Dhacdo ugub ah - Waxaa lagu waayay inta u dhaxeyso Afgooye iyo Muqdisho

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 220

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Před rokem +11

    Waa Qiso cabsi badan sababto ah Afgooye ilaa celasha inta u dhexesay waxuu yiri wax dhib ah kama jirin xataa hadday dhib ama dilay ama afduub hadduu ka dhici lahaay waa la maqli lahaa wax kale jiro Alla og Dadkasna Hadday dhintay Allah ha u naxariisto hadday noolyihiin Alla ha soo ifiiyo 😭waxaa soo xasuustay Qiso maamo deriskena ku dhacday

    • @ibrahimdiis4595
      @ibrahimdiis4595 Před rokem +1

      ilama aha iney nolyihin. . .wayo 2008 wa waqti aad udheer

  • @daafeedowchannel4056
    @daafeedowchannel4056 Před rokem +7

    Adeerka qarniga Maasha alaaah inaan ku arko mudo kadib waaa farxad waa alle mahadii

  • @Anabeeyyyy
    @Anabeeyyyy Před rokem +5

    Qisadaan cml wxy ku dhacdy Habayrtey🥺 2021dii, Wiilkeeda oo waxaro bannka kaso celi layiri ilaa hda warkiisa lama haayo xtaa raadkis Ia walaa wayey😭 Location Seero, gedo somalia🥺

  • @abdullahihassanahmed3477

    Ilaahey waxba kama ahan inuu ayagoo bad qabo keeno. Qoys ka ee ka maqan yihiin intaas qalbiga allaah u qaboojiyo. Yaa Allaah.

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Před rokem +11

    ❤❤❤ Masha Allah Waa lagu yaqaan sh Abukar Waa Reer Marko cadeey xarun ayuub maama maana xaajoow ❤❤❤ Allah u naxariisto

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před rokem +9

    Maashaa Allah barnamijkiina aad buu ufiican yahay horay usoco

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Před rokem +3

    Allow soosahal yaarabi

  • @abukarali5564
    @abukarali5564 Před rokem +2

    Wariye Ayaanle Xuseen mahadsanid

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 Před rokem +11

    Miskin wlhi waa wax laga xumado insha allah ilahey wadan keena inuu noo xasiliyo waxbo lama ahan 😢 💔🥲

  • @ayuusha3894
    @ayuusha3894 Před rokem +6

    Wa run Daadkas ila hada walaya ani waxan ilawaye ay Fadumo xajo qof ad u fican bey ahahedey u naxaaris badan 😢😭

  • @axmedmaxamed7669
    @axmedmaxamed7669 Před rokem +9

    Siday ku ogaadeen qoladii diyaaradu in abukar aanu saarnayn gaadhiga la waayay
    #ayaa idaacadaha u shaaegay in gaadhi hayadi lee dahay iyo shaqalahiiba la wayay
    # shirkaha telefoonada ma la tagay oo ma la waydiiyay halkui u danbays ee telefonada lagu bakhtiyay
    # inankaa raacay ee aan shaqalaha ka midka hayn ee uu magaciisa garan wayay halkuu ka raacay
    ma la raadiyay xogtiisii
    Wax badan baa QARSOON
    VISAHII TALYAANAIGA MA LAGU SOO GALAY

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix Před rokem +1

      SU, AA,LAHAAS IYO KUWO KALOO BADAN AYAA QALBIGEENA KA GUUXAYA OO JAWAAB AAN UGA FADHINO NINKAN LA WAREYSTAY IYO DADKII LA SOCDAY
      WAXAAN MAR LABAAD KA CODSANEYNAA HANOOLAATO INUU WAREYSIBKU CELIYO NINKAAN UNA YEERO DADKII KALOO LA SOCDAY

    • @tukusom
      @tukusom Před rokem

      @@tj-mi2ix sax waye

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 Před rokem +3

    ALLE HA IDIIN BOOGA DHAYO SAMIR IYO IIMAALMN ALLAHA IDINSIIYO.AAMIIN

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Před rokem +17

    Wiilka wadada idinka soo raacay maxaa raadkiisa u raadi,weyseen waxaa laga yaabaa inuu la shaqaynaaye tankale u maleymaayo in ay noolyihiin dadkaas

