FARIIN | ISLII IYO GANACSIGEENA WAA IN AAN DIFAACANAA || SH ABDULLAHI AYBAKAR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Komentáře • 22

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 4 dny +4

    KUSALIYA NABIGEENA MUXMED..SCW SCW SCW

  • @shakra5104
    @shakra5104 Před 4 dny +1

    shiiqow jileec nagadaa inta wx leh waxoda ha difacda inta faqirinta ha seexdan

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 Před 4 dny

      Maanta hadaan lawada difaacan hantidaas ay ku noolyihiin malaayiin Soomali isugu jirta kuwa iska leh ganacsigaas iyo inta qafiirka aad sheegeesid laakiin intooda badan ku hoos nool. Ogow maanta waa dukaamada laakiin hadaan maanta yac la iska dhihin beri waxay tagi doontaa in guryaha la boobo oo dumarka iyo ciyaalka la kufsado.....

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 4 dny +1

    Maalkaagii maaha ! Haduu xalaal yahay wuu kuu nabadgeli lahaa ! Waa maal
    dagaal oogayaal, argagixiso, budhcad badeed iyo budhcad dhuuleed Somaalia iyo masaajidada Europe iyo Maraykan ay ka soo dhaceen iminkana tuug ka sii daran oo lacagtaa lala soo doontay ay ka sii dhaceen !

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před 4 dny +1

    Alaha xoreeyo soomaali galbeed iyo nfdh allahuma aamiin

    • @falisa576
      @falisa576 Před 4 dny +1

      Dal aadan lahayni wa dareen ku joog.
      Maalkoda iyo naftodaba Allaha u bad
      Baadsho umada somaliyeed

  • @FowsiyoIbrahim-pb6wi
    @FowsiyoIbrahim-pb6wi Před 3 dny +1

    Wadan adoomey isku dha dhajiya waa tan wey yar tahay tan soo socota ka daran suga

  • @KhadraCumar-xn2wz
    @KhadraCumar-xn2wz Před 3 dny

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před 4 dny +1

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama caleyhi salaatu wa salaam

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y Před 3 dny

    Dal adan lahayn ayad dhisatay kagina wad gubaysaa marka shikhaw mesha martibad ku ahayde awalba dalkagi mu ahayn dalkina dhista oo nabad ku joga😂

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 4 dny

    Qaali ladan tukaankeda waa in laga soo ceshaa kenyatiga

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z Před 4 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IkraanIlyas-cx5hj
    @IkraanIlyas-cx5hj Před 4 dny +1

    Soryy😰

  • @IkraanIlyas-cx5hj
    @IkraanIlyas-cx5hj Před 4 dny +1

    😰😰

  • @maryan1642
    @maryan1642 Před 4 dny +1

    Hhhhhh diinta iyo ehelkeedaa difaac kaaga baahan

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 Před 4 dny +1

    Maalkaan qaarkiis zako lagamaboxjyo Somali tabaalaysana laguma caawiyo. Ee ku wacyi gali in kuwa waxaysto ay caawiyaan umada tabaalaysan, amnigana ay lacagbadan ku bixiyaan. Islii hayeelata 2000 oo ah private security.

  • @marshalvandam
    @marshalvandam Před 4 dny

    jaahilkan wan ku qoslay war naafta iyo lacagta iskuma dhigman ya jaahil lacag lama diifaaco ee naafta ka muhimsan oo la diifaaca lakin qofki jaahilkan taalo ka qaata baa qasaaray

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 3 dny

    Maxay Kenyanku u dhici waayeen Hindida Kenya degan? Aniga waxay ila tahay dawlada kenya ayaa difaacda asianka, oo ciidamo ilaaliya geysa meelaha ay Nairobi ka degan yihiin, iyaguna way is difaacaan.
    Markaa waa in somaaliduna sidaas sameeyaan, oo dadka u xil saaran Islee ee loo doortay ay police ilaaliya weydiistaan dawlada