Dhahkhtar Dhallinyaro ah oo la nool cudurka Macaanka ayaa talooyin siinaya Soomaalida.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Komentáře • 113

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 5 měsíci +29

    Ha rumaysan wax kasta oo dhakhaatiirtu kuu sheegaan. Aniga ayuu igu dhacay macaanku, markaa daawadii faraha ayaan ka qaaday, waxanaan iska daayey cuntooyinka aan caafimaadka u wanaagsanayn.
    Alhamdulillah Macaankii wuu iga baaba'ay. Ilaahay swt isagaa dhakhtar ah oo la weydiistaa caafimaad

    • @kaafiartan7788
      @kaafiartan7788 Před 5 měsíci +6

      Waa runtaa aniga waxu igu dhacay 2022 November, 2023 oo dhan waan la dagaalay markii ugu sareeysay 18.23 ayuu gaaray , sababta waxaa lahaa aniga oo culayskayga over and over ah , Diabetic 2 baan noqday 27 kg ban dhimay dawadan bilaabay , waan waday cuntadii ban badalay kadib waxan joojiyay dawadii exercise baan bilabay kubad habenkii cayara , 1 hour each night alxm dhibna ku ma qabo mana igu kacdo waayo cuntooyinkii khaldana baan joojiyay diet baan samayay qaab cajiib ah , inkastoo hada rabadantu iga soo dhexgashay alxm control baa qofka laga rabaa iyo in uu xaladiisa caafimaad lasocdo.

    • @Hornscope
      @Hornscope Před 5 měsíci

      @@kaafiartan7788 Masha"allah si fiican baad samaysay ilaahayna wuu kula qabtay. Pharmaceutical industry waa sida arm industry, markaa woxoodu waa business oo markaa way kugu wada yaan daawada ilaa intaad ka dhimanaysid.
      Bal siday Covid vaccine dadka ugu waaleen eeg. Iminka daawadii lafteedii ayaa millions u dhinteen, waxbana kamay difaacin

    • @masudghedi7956
      @masudghedi7956 Před 5 měsíci

      @@kaafiartan7788g

    • @fariihamohamed1446
      @fariihamohamed1446 Před 5 měsíci +1

      Absolutly aabahy baa qaba Hi bay noqon jirty 2yrs buu daawada qaadanayey then wu jojiyey life style change bu sameyey io exercise alx gada wu ka fcnyhy daawona ma qaaato

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 Před 5 měsíci +2

      Jaahilyahow waxaad tahay qolada dhakhtarka hadhow loola cararo ee kalyaha ama jilbaha ama indhaha beela, adeer macaan waa xanuun lala noolaado inkastoo aanay dhakhtaro jirin dhulka somaliyeed oo ay yihiin lacag raadis, laakin ha dhayalsan macaanka anigu waxan jooga dalalka ugu horeeya caafimaadka aduunyada fikirka badal

  • @salaadoabdi5048
    @salaadoabdi5048 Před 5 měsíci +21

    Allah haku caafiyo adiga iyo dhamaan inta muslimka ah ee xanuunsan

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed Před 5 měsíci +14

    Alle hakaa dul qaado wll adiga iyo dhammaan inta muslimiin ah ee la dhibaataysan xanuunkaa anagna hanaga ilaaliyo 😢amin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 měsíci +21

    Rabow caafimaadka noo siyaadi inta xanuusana caafi Aamiin

  • @ifrahibrahim74
    @ifrahibrahim74 Před 5 měsíci +8

    Sagaal sano ayaan qabaa macaanka sanad qudhana maan daynin anigoo 20 saacad ood soomaya markaan suxuurto kiniinka ma cuno afurka ayaan qaata kiniinka illahayna dhib iguma keenin alx lillah

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 Před 5 měsíci +5

    Dr Barkhad maxamed Husen Ceelaabe adeer Allah hakaa dulqaado xanuunka aad la nooshahay

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 Před 5 měsíci +7

    Dr wax aad u wanagasan oo run ahanti dadka anfacaya baa u sharaxday oo waliba sifiican ugu kala dhigatay waad mahadsantahay adigana macanka illahay haka bogsiiyo inta kale ee cudurkas ka cabanaayana illahay ha bugsiiyo amiin yaa allaah waa billaahi toowfiiq asc wr wb

