Halkee ayuu marayaa jidka dheer ee isku tashiga lagu dhisay ee Hobyo ilaa Gaalkacayo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 12. 2023

Komentáře • 329

  • @kayseking
    @kayseking Před 8 měsíci +75

    Professor ka saxda ah waa sidaa Shirwac oo kale maaha ka qabyaaladda dadka soomaaliyeed la dhex jooga, Alle ha barakeeyo Proff: Shirwac.
    From Burco

  • @arganeshuba8699
    @arganeshuba8699 Před 8 měsíci +52

    It's truly inspiring to see Somalis pool labor, money, material and equipment to undertake the Hobyo-Gaalkacyo road project. Self-help schemes being undertaken across Somalia are a powerful testament to the Somalis ability to provide basic infrastructure and services in the absence of a functioning state authority. Kudos to Hereri for traveling to that part of Somalia and bringing the road project to light.

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Před 8 měsíci

      Ree baadiye madaxa waa in laguugu dhuftaa

    • @hdhh0
      @hdhh0 Před měsícem

      ​@@kamal-hassan maalinta yoomul qiyaamo aa lagu weydiin donaa sawabta aa ku cayneeso dadka.

  • @user-uf2zk1is4f
    @user-uf2zk1is4f Před 8 měsíci +22

    masha alaah professor shirwac adiga iyo intii ka qeyb qaadatay abaal wayn ayaad ummada somaliyeed u gasheen waxa laga yaaba adigan daawanaya ee aan deganeen halkaan aad ku tagto dalxiis ee aad marto wadaan insha Allah, jazakalahum qayr qiyaamaha Allaha idinkaga qaado culeyska biqayri xisaab walaa cadaab Allah janatul Fardows idin ku kulmiyo inta ka qayb qaadatay iyo C/Salaan Hareri qudhiisa iyo Somali oo dhan intii Muslim ah

  • @Void-69420
    @Void-69420 Před 8 měsíci +15

    Waa oo yaa farxad darteed markaan arko dad soomaaliyeed oo deegaankooda horumar kasamayna ilaahay hani taageero🎉🎉🎉🎉

  • @aliabdillahi1206
    @aliabdillahi1206 Před 8 měsíci +32

    Congratulations to prof. Shirwac and his colleagues fo the efforts made.
    Tababarkii xalene ayaan ku wada jirney.
    Ali, from Hargeisa .

    • @cawilfaanto8994
      @cawilfaanto8994 Před 8 měsíci

      Imisadii anba wan soo maray xarane

    • @aliabdillahi1206
      @aliabdillahi1206 Před 7 měsíci

      ​@@cawilfaanto8994
      Awil hadaad nala koox ahayd (same lot) dib u xasuuso sheekadii
      Shirwc iyo Qarad, iyo AHN Abdulqaadir Bagaag
      Ali, Hargeisa

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 8 měsíci +11

    Maashaa allaah jecliyaa Umad wax wada qabsanaysa oo leh Nidaam, madax iyo shaqaale , Quruxi waa isku duubni.. Inta dhimana eebe ha idiin saqiro

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 Před 8 měsíci +31

    Allah ha barakeeyo dadkaa khayrka umada u haya iyo kuwa ka qayb qaatayba inta waxay cadaynasaa soomali in qalbiga laga wada nool yahay oo walaalo khilaaf hayimaadee
    Aan laka go-ayn ❤❤

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Před 8 měsíci +17

    mashallah reer gaalkacayo way tashadeen, ya allah somalia oo dhan isu keen, cilmi..caqli iyo caafimaad💯

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Před 7 měsíci +6

    Mashallah reer galmuduga horumarka ayey sameeyeen waa guul soomaali oo dhan ay ku farxayaan dadka soomaaliyeed haday isku tashtaan dalkood ayey dhiskaraan ee soomaaliyey isku tashta oo dalkiin ku noqda ee ha dhisanin dhulshisheeye Mashallah Allah idin fududeeyo horumarka aad wadaan

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 Před 8 měsíci +7

    Dalkeenu wuu soo bidhamayaa kulligiis mashallah. Hobyo, Garacad, Muqdisho, Gaalkacyo a lot of progress. I think Gaalkacyo is about to become a major economic hub for Somalis. two ports within few 100 miles, strategic location for being a centre for all the major Somali cities. I hope in dalkeenu soo ceshado haybadii in xushmadii aan dunida ku Pathaan jirnay.

