"Ma awoodno lacagta nala dul dhigay" Gaadiidlayda yar-yar ee Hargaysa oo Banaanbax sameeyay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 123

  • @fawzihadjiahmed8905
    @fawzihadjiahmed8905 Před 2 lety +19

    Aragtideyda 500 shiling ma aha waxay diideen lkn xiliga qaboobaha oo aaney aad u shaqeyn shidaalkii oo kacsan oo masaariiftu adkaato iyo waxa is yeeshey 180.000 shiling oo lagu sallaamey

  • @seynabmohamed-issa2289
    @seynabmohamed-issa2289 Před 2 lety +3

    Umad ha loo naxaristo special 🚕 iyo dhalanyard ha ka daay

    • @zainabissa9023
      @zainabissa9023 Před 2 lety

      Iyaga isgaadh siiyay ee lacag maha iadka malin kasta inta inkabdanbayay ku bixiyaan

  • @HassanAli-nb9wl
    @HassanAli-nb9wl Před 2 lety +5

    Waa ayaan daro in dhalinyarti iyo da yartii wadanka uso kacayey inay saas uhadlaan.😫

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 Před 2 lety +1

    Waa run dulmi aad u badan oo loo gaysanaayo dadka ku nool Hargaysa ee masakijnta ah

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar Před 2 lety +3

    Dhalinyarada Hala Daayo si sharciga Baal yaala Halo dhaqmo maciishada Aya hawada Ka baxsan shidaalki wa qaali cuntadi Wa qaali

  • @sabaninamuuse9980
    @sabaninamuuse9980 Před 2 lety +4

    Marka hore waxay ahyd in laga qaado uun intii awalkii horeba laga qaadi jiray loona sheego in wax lagu kordhiyay oo keliya laga bilaabo sanadkan cusub inamada yaryarna in niyadjab lagu rido maahe waa laysugu yeedhi lahaa oo lala shiri lahaa ka dib si wanaagsana wax loogu sheegi lahaa qofku mrkaaz isagaaba jeclaysanya intaas iyo in ka badanba inuu bixiyo mida kale waxay cashuurta taxi oo keliya qabatay waa runtode ma basaskana laga qaado iyagaaba 1 saacba 30qof oo u dhigma60 kun qaatee iyo gaadhi kasta oo wadanka ka shaqeya 👍🙏

    • @axmedyazindhakaar3982
      @axmedyazindhakaar3982 Před 2 lety +1

      War miYad kahaYza adiku in bazazka cazhuur laka qaado iyo inaan laka qaadin mize ma xqiijiNaYza

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 Před 2 lety +6

    Maayarka Inuu waxqabad muujiyo ayuu jecel yahay sida bulshaduba u jeceshahay. Maayarka iyo golaha deegaanka waxaan leeyahay waad wanaagsan tihiin laakiin yaanay jibbo idin qaaadin. Marka wax la kordhinayo wadatashi kama maaranto iyo waxyar oo aanay dadku ku mergan. Sannad walba waxaa la kordhiyaa 1-5% marka 5 sannadood la gaadho waxaad kordhisay 25% ugu badnaan aan lagu mergan.

  • @ladna262
    @ladna262 Před 2 lety +2

    Danyarta halaga naxo qofku wuxuuna awoodayn halaga dayo allah ba inama dulsaarin wax aanan awooodayn

  • @saynabibrahim2187
    @saynabibrahim2187 Před 2 lety +1

    Waa sanadkii oo dhan

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 2 lety +2

    Dawlada hoose laba haukala jabiso min lix bilood halooga qaado cashuurta madaama sanadkki lacagtiisii ay lawaynaatay si kale ha uugu dhigto

  • @hanaismacil5365
    @hanaismacil5365 Před 2 lety

    Good iyo Abees baa is Begelly garanamaysaan.