  • @MuunaOsman-zk4bn
    @MuunaOsman-zk4bn Před 5 měsíci +4

    Alle ha ku cafiyo Dr angna ha naga cafiyo

  • @taqwachannel9897
    @taqwachannel9897 Před 5 měsíci +4

    Ifka lagu yahay walal Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 10 k i gaadhsiiya bage kena waa bage dini ah adun Iyo khiraba aku faideso mahadsanidin ❤️❤️❤️

  • @user-fl1de8qe1p
    @user-fl1de8qe1p Před 5 měsíci +7

    Wlalayal Xanuun aan dawa lahayni majiro
    Ee xanuunka hadii uu kuhelo waxad samaysa
    Xiliga danbe ee habeenki kac oo ilahay bari inu ka dul qaado

  • @farxiyafarxiyacabaas5557
    @farxiyafarxiyacabaas5557 Před 5 měsíci +9

    Dawada sonkorta waa saliga nebiga labadiyo scw tijaabi arintaa adigu kun kun u akhri

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan Před 4 měsíci +1

      Cudur walbo xaqiiiq daawo gaal ha liska daaayo alle baryadiisa badiyo

  • @shukriahmed111
    @shukriahmed111 Před 5 měsíci +4

    Alle ha kA dulqaado wll iyo inta la nool

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 Před 5 měsíci +1

    ASC maansha Allaah jzk Qayran doctor illaahey ha kaa dul qaado Caafimaad ha ku siiyo Aaaaaaammmmiiiiiinnnnnnn❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌏💚💛🌍💗

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj Před 5 měsíci +1

    Macalin thank you

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 Před 4 měsíci +1

    Waan kuu ducaynaynaa quraan badan isasaar waxa badan ilaahayna ha ku caafiyo

  • @jawahirhassan2916
    @jawahirhassan2916 Před 4 měsíci +1

    Alle hana wada caafiyo adiga iyo aniga iyo intakale ee cudurkaan qabta.🤲🤲

    • @Hubeeye
      @Hubeeye Před 2 měsíci

      Huno aniga isaga shakisan cididada iyo neerfaha lugaha iyo gacmaha iyo dhamaan jirka qeybihikale unbaa tigaan xanuun ka dareemayaa

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 5 měsíci +1

    Masha allah.waa Dr da'a yar sifiican dagan ayaad usharaxday .xanunka macaanka.

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Před 5 měsíci +1

    Allah ha caafiyo mid buuxo Allah ha siiyo Allahum aamin yaaa rabi wllkey

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Před 5 měsíci +2

    Dr adeer allaha kaa caafiyo

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 5 měsíci +3

    Alle haku shaafiyo

  • @alibasbaas5065
    @alibasbaas5065 Před 5 měsíci +3

    Qaar caato ah oo uu Ku dhacay ayaa Jira oo badan waliba

  • @maxamedjaamac3134
    @maxamedjaamac3134 Před 5 měsíci

    Asc mahadsanid
    Dhakhtarka macaanka

  • @fathiaomarahmed148
    @fathiaomarahmed148 Před 5 měsíci

    Asalama Alekoum Dr mâcha Allah Xafida Allah

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Před 5 měsíci +1

    Allaah hakucaafoyo dr

  • @hanimohamed3311
    @hanimohamed3311 Před 4 měsíci +1

    ASC daqtar horta xanunka macanka midka daco iyo midka kacayo lawadaba wan leyahay waxa I dheer neerfo lugta bidix iyo gacanta bidixi markasto wan dhalaa tabardari zaaid ah haaradka zaaid ah biyo la aan majogi xanun jogto iyo xanaq zaaid ah Ayan isku arkay lkn alhamdullah Allah Ayan baryaa markasto muda 4 saano ayee ihaysaa

    • @Hubeeye
      @Hubeeye Před 2 měsíci

      Huno neerfaha lugaha iyo gacamaha digaan iyo xanuun ma dareentaa aniga sida baa i haysataa

  • @user-wm9hs6mc2d
    @user-wm9hs6mc2d Před 5 měsíci +1

    Aamin yarabi

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 5 měsíci +2

    Al hamdulillah waxa aan jira 53 sano 34 sano ayaan la noolahay xanuunka macaanka type one 34 ayaan qaadaniyay maalinkasta 4 jeer irbado habeenkii waxa aan qaata long acting insulin one time maalintii na 3 jeer ayaan qaata Short acting lixdee bilood ba mar ayaan u taga dhakhtarka Allamdulilah ila imika waxba igamo badin jidhkayga