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před 8 měsíci +10

    C/Salaan hareeri shaqo adag ayuu hayaa maashaa allaah xafikallaahu

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 Před 8 měsíci +17

    Congratulations 🎊 hobyo godan iyo galkacya

  • @keysemohamad7961
    @keysemohamad7961 Před 8 měsíci +7

    GOVENO SACAD SACID waa boqartyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @upirashid
    @upirashid Před 7 měsíci +4

    Dad waxaa jira diaspora Somalilander ah oo qayb dhaqaale kaqaatay dhismaha wadadaan. reer galmudug hadaan waan idin ognahay abaalkaas waadna mahadsan tihiin walaalyal🙏

  • @gurisoomaliyeedtube2163
    @gurisoomaliyeedtube2163 Před 8 měsíci +8

    haddaan qabyaalad sida ugu fiican sidan camal u adeegsan lahayn mar horaan adduunka la tartami lahayn

    • @bushra445
      @bushra445 Před 8 měsíci

      Qibyalad miyaa ninka gurigiisa dhisanayo kkkk

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 8 měsíci +9

    Wariye Cabdisalaan mahadsanid Khayr Allah haku siiyo👏👏👏👏

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 Před 8 měsíci +6

    Ku tusaala qaata Soomaaliyeey wallaahi waa arrin bogaadin mudan.
    Abdisalan Hereri adigana waad mahadsantahay.

  • @user-wx2sm5vs9m
    @user-wx2sm5vs9m Před 8 měsíci +8

    Cimrigga iyo caafimaadka allaha u barakeeyo profer shirwac masha Allah shaqo fiicanu qabtay

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 Před 8 měsíci +12

    illaahay hanii fududeyo guulesta garabkina alaha galo quranjo arurte mulac wey qadaa nin walalow kudatso waa sadaqo jaaliya ah wadada ❤❤❤

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah Před 8 měsíci +13

    RUNTII REERKAAN SACAD HAWIYE MARKA LA FIIRIYO WAAJUFO HOOSE , LAKIIN WAA DAD ISKU DAY BADAN WAANAN U HAMBALYEEYNAYAA GARABKIINA ALLAH GALO.

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 Před 8 měsíci +3

      Beenta jooji adeer qabiilkaste shaqadiisa weyqabsadaan faanka daay shipway neh waa godomiyaha hg lacagta neh hg dhan laka aruuriye

    • @abdicuud4492
      @abdicuud4492 Před 8 měsíci +2

      ​@@Soniyaa1242hg maxaa kagale Galkacyo iyo Hobyo dhaxdeeda Dhulka Waa dhul sacad ayagaana Dhisanooyo

    • @Soniyaa1242
      @Soniyaa1242 Před 8 měsíci

      @@abdicuud4492 adeer lacagta hg ayaa laka aruuriye sacad neh kalikood Madagan hobyo

    • @lafooletv9506
      @lafooletv9506 Před 7 měsíci +1

      @@Soniyaa1242 Sxb hg wax Ma bixin Sacad bas dhisay

    • @Ahmed-gx9zy
      @Ahmed-gx9zy Před 7 měsíci +1

      waa dadkii isookorsade. Ani MJ reer Galkacyo sacad waa jeclahay.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 Před 8 měsíci +9

    ما شاء الله مبروكين لإخواننا الله يجازيهم على مجهوداتهم أنتم قدوة حسنة لغيركم بارك الله فيكم