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 Před 2 lety +1

    Lcagta xage bu galinaya ina mooge indr aabaha wxba ma gashan somaliland e danyarta faraha ka qaad

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Love

  • @faadumohassanali5775
    @faadumohassanali5775 Před 2 lety +1

    dhalinyaradu waa quuruxgiwadank wainlaixtiiramo

  • @sakinaskytv9604
    @sakinaskytv9604 Před 2 lety

    Siifaafi khayrka wllo oo hakadaalin mahadsanid

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien Před 2 lety +2

    Sidee markaa dalka wax loga qabanaya hadii 180,000 kun slsh ka qaylisan

  • @NABIIL_SHOW
    @NABIIL_SHOW Před 2 lety

    Mayirka waxan leyay alay lehe cabdikariin iyo reer hargaysa hasbartan fata waa inay dhexda ka qaninaan

  • @xikamiyoxikmad6399
    @xikamiyoxikmad6399 Před 2 lety +3

    Ma maalintii Shan boqol
    Ayaa wax laga dhimi
    Sanadka dhan 180kun oo shilling
    Ka leh farbaan eeday
    Ma cashuurta 500 maalintii waliba aad ka yar tihiin hooyada cadceeda fadhida

    • @Miraale199
      @Miraale199 Před 2 lety

      Arinku ma ahan 500 shillin; waa Sharci iyo sharci daro; iyo Dakhli aan qeexnayn waxa uu ku salaysan yahay.

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 Před 2 lety

      Wllo hooyada bacda hoos fadhidaba hal mar lagama wada qado oo shanty boqol oo biirtay ayunba buuro noqota ee inamadu ma diidana lacagta ee bishiba 15000 ayay noqonaysaye bile loga qado way ogolyihin

  • @Fatima-cj1ut
    @Fatima-cj1ut Před 2 lety

    C/Kareem mooge waxa uu noqday sidii muuse biixi oo kale war moogow wadadii muuse biixi hamarin farta yaana la seegin

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 Před 2 lety +1

    War cidalow hilibki ku noqda o daaya danyerta in ay dortan mey ahyn wlhy wx aney ka firsan bay galen niman donaya in ay dhacan dad kle

  • @maxamedqaws3687
    @maxamedqaws3687 Před 2 lety

    Danyarta hoos haloo eego waayo hariesaba dukhan baa wax lagu ràadsadaa.

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel Před 2 lety

    Cabdikariin Ahmed mooge wuu ku fashalmay caasimadii

  • @hodanibrahim5308
    @hodanibrahim5308 Před 2 lety +1

    Dhalin yarada ha la illaliyo👍

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 Před 2 lety +9

    Haa dhakhlayso 180,000 kun sanadkoo dhan nama soo gasho laydinkama yeelaayo, 180,000. Bishii=$2 Maalintii= 500 (shan boqol oo shiling s/land).
    Teeda Inamada yaryar ee Askarta ah ee aad sheegayso waa ay dadaalaan ee Adigu maxaa ad Qabanaysey intay kuwaasi askarta Noqonayeen adiguna Taxi yar maanta dul taagan tahay ee Cashuurta bixi marka lagu yidhaahdo la cabaadaysaa

    • @mohamedahmedqawdhan3227
      @mohamedahmedqawdhan3227 Před 2 lety +2

      Adeer uu shaqaysanayaa haduu isba taksiilayahay adigu wadanka kaalinteed ugu jirtaa waaruntii waa ciil qabayaal inamadan yar yaree askarta lagu sheegayo midkasta markuu nolosha Ka dhacay oo ay xaafadu khaatiyaan Ka istaagtay saldhigyadoo dhana oobiiyadii buuxsameen ayaa layidhi ordoo qoriga qaata deedna sidaad doontaan ugu tagrifala car waxaad ii sheegtaa inan yaroo oo waxsoo bartay oo Askari noqda soo Heli maysid waxa lagu ururiyey dibjirtii dadka moobilada Ka dhamaysay halkaynu Ka jabnay waa booliska wlhi waar waa in lahelaa boolis aqoon leh oo garanaya qofka muwaadinkaa xaquu leeyahay oo aan ahayn boolis siyaasiyee ah boolis dadkiisa u dhexa

    • @Top_G_forever
      @Top_G_forever Před 2 lety

      @@mohamedahmedqawdhan3227 waaan kugu raacsanahay inay ciil qabayaal yihiin oo waxad arkaysa wa inan yar oo askaria wuxu caayaya oo uu u bootayna wa muwadin dalka u dhashay walahi wuxu ku hadlayo iyo cayda waaay yiqyiqsoonaysa waaar wuxu maanu askarinamada zharafteda garanayn baad dhahaysa waar maaanu dhigan shuruucda lagu dhiso dhaqanka askariga
      Hadal iyo dhamaaan inamada yar yar arinkoda halagu noqdo ma diidanin in cashuur laga qaado balse wakhti ay ku uruuriyaan oo wacan hala siiyo xaalada dalka ka taagan wa la ogyahay