    • @ibrahimdiis4595
      @ibrahimdiis4595 Před rokem

      Aniga koley sualo badan o halkan wareysiga lagu weydinin wan weydin laha. Wankula qaba 100kiba 100 in dadkasi noleyn

  • @muniirofarrah1556
    @muniirofarrah1556 Před rokem +7

    Xanuun badan buu dareemayaa Odayga Waa dhaawac kuwayn Ee Allaha sahlo

  • @mohameddeeq5827
    @mohameddeeq5827 Před rokem +9

    Masha Allah my brother AYAANLE nin Karti leh hadana waxa tahay saxafi wadani ah waxan kuleeyahay TAARIIKHDA SOOMAALIYA ayaa kuxusi doonta walalkay aan ilaahay dartiis ujeclahay horay usoco ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA waxan kagabaryay ilxun inaysan kuarag

    • @hassanliban4204
      @hassanliban4204 Před rokem

      0000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000.000000

  • @fahima6666
    @fahima6666 Před rokem +14

    Aad baan ugu Wii today Walaahi waana Ka xumahay ilaah ha sahlo maskin Walaahi dadkeena wey dhamaden😭🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před rokem +4

    Subxanaallah babuurkii xitaa yaan ajiib samiir allaha ka siiyo waa calool xumo ninkan haysata allaha u gar garo nolol iyo geerliba

  • @waryaamedia8000
    @waryaamedia8000 Před rokem +23

    Dadka intaas oo qofa oo waqtiga intaas le’eg lalayahay in warkoodu daily loo maqlo ayay aheed
    Manta ka hor mana maqlin
    Information badan baa qarsoon siday ila tahay
    Allah unaxariisto haday dhinteen Allaha saqiro haday noolyihiin

    • @Liidibeacg65
      @Liidibeacg65 Před rokem

      Mudo badan laga jooga cid ogna maleh waa cawaanimo bbcda xataa muu kasheeko

    • @umunishaad5959
      @umunishaad5959 Před rokem +1

      Wa waxa xaqiiqo ah allh ba og sidee waxa udhaceen

    • @safiyoiikar6530
      @safiyoiikar6530 Před rokem +2

      @@Liidibeacg65 War waqtigas bbc muqal ah oo sawiradoda laga soo dayo ma jirin maqal kaliya ayu aha wana laga baafiyay Radiyaha ilaa kuwa talyaaniga oo maqal iyo muqalbo leh xita waxa lo tagay moryantii isbaroyinka fadhiday oo dhan lana weydiyay waxna iska mey so bedalin teda kle waqtigas sidan loma ilbaxsanayn oo hada qofkii dhumo ama la wayo dhaqso aya lagu heli kara lkn waaga wey adkeyd in dhaqso lagu helo hadane waxa la layahay hal qof maha oo fudud sida lagu helo ee waa dad badan weyna ka adag tahay halka qof, Marka inta ka badan maxa la sameya oo duco ahayn iyo Alle bari in kasto mar walbo lo bahan yahay in Allah la baryo iyo Ducodiisa iyo Raxmadiisa asiga wax walbo awoode haday nol yihiin Allah nabad keno guryahoda haday dhintena Allah Unaxriisto.🤲🏼🙏🏻😢🤔

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před rokem +4

    ASC inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajacuun ayaanloow, isratliin cabdule caruush meelbaan ku wada kornay alaha u naxariisto janadii fordoowso alaha geliyo istarliin magaca runtaa Waa shugri cabdule caruush alaha u raxmado waala dilay

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +1

    Masha alah wariye anyanle

  • @dhhol77
    @dhhol77 Před rokem +4

    Wax walba wey nagu dhaceen Allow adaaa weyno waxid ah💔😭😭

  • @bulshaawiofficial2725
    @bulshaawiofficial2725 Před rokem +2

    Somalia 🇸🇴 barmuuda ka xun

  • @khadarhussen4752
    @khadarhussen4752 Před rokem +2

    Soomaaliya sad history kuma yara☺️😭

  • @MsLajecel
    @MsLajecel Před rokem +26

    Soomaalida qof kastoo nacfi leh oo masaakiinta iyo danyarta caawiyo waa la dilaa. Nasiib darrada ugu weyn ee na heysata waa taas, tan ilaa maanta culimada, dhaqaatiirta, iyo qof kasta oo wax tar leh waa la laayaa. Rabbi kama qarsana kuwa diley dadkaas. Aakhiraa cadaalad la helaa.😢

