Kaban Live Sadaam Ciraaqi Part 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 122

  • @mohamedalis5864
    @mohamedalis5864 Před 2 lety +28

    Codka waxa igala qaalisan oo aad iisoo jiitay
    Kabanka wiilkan da-da yar sida aan caadiga ahayn u tamaayo
    Wllhy waxan xasuustay markaan arkay dadki hore illhy hibada siyay waliba hididiilo ayaa i gashay ah in dib loo so noolayn karo fankii aynu hidaha u lahayn oo imika sii baaba-aaya
    Allah gacanta hakuu barakeeyo ninka kabanka tumaaya
    03/01/2022

  • @shuceybdheeg2767
    @shuceybdheeg2767 Před rokem +4

    Abawaan ilahay naxariistii jano hasiiyo amiiiiin😢

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 Před 2 lety +8

    Wah wah ruug cadaa soo rogaal celi walalkey saadam ciraaqi kal iyo laab ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @ckmxs3691
    @ckmxs3691 Před 2 lety +7

    Dadka Lama xaqiro runtii wiilkaan fan Ayaa u baahan bro keep going

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 2 lety +8

    Ninkaas cuudka Kuu garaacaya mar iibalami hadaad tol tahay zxp fara dahab lahaa 💯❤️

  • @Waayo-arag421
    @Waayo-arag421 Před rokem +1

    Abwaan geesi maanta ma noola allah ha u naxariisto aan u ducayno walalyaal

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction Před 2 lety +3

    Hogob caleenliyo
    Adoo Hadh jiifa
    Dhaxan haaraadiyo
    HALAASE jooge
    🥰yazlm xasustii Aun Maxamed moge liban

  • @shuceybdheeg2767
    @shuceybdheeg2767 Před rokem +1

    Ninka kabanka tumayaa waa macalin caadi ah wlhi uu keeenay dhamantood heesaha😮

  • @macalinkaxisaabta3868

    Allah ha u naxariisto janatul firdawsa Allah ha ka waraabiyo abwaan geesi

  • @ibrahimdiis4595
    @ibrahimdiis4595 Před rokem +1

    Abwaan Geesi Allah ya Rahmo

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 Před 2 lety +3

    Beautiful songs , I really enjoyed it. Heesa macaan thanks

  • @ahmedshanta2962
    @ahmedshanta2962 Před 2 lety +3

    Ilaah hortaadidiyo hareerahaagaba
    Halkaad marayso rabi hakuu hagaaje nabad ku sii hoye

  • @abdirahmanmohamed5109
    @abdirahmanmohamed5109 Před 2 lety +4

    Sadaam legend sxb add baan kuutageraa dabti waxan kacodsanaa sxb heeskii legendary tubec ADUUNYADA NIN DOOFIYO NINKII DAGAN DHULKII HOYO...🙏🙏🙏💖💖💖

  • @BigBoss-qm6ud
    @BigBoss-qm6ud Před 2 lety +3

    Manshallah codka Allaha u daayo ninkaan heesaha qaaramiga halkoodii buu dhigay. Fadlan xamarey lagaama waayin ninkaano kale ee inaga dhaaf socdaal iyo sharma boy. Waa aaminsanahay in laga helaayo fanaan wcn.

  • @ahmedmursal1998
    @ahmedmursal1998 Před 2 lety +1

    AHUN maxamed mooge liibaan baan soo xasuustay walaal codkaagu quluubta ayuu maawelinayaa alle haku sharfo

  • @shiekhabdihakim3402
    @shiekhabdihakim3402 Před rokem +2

    Aun abwaan geesi

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před 2 lety +5

    Cajiib Cajiib 💥 💥 💥 💥 💥
    Saadaam Ciraaaqi meshaan waad shidi
    Waa sidaan rabo inaad samayso ❤
    You are so talented 💖 😍

