BILAN OSMAN WAA GABADHENA DAHIR ALASOW OO GARAB ISTAAGAY DAAWO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • #bilanosman #yahuud #somalisweden #dahiralasow

Komentáře • 129

  • @dagdagfilms
    @dagdagfilms  Před 4 měsíci +3

    Like & Subscribe 👍❤️

    • @anabmohamed344
      @anabmohamed344 Před 4 měsíci

      Gabadha nabiga u hiilin weydey scw u hiilin maayo

  • @farhiyohashi236
    @farhiyohashi236 Před 4 měsíci +8

    War manta dahir yaa dhaama masha alah

  • @Shukri-ux5uh
    @Shukri-ux5uh Před 4 měsíci +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salan sare guuleyso dahir WAa runta hadal kagu

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 měsíci +4

    Allahayoow Bilan u hiili. Allahayoow Bilan cafwan wa caafiya. Love Bilan and we support you sister. Allah macaka.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 4 měsíci

      Inshaa allaah
      Laakiin wey sightly whyo wallo waxaa layidhi gaalda madaxda ah e Sweden aad bey uga ooyeen
      Alaha badbaadiyo

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 Před 4 měsíci +4

    Mashallah Daahir waa runtiis

  • @fatimamohamudjama2123
    @fatimamohamudjama2123 Před 4 měsíci +1

    Viva all who support our sister bilan osman

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq Před 4 měsíci

    Masha Allah Dahir calasoow

  • @asmaadiirshe7465
    @asmaadiirshe7465 Před 4 měsíci +2

    guul iyo gobanimo soomaali haysraacdo wanaaga halaga shaqeeyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 měsíci +3

    Baraka Allah Tabaaraka Allah ❤️ 🙏 👍 👏. Allahayoow Bilan badbaadi ❤❤❤❤😢😢😢😢😢

    • @Sara-iu8hs
      @Sara-iu8hs Před 4 měsíci

      InshaAllah Bilan wa xag u diri way gulaysan. QOF CUNSURI AH ISAGA DHIBANE AH. ILAAHAY ayaa khalqay Adamaha cidna cid kama sarayso .

  • @Great.666
    @Great.666 Před 4 měsíci +6

    Wlee Dahir cawa waa nin rayeed

    • @nurhawa646
      @nurhawa646 Před 4 měsíci

      Maanshallah Daahir waa nin karmeed aan cadkiisa la qaadan karin.noolow

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 Před 4 měsíci +1

    Allahu akbar soomaalaay u hiiliya gabar soomaaliyeed gaalku ha yaabo

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Před 4 měsíci +2

    Waa runtiis waana raganimo dhexdeena wa xifaalo gaal iyo cadow boos uma hayno walhi daahir rag badan buu ka aragti fog yahay raganimo

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 Před 4 měsíci +5

    Manshallah qurbaha no qabiil soomaali Muslims baanu nahay gabarna waa qaran ninkii caayo qarankeena buu caayay ee gaalka report oo habaara yahuud waa cadaw Allaha ka qabto shartiisa bilan.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před 4 měsíci

      Aaaaaamiin
      Allaha ku sharfo wallo qalbi saafi tahay
      Umada somaliyeed allaha quluubtoda isu soo duwo

  • @inaabdullaahi7009
    @inaabdullaahi7009 Před 4 měsíci +3

    Daahir waa nin dhiigleh hore u soco marka arinku halkaa jogo qabil ma jogto waayo somali way ka baxsan tahay

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g Před 4 měsíci

    msha allah msha allah tabarakallah dahiraw wa sax wa u hilisay gabdhaha somaliyed gulayso❤❤❤❤❤

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Před 4 měsíci

    Thanks calasow nin nol viva gabdhaha soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤

  • @shukriadde9197
    @shukriadde9197 Před 4 měsíci +8

    Dahir you are aabe somaali

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 Před 4 měsíci

    Alleylehe nin rag ah Daahir waa saas Bilan waa gabar Soomaaliyeed.

  • @shamsafarah2174
    @shamsafarah2174 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ dahir walhi waa gob somaliyeed nolow geesi sidaa hadey u fakari lahayeen yaaaa ax

  • @user-lr3tv3ji6b
    @user-lr3tv3ji6b Před 4 měsíci +3

    Dahiro bro mj wa rerka kaliya ee inogu ilbaxsan hadan somali nahay congrès adunka loga talinayay iyo xaqinka maxakabada adunka ee international court of justice ninka ugu sareyay wa mj weyan abdiqawi ahmed yusuf 2018ki isaga ugu sareay iminkana wa ku xigihisa marka mj wa rerka adunyada ino joga

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 Před 4 měsíci

      Gaalo raacnimo iyo akhlaaq daro ayay igu horeyan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 4 měsíci

