Cadowga Koobaad ee Somali leedahay Waa Itoopiyaan Sidaas baan isu casilay Wasiir Caateeye

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp....
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Komentáře • 1,5K

  • @umusuyela1792
    @umusuyela1792 Před 8 měsíci +98

    Gabdha wariyaha ahi waa qof Aqlaaq xun
    Afka itoobiyana ku hadashay
    Wasiir Allha kubarakeeyo nin sharfleh baatahay
    Form muqdisho❤

    • @hodanabdulqadirabdulrahman1227
      @hodanabdulqadirabdulrahman1227 Před 8 měsíci +1

      Masha Allah
      Rabbi ha Ku barakeyo
      Geesi baad tahay

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 Před 8 měsíci +4

      Afkaly ku hadlaysa wax baa ka dhex guuxaya

    • @mohamedhussein8443
      @mohamedhussein8443 Před 8 měsíci +2

      Dhex dhexaad bay magashay. waa doqon

    • @user-ds6dv4pq7y
      @user-ds6dv4pq7y Před 8 měsíci +4

      MUUSE JAAHIL BAA ADEER U AH WAA OROMO AFSOMALI BARATAY

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 Před 8 měsíci +2

      Asc waxay dhahaysa ictiraaf bay ku badalanay ayadoo warye ah ayay sidaa u hadlaysa ictiraaf ma itoobiya oo cadowga Soomaali ah ma ictiraaf ayay noo haysaa Wa nacas naagtani huruda o af xun muuse biixi aya adeer u ah uskag fooqal uskag

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 Před 8 měsíci +23

    Wa nin dhiga somaaliga saxda ah ku jiro walal guuleyso thank you❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴from Mogadishu

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 8 měsíci +21

    Wasiir Cateeye jaga aad iska casishey mid ka kheir badan Allah hakuugu badelo walal taariikhaadana ku xussi doonto dalka iyo dadka soomaliyeed quluubtoidad hanataye Allah ku barakeeyo walal Cateeye

  • @daacadable
    @daacadable Před 8 měsíci +77

    This is what we called human dignity and decency. Thanks Mr minster we really appreciate your stance and history will remember you as one of few people who stand for thier country 😀 👍 😉 😄 👏 😊

    • @29msub
      @29msub Před 8 měsíci +1

      This is a good decision bravo....

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Před 8 měsíci +3

      ❤❤❤ I have never thougth a man with a real conscience, honour, patriotism and heroism can be found among Somalis. I have a never seen a Somali minister or official sacrificing his position or personal interests for the sake of his country or people. No man in the recent history has taken such an unprecedented step to show such strong patriotism, principles and loyalty towards his country and people. Unlike the stooges and enemy collaborators in Somalia, this man has gone down in history and is worthy of the highest medal of honour.

    • @hooyoaamaguul3673
      @hooyoaamaguul3673 Před 8 měsíci

      100^

    • @abdirahmanosman4885
      @abdirahmanosman4885 Před 8 měsíci +1

      The majority of his people live under the Ethiopian flag.

    • @user-pk4zn9ee9p
      @user-pk4zn9ee9p Před 7 měsíci

      😊​@@hooyoaamaguul3673

  • @familjenstv
    @familjenstv Před 8 měsíci +73

    Maashaa allaah waa nin Somali dhalad oo damirkiisu nool yahay Alaah ha xafdiyo

  • @mohamoodahmed7760
    @mohamoodahmed7760 Před 8 měsíci +12

    From burco waan ku taageersanahay muse haduu xabashida haw guuro anigu maanta laga bilaabo somali waayn baanhay wax somaliland la dhahaa ma jiraan wasiir geesi baad tahay