    • @subaydahassan6472
      @subaydahassan6472 Před 5 měsíci

      Ilaahy dambi dhaaf ha kaaga dhigo waa imtixaam ku sabir inshallah

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 Před 5 měsíci

      @@subaydahassan6472 wax wayn uma arko markii ugo huraysay ee aan dhakhtarka u galay ayo dhakhtarkii i ugo yidhi la saaxiib oo isku arag sida qofka muraayada indhaha sita waayo qofka muraayada sita jidhkiisii waxba ka dhiman adigana jidhkaagii meel la yidha benkaryas ayaan shaqaynan ee baro xanuunkaaga oo jidhkaaga dareen

    • @DahraanDaahir-wc4wv
      @DahraanDaahir-wc4wv Před 5 měsíci

      Ilaahey hakaa dulqaado wll adiga io intii Muslim ah anakana Ilaahey nama galiyo

  • @user-bw4mp6bc4y
    @user-bw4mp6bc4y Před 5 měsíci

    Hno allahakucaafiyo rabi hakaa dulqqaado

  • @BashirFarah-mi3dg
    @BashirFarah-mi3dg Před 5 měsíci +1

    Hilib iyo Caleen badan ama wanaagsan qofka Cuna, sonkortiisu deg-deg Uma dhacdo. Waxaad ku dareysaa 4-6 qaado oo Bariis iyo digir ah.

  • @user-bj3vi5ck5l
    @user-bj3vi5ck5l Před 5 měsíci

    Asc masha Allah fa idoo ayaad nasiisay fahfahsan Dr waxan waydin lahaa halkeed fadhiisataa ee lagaa helaa

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu Před 5 měsíci

    Amiin yarabi

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 Před 5 měsíci +3

    Alaha kaa dulqaado walalkey oo aan jecla baa u dhintay inkasto naf la celinkarin kalyaha shaqayn waayey hidana ma ahayn kali baa loo helay iyo beryaro baan hal mar kuugalinaynan bay dhaheen qaliinki buu ku dhintay alaha unaxariisto walalakey mustaf 27 buu ku dhintay waayo qaliinkku wuu cusla ayaga dadal bay ka ahayd denmark 3qof besaan usanaynay dheheen laakiin malagii buu aha alaha unaxariisto umada uu hayana alaha u sahalo

    • @aminoaden6671
      @aminoaden6671 Před 5 měsíci +1

      Abayo mcnto Allah ha unaxaristo raxmantan wazican wllka

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 5 měsíci

      @@aminoaden6671 aamiin habiibti dhamanteen iyo muslimiin ta oo dhan

    • @amalyusuf1210
      @amalyusuf1210 Před 5 měsíci +1

      Allah u naxaristo walaalka

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 5 měsíci

      @@amalyusuf1210 aamiin habiibti

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 Před 5 měsíci +11

    I would ask the Dr. if there are enough clinics and nurses to treat those who need dialysis. I heard there are no enough clinics, Drs. and nurses in Somaliland. I hope the government should try to bring more nurses and Drs. There are more populations suffering from Dialysis and there is no enoughb clinics

  • @abdurahmanhassan4347
    @abdurahmanhassan4347 Před 5 měsíci +2

    Ascww Dr I am type 1 now before I was type 2 while I was in imra I can't control my blood sugar it affect my kidney I have been dialysis 3 time my kidney so I feel fine

  • @user-bu1mg9qg8z
    @user-bu1mg9qg8z Před 5 měsíci

    Manshalah

  • @saynabcilmi4206
    @saynabcilmi4206 Před 5 měsíci

    Maasha allaah

  • @user-uv4kt7gi9b
    @user-uv4kt7gi9b Před 5 měsíci

    Aniga waan soomaa sonkorna waan qabaa ima dhacdo axmadulilaah maalin tii 3 jeer cabiraa

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 Před 5 měsíci

    Qaybta 2aad soo daaya galaydh media

  • @user-nb4tn7uo4c
    @user-nb4tn7uo4c Před 5 měsíci

    Dr waad mahdzidn ilhy Haku caafiyo

  • @xiisodowaa845
    @xiisodowaa845 Před 5 měsíci +1

    Asc

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Před 5 měsíci

    Aamiin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 5 měsíci +1

    ANIIGA WAXAA QAABA TEEB 1 WAANA SOOMAA QURBAHA SACAADU DHEER TAHEEY

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 Před 4 měsíci

    Asc Dr xageekaalasoohatlaa??