    Masha'Allaah Safiyo Tusmo well said❤🥰💕🙌

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Před 4 měsíci

    Mashaa Allah congratulations ❤❤❤

  • @user-jo3nf5wp6w
    @user-jo3nf5wp6w Před 4 měsíci

    Waa sax waa gabar Soomaaliyeed.
    Waa walasgeen,waa gabarteenii.
    Qabiil nagama ah waa inanteena

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Před 4 měsíci

    Safiya noolow noolow walaal gabdhaha soomaaliyeed waa iskumid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @felisali324
    @felisali324 Před 4 měsíci +1

    Walahi dahir waa niin ragaha❤

  • @Sara-iu8hs
    @Sara-iu8hs Před 4 měsíci

    She is wonderful ❤️ 💖 i like her she fighting Africa 🌍 ❤️ ,Muslimka. Please support her ❤️.

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 4 měsíci +1

    Somaliyeey illahey ka cabsada bilan osman waa halyay geesiyad ah viva bilan osman 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 Před 4 měsíci

    Maasha allaah

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x Před 4 měsíci

    bilan weey guuleysta dadka madoowe ee Africa kanaka mahadlikaraan soomali waa geesi

  • @hanifarah6370
    @hanifarah6370 Před 4 měsíci +1

    Daahir waa fariid nin ragah dheh waa runtiis daahirow anigu mj baan ahay waligeyna difacan ku ahay daahir waa nin kudili kara kuna nooleyn kara balse umad walaa xala nool

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 Před 4 měsíci

    ABSOLUTELY 💯💯

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 měsíci

    Allahayoow Akbar Takbiir ❤❤❤❤

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 4 měsíci

    Dahir dahab wuu cadaystay caddaatay❤❤❤❤❤

  • @RuqiyoIbraahim-qq5lt
    @RuqiyoIbraahim-qq5lt Před 4 měsíci

    😢😢😢

  • @saeedadam6198
    @saeedadam6198 Před 4 měsíci

    Waxaan leeyahay adeero guulayso if iyo aakhiroba , waxaanad gaadhi doontaa halka aad hiigsanayso Ishallaa , bilaneey waxaan kuu sheegayaa ,dad ka soomalida ah qaarka mida yihiin kuwo maskax gaaban oo aan qeexi Karin waxaad tahay amazing dagaalka aad soo martay iyo cida aad u martay ,sidaas darted taas ogow, aadna waan kuu salaamayaa

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 Před 4 měsíci

    Thank dahir🎉

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před 4 měsíci

    Mashallah 👍

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před 4 měsíci +4

    U hiiliya gabadha somaliyeed

  • @kaahminimarket7324
    @kaahminimarket7324 Před 4 měsíci

    We love bilan

  • @shamsaabdi3824
    @shamsaabdi3824 Před 4 měsíci

    Waa sax🎉

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 Před 4 měsíci

    Masha Allah Dahir warunta gadhehena sharf bayleeyihin kumahadsan dari Masha Allah

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 4 měsíci

    daahirow weliga maantad ugu fcn thy

  • @naftahussein9462
    @naftahussein9462 Před 4 měsíci

    Sax waaye

  • @naftahussein9462
    @naftahussein9462 Před 4 měsíci

    Waa gabar somali yeed

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 4 měsíci

    WAA LAGUGU YAQAAN DAAHIRO QOF AAN KU AQOON BAA CUNSURI KUMOODA LAAKIIN SIYAASI DHABA WAA ADIGA OO SOOMALINIMADA JECEL❤❤❤🌹🌹

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Před 4 měsíci

    Daahir. Qatar caawa

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 Před 4 měsíci

    Aniga gabdh Ma dhalin habalaha Ila dhasheyna waa hablo sharaf iyo qiimo badan naagtan mar ay difaacdo nin nabiga scw farshaxan ka sameeyey oo bakhtiyey ayey jano ugu duceysey iyo mar ay nin Gaal ah rali ka noqotey inuu xaran 2 sano ku haysto cunug garacna ka dhalo in la difaaco Ma istaahisho wasakh waa wasakh uun

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot Před 4 měsíci

    nin rageed daahir calasow. from buuhoodle

  • @subanadow4443
    @subanadow4443 Před 4 měsíci

    Waa sax

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm Před 4 měsíci

    SAX WEEYE MAHADSANID U SHEEG DAAHIROW ❤🌹KUWA DOQOMADA AH GABADHU WAA SOOMAALI ADIGU UHIILI MUSLINIMO IYO SOOMAALIMO❤

  • @cosob8117
    @cosob8117 Před 4 měsíci

    Sideedaba ragga soomaalida hajoojiyaan inay caayaan gabdhaha soomaaliyeed

  • @user-bt5fy2kw5x
    @user-bt5fy2kw5x Před 4 měsíci +2

    Calasow oo run sheega waa kow

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o Před 4 měsíci

    Dahir wa geesi

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui Před 4 měsíci

    Subxanallaah

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 Před 4 měsíci

    Walahay waa runtii waa inan soomaaliyeed qabiilkay doonto ha ahaato yaan hablaheena ceeb aanay lahayan loo raadin raga iyo dumarka faiixada qof walalka ah ma mudna gaal in aad u raacdo keliya waa reer hebel dad dhiig leh oo meel ay joogan hiil iyo hoo ba is siiya viva Dahir calasow viva Bilan Osmaan .