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed556 Před 8 měsíci +143

    Aniga wasiirka taageersan from BURCO

    • @ajmalutilaawaat
      @ajmalutilaawaat Před 8 měsíci

      Wasiir xagee ayuu ahaa

    • @user-jh5mc1ih8v
      @user-jh5mc1ih8v Před 8 měsíci +6

      Wan taageersanahy sawiirka geesi weeye .
      From sanaag

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Před 8 měsíci +1

      Waa qof damiirkisu nool yahay❤❤❤

    • @user-jh5mc1ih8v
      @user-jh5mc1ih8v Před 8 měsíci +1

      @@kamalhussein5603 Haa xaqiiqtan waa shaqi dadnimdiida damiirkiisa iyo islamnimadiisuba nooshay .iyo

    • @mohamedhirsikhalinle7286
      @mohamedhirsikhalinle7286 Před 8 měsíci +1

      @@ajmalutilaawaatwasiir gaashaandhig ayuu ahaa

  • @highflyer215
    @highflyer215 Před 8 měsíci +35

    History will remember you sir thank you

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Před 8 měsíci +28

    Masha’Allah! Halyey ayaad noqotay maanta waxaana ku xusi doonto taariikhda. Midnimo iyo mintidnimo❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 Před 8 měsíci +3

    Nagtan wariye mahan ee waa qof cadifad ka muqati .wasir mahadsanid meel la sii jogii karo Mahan

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 Před 8 měsíci +81

    Congrats young man you are indeed morally sane.
    Allaah bless you.

  • @bisharGellowMahad
    @bisharGellowMahad Před 8 měsíci +7

    Support somalia sovereignty and Territorial integrity from mandera NFD

  • @Tabiibtravel
    @Tabiibtravel Před 8 měsíci +132

    This minister is moral and decent human being. Thank You For Standing by the sovereignty of our people and land. You're the right side of the history while your opponent Muse Jahil is at wrong side of the history.

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 Před 8 měsíci +4

      Lasanod people did not forget you

    • @Tabiibtravel
      @Tabiibtravel Před 8 měsíci +6

      @@abmoh9216 I'm from Lasanod too and I support him on this stand.

    • @farxiyomaxamuud-oe7ik
      @farxiyomaxamuud-oe7ik Před 8 měsíci +2

      Wasiirakani tariikha baa xusidoon ta seesi

    • @SahalXussein-wz2vb
      @SahalXussein-wz2vb Před 8 měsíci +2

      YES .HAA .HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. IISKA CASIIL. .INAADER KEY .HABASHII. DHULKAGAA. VIVA. CABDUL QANII. FARIID CATEEYEE

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 Před 8 měsíci +6

      Geesigaan soomaaliyeed haloo duceeyo allaha noo badiyo😢❤🎉

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před 8 měsíci +20

    This gentleman deserves the nation's highest patriot medal 🥇.

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf Před 8 měsíci +92

    Ilaahay waxà aad ka tagtay adigoo qiimaynaya damiirkaaga dadnimadaada iyo dhulka iyo jiritaanka bulshada somaliyed wax aad uga wanaagsan oo ka khayr badan ha ku siiyo

  • @HassanAbdulaahi-d4b
    @HassanAbdulaahi-d4b Před 8 měsíci +5

    Gabadhan school dib haloogu celiyo hadii kale qof dharbaaxda ayey heli doontaa insha Allah waa iga talo plz plz

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 Před 8 měsíci +35

    Halyey soomaliyeed from habarjaclo burco

    • @aminojaamac5363
      @aminojaamac5363 Před 8 měsíci

      Miyaadan ictiraaf rabin hooy

    • @MohamedAli-ok6tb
      @MohamedAli-ok6tb Před 8 měsíci

      ​@@aminojaamac5363 dalkaaga miyaaa iibsan marka

    • @luqaafyare1284
      @luqaafyare1284 Před 8 měsíci

      @@aminojaamac5363 Hooy Itoobiya ictirafkeda waxba ku tari meyso, adunka kale kuma aqonsano

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 8 měsíci +15

    Walaahi Somali ha u duceyso wiilka yar ee geesiga ah ❤

  • @husenmiad732
    @husenmiad732 Před 8 měsíci +33

    Abti anoo samaroon waan ku gu taagersanahy libaax guul cise iyo samaroon

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 Před 8 měsíci +5

    Manshallah. War ninku ileen nin nool buu ahaa. This shows me Ismail Cumar geeyo was not aware this issue.