  • @user-nc2xh8gy4k
    @user-nc2xh8gy4k Před 8 měsíci +6

    masha alaah professor shirwac adiga iyo intii ka qeyb qaadatay abaal iyo ajar allaha idinka siiyo waa wax lagu faano wixii rag u kaco rabina aqbalo waa hirgalaan

  • @atiquephone2657
    @atiquephone2657 Před 8 měsíci +4

    Guul harari guul jidka dhulkeyga from goldogob

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Před 8 měsíci +11

    Wows. This is amazing work and I do really appreciate all people who have contributed and participated this excellent project. Specially I am grateful for professor SHIRWAC. Viva all people who participated by any means.

  • @halimali8389
    @halimali8389 Před 8 měsíci +4

    Masha Allah hambalyo dadkaygii wan idin soo duceynaya. Shaqo fiican oo dabcan dadkaasi mahadiyeen anaguna aan ku indho doogsanay. Hargeisa ayaan idin kaso ducaynaya Alle ha idin la garab galo dadaalka aad wadaan.

  • @sakariyeqalinlexaajikhalii4174
    @sakariyeqalinlexaajikhalii4174 Před 8 měsíci +15

    Soomaaliyeey hadaan isku tashan lahayn oo qabyaaladdan iyo qudhunkan aynu ku meereysanayno haddaad dhaafi lahayn laami daaye Dekado,Garoomo diyaaradeed,waxkastoo noloshu u baahantahay waa dhisan lahayn laakiin meeday dee?Qabiilba qabiil buu iska eegayaaye alle ha barakeeyo inta garatay muhiimadda uu leeyahay jidkan oo kale.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 8 měsíci +5

    INSHA ALLAH MUQDISHO SIDAAN U DHISNEY AYAAN U DHISEYNA HOBYO WA LEYSKU XIRA MUQDISHO ILA HOBYO

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 Před 8 měsíci +12

    Masha Allah beel in eey dhisto 280 km wado ah waa cajiib waa dad hanleh Allaha guuleeyo ❤

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 7 měsíci +3

      Sacaad siciid not easy. Walle raag wa yihiin, bilaaas loo caya malin walbo. Wallahi HG khas ahaan sacaad hadeysaan somali ku jiiriin, waa hore gaalo wadanka la weregi leheyn, and this is a fact. 2007ki an ogadeey marka amxaaro dagaal la galen ee xamar ka bixiyen.

    • @F13500
      @F13500 Před 7 měsíci +3

      @@AAA-sx5ejsacad iyo korned aydi allah unaxariisto iney gob yihin 2011 edadey o waliged Somalia arkin o kenya kudhalati kenya aya igu tiri caydid aya Mandera kenya naguso mari wan so daweynay ad aye ugu faneysay inu gesi yahay lkn markas man fahmin wan yara lkn hada wan huba inu gesi aha aydid mareyken ayu kawalay ila hada caydid wey shegan un 👏😁❤

  • @user-bp7do6bb3h
    @user-bp7do6bb3h Před 7 měsíci +6

    I support this project as my provision architect I will add my design ideas

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Před 7 měsíci +2

    Hareer kusoodhawaw wergalo Maasha alaah barakee alow gob from Sweden 🇸🇪

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 Před 7 měsíci +2

    MaashAllaah BaarakAllaah, great lessons have been learned from Garacad Project. Well done guys, take charge and build the Somali nation one mile at a time.

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 8 měsíci +5

    Professor shirwac iyo teamkiisa iyo dhamaan inta ka qayb qaatay waxay mudan yihiin iyagoo nool in la maamuuso 😍 Aad bay u mahadsanyihiin

  • @ontimemedia2228
    @ontimemedia2228 Před 8 měsíci +9

    Hereri Media...Thanks for sharing this program..Much appreciated

  • @user-di7st7vj7v
    @user-di7st7vj7v Před 8 měsíci +4

    Maasha allah tabarakalah somalidu hadi ay sida shirwac wada noqon lahay horumar iyo guulo waaweyn ayaan gasdhi lahayn

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 Před 8 měsíci +5

    MaashaAllah Mahadasanid Hereri. Mashruucan hore umaanaan maqale.