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 Před 2 lety +2

    Wlh cunugani waa talented sxb meesheedi baad dhigty heestan hore u soco

  • @abdirizakjeestole9246
    @abdirizakjeestole9246 Před 2 lety +2

    Ninkaan Kabanka siduu u garaaco inaba caadi maahan cajiib ❤️🙏

  • @user-pl5rp4jd7m
    @user-pl5rp4jd7m Před 2 lety +6

    Ish cala cuud kiip going my pro

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 Před 2 lety +1

    M mooge halkedad dhigtay Pro salan boqortooyo from duriya hargaysia

  • @hanadyard7280
    @hanadyard7280 Před 2 lety +1

    Legend walhi wanku wataa lkin soobadi axmed mooge damaq jecel

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 Před 2 lety +2

    Axsan cod Gacab dahab ustaad cumar kaban iyo sxbky abwaan geeesi

  • @mohamoudyacaqoub2090
    @mohamoudyacaqoub2090 Před 2 lety +1

    Maasha Allah hibada fanka waa cayinkaa, ilaahey haku deeyo
    Teembadu iyo codkuba aad bay isugu soo baxeeeen

  • @miminawewe2809
    @miminawewe2809 Před 10 měsíci

    Abwaan geesi naxaristiii jano Allah kusiiyo😢

  • @horumarmediahm3228
    @horumarmediahm3228 Před 2 lety +2

    waaa fanaankaa loo baahan yahay ciraaqi waan kuudhawa hay my pro

  • @jimcaalemedia7337
    @jimcaalemedia7337 Před 2 lety +1

    Gacan macaana yarka kabanka masha allah codkana meshiisa dhigtay

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney Před 10 měsíci

    Marbaad hubka is wada
    hareer ordeeysoo
    anna halkool iyo gudimo heeystay 👏👏👏👏

  • @adnanelmi9332
    @adnanelmi9332 Před 2 lety +2

    Ninka Gitaarka tuma Legend 👌🏽

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Před 2 lety +2

    Heesahah dhegysigooda heestan baa sabab u inaan kusoo noqdo

  • @maxamuudqamaryare2680
    @maxamuudqamaryare2680 Před 2 lety +2

    war ninkani wax badan bu dhama wlhi war sxb horay usoco

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami Před 2 lety +3

    Waaaw fanaan axyaa fanaan guul iyo gobonimo poqortoyo 💔

  • @aapokhalid2538
    @aapokhalid2538 Před 2 lety +1

    Wiilkn aad iyo aad buu u cod mcn yahy m.a afka alle kumo qabto❤️

  • @guleedahmet468
    @guleedahmet468 Před 2 lety +1

    Legend salaan boqortoooyo from hoyga fanka m mooge libaaan xasuuus

  • @caddeeye
    @caddeeye Před 2 lety

    Allah ilehe laba nin oo culus baa helay 🎵 🎶

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 2 lety +2

    Saddam beautiful voice 😍😍😍😍💕💕💕

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Před 2 lety +4

    Legend saddam ciraqi 😍😍😍🔥🔥🔥💕💕

  • @burhaanofficial3372
    @burhaanofficial3372 Před 2 lety +15

    heesaha dhagaysigooda waan iska daayay lkn ninkaana igu celinaya

  • @mukaram__studio3976
    @mukaram__studio3976 Před rokem

    Yasalaaam walayaabay Sadam ciraaq rageediii🥰🥰

  • @ayaanmaxed2536
    @ayaanmaxed2536 Před rokem

    Alle unaxaristo abwn geesi iraaqina allaha codka ubarakeeyo

  • @alimahamudhassan650
    @alimahamudhassan650 Před rokem

    Abwaan geesi ale ha u naxaristo wllken kitaab kiisa midigta ale ha ka siiyo

  • @foziyacumar3797
    @foziyacumar3797 Před 2 lety +1

    Ax yaaa wadani fanaan igadheh😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🍓🍓🍓🍓

  • @iimaanabdi1533
    @iimaanabdi1533 Před 2 lety +3

    Axmed moge yare

  • @omarabdi8298
    @omarabdi8298 Před 2 lety +2

    Cuudka iyo codka waa 100%

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Před 2 lety +4

    Heesaha macaan markaan dhageysanayo
    Farxad baan dareema intaan dhageysana waan dhoola cadeeya
    Jaceylka aan Uu qabo

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN Před 2 lety +4

    Keep gonig my brother

  • @daruusmedia9655
    @daruusmedia9655 Před 2 lety +2

    Ajajaj legend sxb wa cod macantahy balse iska dhaf intadan cumar dhule cml noqon🤣