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Před 8 měsíci +23

    He few decent people left may Allah protect, we need more like him.

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Před 8 měsíci +12

    Thank you so much for standing up what's right! History will remember you! 😍😍

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir Před 8 měsíci +77

    Masha Allah Waa muwaadin somaliyed ❤️🇸🇴 mida kale tani waa wariyad Ethiopia ah waxay Aqoon uu lahayn ayey weydin wana Qalad su aalaha qaar

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 Před 8 měsíci +5

      Waa oromo afsomalia baratay weyaana waa kuwii lasoo dirsaday weyaana.
      Wariye maha

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 Před 8 měsíci +1

      Weey Baqaneeysaa

    • @hamdimacalin8656
      @hamdimacalin8656 Před 8 měsíci +1

      Qoftaan qurunkaa wariye maahane waa cadow jaajuusad ah. Naayaa kir waziirku waa kaa xishooday ee inuu dhagaha kugudhuftay ahayd

    • @abdishakurfarhan1563
      @abdishakurfarhan1563 Před 8 měsíci

      somalia wxd ku quusataan intay cirka iyo dhulku isku jiraan inaan somali dmbe la isku arkyn imikana wxan ka shaqynanaa sidii gobolo bdn oo puntland ka kaw tahay madaxbanaani u heli lahayd

    • @kabxanley8499
      @kabxanley8499 Před 8 měsíci

      Muuse hadii uu doonayo inuu cadow soo guri gashado waa inuu geeyaa dagaan ka beeshiisu dagtaa oo ku soo dhaweeyaa Berbera. Ma ahan in cadowgan soo jireenka ah uu soo duldajiyo beelaha Ciise iyo Samaroon. Aad iyo baan ugu raacsanahay mowqif ka geesinimada leh ee uu qaatay halyeygaas Soomalilander/Soomaaliyeed. Walaal ku taagnaaw tubta wanaagsan Allah baa kaa ajar iyo xasanaad siinaya, taariikh duna waxay kugu qoreysaa Baal dahab ah, sida tii Axmed Gureey.

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc Před 8 měsíci +14

    Ciise awalbuu gobanimo udhashay geesinimo soomaalinimo allaah barwaaqeeyo

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před 8 měsíci +46

    Waa nin fiican oo somali ah oo dadka loo baahan yahay

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh Před 8 měsíci +6

    Mahadsanid Wasiir maadaaba Somalinimo ku beerqaaday. WIIL CIISE TITIDHABAY🥰❤

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab Před 8 měsíci +25

    Mansha allah tabarakallah aadbaan ugu mahadsantahay Damirka fiican muuse hadhaco from Burco

  • @hassansaas5367
    @hassansaas5367 Před 8 měsíci +6

    This world you couldn't find a hero like this man long life waziir❤from hargeisa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 8 měsíci +14

    yeelkii haduu laascaanood taageeray waa garashadiisa laakiin taa maanta waan ku taagiirsanahay maanta waayo dadkaasa matalaa anoo dhulbahante ah baa tan maanta ku taageersanahay

  • @user-kx9jo4jv7y
    @user-kx9jo4jv7y Před 8 měsíci +3

    "Waxan rabaa inay carurtayadu xornimo kunoladan oo madaxa kor utagaan halka abiy donayo kuwisu inay madaxa tagaan" wasiir kudayasho mudan mansha Allah

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy Před 8 měsíci +97

    Love this Somali man for real

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 Před 8 měsíci

      Midkastoo ilkaloo garan waayaaba wax ayuu marmarsodaa

    • @mohamedjamaomar2379
      @mohamedjamaomar2379 Před 8 měsíci

      ​@@markcaa2942daciif ayaa tahay nadalyahow

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 Před 8 měsíci +18

    My brother Caateeye thank you very much for your standing up your sovereignty, & defense of your man dignity

  • @user-qc8wl1vf5p
    @user-qc8wl1vf5p Před 8 měsíci +36

    Ilaahay caqliga ku daa ...allow ku barakee.

