DOHA-QATAR SHAQADA UGU LACAGTA 💸 BADAN SOMALIDA AY KA SHAQEEYAAN..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024

Komentáře • 101

  • @user-ov7om8nm6j
    @user-ov7om8nm6j Před 9 měsíci +3

    Bashka ☝️you are the best person in the world tnk you so somuch 🤝

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Před rokem +4

    Shukran wll ,wll adoo mahadsan nooka soo hadal Expo Doha 2023 fafaahin naga soo sii adoo mahadsan

  • @aliadmro
    @aliadmro Před rokem +5

    Asaalamu Calaymkum walaal Bashka Bashiir aad baa u mahadsantahay waxaan doonaya shaqo an imaado dalka Qatar waxan haysaa liiska"ruqsada" gaariga ama baabuurka ee dalka Sacuudiga waxaan jooga Muqdisho passport kayga waaa Soomaaliya aad iyo aad u mahadsantahay keep going👍

    • @SultanSomali28
      @SultanSomali28 Před 8 měsíci

      Sxb anigo Somaliya jogga sidheen udal bann karaa shaqoyinka qatar 🇶🇦..

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před rokem +3

    Ma sha alla mahadsanid ❤👍

  • @hassanmohamutt3815
    @hassanmohamutt3815 Před rokem +8

    I'm the first ✌😁

  • @omaryuusuf5510
    @omaryuusuf5510 Před rokem +4

    Sxb bashka waxan ku weydiiyay waxad war iga siisaa shaqada Askarinimada qofka hadii uu ku biiro mishaarka ma waxa ay u billaabmi qofka marka uu tababarka u billaabmo mise markii uu ku dhamaado tababarka ayaa lagu billaabi mishaarka

  • @user-iw6nw4mi1z
    @user-iw6nw4mi1z Před rokem +2

    Wll dalka qatar duulimad maga barankada itee lagac kaa baxeesa 😊

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 Před rokem +1

    Wll qali bashka aad ban u jeclahay wadanka qatar wlh sidee ku heli karaa viisaha qatar waxan joga casimada somaliya ee muqdisho

  • @engslmaan2655
    @engslmaan2655 Před rokem +3

    Asc wll Bashiir waxa joga somalia waxan ka shaqeeya geerash mikanig qadar farsamada gacanta geerashka ma kaga shaqysan karaa mahadsanid

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 Před rokem +3

    Asclkum wll wad mahadsanidthy sida fican ed wax walba nugu so gudbiso waxn ahay gabadh baarty cilmiga technology waxn jecely dalka Qatar inan imado on ka shaqysto ka waran mahadsanid

  • @apdifataxmohmed3246
    @apdifataxmohmed3246 Před rokem +1

    Mar kanna ma iiga jawaabi kartaa ... sida la isku qoro askarinimada qadar .. se hadii aan imaado ma la i qorayaa ... mahadsanid

  • @mohaaziz5450
    @mohaaziz5450 Před rokem +1

    Waa Mahadsan 5ahay bro

  • @mohamedxaaji4817
    @mohamedxaaji4817 Před rokem +2

    Bashka sxboo sideen ku helaa visa Qatar 🇶🇦 sideena ku imaan karaa sideena shaqo aan ku heli karaa shaqooyinka muhiimka ah igala soo hdl jwb ?? Ka suugaa ado mahadsan 🙏

  • @mohamedosman1939
    @mohamedosman1939 Před rokem +1

    Asc bashka bashiir waad ku mahadsanyahy sida wnaagsan aad suaalaha innooga soo jawaabtid ,maanta waxaa ku weydiinayaa suaal ah :haddii uu qof ku yimaaado viso dalxiis ah dalka Qadar inta visahaaas dalxiiska uusan ka dhicin wadan kale kuma sii aadi karaaa isagoo qadar viso dalxiis aan waqtigiisa dhicin ?

  • @cabdiraxmaan1108
    @cabdiraxmaan1108 Před rokem +1

    Bashka Bashir sxb waan kusalaamy suaasha aan qabo waxeey tahay dadka shaqada ku imaanayo qatar lcgha Canada iyo deeganka mushaarkooda maalaga jaraa

  • @cabdiraxmanabshirfaarax7832

    AscWll askari kama helo laakiin waxaa rabay shaqooyin kale mahaysaa

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 4 měsíci

    السلام عليكم بشيىر

  • @siciidmaxamed7124
    @siciidmaxamed7124 Před rokem +2

    Asc wll bashka bashiir zxb waxaan joga somaliya waxana haystaa basabor dalka ehtiopia.
    Waxaan ahay xisaabiye shirkadeed waxaana haystaa shahaadada takhakhuska xisaabiyenimo association certified chartered accountant.
    Dalka qatar ayaana rabaa inan imaado marka zxb xirfaad xisaabiyo nimo dalkaas somalidu ma kaga shaqeystaan
    Fadlan isoo jawaab zxb