    • @abdisalangure616
      @abdisalangure616 Před rokem

      @anab you are right there are many senseless killings in Somalia, lakin the question is it is known so and so was killed coz of this and that or he or she was killed because of clan animosity and revenge or so so clueless Morian children killed him or her for grid. Or at least a reason .not simy 5guys with their vehicle all missing no trace of vehicle and people for 13 yrs not even a clue.....if it is the clan who live between xamar city and the Wells what motivates them to hide the murder .those guys who lived at those places would kill and don't care and live the body rot or eaten by animals ......I don't buy the story of the old man lakini Allah knows best .May Allah forgive us all.

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 Před rokem +1

      Waxanu ku qiyaasi karaa cadowga somalida in ay gaslo tahayna waan danisanahay

    • @maxamedcali8634
      @maxamedcali8634 Před rokem

      Waahi areeka waa ardaada

    • @maxamedcali8634
      @maxamedcali8634 Před rokem

      Waalaahi aniga ayaa kamidah arayda wfl

  • @maganiyodiini4146
    @maganiyodiini4146 Před rokem +2

    Xanun waaye xitaaa gaarigiii meel laguma shegin wlhi si dhab ah ayey ii taabatay dowlado ayaa naga shaqeestay oo ilaa waxgaradkiii culamadii iyo dhalinyaradii baabah naga dhigay Arinkaan Waxaa inoolaburburshay Naf iyo dalba sidaasi waxan u leeyahay waxan la kulmay mudo 5sano ka hore ah NIN ciidanka amozon 1993 waxune ii sheegay Somalia in dowlado badan kusoduuleen si eey u burburshaan dhaman dadka iyo dalakaba anagane waxeyrabeen iney nafashiliyaan waane ugu sootagnay Somalia maadaama 2dii masuul ee xiligaasi jirtay nagalasoomaray waane is lahaa in ilaa hada DALKA usan dagin markaan weydiyay isheeg DALKA ka waxuu igu 1yurup iyo Ethiopië

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +1

    Alaha u naxaristo

  • @naimomohamed61
    @naimomohamed61 Před rokem +7

    Arinkaan macado. Koley waxbaa qarsoon lkn wuu soo bixidoona.

  • @awaysahmed8543
    @awaysahmed8543 Před rokem +3

    Adeer maashaa allaah weli weyno xusuusanaa dhacdada ku dhacday waalidiintayna la waaysan yahay ilaa iminka adeer noolaaw nabad ku noolaaw

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +1

    Xasbunulah wanimco wakil somaliyey dadka nacwiya maxaa loodilaa ilahow naga qabo amiin

  • @raxmoshekhxasanbarsane7638

    Aniga waxaan dhihi karaa talyaaniga iyo dhagartiisa lee waaye indheer garadka in ladhameeyo

  • @abdisalangure616
    @abdisalangure616 Před rokem +13

    Ayanle I suggest this man should be arrested and investigated .his story has a lot of loopholes and the way he is answering questions and his replies not satisfactory ....I wonder why he had travel to Italy next day when all 6 colleagues are away and missing .I wonder why he had to ask the lady to pro eed he will collect the bag on her behalf.o.k why didn't he wait in Mogadishu for further investigation why was the hurry to go to Italy. Also if fatuma was among g the people to negotiate for funding ad he says ,now that she went missing why was the flight not cancelled.Allah knows best Mr ayanle this Oldman together with that Italian NGO should be summoned ,onvestigated and prosecuted by nasty international and the somali go erect I tell you his story is not adding up sir.

    • @foosk9260
      @foosk9260 Před rokem +3

      Waaba iska cadahay ninkaan in uu danbiga wax ka ogyahay

    • @Samawade25
      @Samawade25 Před rokem +2

      Mr gure ninkan sheekadiisa bilow illaa dhamaad dhegeyso Arin kaculus oo uusan waxba kaqabankarin ayaa ku dhacday nin victim ah inaad tuhunto waa arin aanan fiicnayn, Majirin dowlad baarikartay wixii dhacay mooryaantii isbaarada utiilay ama urur diimeedyadii waddanka kajiray gacmahooda ayay kumaqanyihiin.