  • @sommedia870
    @sommedia870 Před 8 měsíci +6

    Somalia is not for sale✓
    Lughaya Is not for sale ✓
    Our ports are not for sale ✓

  • @AhmedHassan-rt3nh
    @AhmedHassan-rt3nh Před 8 měsíci +58

    Dhulka samaroon cidi qaadan mayso waanan dufaacaynaa inta Qof samaroona ama soomali ahba nool yahay ❤❤❤

    • @mohamoodahmed7760
      @mohamoodahmed7760 Před 8 měsíci +7

      From burco ha yeelina muse bixi waxuu wato waa cadaw

    • @mrbombastic8097
      @mrbombastic8097 Před 8 měsíci +5

      Ciisa saylac leh

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 8 měsíci

      @@mohamoodahmed7760 Horta Idinka Odaygaan Xunka ahee suu Doona Idinka Yeelay Miyeeyddaan Iskaqaban Karin? Maato baan arkaa hilib bisil ah.

    • @mohamedkhalif3938
      @mohamedkhalif3938 Před 8 měsíci

      Saylici ha iscasiloo hadii kale magaaladu waa magaala ciise

    • @faizam523
      @faizam523 Před 8 měsíci +2

      ​@@mohamedkhalif3938 Sylici waa horgal dhuuni raac ah ninkan tokii baa keensadey laakiin zaylici muuse saaciibkiis weeyi isaguu matalaa ee ma matalo Samaroon, zaylacna waa dhul samaroon.

  • @user-yd1ru4gv8y
    @user-yd1ru4gv8y Před 8 měsíci +12

    This young man is legendary somali people they never forget you abti

  • @marainid7626
    @marainid7626 Před 8 měsíci +28

    Gabadhu sida ay u wareysaneyso waa si qaldan laakii waa wiil aad iyo aad udahan una aqlibadan sabarna leh maashaa Allaah

  • @hakimshirwa9023
    @hakimshirwa9023 Před 8 měsíci +8

    YOU ARE REAL SOMALI BROTHER YOU ARE OUR FUTURE PRESIDENT WE SUPPORT YOU KEEP GOING.

  • @saidabdi73
    @saidabdi73 Před 8 měsíci +20

    Wan soo dhawaynaya wasirka from berbera wad ku mahadsantahy wasir

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 Před 8 měsíci +8

    Very articulate and to the point, some of the questions were very offensive, but he covered it well.

  • @maxamedsiyaadxassankaamil1735
    @maxamedsiyaadxassankaamil1735 Před 8 měsíci +22

    Maashaa allaah alle ha ku sharfo wasiir sheydaamadan afka dheer alle ha duleeyo

  • @kaliilgudal4717
    @kaliilgudal4717 Před 8 měsíci +23

    Awdal & Salal are some of the most resilient people on earth. They've endured so much tragedy and so much disrespect from SNM Birdbrain Muse Bixi!!!

    • @user-ox5dm5vy7j
      @user-ox5dm5vy7j Před 8 měsíci

      What about Darvishes SSC

    • @faizam523
      @faizam523 Před 8 měsíci +2

      ​@user-ox5dm5vy7j Daraawiish are the best guul ssc from.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před 8 měsíci +28

    Nin nool oo damiir leh baad tahay mnsha Allah taariikhda ayaa ku xusi doonta

  • @ahmedelmi3571
    @ahmedelmi3571 Před 8 měsíci +4

    Maansha allah caqliga wanaagsan, diintaada muqadaska ah iyo geesinimadaba ilaahay hakuu xafido ku dhimo sharaf iyo nolol xor ah. Nooloow nooloow nooloow.

