MUCJISO: NIN SUGIISA GABAR KU MEHERSADAY OO FURAY IYO MEHERKI OO LAISKU HAYSTO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE
  • Zábava

Komentáře • 141

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +7

    Daahir mahkamada waa cajiib waalayaabeykiiiik kiiikkiiik❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 Před měsícem +2

    Dhaqan xumadan inaad so wadaan waaba ogaa

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy Před 20 dny

    Daahirow weydii shiikh umal

  • @AbshirgggAbshir
    @AbshirgggAbshir Před 12 dny

    😂😂😂😂😂 waa sheeko qusul miiran 😂😂😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Před měsícem +3

    Ruf Usiii Dheh😂😂😂😂😂😂 Walee Tana Waan Sugeynay😊

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před měsícem +3

    Bismilaahi qaar Diinta ayey ka aradan yihiin.

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b Před 16 dny

    Waaugoynaa balanta ah😊😅😅😅

  • @keefseet223
    @keefseet223 Před měsícem +3

    war waxaan kadareey waaye, ee waa diin ku cayaar, ee ka jooga, diinta dheedheel ma gasho, wax lagu qoslana ma aha, meherku waa diin, si dadbana waa loo yasayaa, ee ka jooga, afxumadana joojiya, waan idin fahmanaye, xariga ilaaheey miyaa gus dhahdeen, waan ku mehersaday. tana ma ku tijaabiya muslinka inay aqbalaan iyo inkale miyaa,taas maa keenteen, war ilaahay u toobadkeena, waad gafteene, inta goori goortahay😢😢😢😢😭😭🤭🤭

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 Před měsícem +1

      wlhy sheekadan oo run ah ana uso taagna nrkaasay culimadi meherinaysay kadiiday odhahday sababta aad xubinta ninka meher ugu qabsatay xay thy kulaha si aanu naag ila aroosin waxaan xasuusta in sheekhi meherinayy kudhahay sheekh kale waco ani kuma jire adiis bay ka dhacday sonaali ahaayen 2015

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před měsícem +3

    Waxaas Meher Mahan magaalada aay joogta waxa meher Ahaan ugu badan oo lacag ah baa la siin

  • @امعبدالسلامام

    Shekha mehriyay ayaa qaldan see uyeelay sheekha

  • @NimoHashi-y4o
    @NimoHashi-y4o Před měsícem +4

    Sheikha mehriyay hala xiro hadeey runtahay 😡😡😡😡😡😡

    • @abdiqaniahmad
      @abdiqaniahmad Před měsícem

      😂😂😂

    • @Rimj-ur4be
      @Rimj-ur4be Před 15 dny

      Why looxiraya ninka qoorihisa asaga meher kadhigey halajarto

  • @SamiraHasanAbdilahi
    @SamiraHasanAbdilahi Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 Před měsícem +1

    iyadu bahal jecelaa kelebtu😂

  • @user-iq9ul5px2x
    @user-iq9ul5px2x Před 27 dny

    Hadana waxankuleyahay keep going

  • @SabàxGuhàd
    @SabàxGuhàd Před 27 dny +1

    waar DHEGEYDO, NINKA HADDUU SHIL XINIINYAHU KU GO'O, MAGTIISU WAXAY INTEY NOQOTO UUN NAA GABADHA LA SIIN,
    AMBA BEERTA UU LA DOONTEY MIDHIHII KA SOO BAXZ OYADAA LEK

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 Před měsícem +1

    Diinta maxa loogu ciyaara ninki ku materiaal in maxkamad la horkeeno wadaad xume haas.