    • @quenqadra2788
      @quenqadra2788 Před rokem +2

      Mr guure allah wuxu dhahy malada qaarkeed danbi waaye this oldman is victim 😑 haku danbaabin.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b Před rokem

      Nope, you already blaming the victim ❗ gure ceelasha biyaha isaabro ku taaley kkkk

    • @saidismail2854
      @saidismail2854 Před rokem +1

      Look this man’s ayes when Ayanle was making a note, the man is keep looking and wondering what Ayanle wrote and that makes me suspicious of this man

  • @leylaaliisgoowe7242
    @leylaaliisgoowe7242 Před rokem +2

    Subxaan Allah calol xanun waaye 💔🇸🇴😥

  • @xabiibonuur3454
    @xabiibonuur3454 Před rokem +1

    Allha u naxiista fadumo haveen beey noo soo martiday xamar😭

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Před rokem +2

    Ayaanle. Waa ku salaamey.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +3

    Asc ayaanle.xusen kheyr sheeg cajiib abuukar dhacdo xanuun badan buu warkeeda hayaa

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Před rokem +9

    Dadkaas waxaa laga yaabaa dadkii ay la shaqeeynaayay lee laga yaabaa in ay ku maqanyihiin,waayo dad wado lagu afduubtay hadii hub lagu afduubtay dad ayaa maqlilahaa kuwa kale ayaa arki lahaa ee dad aysan dhib ka filayn ayaa laga yaabaa inay meel uga yeereen oo sidaas ku af duubteen oo ay geesteen meel indhaha dadka ka fog ,

  • @mohamedabdi7512
    @mohamedabdi7512 Před rokem +1

    Masha alh

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 Před rokem +2

    Sheekadan wax badan ayaa ku duugan dadkii iyo gaadhiiba in hal mar la waayo. Wiilkii wadada ka soo raacay yuu ahaa. Odaygu siduu sheegay idaacadaha mayna iyagu u sheegin ee halkay Akhbaarta dadka la wayay ka heleen Illahay ayaa wax naga og balse. waa Arin murugu leh

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Před rokem +4

    Allaha u sahlo adeer

  • @inatable5255
    @inatable5255 Před rokem +1

    Cajiib Aduun Casri Ah,Qof Ayaa Dad Leynaayo Iska Qofkii Ayaa Soo Fariisanaayo Kadibna Is Oysiinaayo.Aqligeyga Doqonka Ah Ma Aamini Karo Hadalka Ninkaan.😭😭😭😭.

  • @abdixaliim
    @abdixaliim Před rokem

    Alle ha u naxariisto

  • @loosh8071
    @loosh8071 Před rokem +3

    Very sad 😔 history

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před rokem +3

    Subxaanallah inaalilaahi wainaaileyhi Raajacuun Allow u naxariiso umadaada yaawaduud Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭 Walaahay waa arin Xanuun badan Subxaanallah

  • @abdishire1449
    @abdishire1449 Před rokem +9

    Afgoye to ceelasha biyaha intii isbaaro u tiilay baa dadka loo haysta

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Před rokem

      Isbaaro arintu ka wayn 😪dawlada talyaaniga ka danbaysa

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 Před rokem +5

    Miskiin walaahi. Nafti Qofka Somaliga wey qiimo beeshay

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 Před rokem +8

    Asc walaal, polisku marku danbi barayo aduunka wuxu dhaha dadka dhintay ya faido ku qaba dhimashadoda!
    Dadkan waxaa Ka dhexeya shaqada hayada, Markaa dad hayada Ka shaqeya unbaa Arinta ku luglee. Wana arin lagaso shaqeeyeey, kidis maha. wana ladilay, baburkana wa labadali kara!

  • @needmybest5258
    @needmybest5258 Před rokem +4

    illaho Peace dadkeena iyo wadanka Siyo.