  • @user-ol3dv4wh6v
    @user-ol3dv4wh6v Před 8 měsíci +18

    Minister your absolutely 💯 right ❤الله أكبر

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 Před 8 měsíci +2

    Mashaa Allah
    Ax yaa Waddanii 😭.
    Waan kula jirnaa muddane Wasiir
    Sidii ugu fiicneyd ayaad sameysey.
    Tariikhdaa ku xusi doonta.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 8 měsíci +16

    Yaa Labbeeyey oo aanu u ducaynaa😂 wasiirku mawqif geesinimo leh buu qaatay waana taageersanahay Saluto baanu leenahay✊️

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 Před 8 měsíci +2

    Rag rag dhalay. Geesi ayaa tahay oo dhulkiisa iyo dadkiisa jecel. Mogadishu, Somalia 🇸🇴 is supporting you, brother.

  • @hindai1680
    @hindai1680 Před 8 měsíci +42

    Su,aalahaagu waa khaldan yihiin. Anigaa kugu taageersan go,aankaaga. From Burco

    • @y.a1903
      @y.a1903 Před 8 měsíci

      Wariyasha xor ma ahan qaarkodna mushahar bay mamulka ka qaatan.

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga Před 8 měsíci +2

    جَاءَ الْحَقُّ وَزَهَقَ الْبَاطِلُ إِنَّ الْبَاطِلَ كَانَ زَهُوقًا

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 Před 8 měsíci +21

    Waa nin dhiig Leh soomaliyeed noolow wll

  • @MedAhmed-xl3ld
    @MedAhmed-xl3ld Před 8 měsíci +2

    Masha allah niin deed from Djibouti

  • @abdideria18
    @abdideria18 Před 8 měsíci +27

    Beautiful standing by somali sovereignty

  • @sahalyuusuf7790
    @sahalyuusuf7790 Před 8 měsíci +2

    Raganimo wanu kugarab taganahy wasiir ❤❤

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 Před 8 měsíci +13

    raganimo muujisey walaahi wasiir ragragdhaley masha allah

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Před 8 měsíci +21

    “Asalaamu Calaykum “
    Ninkan waa Nin wadani dhab ah , waa hal yeey Somaliyeed taariikhdaa qoraysa waa geesi niyad wanaagsan. Wuxuu mudan yahay ku dayasho
    Waxaan urajayn mustaqbal wanaagsan.

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před 8 měsíci +19

    Waa nin fiican oo ikhyaar ah oo somali ah

  • @HusseinAli-q4t
    @HusseinAli-q4t Před měsícem +1

    These man got morals and dignity wallahi god blessed we need more Somali people like him inshallah

  • @saidhassan8338
    @saidhassan8338 Před 8 měsíci +42

    Guul iyo gabonibo somali vive Somali❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah. Rageedii. Wuxuu iska diiday in Xabashi u dagaalamo oo uu difaaco boobka bada Soomaaliyeed si loo siiyo Itoobiya. Gabadha af xabashi bay ku hadlaysaa oo suaalo adag bay waydiisay lakiin si fiican oo ilbaxnimo ku jirto ayuu ugu jawaabay,
    Jazaakallaah khayran.❤🇸🇴

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 Před 8 měsíci +13

    Geesi cissa ❤❤❤❤❤❤❤ geesi somaliyad waa ka

  • @fataha1
    @fataha1 Před 8 měsíci +5

    Runtii nin dhaliyaro ah oo Ubadkiisa bari u danqaday ayaad tahay wax garad
    Baa tahay Allaha ku sharfo Riziq kheyr Qabana Allaha kugu Badalo❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 8 měsíci +13

    Mashallaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 Před 8 měsíci +4

    Somalia 🇸🇴 ayaa u joogta xabashi inta soo raacdana waa lamid guul gobonimo Somalia

  • @inaabdulaziz4601
    @inaabdulaziz4601 Před 8 měsíci +13

    Allaha ku barakayeeyo Waziir❤

  • @saedaden9722
    @saedaden9722 Před 8 měsíci +10

    Amazing i wasn’t expect this to happen.

