaahir997 Před 2 lety +4

    Sxb Norweyn kaso hadal please 🙏

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 2 lety +1

    Boosniyaanka iyo magaalooyinkooda noo soo diyaari wall

  • @Macalumad
    @Macalumad Před 2 lety +1

    Sxp thanks .lkn fb pagaka linka isodi ugz wn mhdsanthy

  • @mohametthassanhusein4669

    Tannad m.

  • @calikaafi1400
    @calikaafi1400 Před 2 lety +1

    wax barasho looma tagi doonee tahriibka u fura

  • @a.rizakadan5560
    @a.rizakadan5560 Před 2 lety +2

    ❤️❤️Tanaad Channel❤️❤️❤️

  • @maxameddaahir8021
    @maxameddaahir8021 Před 2 lety

    @Tanaad legend

  • @abdirizaakmohamed5050

    Khaliif abdi omar waziir soo shaqeeyey

  • @upsidesalam2870
    @upsidesalam2870 Před 2 lety +1

    Serbia wa wadanka ugu muslimka neceb aduunka

  • @khadarabdirahman8802
    @khadarabdirahman8802 Před 2 lety +1

    Bro dalka Rwanda ayanu ka sugayna insha allah

  • @im7somali
    @im7somali Před 2 lety +15

    Please Egypt 🇪🇬🙏

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Před 2 lety

    Tanaad zxp music kuu saaran isheeg

  • @Goodheart148
    @Goodheart148 Před 2 lety +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @gadidgeedow5558
    @gadidgeedow5558 Před 2 lety

    ❣🤚🤚🤚

  • @abuucabaasibnuduraan1365
    @abuucabaasibnuduraan1365 Před 2 lety +1

    Luxemburg xaqiiqaHeeda waanku NolaHaY wxpana kaMa oGi

    • @lafaHore
      @lafaHore Před 2 lety

      Wall halkeen kaala soo xariiraa

  • @xaysimochannel8606
    @xaysimochannel8606 Před 2 lety

    Asc tanaad channel austria 🇦🇹 next week

  • @eastsanaagmedia972
    @eastsanaagmedia972 Před 2 lety

    wasatadad aad baan ku salmay love igu sharaf

  • @ibrahimdahir3607
    @ibrahimdahir3607 Před 2 lety +1

    Bro next natherland

  • @amiinabdinasir1765
    @amiinabdinasir1765 Před 2 lety

    Ethiopia next please

  • @ayandhalxash8265
    @ayandhalxash8265 Před 8 měsíci

    Serbia 🇷🇸 ma yurub baa

  • @xaliimocismaan5264
    @xaliimocismaan5264 Před 2 lety

    Next Austria please

  • @Shavinho-ne2zo
    @Shavinho-ne2zo Před 2 lety +2

    Bro kaso hadal Bosnia and Herzegovina 🇹🇰

  • @abdirahman9876
    @abdirahman9876 Před 2 lety +4

    Horay usoco wll tanaad nabiga kusali scw

    • @24hours10
      @24hours10 Před 2 lety +1

      Serbia diyaar ma tahay ?.......
      czcams.com/video/0Qzcz_XjcHM/video.html

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Před 2 lety +1

      Csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw csw cswN.N.K H

  • @apdirahmaan2251
    @apdirahmaan2251 Před 2 lety +4

    Ireland 🇮🇪 next please

    • @cilowcali4537
      @cilowcali4537 Před 2 lety

      Masha Allah Ireland cadow aya dadkaga laku keen ano yar aya l.
      Keenay mida kle Af somaliga qoradiisa xada wey iku adag thy❤❤❤❤❤

    • @SaidAhmed-bd5bs
      @SaidAhmed-bd5bs Před 2 lety

      Maxa kawadaa laguma fahmayo wll

  • @qalbidayaxqlbidayxqlbidayx7614

    Caanaha dameerka waa macaan caadi ma ahan

  • @apzhiirmo4570
    @apzhiirmo4570 Před 2 lety

    Shp qaali alle ayaa cod macan ayad tallet ayad uu ledahay adigo oo aana wajigag la arag ayay dadku ku watana marka garo inaa aada cod macan ledahay soo badii barmajiyada shp ku cajiiso

  • @Abdirahmaan_1
    @Abdirahmaan_1 Před 2 lety +2

    brother vedio yada nagu so yaresee ayamhan

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Před 2 lety +4

    Passportka somalia 🇸🇴 Wa lagu tagi karaa 😅😅.
    Maalin dhow ayan tagaya Europe noo fuduudatay somaliyey 🤪🤪

  • @kaafijunior7324
    @kaafijunior7324 Před 2 lety +3

    WALALHENA TURKI IYO WLALAHENA CUSUB SERBIA MAR DHOW ISKA FILO 🇸🇴🇸🇰🇹🇳😂😂

  • @elmiisma2528
    @elmiisma2528 Před 2 lety

    Father of geografy

  • @zaciimamacalin3820
    @zaciimamacalin3820 Před 2 lety

    Pleaz next egypt🇪🇬

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Před 2 lety

    Next Leshoto kaabe🥰

  • @kartida
    @kartida Před rokem

    Yaan caana dameer aaa

  • @awilisse7870
    @awilisse7870 Před 2 lety +6

    Somalida reerka ugu dhaqashada badan dameeraha u share gareeya videogan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 2 lety

      Wn ku fahamny sxb hhh

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 Před 2 lety

      @@Akhyaar142 reerkaga miyaa dhaqda wll

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 Před 2 lety

      @@Akhyaar142 mida kale magac reer dhan leyihiin baa la baxaysa yaa kuu fasaxay

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Před 2 lety

      @@awilisse7870 cid miyan fasax ka dona anigaba fasax layga qata

    • @awilisse7870
      @awilisse7870 Před 2 lety

      @@Akhyaar142 adigoo ah mj miyaa tahay wll

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Před 2 lety

    Serbia waa dal wayn oo ka mida ahaa midowgii sovietka🙌🙌👏

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 Před 2 lety

    Wll Irland 🇮🇪 soo gudbi

  • @ahmednuur1585
    @ahmednuur1585 Před 2 lety

    Nimanja matic

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 Před 2 lety +1

    Fadlan kasoo hadal Sweden

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Před 2 lety

    Tanaad channel run ahaantii Waa channel aad uu ficaan kana hadal wxa hada tagan socdana loona bahanyahay. Aniga shakhsiyaan aad uguu bahan inaan wax ka ogaado dalkan 🇷🇸 ama Serbia waana xooog loo bahan yahay qof waliba oo dananay arinkaaas

  • @hayaatabdirasaqhassan431

    Plz Ireland 🇮🇪 ka soo hadal walal🙏

  • @mohamedxuseenoficial1098
    @mohamedxuseenoficial1098 Před 2 lety +2

    Sxb sijogto ah noogu soo gudbi casharka

  • @deeqnuur466
    @deeqnuur466 Před 2 lety

    Sida aad warbixinta udulmarto waa cajiib👌