ROUTINE JIMCA BARIIS BARYAANI QADADA XAAJIGA IYO SIDAAN U DIYAARIYAY🍛🍗🤤😋

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 16. 02. 2024
  • ROUTINE JIMCA BARIIS BARYAANI QADADA XAAJIGA IYO SIDAAN U DIYAARIYAY🍛🍗🤤😋

Komentáře • 83

  • @aamina864
    @aamina864 Před 5 měsíci +11

    M.a wllhi abaayo runta hda kuu sheego qof cunto karin kugu gaaro you tube kuma arag ilahey haku xafido ee noo soo badi aanka barane tedkale kakac somali so same abyo inaa barta rabaye hda awodid shukran

  • @hoodoapshir4287
    @hoodoapshir4287 Před 5 měsíci +3

    Sidaad qofka wax ufahsinyso ayaaba wax loo dhiga lahayn mashaallh 🥰

  • @user-fb2qh7wd1e
    @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci +6

    Wlhi leesma xaqiire gabdhaan cuna karinteeda waxbo lagama qaban karo abayoy wlhi CZcams dad badano caana ka qatarsan tahy aqona kuma lihi Canada joga wana jeclhy routinekada nadafadaa codkada dagan ❤❤❤❤❤

  • @salmanab6668
    @salmanab6668 Před 5 měsíci +8

    Masha allah naag diin leh cunta karin taqaan allah sw ha ii sahlo Anna aan lacag siiyo eey igu quudiso iidana feceed in badan ka wanaagsanaato

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion Před 5 měsíci +5

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😮

  • @user-fb2qh7wd1e
    @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci +6

    Somaliyey xaasidnimada jojiya gabdhaan kor haloqaado wey uqalantaa qaabka eey wax ukarinee decorkeda waa qurux masha Allah ani dhoor telephone kaga saray abayo horey usoco ❤❤❤❤❤

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon Před 5 měsíci +8

    Kaftan ayay kaa tahay lkn walhi waa dhab youtuber ka cunto ka qurux ma arkin abayo hore usoco anagana garabkaga ayaan nahay

  • @faatmaibrahim7256
    @faatmaibrahim7256 Před 5 měsíci +3

    Masha allah abayo ilahey gacnahaga hakuu barakeeyo waxan ka mid ahay dadka cusub o hada kuso biiray chanalkaga waana ka helay cuntadaada❤

  • @user-nx8xd1lt6m
    @user-nx8xd1lt6m Před 5 měsíci +6

    do not take it the wrong way I simply advise you nothing more please for the love of Allah boycott and do not buy PEPSI do it for our Palestinian brothers and sisters who exploit these are industries which finance Israel. a small gesture but which makes a huge difference in the palance of hassanade. I wish you joy in this life and janat al furduus AMIN. a fan of djibouti 🇩🇯

  • @user-cu4kb6mj8d
    @user-cu4kb6mj8d Před 5 měsíci +1

    Masha allh wax bdn kaa faiday gcntada allaha kuu barakeeyo❤❤❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 5 měsíci +1

    Mashalah,
    Walal lakin sidan ma fiicna dad ayaa gaajaysan walalihiin ah iska ilaaliya isha.
    Qarsada nimcadiina kahadla wax kale

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 Před 4 měsíci

    Mashalah

  • @iqroabshircabdullahi167
    @iqroabshircabdullahi167 Před 5 měsíci +3

    Masha allah tabarakal raxmaaan my queen 👸 gacmaha rabbi Haku barakeeyo inoso bari runti aad baan ugu helay masha allah horay usoco sister ❤❤❤❤❤❤