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 Před rokem +3

    Waa cajiib arintani 2008 5 qof in ilaa iyo hada lawaayo

  • @ibrahimabshir7311
    @ibrahimabshir7311 Před rokem +3

    Waa taariiq lama ilaawaan ah runtii

  • @abdifataax3584
    @abdifataax3584 Před 4 měsíci

    2008 ayeeyo fadumo xajow ila hatan 2024 meel kuma sheegno

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Před rokem +12

    Hanoolaato xaajiga ku capita dhakhtar cilmi nafsiya ku caawiya inuu aado Inshaa Allah Rabi Samir hakusiiyo Aamiin

    • @mohamedSagal
      @mohamedSagal Před rokem

      Dhaqtar cilmi nafsi maxuu taraa qof Muslim ah waxaa ku Filan ayaadka ilaahay iyo qadar oo uu rumeeyo
      Hadii ka Filan waydo adoo sheikh u dar daarmo samirka iyo imaan ka u geeyo adoi dhaho laqaatay

    • @nimojirde8252
      @nimojirde8252 Před rokem +2

      @@mohamedSagal walaal adigoo Allah aaminsan kitaabkiisana gacanta ku haysa Ayaa hadana lagu yiri u tag dhakhtar oo raadi wixii aad caafimaad ka heleyso Quraanka ducada ito Dotorkaba ha isku eego Allu Aclam

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 Před rokem +4

    Allah haso dhaweeyo

  • @Al-muslim1
    @Al-muslim1 Před rokem +4

    ALE HA SAHLO AMUURAHA

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před rokem +4

    Wlhy wa xanun dad an nolol iyo geri midna lagu hayn wa masiboyinka u dalku dhibatada uga bixi la yahay inte hoyo murugo la nol o ubadkedi mel ku ogayn dadkan waxa laga yaba in ladilay wayo wagas wadanka ad ayu u qasna xisabi iyo cadaladba akhiray taal

  • @sahalcade9089
    @sahalcade9089 Před rokem +4

    Runta markii laga hadlo dalkeena Sharci kama jiro

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před rokem +1

    Subxaana laah Ala Maxaa yaab is daba yaala 😭😭😭😭😭

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Před rokem +5

    Waa sheeko naxdinleh, waxaad kabafiya barnaamijka Cabdi Caziiz
    Magcyadooda, waa intaas lahela, in sha ALLAH.
    Mahadsanidiin dhamaantiin

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Před rokem +8

    Soomali meel walba waa laga curyaamiyay allaah fadligiisan ku noolnahay allaah ha loo noqdo oo tastuurka allaah ha lagu dhoqo dadka iyo dalka ciidomo diinta bartay ha la dhiso cilmiga diintana ha xoog ha loo barto

  • @shiinemilaano4508
    @shiinemilaano4508 Před rokem +1

    Adeeroow nin gabyaaa ah oo aftahan ah ayuu ahaaa
    Qalbi wanaagsan Muxtaram ah,
    Lkn dhacdadii dhacday waxay ka dhigtay qof Afsoomaaliga hataaa ka fara baxsaday,
    dad wax magarato ah oo badow ah ayaaa ka habaarsaday Qoysaskaaan

  • @muna229
    @muna229 Před rokem +3

    Wa yaab whi Allah u maqan umadaan

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 Před rokem +1

    Waxay yare illa eegtahay in uu ninkan wax uun ka ogyahay ???

  • @quenrawda7333
    @quenrawda7333 Před rokem +3

    Alla maxaa noo soo xasuusiseen dad aad u fiican ayeý ahaayeen waa runtiis

  • @cadefidow
    @cadefidow Před rokem +1

    Maxamuud waan xasuustaa nin dhalin yaraa oo aad uwanaagsan ayuu😂ahaay. Dhacdadaas waxeey😂aheey dhacdo xanuun😂badan.