    • @shakoofficial2054
      @shakoofficial2054 Před 2 lety

      Dhoosbaatay

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 Před 2 lety

      @@mohamedahmedqawdhan3227 jaamiciyiinta Shaqo qaran lagu soo carbiyey ka waran?
      Kuwaasi ma kuwo askarnimada gala oo kaliya lagu yidhibaa,Caqligu meel aan ku habboonayn ayuu kaaga jiraa,Ka bax maanka gubtay,

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 Před 2 lety

      @@Top_G_forever "Dameeri dhaan raacday" maxaad ku raacday fikirka gaaban Adeer cashuurta waa la bixinayaa, ciyaar looma shido maalin kasta"HANTI QARANKU LEEYAHAY HA KU HAYSAN JEEBKA"
      Ina mooge dharka cashuur-uruurinta Bilaash umuu xidhanin,meesha haddii hadaf weyn aanu ka lahayn"Suit ayuu subax kasta isku soo taagi lahaa"la soco qaybaha dambe

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Před 2 lety

    War Mayor, dhalinta culeeyska ka daa. Wexeey awoodi karaan un hala qaado. Mar hadii dawladu aaney shaqo abuur usameeyn kareen, fadlan canshuurtan ku culus halaga daayo.

  • @jaamacaxmed8643
    @jaamacaxmed8643 Před 2 lety +1

    Niyow dadkani goormay dhasheen

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 lety

    War xishood oo dhalinyarada waxaba mahayaan hoos haloo eego

  • @ahmedadam4489
    @ahmedadam4489 Před 2 lety +2

    horta mar in laga wada qaado waa khalad, waxa ay ahayd in bil kasta 15000/= laga qaado, shidaalka qaali ayuu noqday , busaarad iyo suuq xumona waa ay jirtaa. Imika waxa fiican in xal la raadiyo, oo ugu yaraan 4 meelood loo qaybiyo si loo bixiyo 40000/=

  • @amalhussein8209
    @amalhussein8209 Před 2 lety +1

    Dadkani dawladnimo marabaan mise waxay rabaan inay sida xayawaanka u noolaadaan horta dawlad nimada barta

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 Před 2 lety

    DAWN MOOGE WAATUUG WALEE SOLTELCO SOOCELIYA KUMUDAAHARAADA MUSUQMAASUQA

  • @ahmedjanagalle744
    @ahmedjanagalle744 Před 2 lety

    Waryadha benta izkadaya rgow sanad dhan ayaa 180 laydinka qadaya ragow

  • @hajilyrics1525
    @hajilyrics1525 Před 2 lety +1

    Rijaaal baa tihiiin ee iska dhiciya lacagta aan la garanayn meel la geeyo

  • @adennadif9795
    @adennadif9795 Před 2 lety

    Dowlad waxwalba qaaliyeysay shacab hurda in koodhay iyo in jeelku jirta

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 Před 2 lety +1

    Ciyaala suuq waar waa faladh jaada ee iska bixiya waa islaan aad airport ka gaysaan ama ka soo celisaan

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 Před 2 lety

    Waar ilaahay ka yaaab Maliki 150 kun dhawyee wuu gaadhah

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 2 lety

    Marna wado ayaano donaynaa dheha cashuurtana diida waar idinkaa laydinku shaqaynayaa

  • @muktasimjimale5959
    @muktasimjimale5959 Před 2 lety +1

    wad Gajoonaysan Idinko 😂😂😂😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Live

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Sssss.yaryar tanaa ladhahaa naanaysay iitahay mashalah.family.asww

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    5✋.