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 4 měsíci +1

    😂mahmaada sax .
    Iskii hadlo ina igare.sax

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 4 měsíci

    M.A DAAHIR SIWACAN UHADLAY

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu Před 4 měsíci

    Nin yuhuud ah & gabar somalia oo ishaya mafileyn in uu jiro qof somalia ah oo yuhudka raacayo(qabiil qof kudiidan majiro ee inti damiir laheyn baad kahadleysaan ama sarqaandan)

  • @habonahmed2645
    @habonahmed2645 Před 4 měsíci

    Daahir waa aabe Somali

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Před 4 měsíci

    MAASHAA'ALAAH DAAHIR CALASOOW DALKEENANA AAN HAGAAGSANO MEELNA KU KALA TAGI MAYNO QABYAALADU WAA QURUN EE AAN KA TAGNO ISKU KALA SAARIDEEDA ENOUGH IS ENOUGH DAD WALAALO AH BAAN NAHAY SIDAAN TAN UGU ISTAAGNO AAN DALKEENII UGU ISTAAGNO INTAAN DALAL DADOOW KU BAHDILNAAN LAHAYN DSLKEENAA SHARAF KU LEENAHAY EE TAA HALOO DAREERO.

  • @dinoomar2547
    @dinoomar2547 Před 3 měsíci

    Rag rag. Dhalay. DAHIR

  • @rodaomar-fo3lk
    @rodaomar-fo3lk Před 4 měsíci

    Guul iyo gobonimo

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h Před 4 měsíci

    Waa wax u bilaabmay gabdhaha muslimiinta ah oo dhan taas ha la ogaado. Taas markii laga soo tago. Gabadhu waxaay ka dhalatay reer aan harin ee arsada kun sanana haka soo wareegtee ninkaasi wuu ka shalaayi doonaa. Reerkan ma ahi laakin waa aqaan.

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 Před 4 měsíci

    Majeerteenoow ceebta diinteena islaamka kuhaysaan joojiya naagtana hooskasii bay ahayd

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤👌

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 4 měsíci

    Wiil beyba u dhashay baa la yiri

  • @hawashire4568
    @hawashire4568 Před 4 měsíci

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Před 4 měsíci

    Wallahi daahir wa nin raga wa walaalkeen somaliyef he's the best 👌

  • @user-bf7gs4lw6e
    @user-bf7gs4lw6e Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @raaageabdullahi1762
    @raaageabdullahi1762 Před 4 měsíci +1

    War xageejoogtan ninkasta
    Meeshu joogo waa innuuku
    Difaaca gabdhaha soomaliya
    Iskadaaya ceebta waa walashin
    Wa cadaado

  • @Zaionabs
    @Zaionabs Před 4 měsíci

    Dahirow seen kutaagerna halkeekabilowna

  • @muhuboali9896
    @muhuboali9896 Před 4 měsíci +1

    Asc

  • @ahmedafqarshe7382
    @ahmedafqarshe7382 Před 4 měsíci

    Dahir waa habargidir habargirna waa gaalo necebtahay

  • @faisa11
    @faisa11 Před 4 měsíci +2

    Majerteen balayo Wallba wey kujiraan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 měsíci

    dahir calasow wuu washaay naagtan nebigeena ka soo hor jeestay gaalkiii nebiga scw flim kartoonka ka sameyaaay ayaay tidhi janadu gelayaa oo tageertay gabadhan laba sano la noolayd gaaal aaan qabin hadaa waxan tageertaaan hablahiina dhan markay xumadan ha ooyina somaliyaay xishood gabadha haday bagistan ka soo jeedi lahayd sacaadn meel kale jiri lahayd lakiin dayuusin ha noqonina iyadoo ninkaas ku dhegaan baaa la arkee akhas caleek dayuuska raali ka ah caarkiisa marku xumado

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu Před 4 měsíci

    Bilan oo xitaa daahir taageeray cida caayeysa dad maaha waa xoolo,gabadheena Guul.qabiil maahee waa gabar qaran.