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du Před měsícem +2

    Guul iyo gowonimo daahir sxb

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du Před měsícem +1

    Waaa khuslay caawa

  • @nawaalali9715
    @nawaalali9715 Před měsícem

    Maxkamadaam Waa waali 😂😂

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi Před měsícem

    Waaba Skoor

  • @KhadraomarDahabo-e5q
    @KhadraomarDahabo-e5q Před měsícem +1

    Wlhi maxkamadan way walatay 😂😂😂

  • @AbokorMohamed-ex2gp
    @AbokorMohamed-ex2gp Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamudaden4997
    @mohamudaden4997 Před měsícem +3

    Bahalka haa iska dhiibo , isaga ma leh gabadha maqas ha qaadato

  • @SundusFeysal-m8t
    @SundusFeysal-m8t Před 15 dny

    ❤❤❤❤❤

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 Před měsícem +1

    Xubiinta taranka ee ninka ayaa la qiimaynayaa wixii qiimo ay shareecadu ka qabto ayeey gabadhu qaadanaysaa sidaas ayuu xalku yahày

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂 istaaq furullah

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c Před měsícem

    Lakin dee meher wa meher😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahranasiib7647
    @zahranasiib7647 Před měsícem

    Adkatay 😂😂😂😂😂😂

  • @user-iq9ul5px2x
    @user-iq9ul5px2x Před 27 dny

    Shaqadii maxkamadaadkuqabsatay iyo dawlada imikana shaqadii aakhiro iyo xisaabtii malaaikta looxilsaaraybaadrabtaa inaad kuqabsato

  • @Afrah-j9w
    @Afrah-j9w Před měsícem +2

    Dahiro maxkmad way walatay

  • @LaylaAli-qw6eu
    @LaylaAli-qw6eu Před měsícem

    Hhhh daahir ha iwaalin

  • @amirakhyre4099
    @amirakhyre4099 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 Před 25 dny

    Ininkas hadey dadkale alabtisa ka jaran meeqo ayu u hili lahay diyo ahaan intas oo kale waye xaqeda e gabdha hala siiyo😂

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Před měsícem

    Boqol xalaad ayaa lasiinnaa

  • @daudabdi1932
    @daudabdi1932 Před měsícem

    Asc
    Waan idin salamey
    Dahir iyo tiimka maxkamada
    Salam kadib
    Waxaan rabaa
    Samafalka aad
    Sameyneysaan
    Inaad kudartan
    Shaqo abuur baahsan
    Oo xaga beeraha kaas oo
    Ey kashaqeyn karaan
    Ugu yaraan 200
    Oo qof waxay kaloo wax utareysa mushtamaca
    Soomaaliyed kuwaas oo
    Helayaa qudar rashiisa iyo
    Moos raqiiisa iyo afakaadho raqiiisa iyo canab raqiiisa waana wax
    Fudud oo lasameyn karo
    Ugu yaraan waxaa kukacaya 100.000 boqol
    Kun oo doolar ka sameeya
    Melaha kuhabon waad mahadsan Tihin walalayal

  • @leylacalihusein9991
    @leylacalihusein9991 Před 18 dny

    😂😂

  • @giirecarecosto1003
    @giirecarecosto1003 Před 22 dny

    Daahirow walaal marka hore salaan mar labaad Xubinta taranku ma gasho marka horeba meher asc

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 Před měsícem

    Kk meheri ha loofa qaado hadey hore ugu heshiiyeen

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Před měsícem

    Gabada leh maryahan dhiganaa

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 Před měsícem

    Haka goosato markuu seexdo warkii oo kobaan❤❤❤❤❤

  • @user-ip7yt7oi1w
    @user-ip7yt7oi1w Před měsícem

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    WA DAD AN DIIN LAHEYN XATA KAN MEHRIYEY

  • @liibaanhassandiiniluckyboy2327

    Yaa dhibane ah marka ninka mise naagta

  • @fartunhassan6299
    @fartunhassan6299 Před měsícem

    Kkkkk

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi Před měsícem

    SHEEKH WAX MEHRIYEY
    WAA BAADIL.
    NAAGTANA WAA XASIDIDAD
    MASEER AYAA BAQDA KA GASHEY.
    BAHAL KU QAAD NINKANI HA KA JARIN XOLAHIIDA.