  • @ayousef4668
    @ayousef4668 Před 2 lety +1

    Aware ilahay ka baqo waxba ma hayan waa danyar dadkii ku dortay ma iyagii ayad shaqo ka dhigtay yanay ka inkarin waa kuwii 26 Kun ee cod ku siiyay naftada uga xishod danyarta

  • @omerdamac
    @omerdamac Před 2 lety

    Bixiya lacagta,codkaga uma baahna maayerku

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 lety

    War dhalinyarada Halga daayo dhibka

  • @dhulgariir
    @dhulgariir Před 2 lety

    Waxaan jecelahay in uu mayor cabdkariin axmed intaanu qararaka la gudbin ama la diiwaan galin uu research ku sameeyo oo uu mudo qaato sshaqaale diro lasoo ogaado muwaadinkani wuxuu ka helo taxi 🚕 ga iyo wixii dhibaato aya gaadhiga takaaliif galaysa waayo waa gaadhi dhul raf ah dul maraya wuu jabi karaa lacagna waa loo baahan yahay ok
    Marka noloshii sidoo kale koroshay oo ay kacday iyada lafteedun waxay leedahay mushkiladeeda oo kolay dhaqalaha soo gala saamayn ayay ku yeelanaysaa ok patrolkii uu qaali noqday
    Waxaa ku waajiba mayor cabdikariin in uu dib u eegis ku sameeyo arinkaa gaadiidleyda iyo waliba dadka quutal yoomiga la dagaalama
    Waxaa iman karta inuu qofku waxaanu awoodin dusha laga saaro taasina horumar makeenayso
    Markaa waxaan kula talin lahaa mayorka
    Inuu hawlkasta dib u eegis mudo qaadanaysa oo xaqiiqada ku salaysan dhaqalaha qofka ku salaysan ta dalka sidookale ku salaysan
    Ku sameyo
    Sababtoo ah adigoo xog ogaal u ah ayaad hawshaa ku dhaqaaqday mar walbana
    Mudo ha kugu qaadato inaad research dheer oo wakhti aad galisay kugu qaadato si aad
    Dhabta uuga gun gaadho
    My opinion
    Mahadsanid all of you

  • @xaliimomuuse374
    @xaliimomuuse374 Před 2 lety

    Waa walanyihiin cashuurta waa mu qadisa

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 Před 2 lety

      Haday muqadis tahy dadka masaakiinta ah in hoos loo eeego ma khalad baa

  • @yaasirdheereye4094
    @yaasirdheereye4094 Před 2 lety

    Fartayada anagu Malabar darnay

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 Před 2 lety +1

    Dhibka koobaad horta maaha dawlada hoose iyo taxilayaasha ee waa cidanka police ka ood is odhanayso mararka qaar akhlaaq lasoo baro iska daaye waxa miyaanay hooyaba dhalin

  • @saciid2024
    @saciid2024 Před 2 lety +1

    Wadooyinka ha laydiin dhiso oo ha laydiinka habeeye bixiya cashuurta

  • @aliahmedali65
    @aliahmedali65 Před 2 lety +2

    Waa dad jaahiliin ah maalintii waa 500shiling somaliland ah maalintii ilma xayawaan soltelco ba wuu qaadi jiray siduu maayor mooge sheegay markaa si cilmiyeysan uga hadla

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 Před 2 lety

      Ha qabyaalad hadlinee dadkan cabanayaa waa dadkii soo saaray
      Sateco 50 buu qaadi jiray
      Lkn ina mooge isagoon waxba la socod siin ayuu 180 ka dhigay runtiina aad bay uugu adagtahy suuquna inuu iska cidhiidhiyahyna lagaaga sheekayn maayo ee dadkan naftaada oo kale kaspo qaad

  • @keysejsl7838
    @keysejsl7838 Před 2 lety +1

    Dal cashuurta lagu dhisaa, qaadka iyo sigaar lacag wa lu haya.

  • @Yasmin1architecture36
    @Yasmin1architecture36 Před 2 lety +1

    180 cisho uqaybo sanad 30$ dollar uqaybi 12 bilood waaa sacadmuuse nankankanki

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 Před 2 lety

      Haday yihiiin iyo hadii kalaba waa dadkoi soo doortay

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 2 lety

    Subxaanallaah

  • @somalicookingculture4014

    Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah. Waar way iimaan beeleen. 180.000 sln

  • @akaniadam8254
    @akaniadam8254 Před 2 lety

    500sh weyi sxbyal lakin wakhti halaydin siiyo

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 Před 2 lety

    Masaki mabilabay duraba moog

  • @fdama
    @fdama Před 2 lety +1

    Ma reer miyi ayaa cashuur fahamsan???

  • @saleebaancismaan5998
    @saleebaancismaan5998 Před 2 lety

    Cawaan maalintii.waa.500.shiling.Adeer.maydin.waayin.