  • @sayidmaxamad
    @sayidmaxamad Před rokem

    Ninkaan odayga ah isagaa dib u eegis raba haloo fiirsado

  • @zeinabelmi2076
    @zeinabelmi2076 Před rokem +2

    Waxaa laga yaabaa qof wax ka og arintaan inay daawadeen barnaajimka ee is keen hadaad nooshahay ee sheeg waxaad ka og yihiin

  • @namiin3034
    @namiin3034 Před rokem +5

    Naxdiin way dhaaftay tani, ilaahay ha uu gargaaro haday noolyihiin ilaahay ha uu naxariisto dhmaan haday dhinteen 😞

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před rokem +1

    Kolley dad somaliyed oo lawaayay waa dhibaato lkn aniga ninkaan madmadow farabadan ayaa kamuuqda hey'adagaan shisheeyana dhamaantood waa jawaasiis waxna dad iyo jaceyl ahna uma hayaan gaar ahaan kuwa reer galbeedka sida gumeysigii talyaaniga

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 Před rokem +1

    5ta qofoodba ilaahey raqdooda ama ruuxdooda ha sahlo.

  • @maxamedcllaahiabdi953
    @maxamedcllaahiabdi953 Před rokem +1

    Asc ayaanle

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem +2

    Allah Rabanaa

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 Před rokem

    Asckm

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Před rokem +1

    Ilahey ha keno dadka layaway hadii munafaq helayna alaha unaxaristo dadkodina alaha samir kasiyo waa masibowen alow nagaqbo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před rokem +3

    Ayaanlaw codku wuu gaababyahay hagaaji

  • @fatimaahmed1811
    @fatimaahmed1811 Před rokem +2

    Asc wr wbr ayanle tas ugub ma ahan anagey nugu dhacdey

  • @xakimacumaradancumar8049

    Wa arin xanunbadan qof dhintay wa laga samri kara lakin qof la wayayy laga qusankari mayoo
    Angay I haysataa 1988 dagaladii waqoui
    Dadbadan ba ku dhintay oo walalwalid iyo ehelba leh lakin kaman samrin inayaroo walashay dhashay oon habaryar u ahaa oo siduu uga baxay guriga aan illaa hada geidisa la hayn 😪
    Ninkana wuu ka samri la yahay asaxabtisii ilahay hawnaxaristo haday dhinten

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +1

    🥰🥰🥰🥰💞💞

  • @finance6286
    @finance6286 Před rokem +3

    Sax waaye ilaa hadda waa la layahay dadkaas

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před rokem +1

    Isbaarooyinka uu sheegayo yaa dhigtay?

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 Před rokem

    Hadal kaan ma cadda!! Waxbaa qarsoon siday iila muuqato!!

  • @roobraghe9980
    @roobraghe9980 Před rokem

    Non sei colpevole, e stato Dulmiga ka socda Somalia, Somali aan u duceyno ama aan habaarno, weyba inkaaran yihiin, Quindi hai fatto bene racontare la storia, dormi bene , you are Hirou, Grzie

  • @hodanahmed5908
    @hodanahmed5908 Před rokem

    Ninka ay qaadeen yuu ahaa

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Ayaanle sxb ditoorka ma faahfaahin dadka ma talyaanigaa lagu waayey mise shabeellaha hoose waase sanadkee,?.

  • @abdiazizmohamed1188
    @abdiazizmohamed1188 Před rokem +1

    Wax badan baa qaldan lkni xaqiiqda alle unbaa og

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 Před rokem

    Waa qiso aad u xanuun badan .lakiin sidee 5 qof lagu waayi karaa inta u dhaxaysa afgooye iyo muqdish oo kalya isku jira masafo dhan 27 km kalya?

  • @user-ik7pd7yh7e
    @user-ik7pd7yh7e Před 4 měsíci

    Ninkaan wax ayuu ka ogyahay e sifiican halo waresto

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 Před rokem

    Dhacdadaan jawaabteeda si fiican baaritaan looguma sameeyn, laakiin mid way iska cadahay in dadkaan la la' yahay ay ku maqan yihiin gacanta qolyihii dilay Baarliin Cabdi Caruush oo ahayd gabar samafale aasaastayna ururka dadkaan samafalayaasha ay u shaqeeynayeen. Allah u naxariistee Baarliin Cabdi Caruushe waxaa lagu dilay Nairobi, Barliin qoyskeeda way og yihiin kooxda dilkeeda geeystay.