  • @amuunaismail4784
    @amuunaismail4784 Před 2 lety +3

    Codka mawhibo weeye masha allah aboowe

  • @binary869
    @binary869 Před 2 lety +1

    Ay ay what avoice wllhi fanan iyo badh iyo dheh codka guuxa subscribe waad muteysaty bro

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 Před 2 lety +1

    Berteedii ayuu dhigay been mafiicnee 🙏🙏

  • @nasteexoqurux3830
    @nasteexoqurux3830 Před 2 lety +1

    Welcome back aboowe waa cod macantahy

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 Před 2 lety +1

    Heestaan waxan umalenayaa wa markii siyaas bare la dalka laga saaray
    U fiirso
    Marbaa hubka.is wada hareer ordeyso
    Ana hangool iyo gudin heestay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 2 lety

      Aad bay uga horreysay, abwaanku wuu sii sahadinayey waxa soo socda, abwaan Abdi Qays Allaha cimriga how dheereeyo, Mohamed Mooge Allah ha u naxaristo iyo fannaaniinteenii oo dhan

  • @abdullahimohamed7389
    @abdullahimohamed7389 Před 2 lety +2

    Ciraaq yow sxp fankaa kusugaya ee sxp heeso nosoo qaad

  • @degentakhal8912
    @degentakhal8912 Před rokem

    Abwaan geesi rabi ha u naxariisto 😢

  • @siciidnaaji4998
    @siciidnaaji4998 Před 2 lety +2

    Amazing songs

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 Před 2 lety

    Amazing wow waa hees iyo codkeedi oo isk u meel lawada fadhiisiyey

  • @cabdicasiishuruuf7369
    @cabdicasiishuruuf7369 Před 2 měsíci

    Eshcalaa kaban

  • @yahyeahmed9804
    @yahyeahmed9804 Před 2 lety +1

    Qofba meel ayaa u cad ama u muuqdo
    Codka waa 100%
    Lkn wxa bilaw ilaa dhamaad isha ku haayey oo aan marnaba ka jeesan cuudka
    Hibo cuud igu jirto meel aan kusoo bandhigana ma aqaano 😭

    • @omarabdi8298
      @omarabdi8298 Před 2 lety

      Tiktok ku soo bandhig adigoo xoogaa codkaagana ku luuqeynaya, waad soo shaac bixi i.a

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 Před 2 lety +2

    Amazing voice m.a sadaam ciraqi

  • @fadumojama21
    @fadumojama21 Před 2 lety +1

    Fanaan cod macaan

  • @iimaanyareaxmed4619
    @iimaanyareaxmed4619 Před 2 lety

    Masha alaah saxib lajan iga dheh abwaan geesi cod ha loo qabto

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Před 2 lety +1

    M.a pro from xamar

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 Před rokem

    Abwaan geesi allow kuu naxariso😢🤲

  • @mohamednorafrah9813
    @mohamednorafrah9813 Před 2 lety +1

    Wlh weli fankeenu dad ayuu leeyahay wan la ashqaraaray nimankaan

  • @abdirahmaniltre-bock7953
    @abdirahmaniltre-bock7953 Před 2 lety +3

    Saddam Ciraqi, nolow walal.

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 Před 2 lety +4

    TikTok ayaan kaso arke kadib ayaan kugula dhacay labadiba kabadan ayaad u qalantaa

  • @yassinmire8440
    @yassinmire8440 Před 2 lety +1

    Yarka heeska qaadayaa caadi maaha Codkii maxamed mooge oo aan biyo is marin

  • @asadyabarow742
    @asadyabarow742 Před 2 lety

    Axsan cod saadaam ciraaqi sxp hadaad heestaa keentay Mohamed mooge cimaamadaada lama Haysan karo
    Hamoodin kaligaa inaan ku hiifay haween dhamaan baan ka howl yaraystay