  • @fuaadcabdilaahiyuusuf8327

    Ka Gura saxiibayaal idinkaa boqraye maxaa xigi

  • @mohamedbasha5763
    @mohamedbasha5763 Před 2 lety

    Waa wax aad looga xumaado in dawladii hoose ay kolba siday doonto ka yeeesho tagaasida.
    1- tagsiga markuu dakada kasoo baxo waxa laga qaadaa 126,000 oo wado marin ah
    2- tagsiga markuu hargaysa soo galayo waxa laga qaadaa 25000 oo dawlada hoose ah
    waxaan ilaa hada garan la'ay waxa ay tahay 180,000 iyo dhinaca ay raacsantay ma wado marinbaa ma laaluush baa mise waa baad?
    baabuurta kale ee caasimada lagu wato iyaga maxa wax looga qaadi wayay mise wa halkii somalide maskiin ba masko la fuulo leh.

  • @Top_G_forever
    @Top_G_forever Před 2 lety

    Mayirka iyo dhalintu midna ma qaldana balse is faham dara jirta xaalada dhalinyarta hooos haloo eego cashuurtu wa macquul waana sidi ugu wacnayd balse hada dib wax laysula eego suuqu wu ku xunyahay dhalinta ee tixgalin hala sameeyo

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 Před 2 lety

      Wllo halkaa waad ka been sheegtay ee ku noqo Suuqxumo ma jirto wllo waayo hadday jirto shirkadaha ayaa hoos u dhac dhaqaale ku iman lahaa Tusaale Telesom iyo Dahabshiil Ma faaido ayey qabaan mise khasaare Haddii ay faaidaan dalku dhaqaalihiisu wuu wacan yahay hadday khasaaranna dalku waa busaarad markaa wllo ha odhan Suuq xumaa jirta mahadsanid.

    • @Top_G_forever
      @Top_G_forever Před 2 lety

      @@naasirfaarax903 walaal iyaga qarkod gadhigi baa kiro ku ah 70kun ba malinti laga rba 80 shidaaala muxu masariif ba laga raba gadhiga inu meel wax u dhiga la raba isagu naftiisa muxu u quudan walal bal adan ku dhiibe ka jawab

    • @naasirfaarax903
      @naasirfaarax903 Před 2 lety

      @@Top_G_forever wllo waxba wllhi lkn wllo suaal baan ku weydiiyey wadanka wllo waan ka maqanahy norway baan joogaa Dadku ma dabaqadaa wllo xagga nolosha Oo qolyaha tijaarta ah ee Telesom hogaamineyso ayaa dhiigmiirta kana faaiida isagoo aanuu qofka xoogsanayaa faaidin?

    • @Top_G_forever
      @Top_G_forever Před 2 lety

      @@naasirfaarax903 may walal balse waxa jirta maceeshadi dalka yar kacsan shidaaalkuna wuu kacsanyahay taaas baa walal culayska keentay

  • @awshan571
    @awshan571 Před 2 lety +1

    Nimanka dhalinyarada ah , cabashadooda hala tixgaliyo ,waayo marka la eego duruufta wadanka iyo dhaqaale xumada ka jirta ,iyo camal la’aanta dhalinyarada , waa in cashuur yar laga qaadaa,dhalinyarada inta shaqo abuurka samaystay .💯✅

  • @iamboss4371
    @iamboss4371 Před 2 lety +1

    Waar iimaan li,ida Iska daaya waa sanadkii oodhane seeded Ku rabtaan hadaa in lay diin dhiso wadooyin

  • @zainabissa9023
    @zainabissa9023 Před 2 lety

    War wadoyinka haa laa idiin hagajiyo ee iskabixiya lacagta jaadkba waa bixisane

  • @fuaadyaasiin
    @fuaadyaasiin Před 2 lety

    Sanadkii ayaa laga qaada 180000 kii wax qaban waayana waa la caayaya ala hasoo hadeeyo dadkeena

  • @khadijashire672
    @khadijashire672 Před 2 lety

    180 wa.inte dolar ahaan?