  • @genmejor8451
    @genmejor8451 Před 8 měsíci +21

    Halyeey taariikhda xusi doonto baatahay waziir

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 8 měsíci +6

    Ilaahay cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo ❤ sharaf baad leedahay ❤

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 Před 8 měsíci +10

    maasha Allaah wax ka kheyr badan Allaha kusiiyo geesi geesi dhalay baa tahay

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Před 8 měsíci +2

    Salan sare waziir from South Africa 🇿🇦 wish you the best and long life.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 Před 8 měsíci +32

    Well done ❤

  • @hayatsaid6064
    @hayatsaid6064 Před 8 měsíci +9

    What a dignified man God bles you

  • @Darajooyin
    @Darajooyin Před 8 měsíci +6

    Maashaa ALLAH waxaa ka muuqata dhorsanaan wasiirka indhihasa waa wax fiican xaga diinteena macaan.

  • @zakariafarah1101
    @zakariafarah1101 Před 8 měsíci +10

    Her questioning is a bit suspect bordering on propaganda, still he managed to answer her questions calmly and intelligently.

  • @mohamedomar4036
    @mohamedomar4036 Před 8 měsíci +5

    WAA JAMAAHIIRTII OO JUST LEH GEESI GEESI DHALAY BAAD TAHAY.🙏🙏🙏🙏🙏👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴

    • @hodanomar2396
      @hodanomar2396 Před 8 měsíci

      Marki hore wan iska hor jeedny wasiir caatey lkin cadaw siin mayno dhulk.. geesi bad tahay

  • @user-od9in7ur4e
    @user-od9in7ur4e Před 8 měsíci +1

    Waa nin rageed wasir xil kaweyn ayaan kuu rajeynaa walaahi waa soomali dhab ah❤❤❤❤❤

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 Před 8 měsíci +24

    Thanks. Mr. Minister you are honoured.

  • @daandureyya7491
    @daandureyya7491 Před 8 měsíci +5

    What a pleasant man ? U r hero, my brother.

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Před 8 měsíci +5

    Wll allaha ku xifdiyo caafimaad allaha ku siiyo alle haku siiyo shaqadaasi shaqo ka fiican waliba aad iyo aad ugu faraxdo mhdsnd adiga dadka kale sidaada allaha ka dhigo wll❤❤❤❤❤❤❤

  • @Iazuz
    @Iazuz Před 8 měsíci +2

    Wallahi Wadani 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Guul Guul Insha’Allah

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy Před 8 měsíci +10

    Sax waa khiyaamo QARAN waxuu muuse biixi sameyay. Anigu waxaan ahay somaliland gaar ahaan reer hargeisa. Waan diidnay aritaas. Car keen cadowgeena dalkeena. Itoobiya waa CADAWGEENA 1aad

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden808 Před 8 měsíci +5

    Bravo ministry somalia 🇸🇴 ha nolato

  • @liinaun
    @liinaun Před 8 měsíci +12

    ماشاءالله وزير عقل ❤الله يحفظه

  • @seed3966
    @seed3966 Před 8 měsíci +2

    Asc 🇸🇴👉maa shaa allaah 🍀👍 wadani dhab ah waagii hore nin fiican maadan aheyn balse hada waan ku taageerey 😮😮😮

  • @alinoor735
    @alinoor735 Před 8 měsíci +4

    Masha allah will ciise waa kaas wadani

  • @mohamedkhalif2790
    @mohamedkhalif2790 Před 8 měsíci +1

    What a gentleman!..he answered the lady soberly, simply and perfectly despite her rigidity.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Před 8 měsíci +15