  • @NimcoAxmed-nm9pv
    @NimcoAxmed-nm9pv Před 4 měsíci

    Bashir bashan waxaa nooshee sheegtaa gabdhaha sacuudi lookhaado

  • @khadarsalle8856
    @khadarsalle8856 Před 6 měsíci

    lisenka Ethiopia MALGU SHAQAYN KARAA

  • @AliAbdulahi-i5g
    @AliAbdulahi-i5g Před 15 dny

    From life mudane

  • @abwaanshafici7795
    @abwaanshafici7795 Před 7 měsíci

    isheeg insha Alaha waan imaana qadar ok

  • @caashajaamac5707
    @caashajaamac5707 Před rokem +1

    Wll.qof.shahaado degree itc maleshiya shaqo. Ma laga helaa

  • @nadirmohamed4940
    @nadirmohamed4940 Před rokem +1

    Sxb barnaamijka expo 2023 doha kasoo hadal

  • @carlo252gaming6
    @carlo252gaming6 Před rokem

    Bashka bashiir wan ku salamay walal shaqo tailor man ayan ahay marka miya ka helaya iyo musharka lagu shageyo please 🙏 ka so jawab thank 🙏

  • @maryamcaday8322
    @maryamcaday8322 Před rokem +1

    Expo tabaru caada ka soo hadal

  • @idilcabdi-bv4qp
    @idilcabdi-bv4qp Před 3 měsíci

    Aaron zxipiyal isutagoo zaxipeyal bilaa camalbanku ahay hargeysee rag soomaliyed batihiine bal hal fiise soosameya zxibayal alleh ha idiinsoofudaydiyee

  • @user-mf5uk7sp4n
    @user-mf5uk7sp4n Před 11 měsíci

    wll dalka qatar gaar ahaan magaa lada dooxa shaqoo yin aan ciidan aheen mala helaa

  • @abwaanshafici7795
    @abwaanshafici7795 Před 7 měsíci

    Asc saxib bashka waxan karabaa sidee Lagu imaada saxib

  • @cnajiibclahi9283
    @cnajiibclahi9283 Před rokem

    Asc bashka waxan ku weydina wll luqada hadan aqon caribaga iyo englishka maka shaqeysan karaa amee luqada gab igu kenee waxan rijeyna inaa mardhow visaheda dalbado

  • @NastexoYarey-bn3gg
    @NastexoYarey-bn3gg Před 4 měsíci

    Wll dalka khadra baasabooro soomaali maku imaankara

  • @faihas-y3s
    @faihas-y3s Před 3 měsíci

    Aad baad u Mahadsan tahay Bashka

  • @XuseenMuzamil-io8hr
    @XuseenMuzamil-io8hr Před rokem

    ❤.ma mashal Allah

  • @cnajiibclahi9283
    @cnajiibclahi9283 Před rokem

    Bashka waxan kalo ku weydinaa bro Agenciyo lala xiriro mana gu saciden kartaa adigo mhdsan ku aad adiga karaneysid

  • @SakariyeGamadiid-yx1me
    @SakariyeGamadiid-yx1me Před 8 měsíci

    Asc wllkyo ❤ kheyrbadan Ayaan Kuu Rajaynayaa Wll Waxaa warbaxin Igasiisaa ASKARINIMDA AYAAN DOONAYAA INAAN IS QORO,

  • @deka5096
    @deka5096 Před rokem

    Walal wan maqlay in ay qadanayan gabdho fiiza ah maxa ka heysa o war ah

  • @jamalmanchesterawi6179

    Asc saaxiib
    Salaan kadib
    Wllo waxaan u baahanay
    Meel aan kala soo xiriiro

  • @maxameddaahir-cr6ot
    @maxameddaahir-cr6ot Před rokem +1

    asc walaal bashka walaal waxaan wadaa exerciskii 40ka bari waxwalbo sidii larabay ayaan u wadaa xaga cuntada,jimicsiga waxaana maraayaa isbuucii labaad lakiin sxb waxaan isku arkay 2 arimood kow korka ayaa ijilcay sida xabadka iyo caloosha
    labo markaan xisaabiyey B.M.I geya waxaan soogaaray 18.5 marka masiiwadaa mase waan joojiya sxb talo isii