  • @aliahmed4351
    @aliahmed4351 Před 2 lety

    Waan shaqaysanayaa canshuurna bixin maayo

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 2 lety +1

    Waa xoogii dalaka Somaliland dhalinyarada HAKU kibirna kuwa dawlada meel sare kagadhayow kadaya dhibka dhalinyarada 🙂🙂🙂🙂

  • @mubarikvivasland676
    @mubarikvivasland676 Před 2 lety +2

    Dhammaanteed baabuurta halaga xareeyo 500 shilin maalintii sanadkii oo dhan 180 000..
    Kibir weeye waxey sameynayaan Dhaweeyayaashu
    Fartaada eed ama kibirkiina eeda.
    Cashuurta waa la qaadayaa.
    Case Close ama Tahriib ama Bridge ka iska tuur it's up to you..
    Cashuurta waa la qaadayaa
    Viva Somaliland

  • @abdullahimohammedali929

    War cashuurta bixiya

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 2 lety

    SHAQA KALE RAADSO. CASHUURTI WAA KHASAB.

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 Před 2 lety

    Ina Ahmed mooge ma dhib buu soo kordhiyay subxaan Allah

  • @diamondhaji1835
    @diamondhaji1835 Před 2 lety

    War cabaadka joojiya

  • @mimoomer8582
    @mimoomer8582 Před 2 lety

    50kuun ku tee waar wllo cadalad kuu hdla 50kuun wlhi baadan soo xarayn markaad arasaqada ellhy ben ka sheegto nothing baad noqonsan imaan ahan ellhy waxa uu yidhi hdaad alxh tiraahdo waan kuu siyaan

  • @Miraale199
    @Miraale199 Před 2 lety

    Wadadii hore ee Kuwii hore aynu ku caayi Jirnay Tuugada iyo Cashuuro sharci daro ah in ay qaadaan bay kuwana qaadeen.

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Před 2 lety

    Waa Jaahiliin kuwani. Waar Mjdaharaadka waxa ka horeeya. Horta u taga. Dawlada hoose

  • @xamseaxmed5710
    @xamseaxmed5710 Před 2 lety

    War 180 sanadkii oo dhan waala idinka saairee iska bixiya dheh gaajayhy

  • @maryoleydr5841
    @maryoleydr5841 Před 2 lety +1

    War anaga wasna somaliland mxan ku xaqney nacdal ba idinku taala ani wlhy wan imanaya xabad ban madaxa kga dhufanaya

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    comment aan qoray waaxan ku sheegay inay beri iyago eryanaya la arki doono cabdi karim
    waryadha cashuurta wa waxa dalkagaga dhisaya bixiya doqonimadana joojiya idinka ka gardaran abdikariim wayo dalka maxa lagu dhisaya hada cashuurta diidan ilahay baba inu wajibiyee war dhalinayaradan ha lo sheego in iyaga wax loogu qabanayo fartiina maydan eedine idinka khaldan runtii

  • @sama_kaabmohamed176
    @sama_kaabmohamed176 Před 2 lety

    Hhhhh waar noo kaalaya anaga idinka bixinayalnee gaajayay

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 Před 2 lety

    aqas nacas kasta oo cashuurti wajibka ahayd bixin waya ayaa ku leh fartayadan ednay ma 500 oo shilinka somaliland wayday adoo shaqaysta islanta tamada ibisaba way bixisaa

  • @cabdiraxmansaalax8732
    @cabdiraxmansaalax8732 Před 2 lety

    Kkkkkkkkk

  • @gamalfarah7131
    @gamalfarah7131 Před 2 lety

    Waar waaa nus dolar shan kun oo sailing waa lacagyar iska bixiya wax walba hadal lagama keeno

  • @ahmedkhadar1901
    @ahmedkhadar1901 Před 2 lety

    Waar waxaasi waa kibir malinti waa 500 xishooda

  • @mimoomer8582
    @mimoomer8582 Před 2 lety

    Imaanka beela dhawwyaayalow oo marka kaliyaa eed daadka qadaadan baa 5$baad naaga qadan bishii waxa laa sheega laacagta qadatan wlhi heeyaadaha calamiyga ah ma qatan 180kun baad diidantiihiin imaanka alle iddinka qaad dhaweeyalow tahriiba hdaadan 500shiling bixiinayan

  • @nasraahmed285
    @nasraahmed285 Před 2 lety

    Jaad bad ku cuntaan intaaa e dalkiina u hura sanad dhan 180 kun wad helysan lkin in laydin sii ogaysiyo way ahyd