  • @argzanargzan2295
    @argzanargzan2295 Před 2 lety +2

    Sadam ciraqi langed❤❤

  • @yassinmire8440
    @yassinmire8440 Před 2 lety +1

    Xidig yahay ani maa nool

  • @munoismacil5209
    @munoismacil5209 Před 2 lety +1

    Woof caleek ninka kabanka iyo codka saad isolu helaysan cajiib

  • @fardusaxmed9888
    @fardusaxmed9888 Před 2 lety +1

    Waaah waah kamanka iyo codka siday sulahaystaan idishay

  • @hadisomar631
    @hadisomar631 Před 2 lety

    Yaa salaam sxb horey u soco halkeedii baad dhigtay

  • @haahga2340
    @haahga2340 Před 2 lety

    nabsiga hiisha waaahees aad u shiddan bishii6/25teedi/sandkii/2022 maalin sabti ah Xiliga aan commentuga dhiibe✌️

  • @ubaxyousuf8176
    @ubaxyousuf8176 Před 2 lety +1

    Waa ugu socota astakhfurnlh

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 Před 2 lety +1

    Tone kaaga lama xaqiri karo zxp ciraaqi

  • @Haadi-Budul
    @Haadi-Budul Před 2 lety +1

    Ninkan u tumayaa runtii waa rageedii uu isoo jeetay

  • @caalami252
    @caalami252 Před 2 lety

    Live kaban saaan lagaa dhaha keep going bro

  • @haashimmohamed66
    @haashimmohamed66 Před 2 lety

    Heesta cumar dhuule waad kusalaamay fanaane fortempo

  • @fatimafaaraxmaxamuud6089
    @fatimafaaraxmaxamuud6089 Před 2 lety +1

    Horay usoco mr ciraaqi

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 Před 2 lety +1

    Sadaam ciraaqi cajiib

  • @abdihakim7285
    @abdihakim7285 Před 2 lety +1

    Heesta soma dhawen runtii kabanka xita soma dhawen lkn isku day fcn samesen mohamed moge💯

  • @user-rq7yi4uz8e
    @user-rq7yi4uz8e Před 2 lety

    it is very Attarctive song

  • @bastian6210
    @bastian6210 Před 2 lety +1

    Heesta u horeysa magacda ama cida qaadey iishega plz

  • @ubaxyousuf8176
    @ubaxyousuf8176 Před 2 lety +1

    Wooow cod iyo badh

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 Před 2 lety

    masha allha dadka laa hebataa socoo cod macaan

  • @Abwaanka433
    @Abwaanka433 Před 2 lety +1

    Fanaan iyo badh 🔥

  • @khadarmohamed312
    @khadarmohamed312 Před 2 lety

    Legend wuu soo dhigay

  • @ahmedadamwarsame3785
    @ahmedadamwarsame3785 Před rokem

    Abwaan geesi😥😥😥

  • @zakariyesnuur7290
    @zakariyesnuur7290 Před 2 lety

    Wah wah wah

  • @halacofficial7121
    @halacofficial7121 Před 2 lety +1

    Abti mcn

  • @mubarakshaacib305
    @mubarakshaacib305 Před 2 lety +1

    Somali start

  • @barahadahsoon8434
    @barahadahsoon8434 Před 2 lety +1

    Barteeda dhigtay heesta

  • @cumeyrmoalim6199
    @cumeyrmoalim6199 Před 2 lety

    Cajiib ❤

  • @mahatfarah206
    @mahatfarah206 Před 2 lety +2

    War ninkaan intee lagala xiriiraa tolow

  • @mohamedadennoor8314
    @mohamedadennoor8314 Před 2 lety +2

    ❤️❤️

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman Před měsícem

    2024

  • @mokarimze2956
    @mokarimze2956 Před rokem

    Yaasalaam boqorka codka

  • @abdiqadirdabcad
    @abdiqadirdabcad Před 2 lety +2

    Heesta Mohamed mooge ninka kabanka tumaya hal qalcad ama hal xadhig oo kii mooge ah kamuu tumin adna isku day fiican baad keentay lkn maad soo dhawayn
    Lkn heesta xidig yahay si wanagsan ayaad uqaaday ninkaasina si fican buu utumay mahadsanid

  • @abdulghaniahmed8310
    @abdulghaniahmed8310 Před rokem

    Waar kuwa aad leedihiin tiriya oo qaada oo u daaya fanaaniintii hore kuwooda ma gaadhaysaane umana dhawidine