  • @cabdaleyare8677
    @cabdaleyare8677 Před rokem

    Sxp taraag mala shaqeynkaraa hadan ahay darawal

  • @maxameddaahir6746
    @maxameddaahir6746 Před rokem

    Asc sxib darawal waxan ahay gariga xamulka wado ma ka shqesan kara

  • @KhadijoDhaqaneSh
    @KhadijoDhaqaneSh Před 2 měsíci

    السلام عليكم نحنا عائلة صومالية عايشين في اوروبا نريد ننتقل للقطر للعيشة بس عندنا كم سوال حابين نسألك رسلتلك رساله كمان على تيك توك و الفيس بوك. المهم هل يحتاج إذا انتقلنا لقطر إقامة او كارت سكن ولا ما يحتاج لنا نحنا معنا جنسية أوروبية. وانا معايه شهاده تمريض هل سهل حصول على عمل

  • @nuro11darman9
    @nuro11darman9 Před rokem

    Shaqada nurseka somalia aad kubaratay kawaran bashkow

  • @user-ze4ww7mj9y
    @user-ze4ww7mj9y Před 9 měsíci

    Dadka malaga sootarxiilaa dalka khadar hadaanan sharciheysan

  • @salaadbedel5902
    @salaadbedel5902 Před rokem

    Asc sxb wan ku salaamay salaan kadib waxan ku weydiina visa ha dalka dib maloo bilaabay mise walk waaye jwb sxb

  • @leylaissa-r4j
    @leylaissa-r4j Před 9 měsíci

    Qofka qatar jogo plz reply me

  • @SmilingCat-os9su
    @SmilingCat-os9su Před 7 měsíci

    Sharciga meeqa ayaa lugu cusbonisaa

  • @cabaasmahad42
    @cabaasmahad42 Před rokem

    Shaqada Askarta Sidee lagu Apply gareeya

  • @andresnaska1506
    @andresnaska1506 Před rokem

    Sxb qubeyska badan masameyn kara madama ad tiraahday Timaha isbuucii 3 jeer kaliya tinta dhaq

  • @user-oo9yd6jr6x
    @user-oo9yd6jr6x Před 9 měsíci

    Bashka drawl kwrn sxb

  • @abdarazakahmed3434
    @abdarazakahmed3434 Před rokem

    Qof qatar tagay hadu jogo ilaso hadal sxb

  • @mohankariim8409
    @mohankariim8409 Před rokem

    Asc wll Passport somali Ayaan heesta siden ku imaan kara

  • @yaaiwacay9795
    @yaaiwacay9795 Před rokem

    Wllyaalow askari qatar haku haminina taas shaqo ma ahan wlhi dhibka meesha kajiro

  • @cabdiqani8906
    @cabdiqani8906 Před rokem

    asc maha diyar ah

  • @nadirmohamed4940
    @nadirmohamed4940 Před rokem

    Sxb Expo 2023 doha kasoo hadal

  • @rizak_abdul
    @rizak_abdul Před rokem

    Qadar wa wadan an jclhy

  • @ubaxsalad4688
    @ubaxsalad4688 Před rokem

    Asc bashka walal kaso hadal shaqoyinka nurse iyo sidan ugu iman karo

  • @somliveupdate
    @somliveupdate Před rokem

    Usaad waxa ku weydinaa warshadaha saliida soo saaro shaqalo ma qatan misa dadka wadan ka u dhashay bis miyaa

  • @ziciidapdiasis1675
    @ziciidapdiasis1675 Před rokem

    Wll xagee kaaala zooxidhiidhaa wl wanku baahnahee

  • @CabdikariimAbdullahi
    @CabdikariimAbdullahi Před 6 měsíci

    Dhaqtar❤❤❤

  • @AbdourazakTito
    @AbdourazakTito Před 8 měsíci

    Side gouman kara Qatar

  • @xasanciise1639
    @xasanciise1639 Před rokem

    Nio waxaad noo sheegta naadi maka ciyaara dalka qadar sida Al nasanr ee sucuudiga 🎉🎉

  • @ladanabdirahman6491
    @ladanabdirahman6491 Před rokem

    Sideen u imaani Kara akhi

  • @munacabdi3599
    @munacabdi3599 Před rokem

    Abowe ma lee dahe number kuu qaso kala xiriiro qadar ayan raba qaas inan kaka waresto ika cawiso ma laga yaba qoral keyga inad aragto mar uun🥰🥰🥰