  • @wardasuldan4123
    @wardasuldan4123 Před 2 lety

    Rageedi wadaba mahaysane iska eeg

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Před 2 lety

    hadii aadan ka soo helin intas iska dhig shaq kale doono lakiin ogada cashuurta wadamada anu joogno shay walaba oo anu iibsano ayuu la socoda hada wa shay walba waxba laga qadaa ilahow mad malgaacad iibsatid wa la saara marka is dejiya oo bixiya cashuurta mid kaa ooyaya waxay ila tahay wa runtiis waxna ma ahaysto
    dowladana ha u naxariisto ha ka yaraayso cashuurta dadka dowlada cuntada ha ilaliyaan inan dadka lagu kordhin

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 Před 2 lety

      Wllo inamadu cashuurta may diidin oo awalba tii wada marista sanadkii 2 jeer aya laga qada tanise waa cashuur kale habase ahate in bishi ba mar halaga qado 15000 ama 2 dollar lakin haday is gadho wlo hal mar ma wada bixin karan

    • @madashawanaga6577
      @madashawanaga6577 Před 2 lety

      warda samawi walaalo maha in la isla sugo waa khalad lakiin in cashuurta la bixyo wa wanagsan tahay hadi ti wadada laga qaaday takale maxay tahay ila wadada kiro maha hal cashuur qudha ku waajibtay tan labaa maxay ahayd walaal horta aduunka cashuurta dhista ilahayna wa inagu waajibiyay hadiise dowlada mid kale ku darsanayso ma wanagsan weliba dadka wa in lo fududeeyo

    • @wardazamawi7421
      @wardazamawi7421 Před 2 lety

      Wllo wali lama cadayn waxay tahay takale waa cashuurtii sadexad mid waxa ka qada dawlada hose
      Midna waxa ka qada W Maliyada tana waa mid kale wllo walahi inan dhaweye ah oo xalay iso qaday sidu u cabanayey wad yabi lahayd qolada Telesom haben kasta 10.000 shln bay ka goostan waliba qaar kood qaarkod gawadhidu waa ku kiro

    • @madashawanaga6577
      @madashawanaga6577 Před 2 lety

      @@wardazamawi7421 walaal haday qadayan caruur sadexad marka iyaga khaldan dowlada lakiin siday suuro gal u tahay in sadex cashuur qaadan ma noqon karto iska hubi saxdex cashuur sidee ayay u macaneeyan marka

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 2 lety

    Maayer mooge ma 500 shilin maalintii ayuu fartoodii ku eedeen /markay soltelko ku miisayeen run baad mooodaysee waa kuwaa dhalinyadii aad odhan jirtay wax looma qabto ama waxoogaa la cunaa 500shilin ku eeday fartii ay kugu doorteene ina moogow caruurta ha ka oohin ilayn mudadu waa 5bilood inta aad kursiga fadhidaa dadkuna waa dadkaa dhalinyaraduna waa taa oo sidaasi bay ku rabaan horumar ta kale shalay markaad dibada joogtay kelmada aad tidhaa malab bay u ahayd maantana qadhaadh bay u tahay taasbaana kuu taal bedelkeeda iyo in dadka wacyigelin loo sameeyo

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 2 lety

    500 boqol oo shilin maalintii wax ay tahay majirto idinka ayaa doonaya in aydun la baxsataan cashuurta wadanka.😡😡😡😡😡

  • @nashou22
    @nashou22 Před 2 lety

    Waar iska bixiya cashuurta. Maalinti 500 land weeye. Islaanta tamaandhada iibinaysa 1000 aye. maalintii bixisaa. Kuwan eega. Maalintii odhan lacag ayay gurtaan. 500 bixiya ayaa lagu kariwaayey

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Před 2 lety

    Waar xishooda shanboqol oo shilin somaliland maalinkiiweeye iskabixiya cShuurta war inamadu jaahilsana war hadad tahriibto yaakaaga futo xun texilaha haragaisa kashaqeeya malagayeelaya sanadkii oodhan qaarbakuleh inamayaryar oonalaleegba wadada nootaagan oodirays xidhan kulaha oosakariga shaqadiisa madkulayaabantihiin war wxn mxkasodaynaysan iskahadlaya😂

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Live