Sidee U Aqrisanaysaa Fariimaha Whatsapp-ka Qof Kale ? 😱😱😱😱😱

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 01. 2019
  • Vedio-gaan Waxaan Kaga Hadli Doonaa Sida Loo Aqristo Fariimaha Whatsapp-ka Ee Qof kale .
    Digniin: Si khaldan Ha'u isticmaalin Fadlan . Waxbarasho Darteeda Ayaan Usoo Bandhignay Faa'idaysi Wacan.
    Subscribe , Share ,Like ,Comment.
    #Whatsapp#Hack.
    #Web#Scan
    Follow Us on facebook Page : / somali-universe
    Follow Us on twitter : / somaliuniverse
    Follow Us on Instegram : / somaliuniverse

Komentáře • 40

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety +2

    sida waaxaa noo soo galisaa qof wadan kale fariimaha uuu diraayo si aan u ogaadao

  • @deeqalulamohamud2675
    @deeqalulamohamud2675 Před 5 lety

    Thnks huno

  • @ahmeddakir7570
    @ahmeddakir7570 Před 3 lety

    😱😱😱😱😱😱😱

  • @faraxhabiNasir
    @faraxhabiNasir Před 4 lety +3

    Qof iga fog ayaa raba ina ku xirirsado plz side ugu fudu izheg

  • @michaelhakinanza9229
    @michaelhakinanza9229 Před 4 lety

    Wll anigo aan mobel kle aan gacanta ku heeyin mobelkeyga maka xukimi akraa in aan ku xero whatsappkle

  • @mumtazdequeen8631
    @mumtazdequeen8631 Před 5 lety +2

    Kan dadka isku diroyo amanba asiga kabilabaaa jook sxbw hadi kale adigan kabilabayaa

  • @yasinadan9911
    @yasinadan9911 Před 5 lety

    waxad noso galisa qof kafog sida what's loga jabsankaro illen ka waxa shardi ah qofka mobilkisa inad heysato mahadsanidin.

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Mahadsanid Walaal Vedio-gaasi Waan ku tala Jirnaa Waana Keeni Doona Kuwaasi Iyo Kuwa Kale OO Xiiso Badan Waad Ku mahadsantahy La socodkaaga.

  • @maykalofficial7463
    @maykalofficial7463 Před 4 lety

    Nio kaagan qofkaan donayno inaan ogaano whatsapkiisa hadaanu noo dhawayn maxaa la samaynayaa

  • @qadiijoqalanjo3156
    @qadiijoqalanjo3156 Před 3 lety

    Walaal qofka kaa fog fariimahiisa sida lo aqristo noo so gali

  • @Siham5464
    @Siham5464 Před 5 lety

    Mobile samsom ah iyo iPhone ma isku isticmali kara please iso jwb deg deg

  • @asmamohamedcarab3200
    @asmamohamedcarab3200 Před 4 lety

    wll anagaba waanala jabsan karaaye kadaa waa khalad wlhi waxa dhici karta dhacaysana inuu soo baxo video kale oo lagu ogaan karo cida WhatsApp kaaga kula is ticmalaysa mawaran markaa ceebta halkaa ka imanaysa😏 waxkasta xalkiisa waa lahayaa markaa ku mashquulaka qayrkaa qorsho dhaamaba jira teeda kale khalad mayna ahayn qof waxa badiisa ku galinayaa ni0 wax kale soo faa"idee

  • @yasto__officiall5554
    @yasto__officiall5554 Před 4 lety

    1k imisa lacag lagu qata zhp

  • @katraolad8195
    @katraolad8195 Před 5 lety

    wll mhssinidin lkn mrkan in tii kle soo dhammeyay

  • @teamhorufadhimedia7168

    Whtpka inu kula joogo qofku weye qofka dheer

  • @deeqalulamohamud2675
    @deeqalulamohamud2675 Před 5 lety

    Kkkkkkkkkkkkk oo maxn ba karadin

  • @nuraxasan9760
    @nuraxasan9760 Před 4 lety

    😭😭😭😭😭😭

  • @aliakfilms4894
    @aliakfilms4894 Před 5 lety +1

    Hack fake huhuhu keep going

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    plz

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    side qof maqan loo basaaso

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    sida qof maqan loo basaaso

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 Před 5 lety

    Sbscribeta kaama daahin xtaa marka wll mcn waxaan raby sida loo remove gareeyo Gmailkaaga oo lagula isticmaalayo sidee loo remove qofka kula isticmaalayo

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Walaal Mahadsanid In badan Sida ugu Fudud Ee aad Samayn karto Ayaa ah in aad Badalto Password-ka Kadibna aad ku gasho password-ka cusub.

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. Před 5 lety

      zakariye cabdinaasir waxd gashaa setting mobilkaga kadib waxa dorata account Kadib meel ay ku qoranthy google kuso baxysa ku dhufo kadib gmailada kugu jira ka rabtid ina sartid kadib geeska calamada 3dhibcod ee kaso baxda ku dhufo remove account

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    noossoo.gali

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    bro

  • @saidyare8127
    @saidyare8127 Před 5 lety

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @queen7298
    @queen7298 Před 4 lety

    sida iphone ka looga isticmalo sogaali

  • @mumtazdequeen8631
    @mumtazdequeen8631 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkk

  • @hodanali4099
    @hodanali4099 Před 5 lety

    Meshaa wan tagay wanaa search greyaya kadib wan fahmiwayaya wax badan ayaan kuceceliyaya kadib waxuu idhahay lama xirirkartid amaa masamenkartid maxa sameyaa markaa

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety +1

      Een Browser-ka aad isticmalyso So Google chorme maahan mase mid kale ayad isticmalysa
      Hadii google chorme yahay waxad u furtaa Desktop site sida aan vedioga ku sharaxnay Mahadsanid walaal.

  • @shaficibarre3050
    @shaficibarre3050 Před 4 lety

    markaa waa 2 mopil

  • @mryalahow5229
    @mryalahow5229 Před 5 lety

    Isla whats upka aan anigu hore u isticmaali jiray miyaan kuxiraa whats upka qofka kle mise whts upp cusub ayaan kuxiranaa

    • @somaliuniverse
      @somaliuniverse  Před 5 lety

      Walaal mobile-ka aad u baahntahy Whatsappkiisa ayaad So qadanysaa Scan ayad marinaysaa Halka Scan aad marinaysidna waa mobile-kaaga.

    • @mryalahow5229
      @mryalahow5229 Před 5 lety

      Mahadsanid wllo

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    plz

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 Před 4 lety

    plz