AMINA FARAH - CISHA AAN TAGAAN CABAAR DAAWADOO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024
  • AMINA FARAH - CISHA AAN TAGAAN CABAAR DAAWADOO

Komentáře • 35

  • @hassanoumalkaire4257
    @hassanoumalkaire4257 Před 8 dny +1

    Aska iyo janada wa lagu duceysta 🇩🇯❤️❤️ allow dhowr Ali sabieh iyo jabuuti mon pays miss you so much🥰🇩🇯🇩🇯

  • @user-be8wq2tm2o
    @user-be8wq2tm2o Před 9 měsíci +29

    hesta wakahelay wlh gabar yaro tartanka jabuti kaso qeyb galeeso bankazo arkay😢

  • @mahdimahamoud7962
    @mahdimahamoud7962 Před 9 měsíci +3

    Ma région natale que le bon Dieu te réserve du mal , miss 😢you so much. Love you Ali Sabieh❤❤❤

  • @hassanmehdi4247
    @hassanmehdi4247 Před 9 měsíci +4

    Merci amina farah belle chanson pour une bonne ville 🙏🙏🙏🙏

  • @HamzaMed-fm4ty
    @HamzaMed-fm4ty Před 2 měsíci

    Mon pays natal Djibouti 🇩🇯 que Dieu vous preserve du mal des malfaiteurs 😢😢

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 Před 3 měsíci +1

    One day i will visit ASKA In Sha Allah

  • @abdillahihollandis7481
    @abdillahihollandis7481 Před 9 měsíci +1

    HEESTA CALI SABIIX EE AMINA FAARAX . WAA MIDHIHII ABWAANKA XASAN GANEY . ❤❤❤😊😊

  • @RuqiyaAaden-uc1dv
    @RuqiyaAaden-uc1dv Před 9 měsíci +7

    Tartanka jbti gabadh aad ugu luqaynysan kaso arkay wwww

    • @user-nr8ey2xh4q
      @user-nr8ey2xh4q Před 9 měsíci +2

      Ani xtaa kula.mid ayaan ahay❤

    • @RuqiyaAaden-uc1dv
      @RuqiyaAaden-uc1dv Před 8 měsíci

      ​@@user-nr8ey2xh4q gabdhi ban raba wall codkega wan wayey hadan dib ubadhoo halken ka hela

  • @cismaanmaxamuud4565
    @cismaanmaxamuud4565 Před 9 měsíci +6

    Heestan inan baa i jeclaysiisay ee reer calisabiixoow iga soo gar baxa😢

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před 9 měsíci +2

      Noogu imo cali sabiix inaadeer, soo dhaweyn taad la tacajabi😊

  • @ayanlexuzzen1566
    @ayanlexuzzen1566 Před 9 měsíci +5

    From tik tok inta kasoo aragtay😂😂😂😂🥺

  • @najxjeego6733
    @najxjeego6733 Před 9 měsíci +4

    Gabar qadaysa arky wajecladay hesta😢

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Před 9 měsíci

      Cali-sabiixna inoogu gaalay, waynu kusoo dhawaynaynaa. 😊

    • @Arwakhadar-nb1jn
      @Arwakhadar-nb1jn Před 9 měsíci

      Tayar ayaa kaga cod macanba waaw waa hees

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 Před 9 měsíci +5

    Djib Talent kaso arkay
    Salamulah aska

  • @Naciima-ii7cb
    @Naciima-ii7cb Před 9 měsíci +2

    Cisho aan tagaan cabar dawado caqligiyo indhuhu way laa cashabeen ❤🥺🫶🏻

  • @shamsemahdi3686
    @shamsemahdi3686 Před 4 měsíci +2

    Calisabiix wali ma arag hadana wan jeclahay wlhi from qoraxjoog😂

  • @shamsemahdi3686
    @shamsemahdi3686 Před 4 měsíci +2

    Inta gabadhi yarayd ee djibouti got tallent tartamaysay kasoo aragty fartah😂😢

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 Před 9 měsíci +3

    Alla hobeey hobaaligayeey hoobey
    Alla hobeey hobaaligayeey hoobey
    Tii oo ali sabiix cirku helay aroor
    Oo ceeryada carcaryada fadhida
    Doxyada cartamay cidhifka gashen
    Cadayguna barkaday cadeedina tidhi
    Ana ii cugoo kuu culay madow
    Ku cidaato casku diirsato
    Kuwa caadato

  • @inabinab4940
    @inabinab4940 Před 2 měsíci

    Axya hees islanta ciyar ma aha niyow amina farax wabar boqortoyo

  • @sahraaden7715
    @sahraaden7715 Před 9 měsíci +5

    Heestan hda views keeda bdanya

  • @aminaabdallah2819
    @aminaabdallah2819 Před 8 měsíci

    I love you aska ma ville natal

  • @user-cn7up4yi5f
    @user-cn7up4yi5f Před 9 měsíci

    I love you Ali sabieh

  • @miigantolsan8819
    @miigantolsan8819 Před 9 měsíci

    Caska the best!

  • @sikiehdjimaleh
    @sikiehdjimaleh Před 7 měsíci

    Aay
    😊😊😊😊

  • @waisifrah8290
    @waisifrah8290 Před 9 měsíci

    ❤eesh❤cala❤hees🎉

  • @alibarkhadali4444
    @alibarkhadali4444 Před 9 měsíci

    Eesh cala hees

  • @AbdikamilFarah
    @AbdikamilFarah Před 9 měsíci

    Habra yartey

  • @mohxofficiel9457
    @mohxofficiel9457 Před 9 měsíci

    From jeune talent 3😅

  • @cabdiraxmaantimacade4494
    @cabdiraxmaantimacade4494 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