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls Před 8 měsíci +12

    God bless you guys .building road is remarkable .

  • @adeleawl4432
    @adeleawl4432 Před 8 měsíci +3

    Masha Allah tabaarak!!! Ilahay dadkeena ha daayo! dhismahan waa historic moment is what i call this "UNITED" MIRAHEEDA WAKAA! walaalah isla shaqeya ! waad arki miraheeda! ALLOW DAA! VIVA SOMALIA!!!

  • @bilalhassan4551
    @bilalhassan4551 Před 8 měsíci +5

    Reer mudug Karti iyo is_gacan qabsi horumar ku gaaren somalida kalena kaga duwan yihiin

  • @wolfys122
    @wolfys122 Před 8 měsíci +5

    Marka aad dhameesaan hobyo ku xijiya saylac si aaynana dhow ladaha u soo eegin wana ku mahad santihiin sida aad u dadasheen

  • @AbdirahmanOsmanabdullah
    @AbdirahmanOsmanabdullah Před 7 měsíci +2

    Mansha allh,degankow 60kaa kilomitir aan dhamaystirno, anoo hargeisawi ah waankaqaybqadan ,waana sadaqo iyo dadnimo iyo wadaninimo

  • @ontimemedia2228
    @ontimemedia2228 Před 8 měsíci +13

    Asc Somaali weyn meel kasta oo aad joogtaan... This is the most inspiring video, I have ever watched in my entire life, in regards to the Somali community at large..Please borrow a leaf from such a priceless initiative and try to implement it all over Shanta Somali🫡👌🤲👍

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 7 měsíci +1

      Absolutely wonderful

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 Před 8 měsíci +21

    Mashallah keep going forward love from HARGEISA

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 Před 7 měsíci +3

    This is what is meant to come together and built our homeland may Allah make easy for them aamiin

  • @olesamow7078
    @olesamow7078 Před 8 měsíci +7

    Great stride.
    Mashallah Prof and his team

  • @user-kq8xi8ru3p
    @user-kq8xi8ru3p Před 7 měsíci +1

    I love this man and the likes of him, illahey ha noo badiyo dadka wanaagsan

  • @MohamedHGelle
    @MohamedHGelle Před 7 měsíci +2

    Kudos to Prof Abdulqadir Shirwac, God bless you adeer.

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 Před 7 měsíci

    Masha Allah professor shirwac iyo gudiga wadada gob Galkacyo to Hobyo waa dadaaleen ilahay haka abaal mariyo intii wax kubixisay jazakallaah

  • @xamudjama8998
    @xamudjama8998 Před 8 měsíci +2

    Masha Allaah
    Weriye cabdisalan hereri iyo professorka kheyr baan idiin rajeynayaa

  • @maxamuudafcase9443
    @maxamuudafcase9443 Před 8 měsíci +4

    Waa arin bodaagin mudan
    Reer galmudug shaqo fcn yaad qabteen oo u haban in la idinkaga daydo❤

  • @abdiwalibashir4721
    @abdiwalibashir4721 Před 8 měsíci +6

    Hasha Bixi aan Hobyo gaarnee.

  • @hassannur4009
    @hassannur4009 Před 8 měsíci +3

    Ex dariskeyga shirwac allaha Ku barakeeyo...

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Před 8 měsíci +9

    Professorka iyo waxgaradka kale ee reer Galmudug waa ku mahadsan yihiin waddadaas ay dhabarka u xirteen. Prof. Shirwac waxaan filayaa waa ninka qoray heeska QARAD.
    Naftaad qancisay baa
    Kuu qushuucdayoo
    Wanaag kuu qireysee
    Qabriga hortiisa Qaradeey
    Berrin aad u qaboow
    Qaadirkeen ha ku geeyo
    @@@@@@@@@@@@

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 Před 8 měsíci +4

    Allah Barakeeyo Injineerka Soomaliyeed.