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 Před měsícem

    taran kale ha u keno aan tisa ahen

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Před měsícem

    Yaabka yaabkisa sheikh maheri yeye waxa uu ubahnaa quran saar😂😂😂

  • @lll-nj4zy
    @lll-nj4zy Před 20 dny

    Adiga waxaan waa diini hada weydii umal anaguna aan ka faa ii daysano

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Před měsícem

    Istaqfullah cadiim

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Před měsícem

    Allahi Erey xunwaa Kaa soosaaraa kaagamana harto!.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    ALLAB ALLABEYDA HAKA JARTO MARKU JIIFTO😂😂😂😂😂😂😂

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan Před měsícem

    Kkkkkkkkk

  • @haania2495
    @haania2495 Před měsícem +1

    Ar aduun kaan wax walbo waa maqlaysaaa

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1w Před měsícem

    Hawshaas ma shamays tirna faah faahin kabixi hadii la soo koona jawaabti waa in ay is dhadhamiyaan saas ayay Ku qabtaa maharkeeda ileen Aya daadalbataye tan kale ayada ma kalacadayn ma waxay dhahday hadaad ifurtid asaga ayaan qaadanayaa ma Oran sidaas ayay Ku dhamaatay haday dhahday ima furi kartid ama naag kale guursan mayside waa Kala cadaani lahaa warka wax mirjiyay arinka waa asaga ayay rabtaa in ay qaadato taasina ditto noqol geela ninka ahay rabto alaabtiisa

  • @omar911-if3du
    @omar911-if3du Před měsícem

    😂😂😂😂 xaaraant kaadhe 😂😂😂😂😂

  • @user-wr4ip6zq7w
    @user-wr4ip6zq7w Před měsícem

    Guddoomiye Daahir.
    Meherku miyaanu ahayn wax hanti ahaan ay u qaadan karto marka la furo haweeneyda.
    Mahadsanid

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Před měsícem

    Magtiisa ayaa lasiinaa

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 Před měsícem

    100 halaada oodiyadiisa ah hadhiibo

  • @ManSabriye
    @ManSabriye Před měsícem

    Intaa dhahdid wakaga soqaaday qol inra galisid was iyada mar dambe raadineene😂😂

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 Před měsícem

    Waaa cajiib maxkadamaan 😂

  • @saciidmataanofficial
    @saciidmataanofficial Před měsícem

    Daahirow xukunkaas anaa so gabagabeeyay naagtu haday furiinka dalbatay meher maleh jaaw waye 😂😂😂

  • @AminaahmedSuhule
    @AminaahmedSuhule Před 15 dny

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @moahmedmaalin6078
    @moahmedmaalin6078 Před měsícem

    Jab ha ugooyo

  • @AasiyoOsmaa
    @AasiyoOsmaa Před měsícem

    Maxkamada waa cajiib walhi😂😂😂😂😂

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi Před měsícem

    Ninka waa in Meherka uu iska bixiyaa . Dhaqtarka ha la geeyo oo Gabdha halda siiyo Meherkeeda.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 Před měsícem

    Maxkamada caadi maaha 😂😂😂

  • @Big12416
    @Big12416 Před měsícem

    Jab u jar

  • @user-ip7yt7oi1w
    @user-ip7yt7oi1w Před měsícem

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 Před měsícem

    Daahiir dahabow ciwanka ayaa idilay😂😂😂😂😂

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 Před měsícem

    😂😂😂😂 maxkamad kiis kaan dib ha I dhogto😂😂😂

  • @canabiinadia
    @canabiinadia Před měsícem +1

    Guskii xaa kudaba dhigay ma lacagtada ama dahabkada qaadatid haduu guursadayna alla u baneyay hada ku qanacsanen iska fur lkn diinta ciyaaar ma aha

    • @Abdi-f4p
      @Abdi-f4p Před měsícem

      Taas caadi maha😂

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Abdi-f4p
    @Abdi-f4p Před měsícem

    Naagtaas waa runteed haka jarto xaniinyaha😅

  • @ahmedwarsame6347
    @ahmedwarsame6347 Před měsícem

    Daaahir Sxb doctor Ayaan ahay, markii aaan neefta kasoo baxayso baaa lagaaa dareeemayaaa in aaad qabto sleep-Apnea marka doctor aaad waa halis