  • @amaanifamily1123
    @amaanifamily1123 Před 5 měsíci +1

    Masha alaaah abayo❤

  • @user-rs8wc9vz8u
    @user-rs8wc9vz8u Před 5 měsíci

    Marshall Allah garbo gacalo gacanta alarm kuu barakey

  • @ramlocali8385
    @ramlocali8385 Před 3 měsíci

    Wwww anaganaa waxaa ku siyay 10 /10

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah najiib rer magaal ❤

  • @user-gc3pl1yc5m
    @user-gc3pl1yc5m Před 5 měsíci +2

    Maashalaah ilaahey ha ku barakeeyo gacantada qaali

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 Před 5 měsíci

    Mazh allh allh kuu barakeyo qali

  • @user-lc2gx6nv6z
    @user-lc2gx6nv6z Před 5 měsíci

    Maha allah allah ha kuu barakeeyo gacantada

  • @user-jw6lu3bs3t
    @user-jw6lu3bs3t Před 5 měsíci

    Samideey allh ku barakeeyo gacanta mash allh

  • @user-rm6le7bk7r
    @user-rm6le7bk7r Před 5 měsíci +1

    Maasha allah tabaarakallaah guuleeyso walaasheey horay u soco insha allah

  • @user-pt1xr5cj8x
    @user-pt1xr5cj8x Před 5 měsíci

    Maasha allah hormar badan ayaa ku raynaaya

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 Před 5 měsíci

    Masha Allaahu gacanta Allaah hakubarakeyo Abayo insha Allaahu ❤

  • @abdikheirosmanosman-bl4vr
    @abdikheirosmanosman-bl4vr Před 5 měsíci +1

    Mashallah best couple of the season

  • @user-gd3pp7iz6p
    @user-gd3pp7iz6p Před 5 měsíci +1

    M.a qli gacanta Allaah ku barakeeyo

  • @Umu-SIDRA
    @Umu-SIDRA Před 5 měsíci

    Masha allh isha cadowga alle ha idnka hayo ❤

  • @DrbdirahiimMuuse
    @DrbdirahiimMuuse Před 5 měsíci +2

    Isha bini adan allaha idinkahayo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 5 měsíci

    Looks 😋

  • @nuseyba-sz3sg
    @nuseyba-sz3sg Před 5 měsíci +2

    ina adeer sucaad waxaan kuu rajeenaa 100k

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 Před 5 měsíci +1

    WALAL WADKU MAHADSANTAHAY ADIGO RAALI IGA AH KOFIDADA MA AHAN CALAMADDA MUSLIMIINTA EE WAA CALAMADDA LAGU GARTO YAHUUDDA HADDII ADAN HORAY U OGAYN HADDA OGOW WALALKEY 💕🇸🇴💞🇸🇴

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 Před 5 měsíci

      😂😂😂😂😂😂 diinta marka daqada kaso gasho

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 5 měsíci +2

    MAASHA. ALAAH. XAAS. WANAAGSAN
    KUDHACDEY
    NAJIIB

  • @user-vj5hg8ns6p
    @user-vj5hg8ns6p Před 5 měsíci

    Wow masha alh❤🎉

  • @suhuurguure2022
    @suhuurguure2022 Před 5 měsíci +2

    Coming soon 10k gaabo gacalo 🎉❤❤❤❤

  • @user-xc9vx8uc9x
    @user-xc9vx8uc9x Před 5 měsíci +1

    Masha Allah ❤

  • @sahroaxmed301
    @sahroaxmed301 Před 5 měsíci

    www masha aallha ❤❤❤❤

  • @VideoChannel-od1um
    @VideoChannel-od1um Před 5 měsíci +2

    Walhi sucada wax cunta karini kugu garo ma jiro abaayo ano walac tacbaan la ah oo cunta dhan ka go aay ayaa adi cuntada niyda ku dhistaa insha allh hada xamar iimado waa kuso radinaa foma jarmalka aan ahey rapi ha nii xifdiyo adi iyo familkaga❤❤❤❤❤❤

    • @SucaadSiman90
      @SucaadSiman90  Před 5 měsíci +1

      Omg 😱 abayo thanks allaha ku adkeyo cafimad allaha kusiyo qaali ❤❤

    • @VideoChannel-od1um
      @VideoChannel-od1um Před 5 měsíci

      Amiiiiiiiin mcnto thanks ❤❤❤❤qalbi

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 Před 5 měsíci

    Masha allaha hamblyo xabibti allaha ku xafiido aamiin yarbi ♥️ 💯 🤲 🙏

  • @naimaabdulahi3361
    @naimaabdulahi3361 Před 5 měsíci +2

    Masha allah gacantada allah haku barakeyo abyo mida kale ha cajisin malin Kaste video soo gali

    • @SucaadSiman90
      @SucaadSiman90  Před 5 měsíci +1

      Haye abayo ❤

    • @shamsiinaali8908
      @shamsiinaali8908 Před 5 měsíci

      ​@@SucaadSiman90
      Abaayo didaag
      Biyo qabow laguma dhaqo waayo digaaga jerrmiskiisa ayaa badan siyaaba kala duwan baad u dhaqi kartaa sida biyo karkaraayo inad dusha kaga shubtid, liin dhanan, qal iyo baking soda hadba kii aad heysatid baad ku dhaqi kartaa lakiin biyo kaligood misana qabow maya

  • @Nafiso059
    @Nafiso059 Před 5 měsíci

    Abaay gaabo intaa ka macaansanoyaa m.a il allah ka hayo❤

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount Před 5 měsíci

    Masha allaah wllhi cunto markaa kariso marka la amaano waa farxee gacantaada allaha ku barakeeyo abaayo❤❤❤❤

