Wararkii ugu Danbeeyey Madaxweynaha Soomaaliya oo laga dalbanayo inuu Iscasilo kadib Fashilka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 39

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před měsícem +3

    Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan moryan amiin 🤲😢

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Před měsícem +2

    Xasan.shekh.warkiisa
    Waa.lacag.ayuubaa.u.daran
    Dad.iyo.dal.dan.kamalaha

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Před měsícem +1

    Soomaaliyey jarertan wadanka aanka bursano bahaladaan subxanallah😢

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 Před měsícem

    waadmahadsantahay walal

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Před měsícem

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Před měsícem

    Wxan Dowlad mah wa jabxad umada Allah ka khabta khainka garguurte

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Před měsícem

    Oky

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax Před měsícem

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dadka iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiomar489
    @abdiomar489 Před měsícem +2

    Caqli Daarood , Waa Kaas
    Farmaajo Waxeey dhaheen.
    Waa .NABI
    Qabyaalad iyo .Xaasidnimo
    Qiiro Japaan iyo .Wadaniyad Been
    eh
    2024 , Waxaas ma shaqeenayaan
    Ee iska Aamus , Eeboow

    • @mahdibashi6504
      @mahdibashi6504 Před měsícem +1

      Nin wax bdn og

    • @rashiidisack2844
      @rashiidisack2844 Před měsícem

      Sxb intaas ad ogtahay haday hawiye ogaan lahayeen lama gadeen darood waliga ha aaminin

    • @superfun1819
      @superfun1819 Před měsícem

      Hawiye Alshabaab aad kbuuxdan kabaxa.
      Darood Somalia isagaa leh🇸🇴intkle darood naceeb. Baqtiya

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem

    Xasan sheekh inuu is casilo iska daaye waji kabnimadiisa wuxuu doonayaa kuddo kroorsi iyo in uu dalk As ku wareejiyo ama qalalaase uga tago siduu hadda ku wado.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před měsícem

    Xasan sheikh carabtii Dubai ee maryaha waynayd markii la laayey waa cisbitalka kasoo tacsiyeey

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Před měsícem

    Doqon, walee inaan waligaa ciil kaa dhamanayn

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 Před měsícem

      Runtaan Miyaad dideyasaa ma ihe darood Stupid

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 Před měsícem

    Qaatumo oo xasan Ka codsatay iscasilaad lkn qaatumo ma oga weli ineeysan maamul noqon noqona doonin

  • @homeh3455
    @homeh3455 Před měsícem +1

    Maantana xasan sh dadkii masaakiinta ahaa ayuu kaga dabatagay ceelasha biyaha oo uu guryihii ka saaray oo uu ka bur buriyay xasan waa musiibo loo soo diray dalka iyo dadka

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Před měsícem

    Magar xasan ma xasnsheekh maxamuud isoo wac hadaad madaxweynaha tahy

  • @ashawooo
    @ashawooo Před měsícem

    Asakar maha waa baabina umada Somaliya amista maha ha la dacaway nacalada Somalia 🇸🇴 illahaya ba uu maqana

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd Před měsícem

    Hambalyo

  • @mohameddiriye4725
    @mohameddiriye4725 Před měsícem

    Armour hadana yiraaha anaa musharaxa maadaama uu qalqalsanyahay kk

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🤣❤️😆😆😂😆Waa war farxad badan 😂😆❤️🇸🇴Waa war aan sugeeney Waqti badan 😂👍🇸🇴💯❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 Před měsícem

    Troum

  • @khadijaabdalla7192
    @khadijaabdalla7192 Před měsícem

    Xasan aragtaa ama maqashaa wuxuu baadi goobayaa Lacag gudo iyo dibadba ilaa qabuurihii uu soo qufo, weli ma dhergin.
    Illaahay kuma calfo Xasan Sheekh Maxamuud, lacagta aad meel walba u gashid, hadhergin oo ha dhiganin hana calfanin, illaahay baan ku baryay. XASBUNNULLAAHI WA NICMAL WAKIIL. حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 Před měsícem

    Nin xiil qaday eed qaad ee ninka lagucayo tiirso ninka lagu amano ha tirsan geesiigu iin lagama wayo

  • @eljey.Tailor
    @eljey.Tailor Před měsícem

    Waxaa hubaal ah in Madaxweynaha Mareykanka uu ka tanaasulay olalahis diba udorashad tani waadano siyasaded xisbiga dimuquradiga waxey wayen codenta dadka muslminta balse mdonayan ineya wayan dadka Africikanka tani saa diyasda logu hortagayo Donal turam hadey dhacdo waxey naqan donta marki ugu horeyi dalka marekanka in ka taliso naga balak hhhhh

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před měsícem

    Kamala kama adkaan karto trump

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 Před měsícem

    Waligeed mareykan Naag madaxweyne kama noqon kamana noqondoonta hadii aysan democrats qofkale la iman ee doorashada utartamo sidaa ayay daaqada oga bexeen Republicans na xukumada ula wareerigi doonnaan!

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l Před měsícem

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️ Xasan wuxu Fashilmay 👍🇸🇴❤️🇸🇴🤣🤣🤣😂👍👍👍👍👍 Waxaan Dowlad luguma tilmaami karo 👍🤣🇸🇴👍🤣🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴

  • @khadarcadami1956
    @khadarcadami1956 Před měsícem

    Xasan ku was ,muu ku qabaa xasan waadigan magaciisa ku suuxee, niyow waxani muxu ahaa xasan iyo muuse ma adeeradada cusub baa naanaab yahow qobyaaladu madax martay ay mj ah waanu ku fahan sanahay

  • @SofiaHanson
    @SofiaHanson Před měsícem

    As usual your news is a click bait. You never talk about the topic 😢.

  • @user-ux9dp9sv6u
    @user-ux9dp9sv6u Před měsícem

    Wararka faraha badan iska yaree waxaad ku soo koobtaa afar war laba gelinka hore ah iyo gelinka dambe .waayo (views)baad u baahan tahay wararkaas faraha badanina ma heli karaan views badan.

  • @bmgmohamed4289
    @bmgmohamed4289 Před měsícem

    Xasan sheikh hana dhaafo

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 Před měsícem +1

    Csw csw csw❤❤❤

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před měsícem

    Siiwaanagsaan omah qaalmo

  • @xasanjamac855
    @xasanjamac855 Před měsícem

    Fatal fatal dhalay pabyaali ducufa ayaad tahay