  • @keyses9681
    @keyses9681 Před rokem

    2008 waa xili alshabaab wadanka ku xooganaayeen waxaana laga yaaba ineey gacantooda ku baxeen, mideeda kale hay'adaha taliyaaniga aha oo kashaqeeya somaliya dadka shaki badan ayeey kaqabeen, mideeda kale wareeysi aan daawado waa kii iigu murugo badna , miskiinkan xanuunka maskaxiyan kasoo gaaray ilaa iyo hada waa ka muuqata dhaawac qalibiga ah iyo mid nafsi ah iyo physiga ah alla haka dulaqaado kurbada iyo xanuuna

  • @sharmarkemoha4291
    @sharmarkemoha4291 Před rokem

    Shabaab biloowgeeda miyaa

  • @fay6834
    @fay6834 Před rokem +1

    Ninkaan waa Baqayaa
    Muxuu ka wadaa
    Madona bianca?!!
    Gaaladaa aaminsan
    Malaaiktii cadeyd
    Subxana’Allaah

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před rokem

    Waxgalka hadii lalaayo eeyaha ayaa larabaa inay wadanka xukumaan ilaaheey ayaa joogo

  • @farahabdiali2584
    @farahabdiali2584 Před rokem +2

    Ilahay ha so ifiyo ayaa rabi

  • @abdulkarimjibril7772
    @abdulkarimjibril7772 Před rokem

    Waa arrin la yaab leh, waa wadan bahalo ku noolyihiin

  • @muqtaarcali9459
    @muqtaarcali9459 Před rokem

    Willka yeey aya mishameey alle hasahlo

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 Před rokem +2

    Waxaan u maleynaa in association lagu dilay.laakiin waxaa iga dhaadhiciweysay qof aan isla shaqeynaynay ayaa la waayey ka dibna waa dhoofay.it is logic
    Maana xaajoo gof aan magaceeda caan ahayn waayey laakiin markaa marka u qaxnay aad ayey u caawin jiree iyada iyada iyo istarliin cabdi caruush xasuus

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 Před rokem

    Arintii igu naxdinta iyo xanuunka😢 badnay intii aan dawanayay barnaajmuka hanoolato waa dhaxdadan.
    Lkn ninkan ka sheekayna dhaxdada waa in laftiisa la baaraa .isaga ayaan ka shakiyay in uu ku lug lahaa dhaxdadaa

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 Před rokem +2

    Ayaan_loow Arrintooda ma la weeydiiyey Al Shayaadiin, CBB, Harraaggii Fa_Qash_tii Tuugadda aheeyd, Shurrun_Shurooyin, mingiste ina Xaar_Maajo iyo Mil_kiili_hiisii ?.
    Tan kale Uyukka ma waxeey u shaqeey_naayeen Kaniisadda Kaatooliga, oo ma waxeey ku dhuummanaayeen Shaar_ka Hey'adaha Sammafal_ka ?.

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla Před rokem

      Alaa maxaa cudur kaa buuxa kkkkkkkkkk marka geel loo heeso baad gorayo loo heesay wakhtigaa waa maxaakiimtii 14 tobansano ka hor somaaliya waxa ka jiray qofkii caqli leh wuu og yahay dameerna wuxuu og yahay ma jirto

  • @KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS

    Hay'daha dadka u shaqeeyaa 2008 bartilmaameed ahaayeen. Inry caruur intaas leeg gacan ku hayeen oo talyaani ku xidhnaayeen waxay tuhun gelisey argagaxisa oo waagaas xoog lahaa, markaas way leexsadeen gaadhiga. Caruuurta in la gaaleysiinayo iyo waxyaalahaas looga shakiyey baan isleeyahay. Agagaxisadu markaas dadkii dileen. gaadhigina rinji kale ku buufsadeen.

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Před rokem +6

    Waa sheeko xanuunbadan aduunyo lewaye Allaah shahidah malinadun ama malin akhiro ayalasualidona😭😭😭💔💔💔🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye Před rokem +2

    Waxay u badantahay in lalaayay dadkaas.

  • @daudcadde7004
    @daudcadde7004 Před rokem +2

    Shegaa ma dhafto! ayan u arka
    waxana is weydin mudan muxuu uga haray Baburki ay ku balamen! hadduse markii keligi so kaxaysto gariga ileen dhof ayu u socday ee yaa gariga Marka ku soo celin lahaa, muxuse u so dhofay? muxuse intaa oo Sano u amusna iyo????????? badan!