Aroos noociisu ku cusub yahay bulshada oo ka dhacay duleedka hargaysa.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 55

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 Před rokem +3

    Mansha allaha waa innan yar oo Qalbi wanaagsan Allaha ha isu barakeeyo walaahi wiilka araga naafada ka ah iyadoo arageedii qabta aad bay igu hiilisay Allaha ha u hiiliyo

  • @khalidrahim3463
    @khalidrahim3463 Před rokem +1

    ماشاء الله تبارك الله ،
    اللهم وفقهم و أسعدهم و اعطيهم ذرية صالحة .
    الف مبروووك عليهم .

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho Před rokem +1

    Maansha Allah Alle Ha isu Barakeeyo qoyskaas ubad khayr qabana Alle Ha kala Siiyo Inshaa Allah

  • @BarkhadSiciid-mp5fs
    @BarkhadSiciid-mp5fs Před rokem +1

    Arooska habeenka waan joogay

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Před rokem +2

    What a sensetional wedding !!!
    may ALLAH protect your marriage . Thanks SAAB TV ❤

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Před rokem

    Masha Allah. Lamaane aad u qurux badan! Allah ubad saalaxa ah hakala siiyo. Aroosyadii hore iyo waayo waayo weeye! Iyagaa igala danbi yar kuwa casrigan maanta

  • @HodanHussen-qw9ur
    @HodanHussen-qw9ur Před měsícem

    Maasha Allah ❤

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan8679 Před rokem

    Hambalyo Mash Allah Allah haa isku Barakeyoo

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Před rokem

    MASHA ALLAH MASHA ALLAH BARAKALAH ILAAHAY HA ISU KIIN BARAKEEYO WAA AROOS AAD U QURUX BADAN IYO DAD WANAAGSAN ILAAHAY HA DAAYEE
    HADAAN WADANKII JOOGO WAAN KA QAYB GELI LAHAA LAAKIIN HALKAN AYAAN HAMBALYO KASOO DIRAYAA 💚💚💚💚💗💗💗💗💝💝💝💝😍😍😍😍💙💙💙💙💗💗

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Před rokem

    Mashallah tabarakallah walhi wa xusus wacan aroska sidas ah wakhti hore aya iyo danbeysay

  • @hamzeali5344
    @hamzeali5344 Před rokem

    Mansha allah

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Před rokem

    This is exceptional, Masha Allah. I wish it was open attendance. Awesome and cost effective

  • @mahmuodali8164
    @mahmuodali8164 Před rokem

    Masha allah lamanaha illahay ha iskubarakeeyo ubad khayr qabana allaha siiyo amin

  • @ibrahimguedi2305
    @ibrahimguedi2305 Před rokem

    Maansha Alah tabarakalah.
    Baarakalaahu lakum, wa baarakalaahu calaykum, wa Jamaca baynakumaa fii khayr.
    💕💕 💕 💕

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před rokem

    Masha Allah Tabarakallah 👍

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Před rokem

    Allah heysu barakeyo swt

  • @drdhuuxjaarjaar7177
    @drdhuuxjaarjaar7177 Před rokem

    Ascwb Allah haydin varakeeyee DAYUUS HA NOQONE XAASKA XIJAAB U XIDHA WARSABAYAADHA DAAEANAYANA ISHOODA KA NAAR

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Před rokem +1

    Mansha Allah

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Před rokem

    Waa dhaqankii hore...bulshada kuma cusba

  • @awadabdi4628
    @awadabdi4628 Před rokem

    Mashaallah allah ha isku kii barakeeyo

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 Před rokem

    Allaah subxaana watacaalaa waxba kumaaha araga usoo celi اءمين

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 Před rokem

    Masha allh alle ha idin xafido ❤🎉

  • @cigaalcigalhore4828
    @cigaalcigalhore4828 Před rokem

    maasha Allah

  • @hodanibrahim5308
    @hodanibrahim5308 Před rokem

    Masha allh msha allhbarkoob

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Před rokem

    Hambalyo Ilaahay ha isku qayro❤❤❤💋💋💋💋💕

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před rokem

    Allaah haw barakeeyoAAMIIN

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Před rokem

    Maanshalaah tabarakalaah 🌹🌹🌹👍

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před rokem

    manshalaah habalyo habalyo

  • @yasminjama1373
    @yasminjama1373 Před rokem

    Mashaallaha ❤

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf Před rokem

    Waxaan ku nolaa jaleelo yarantaydii hadan waxaan ku noolahay Europe malta xasuus xiiso gaar ah ayay ugu leedahy jalaleelo inan arko aroos sidan uqurxdbadan inan ka dheehdo tuulady barkooba isku ragaaga isku reeya wakhtiyo badn sidan oo kale wan tagay aroosyp lkn kan waa mid cilmiyaysan waxaan halkan ka salmyaa wiilka durbanka tumaya adan qaybdiid iyo dhaman reer jaleelo abtiyaashay

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 Před rokem

    سبحان الله

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 Před rokem

    NOHT CLLIB SPRMENY IN JALEELP

  • @alimohamedali4005
    @alimohamedali4005 Před rokem +1

    Hablyo bata oo barkooba dhisma oi dhaqma jaleeo waa tuuladii an ku soo barbar yaranraydii halka an manta ku noolahay yurub wan tagi jiray aroosyada xasuus

  • @user-ph4ww6tr1y
    @user-ph4ww6tr1y Před 4 měsíci

    Aroos miyi wax badanbaan tagay

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 Před rokem +1

    😶 Ma Ka Duwan Marka Kan Waligay Ayaanu Soo arkaynay

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Před rokem

    Amizing!!!?
    Traditional marriage engagement,
    Iguma cusba lkn
    Waxaan soo xasuustay 2000 kun

  • @nimcogall
    @nimcogall Před 10 měsíci

    Fkg❤❤❤❤

  • @shaqalecabdikariim9233

    لا حول ولا قوة إلا بالله

  • @walaalahadaarudacwa8120

    Waar maxaa gabdhaha loo qaawiyay subxaana allah waxaan u malaynayaa waxaa ka dambeeya hayado iyo kuwo dhaqan biisa

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399

    Ma arooskan ayaa bulahada ku cusub? Waa yaab waxaad sheegeyso iska hubso ee aad ummada usoo gudbineyso

  • @cumarmaxamed4340
    @cumarmaxamed4340 Před rokem

    Macaasi ayaa laxayeesiinayaa ilaahay kayaaba

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Před rokem

    Lkn In lagaa soo kiciyo arooska ayey ahayd?
    Suxufi

  • @kiimowkamo2516
    @kiimowkamo2516 Před rokem

    Awal jaleelo yaa daga ma isxaaq mise ciise muuse

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před rokem

    Eeshcalaa aroos waa wadani

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před rokem

    Wadaad gadhdheere yidhaa waa xaaraan ayaa la sugayaa.

    • @khalidmohamedali3420
      @khalidmohamedali3420 Před rokem

      Wlal haddu dhaho ma qalad bu sheegay waxi Allah sheegay bu ku sheegaye

    • @khadargaarisa1977
      @khadargaarisa1977 Před rokem

      Sxb warfaa geedi waxaasoo kale waa laiska raacaa gadhka waa sunne dambi hagalin waa iga talo

  • @xasanmaxamed983
    @xasanmaxamed983 Před rokem

    Kuma cusbaà dadka

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399

    Ma arooskan ayaa bulahada ku cusub? Waa yaab waxaad sheegeyso iska hubso ee aad ummada usoo gudbineyso