  • @hajicarab1237
    @hajicarab1237 Před 8 měsíci +6

    Mahad gaar ah ayuu proff Shirwac naga mudanyhy walow aan reer Galmudug eheen lkn waa muwaadin aan jeclahay sida uu juhdiga u geliyey dhulkiisa wadada asiga halogu magac daro.

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 7 měsíci +2

    Dugsig sare shhii ooyaaye jowhar principal my principal❤❤❤❤ waa salaamey macllin qarad❤❤❤❤

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Před 7 měsíci +3

    Masha Allah good bless you my tolkeyga sacad waad guuleysateen😊

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 Před 7 měsíci +1

    Masha allah Prof Shirwac mamulahaygi school sare CP ❤ guulayso.

    • @Warmug84
      @Warmug84 Před 7 měsíci

      Aad iyo aad xusuus aniga xitaa

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 Před 8 měsíci +2

    Mashallah kudos gelmudug you are able to build the port

  • @bintipeela1060
    @bintipeela1060 Před 8 měsíci +4

    Masha allah so proud of you professor shirwac iyo dhamaan jaaliyadaha sacad ee kaqaybqaatay dhismaha wadada

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo Před 8 měsíci +4

    Maasha allah prof shirwac waxaad u tahay talo Tusaale dhamaan umada soomaaliyeed.

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před 7 měsíci +2

    Maashaa allaah guuleestoa soomaali mudug guul guul❤❤❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 8 měsíci +2

    MASHA ALLAH GOVERNO SACAD ILMO HIRAAB REER ABTIGEY 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 Před 8 měsíci +2

    Waa arin fiican reer awoowgay arin kudayasho mudan bay sameeyeen

  • @Hismail88
    @Hismail88 Před 8 měsíci +2

    Meshii biyo galaan. Warna waa galaa.Waana la isku wareystaa.. professor shirwac cimriga iyo cafimaad Alle haku daayo Insha Allah

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Před 8 měsíci +2

    Woow horumar wacan 👌 bartaas ka haaya

  • @srk6186
    @srk6186 Před 8 měsíci +4

    Awoowe allaha ku xafido waxaa tahay Halyey qaran ❤

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal Před 8 měsíci +4

    Masha allah, shaqo iyo arrin ku dayasho mudan

  • @abdiahmed1355
    @abdiahmed1355 Před 7 měsíci

    Thank you for shredding a light on the issue of choosing the 17 khatumo state members of the parliament for puntland. Puntland is my state and it will always be my home.

  • @cabdinasir0981
    @cabdinasir0981 Před 8 měsíci +1

    masha allaah, waa hawl aad iyo aad u muhiim ah lona baahna, aad bay u mahadsanyihiin dadki so qabanqabiyay, jazakallaahu qeyr 👍👍👍☝️🥰👌🤲

  • @abudarda00
    @abudarda00 Před 8 měsíci +2

    MaashaAllah! Ilaahay ha ubarakeeyo. Wa wax lagu farxo walle dad isxiqaamay waxna qabsadey. Somali meelkasta ay joogaan wa iney saas sameeyaan. Dowlad waxba ya laga sugin

  • @samiixshukri739
    @samiixshukri739 Před 8 měsíci +2

    Masha allah waa hormar balaran isku tashiyo badn oo mira dhalaana rajaynaynaa I.a

  • @zakizaki5048
    @zakizaki5048 Před 7 měsíci

    Maasha allaah allaah ku guuleey adeer . Cabdisalaan adna mahadsanid masuul

  • @laylaawale3857
    @laylaawale3857 Před 8 měsíci +1

    maashaa Allah barakee alow hobyo

  • @abdulkadirfarah-cj5el
    @abdulkadirfarah-cj5el Před 7 měsíci +1

    Maasha Allah guul iyo gobanimo runtii

  • @cabdiqanineegar835
    @cabdiqanineegar835 Před 8 měsíci +2

    Waa da'daashey abtigeey shirwac kheyr allaha ku siiyo

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 Před 8 měsíci +2

    Prof, asigoo daawo u socota ayuj wali shaqo diyaar u yahay. Allaha sharfo asiga iyo kooxdiisa.