    • @JowharoSharif
      @JowharoSharif Před měsícem

      😂😂😂😂😂

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před 20 dny

      U afsomaliyey si dadka kalena uga faa,iideystaan mahadsanid

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS Před měsícem

    Khayaaliga soo alifatay nagala tag nacaskow

  • @SubaydaSiciid
    @SubaydaSiciid Před měsícem

    Waa aduunyo halkas la marayo 😮

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h Před měsícem

    Kusoodhawaada Markiska Abusakiriya

  • @abdirahmanwarsame3948
    @abdirahmanwarsame3948 Před měsícem

    Macaan gooyaha xasuuuso

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před měsícem

    Geetka faaraxa ah ha u gooyo, maalintiii Oo ka ogolaadey ayuu qaldanaa, marka ha siiyoo maherkeeda xaadhacay midkale yuusan u geeynin😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂.

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před měsícem +1

    Waxaas akhlaaq xumada ah miyaad dadka la hor timid

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud Před měsícem

    Gabdhaha soomaalida diinta hala baro quraan ku waxa uu ka bilaabayaa guurka 2.3. Iyo afar hadduusan cadaalad samayn karin hal haku ekaato war ragoow idin na diinta ku dhaqma.

  • @abdullahiwarsame8322
    @abdullahiwarsame8322 Před měsícem

    kan aniga miyaa

  • @foozia426
    @foozia426 Před měsícem

    Asigaa furtay meesha😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    BISIQA HA U JARO😂😂😂😂😂

    • @caasha93
      @caasha93 Před měsícem

      Bisiq maxa lagawada😂😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Před měsícem

    Mucjiso😂😂😂😂😂😂😂

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂
    War anagaa yaab aragnay
    Daahirow maxkamdaan waataa ku waalan laheed
    Ee anaga hana waalin
    Labadaas sino ayee isku fuuleen
    Meher maba noqoto waxaas

  • @user-lg8gu6yq1c
    @user-lg8gu6yq1c Před měsícem

    Wa yaaab meel ah ba lamaraya

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj Před měsícem

    Gef ayaad kuhadashay Say Towba

  • @NimcoDheeman-ot8so
    @NimcoDheeman-ot8so Před měsícem

    Subxaanallah 😂😂😂

  • @IqroMuuse-lp5pl
    @IqroMuuse-lp5pl Před 18 dny

    Kas meher magalo

  • @RoobleGaadaale
    @RoobleGaadaale Před měsícem

    maharka kamid mahan dakaraka waxa laga raaba mahrul mathal

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Před měsícem

    Kkk cadalad siduu u samayn karaa qabtaaladiiste kkkk aduun

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem

    Waxaas meher maahan

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před měsícem

    AMA iyada kaliya gala joogo, ama geetka ha gooyo, war yaa ! All xalimooyin sida faarax naag kale ugu celisaa iyo furitaankaan faraha badan leh waa ba xalka looga bixi lahaa waayey beee🤣🤣🤣geetka faarxa ka goosta haduu idiin furo🤣🤣🤣.

  • @shukricabdi4656
    @shukricabdi4656 Před měsícem

    shiiq ablayo malaha waxaas

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 Před měsícem

    Daahirow maxkamadi fadaro ayay noqotay mar aad keento hanni oo wax dhuuqdey iyo naag bahalki ninka meher uu qabsatay

  • @user-zc3ll4zn5p
    @user-zc3ll4zn5p Před měsícem

    War isku xishooda waxaan lagu hadlin ayaad ku hadleysaan
    Diinta ciyaar magasheee ogaada

  • @somalimediaaction7553
    @somalimediaaction7553 Před měsícem

    Maxkamad bes waaye toos ayey u walatay markaan

  • @shukriiman9972
    @shukriiman9972 Před měsícem

    Kkkk soomali ququbo ayaa ku habsatay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