  • @user-yc8cz8oh8i
    @user-yc8cz8oh8i Před 5 měsíci

    Maanta igu horaysa waankahelay

  • @Amiinsimba10
    @Amiinsimba10 Před 5 měsíci

    M.a family qurux badan barakooba idamka ale

  • @user-kk4df9zr5g
    @user-kk4df9zr5g Před 5 měsíci

    Masha Allah ❤️ ❤️

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf Před 5 měsíci

    Somali food is best food in the world

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 Před 5 měsíci +1

    Simaney ❤

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 Před 5 měsíci

    Masha allah abayo ilxun kuma aragto abayo

  • @amenacali727
    @amenacali727 Před 5 měsíci

    Gaabo gacalo ku qoro kkkkk inshallah illaahay ha idin barakeeyo bilcaafiya

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před 5 měsíci +1

    Asc wllo waxay ahad inaad suugada ugu hareesisid hadana bariiska ku xigsiisid hadana bariiska ugu danbeesisid sabiibta iyo basasha gooni u shiishid marka ugu danbeesa ee dabka ka soosarta over iyaa lagu daraa sabiibti iyo basasha oo diyaara

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Před 5 měsíci

    Masha allaah ❤️

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y Před 5 měsíci

    Waaw

  • @user-gc3pl1yc5m
    @user-gc3pl1yc5m Před 5 měsíci

    Anaa kamaqan qadadad❤❤❤❤❤

  • @mandekmohamud3977
    @mandekmohamud3977 Před 5 měsíci

    Bariis biyaani waa cuntadan ugu jeclahay 😋😋

  • @relaxreallychannal
    @relaxreallychannal Před 5 měsíci +3

    My family welcome

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Před 5 měsíci +1

    Saliidan tirada badan haku dhimanina

    • @user-fb2qh7wd1e
      @user-fb2qh7wd1e Před 5 měsíci

      Xaasid tahay cunta karinta quruxdey udiyaarisay kaxuntahy naya qof kudawada malahan gabdha masha allah dheh ha cayumin xaasidad yahay oo daalan uf xisho

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 5 měsíci

    Baarakalaah lkn basasha ayaa gubatay

  • @user-cz3hk2pb4s
    @user-cz3hk2pb4s Před 5 měsíci

  • @hanuzdagan7128
    @hanuzdagan7128 Před 4 měsíci

    Abyo bariska no an heysto maku sameysan karaa

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s Před 5 měsíci

    🥰🥰🥰

  • @aminazahraugaasadda2358
    @aminazahraugaasadda2358 Před 5 měsíci

    Abyoy sida aad xawajiyada samaysatay so so samee

  • @user-zo4gn1jp1z
    @user-zo4gn1jp1z Před 5 měsíci

    Noso gali baharka sida aad u sameyey

  • @hidaayohassan9691
    @hidaayohassan9691 Před 5 měsíci +2

    MashaAllah abayo sharafad ledahy wlhi daganaantada wax lasisto laheyn habka dagane wax usharaxeyso si dhib yar ba lagu fahmaya laguguma cajisayo hadan kugu sobiiray noso badi gaari dumar

  • @anushgulled7416
    @anushgulled7416 Před 5 měsíci +1

    Abyo cabitanka buluga naga daba gey cabitano bdn an ka rabna noso badi

  • @maryamaabdillahihusein6304
    @maryamaabdillahihusein6304 Před 5 měsíci +1

    Abaayo volog suuqa adeega nooso duub

  • @famaily5884
    @famaily5884 Před 5 měsíci

    Abaayo ninka kaliga maa cuntada u sameysaa aaway caruurta? Ha iga xumaan waa ku daawadaa

    • @SucaadSiman90
      @SucaadSiman90  Před 5 měsíci +6

      Hhhh maka xumanayi abayo carurta ninkaba inta guriga kunol abayo wey cunaan camerada marabaan

    • @famaily5884
      @famaily5884 Před 5 měsíci +1

      Masha allah abaayo thanks jawasbdad Finland ayaa kaa daawadaa cuntada aad kariyo markasta wxaan isku dayaa Waa kariyaa

  • @nafisoomar5679
    @nafisoomar5679 Před 5 měsíci

    bariiska sawirkiisa na tus abyo plz

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l Před 5 měsíci +1

    Wllo bariis kasta oo aan haysto ma ka sameesan karna biryaga ii so jawab qalbi

  • @user-kk4df9zr5g
    @user-kk4df9zr5g Před 5 měsíci +1

    Cunto. Karin kabaratay qaali❤❤ m.a

  • @abdikhadirabdi5717
    @abdikhadirabdi5717 Před 5 měsíci

    Wll
    Nicma aad heysto dad bn heysan
    Oo halaka aad joogto kaajo ku sexanayo ee qarso.

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 Před 4 měsíci

    Asc abbe ugu salaan eddo

  • @user-gc3pl1yc5m
    @user-gc3pl1yc5m Před 5 měsíci

    Anaa kamaqan qadadad❤❤❤❤❤

  • @anushgulled7416
    @anushgulled7416 Před 5 měsíci +1

    Abyo cabitanka buluga naga daba gey cabitano bdn an ka rabna noso badi