    Lkn guul umada soomaaliyeed

  • @abdulkadirmohamed7879
    @abdulkadirmohamed7879 Před 8 měsíci +1

    Maasha Allah Wasiir Caateeye. Tanyar wariye maaha ee Adeer dib ugu laabo waxbarashadii, Muuse isaguba waa beel, waxba hadifaacin Muuse iyo Amxaaro. Wasiir mustaqbalkaaga waa guul insha'Allah, bal taariikhda ayay kuu gashay Malaayiin Soomaliyeed dal iyo dibadba ayaana kugu raacsan. Inantan yar ee afka Muuse ku hadlaysa yaysan Cid dambe yeysan waraysan.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 8 měsíci +8

    Mashallah wallow lascanod ad xasuuq kagaysatay wa gul inshallah

    • @bulsho2796
      @bulsho2796 Před 8 měsíci +1

      Waxba kama gaysan ee adigaa laayay dadkaagii isagu waxuu diidan yahay oo sax ah buu sheegay.

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Před 8 měsíci

      @@bulsho2796 haday sas tahay isaaqna isaga iska layay yacnii beentii ad kashegten dolada mujahid siyaad bare

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Před 8 měsíci

      @@bulsho2796 Ma Dhulbahante 8 Bilood Madaafiic ladhacaye Laascaanood? Alla Maxaad maalayacni tihiin. Jilicsan Fooqul Jilicsan Aan Dagaal Waxba Ka Aqoonin.

  • @YasmiinHusen-ds4xn
    @YasmiinHusen-ds4xn Před 8 měsíci +1

    Somaalidu iyadaba kaladadsan wakhtigan yaan laynagaga faidaysan tafraruqa😢 thank you wasiir ❤

  • @user-xl9vv9ol9o
    @user-xl9vv9ol9o Před 8 měsíci +6

    Waddamada maxaynaga galay innaga cadowgeennu waa deriskeenna xabashi kaafir ah oo cadow ah marnaba looma oggola badda soomaaliyeed haddi bad cid lasiinayo xitaa xabashi haba ka yaabin sacaadatal wasiir madax baad tahay guul iyo gobanimaad qaadatay ❤❤❤

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 Před 8 měsíci +2

    Wasiir mahadsanid geesigu madhinto.haduu dhintana magaciisu masuulo.

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 Před 8 měsíci +10

    Damiirku ha shaqeyo well done 👍 inkastod Muse biixi aadka qaban weydey xasuuqii LAASCAANOD

    • @mahadabdirischid399
      @mahadabdirischid399 Před 8 měsíci

      Waa beenti ismaciil cumar geela yidhi is casil yaan la idin khiyaamin kani muuse kaba qaad buu u ahaa waana beenti ee jabuuti iyo Somaliland ayaa hada isku dhacaya waad arki

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 Před 8 měsíci +1

    Good man nolow walaal mystaqbal wanaagsan ayaad kuleedahay quibta umada somaliyeed illahay ha ku xafido amiin❤

  • @user-cn4ko4ui1t
    @user-cn4ko4ui1t Před 8 měsíci +4

    We need hereos like him walaale get yourself to muqdisho parlamant needs you more then ever Somalilands isue is our priority now and you are surely needed there walaale

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt Před 8 měsíci +1

    Salaan sare wll xilka aad iska casishay midka khayr badan ilaahey hakugu bedelo.damiir nool oo dadnimo leh oo qofkasta soomaali dhab ah uu qabo,marna xabashi deked qaadan maayo from burco❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 8 měsíci +5

    Ma sha allah tsni waxay ushaqaysa gumaysiga Ethiopia

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 Před 8 měsíci +1

    We need more of this man in hall Somalia: god bless you wasiir

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 Před 8 měsíci +4

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😅😂😅 nin rageed geesiya wiiyaan waad guulasan doontaa guul guul somali ❤❤❤

  • @fiqidoon7441
    @fiqidoon7441 Před 8 měsíci

    Well done Hon. Eng. Abdiqani. True patriot!!! History will remember you for your honesty, integrity and courage. May Allah bless you!