  • @cabdiqani8906
    @cabdiqani8906 Před rokem

    shqo ishkeh

  • @Thunder-t9m
    @Thunder-t9m Před rokem

    Keep going bro

  • @fardawsamuumin4663
    @fardawsamuumin4663 Před rokem +1

    bowe ma ikaxeso bashkow

  • @amalmahamed1452
    @amalmahamed1452 Před rokem

    Bashka abaayo gabdha shaqo ma helan an ahan dhaqtarnimo

    • @mohamedapdullahi7296
      @mohamedapdullahi7296 Před rokem +1

      Haaa wey helan ayagaba ugu fican waliba dhanka nursing ka

    • @ubaxsalad4688
      @ubaxsalad4688 Před rokem

      @@mohamedapdullahi7296 walal side ku iman karan waa u bahnaye

    • @mohamedapdullahi7296
      @mohamedapdullahi7296 Před rokem +1

      @@ubaxsalad4688 Anaa kuu shegaya wll ee mel An kuwada hadalno iiso qor

    • @Civ2-f7w
      @Civ2-f7w Před rokem

      @@mohamedapdullahi7296xageen kaala soo xariiri kara

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Před 10 měsíci

      ​@@mohamedapdullahi7296adiga ma qadar ayaad joogtaa wll

  • @cabdiraxmancaliadan3323

    Wayshay

  • @updykhadirmuhomed1708

    Basaboorka somalia sidee loogu tagaa dalka qadar

  • @cabdaleyare8677
    @cabdaleyare8677 Před rokem

    Sxp qabka dalxis malagu so adi karaa

  • @samyraqurux9647
    @samyraqurux9647 Před rokem

    Bastopor jabuuti yaanma laguimankaraa

  • @CabdikariimAbdullahi
    @CabdikariimAbdullahi Před 6 měsíci

    Qabiil no

  • @user-ne5tf4mb9e
    @user-ne5tf4mb9e Před rokem

    Askarta meqey qatan

  • @saafi1302
    @saafi1302 Před 5 měsíci

    Dumarka maxay qabankaraan

  • @WACAYS_PRO
    @WACAYS_PRO Před rokem

    War askarta seen ugu piira

  • @abubakarahmed7728
    @abubakarahmed7728 Před rokem

    Xarfaney sida ufudud passport Kenya mise Ethiopia qato marka inta imadane iska badala asc

  • @user-oq2uh9xj7v
    @user-oq2uh9xj7v Před 4 měsíci

    Dalkena aya cidan ibaahan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 Před rokem +1

    Imika waxba noomaad sheegin dee

    • @mahamethalinour7114
      @mahamethalinour7114 Před rokem

      Asc walaalo bashka bashiir seed tahay, walaalo waxaan joogaa jigjiga waxaan ubaahanahay in aan imaado qatar askarnimo sideen ugu imaan karaa

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 Před rokem

      @@mahamethalinour7114 qadar meel ka liidata majirto adduunka askarinimadoduna waa dhawrboqol o dollar, waana meel cimilo xun oo kulul, waa dad shaqaalaha gumaysta wadankaaga isaga samir zxp oo waxbarasho iyo ganacsi kaad rabto iska billow,

    • @hasanayjex8241
      @hasanayjex8241 Před rokem

      @@mahamethalinour7114 nio Ethiopian kula joga an isgarab sano

  • @cadowissack4571
    @cadowissack4571 Před rokem

    nio bashka waxan kuwaydiyey ,mesha hadan imaadho oo shirkad ikento oo an ushaqeeyo guriga iyo cunda aniga miyaa iska bihinaayo mise ayaga ayaa isinaayo

    • @cabdishakurcali5633
      @cabdishakurcali5633 Před rokem

      zxp shirkad haku luguin wiilal badan oon saxb nahay ku tagay lacag ma aha 50 oo dolar

  • @Civ2-f7w
    @Civ2-f7w Před rokem

    shaqada askarnimo sidee lagu helaa , xagee loo maraa

  • @abdirahimhassan2202
    @abdirahimhassan2202 Před rokem

    Siden ku imaada

  • @CraxmaanMaxamed-wv7jj
    @CraxmaanMaxamed-wv7jj Před 3 měsíci

    Waa been

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p Před 4 měsíci

    السلام عليكم بشيىر

  • @nadirmohamed4940
    @nadirmohamed4940 Před rokem

    Sxb barnaamijka expo 2023 doha kasoo hadal

  • @nadirmohamed4940
    @nadirmohamed4940 Před rokem

    Sxb barnaamijka expo 2023 doha kasoo hadal