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před 4 měsíci

    Daahiroow saw Adigii Naciimo Jookar caayn jiray

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 Před 4 měsíci

    Dhigu biyo mahan lakin qofka sidan u yaala maxaa u geeyay caku qaab darana

  • @queensabaNz
    @queensabaNz Před 4 měsíci

    😂😂😂 daahir waxaad tiraahda markay goal isku dhegen yihiin baa u hiilshaa Lakin joker oo kale waa caaya

  • @degan4
    @degan4 Před 4 měsíci +1

    Dowladnimad yaan qabiil lagu during taas haloo hogaasamo wax kasto taas baa asal u ah.😮

  • @nimayusuf7231
    @nimayusuf7231 Před 4 měsíci

    Waad soo urerysa means stingks

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 Před 4 měsíci

    Dahir wuxuu yiri anaa idin bilaabay qabyaalada waana ku kaftamayey ee naceyb majiro waarun lakiim dahir qofkasta wuxuu jideeyo ayuu leyahay kheyr & shar katoobad keen umadana uga dig waa hadaa aakhiradaada ubaqeyso hadaa carab kaagu qoyan yahay waa iga talo xumaan howqaadan waa wixii nafteyda kula talin lahaa & intaan waninaayo dar alle wabillaahi towfiiq

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 Před 4 měsíci

    Ningan wa yuhudi somaliyey u hiliya waxba nagama gelin darod lakin dumar bay noqotay ee uga hiliya ningan yuhudiga ah bilan samir

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 4 měsíci +2

    Waa runtii dahir gabàdga ka ceeb là,aad

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo Před 4 měsíci

    Cadowga allaha ka qabto hadduu muslin isaga dhigay oo guursadey maxay hallaysay xataa hadduu soo dhigo iyadoo qaawan muxuu ka helayaa cadowga allaha ka qabto bilan

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x Před 4 měsíci

    Gabadhu madaaroodbaa Hawiye iyo isaaq midna sidaa loogama hadleene kuwaasi waa looma ooyaane walee Daarood gacanbaan utaagsy

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před 4 měsíci

    Viva bilan osman waa geesiyad guuleysta waligin goor iyo ayaan habo mcn noloow 👍✌️🙏👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedafqarshe7382
    @ahmedafqarshe7382 Před 4 měsíci

    Gabadha majeerteen ee aan hawiye warka sheegiin waa loo hilihaa

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy Před 4 měsíci

    War.majeerteenka.waa.qara.qaranna.wax.walba.waa.inlagahelaa

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 Před 4 měsíci

    Waa runtaa dahiroow. Qabiilbaa dardaray....

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 Před 4 měsíci

    Gabadhaan waa gabar ay qaban waayeen gaaladu

  • @najma649
    @najma649 Před 4 měsíci

    ninkan waxa uu naga soo galay diinta gabadha umasocdo wuu ku qaraaban
    midakale waa in ninkaas meel looga soo haro

  • @saeedadam6198
    @saeedadam6198 Před 4 měsíci

    Inantaas yar waa inan yar oo inteeda ka Wayn, waxaana cad in ay ka guulaysatay cunsirigaas , waxaana markhaati ka ah in markay, ka adkaatay, inuu iskudayo inuu been ka sheego

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j Před 4 měsíci +1

    Daahir caakasow walhi wa nin raag ah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 měsíci

    Masha Allah . Kaafiriinta waa stink ( waa u rayaan)

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 4 měsíci

    gabadha haday manta isaaq ahaan lahayd darood bararaqdaasu guri lahaa hase aahatee anu hore ayaanu u aragnay mid majeerteena wata youtube ka ooyasay intu ilmo ka dhalay ku dafiray nin cadana waqti hore hadba hadanu xunahay taas baanu wareejin lahayn intan aragnay baanu dhafnay ilahan cumar baanu runta arinkeda ognay marki weriyashii markanku ku qabten hotel iyada iyo ninkaas yahuuda ah sheekadi siday ka dhigtay wanu la soconay kamanu dabo quuqlayn denbigiisa qof walaba isaga leh lakiin darood gabadh kale maxay ka yeeli lahayeen fahima oo la kufsaday oo wiilkooda kufsday bay sidii la oga u cayaan fahiimada kale darood ee uu duubay murti maal bay cayaan aanu ka difacaynay war darood waa niicle waxa ceebayay somalina wa iga waxa qudhun ka buuxana wa iyaga walahay bilahay gabdhasi haday manta somalida kale noqto way cayi lahayeen

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 Před 4 měsíci

    Gabadhan waa sakhraanad sidaada oo kale

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 4 měsíci

    aaway kuwii qabiilka sweden isugu dili jirtay gaalkaan meel maxay u saari waayeen

  • @kaahminimarket7324
    @kaahminimarket7324 Před 4 měsíci

    Daahir gobaad tahay

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 Před 4 měsíci

    Ninka waxuu ogyahay in ey Somalida ey qabyaladeysi yaqanan marka waxuu rabya in lagu kala jabo an lo hilinin gabadha balse Somali mayaqano sikasto ey is edeyan dhexdoda wana hubal in ey galkan wadadisa latusidono