  • @Syfyany
    @Syfyany Před 7 měsíci +2

    Huge project. It is not easy to build such a huge project with private donations. If this indicates anything, it indicates that those responsible for this project are sincere and diligent
    جزاكم الله الخير القائمين علي المشروع

  • @mohamudibrahim7311
    @mohamudibrahim7311 Před 7 měsíci

    Masha allah masharicda wadaka kasocota waan taageeersanahay masha allah illahay ha idin barakeeyo amin

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 8 měsíci +1

    Maashallah allha fududeeyo
    Guuleeysta.

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 Před 8 měsíci

    C/salaam Adna Mahadsanid

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 8 měsíci +2

    MASHA ALLAH WARIYE HAREERI

  • @shukri1395
    @shukri1395 Před 8 měsíci +4

    Guul wanagasan dhamantiin❤

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 Před 8 měsíci

    Masha Allah shaqo wanaagsan ayey wadaan pro Shirwac iyo dhamaan cidkasta oo kaqeyb qaadatey

  • @safarsahan8126
    @safarsahan8126 Před 7 měsíci +3

    Vediogaan waxaan ka bartay in Somali sharaf leh eey Wali noolyihiin.

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Před 8 měsíci +2

    Masha Allah cidii isku tashata way guulaysan❤🎉

  • @khadaromar7385
    @khadaromar7385 Před 8 měsíci +1

    Welldone abdisalan for your effective report

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Před 8 měsíci +2

    Guul insha ALLAAH

  • @abdullahigaani3544
    @abdullahigaani3544 Před 8 měsíci +1

    Masha'allah dadkaygii way iskutashadeen,❤❤

  • @mrm.whalene3409
    @mrm.whalene3409 Před 8 měsíci +1

    Hareeri Thanks

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 8 měsíci +2

    Masha Allha hobyo inashallah guul ❤❤❤❤❤

  • @CiyaalXamar-mk3oi
    @CiyaalXamar-mk3oi Před 8 měsíci +3

    Fiicnaanta wa nolol, Dadaalaa wale waa gaari❤

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 Před 8 měsíci +6

    Mashallah Somalia oo dhan baa lagu dhisi karaa iska wax u qabso haday shacabku midoobaan ❤😍

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej Před 7 měsíci

      Horta shaqsiyaadkaga shaqsi ficaan kadhig, inta kale wey hagagi doonto inshaallah

    • @hamdimohamed6552
      @hamdimohamed6552 Před 7 měsíci

      @@AAA-sx5ej kuma fahmin saqsiyaad kayga maxaa keenay ee iga muqda aanku hagaajiya 🤔

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Před 7 měsíci

    Masha allah waa wax lagu farxo khayr ayaan u rajaynayaa soomalida iyo bilaa qabyaalad

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Před 8 měsíci +1

    Professor shirwac waad xanuu sanaysaa alaha ku caafiyo

  • @habiboabdi8839
    @habiboabdi8839 Před 8 měsíci +2

    MaashaAllaah waa ifafaalo fiican inta dhiman Alle ha idiin fududeeyo

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 Před 8 měsíci

    Mansha allah prof shirwac

  • @mwaranle
    @mwaranle Před 8 měsíci +1

    Mashallah. Guuleysta

  • @user-os9dl2lh9d
    @user-os9dl2lh9d Před 8 měsíci +2

    Guul g mudug teena ❤❤❤

  • @sweetkokii
    @sweetkokii Před 8 měsíci +2

    Shaqo wacan Marsha Allah 👍

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah
    Ilaahoow Umadeena waxooda Tus