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 4 měsíci

    ILAHAY CAFIMAD HAYNA SIIYO DHAMAN TEEN NUXURKA DR KA WAA NIN MACAN LAHI MA SOOMI KARO WAA SIDA BAHDA CAFIMAD KU RUMAYSANTAHSY. HADAFKU WA AWRKAGA DABDOVOO TAWAKAL. MACAN QOFQABA MUKALIF MAHA. BIXI QUDINTA MISKIINKS

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 5 měsíci

    amiinyarabi

  • @user-nm6cw3yx8u
    @user-nm6cw3yx8u Před 5 měsíci

    Fadlan telkaga ma heli karaa waxaan leeyahay ilmo macaan leh

  • @user-bd9eg6zj9t
    @user-bd9eg6zj9t Před 5 měsíci

    Macaaka wax nooga sheeg soon ha .sharaxaad xume

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 5 měsíci +1

    La saaxib xanuunka wax badan akhriso ka akhriso xanuunka

  • @owsedguresuul8794
    @owsedguresuul8794 Před 5 měsíci

    Waa soomanahay mana deynayo 1 day ayaa duray IGA kharibay

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 Před 5 měsíci +1

    Su,aal dr waagii hore wadankeena soomaaliya cudurka sonkorta waagii hore soomaalida cudurkan wuu ku yaraa lkn maanta dadka soomaaliyeed
    Wuu ku soobadanayaa cudurkan weliba waxaad arkeysaa caruur yaryar oo la nool sonkor
    Oo waalidkiisna uusan qabin cudurkan.
    1_ maxaa keeni karra isbedel kan xaguu ka yimi???
    2_ maxay tahay waxa keenay in soomaalidu
    Ay hore ugu yaraa cudurku maantana ugu badan yahay??? Insaliinta se qofka ma la kordhin karaa
    Isagoon insaliin lagu durin????

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Před 4 měsíci

      Awal wxaa la cuni jirey cunto sax ah sida hilibka, caanaha xoolaha, galeyda, digirta, mesego iyo wax la mida.. hdana wxaa la cunaa bur, bariis, baasto, saliid cadeey iyo caano boore dhacy..

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 5 měsíci

    Waxa kale ee ayaan qabta shaqooyin culus oo socod iyo taagnin u badan sportka na waan sameeya

  • @mohameddeeq8034
    @mohameddeeq8034 Před 5 měsíci

    Inte kala zariiri gara please

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Před 5 měsíci +1

    Anagana alle hanaga haayo

  • @cabdulahisheybar1321
    @cabdulahisheybar1321 Před 5 měsíci

    DR BARKHAD YOU MAY NOT KNOW THAT SOME PEOPLE WHO WERE DIABETIC PATIENTS HAVE RECOVERED AFTER THEY PRAYED AT MID NIGHT WHEN PEOPLE WERE BEING SLEEPING AND GOD LET THEM CURED FROM DIABETES. I AM ONE OF THOSE PEOPLE WHO GOT CURED BY GOD.

  • @user-ud5gm6vg4d
    @user-ud5gm6vg4d Před 5 měsíci

    Asckm dr wllo waad mahsantahaye xanuun kan xalkiisu waa maxay?anigaa lanoole

  • @leyloshcali2376
    @leyloshcali2376 Před 5 měsíci

    Asc dr barkhad allaah hanawada caafiyo waxaan la noolahay cudurka macaanka marba siyuu ahaa lkn bisha soon horaan teeda marna wey kacday marna wey dhacday waxaa ila taliyay dad sokorta qaba oo isticmaalay hilibka idaha iyo subagooda hadana alxamdu lilaah waan ku fiicnaaday markaan isticmaalay barida idaha soonkeyga na waa wataa adkeysi aanan lahaan jirin ayaan leeyahay

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj Před 5 měsíci

    Wll horta sokoeta maleeska qadaaa noao waran clab gaban

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 Před 5 měsíci +1

    Marka uu dhacsanyahay aya xun oo keeni kara dhimasho dagdag ah. Markasta jeebada ku qaado wax macaan sida

    • @Hubeeye
      @Hubeeye Před 2 měsíci

      Marka sonkorta dagantahay baa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 5 měsíci

    DR: ADOO AAD U MAHADSAN
    MAXAA SABABA IN SONKOR MAAMULUHU UU SHAQADIISA GABO QABAN WAAYO?????

  • @user-tp8sq4sj9m
    @user-tp8sq4sj9m Před 5 měsíci

    Soonku maaha wax aad marna somi kartid marna uska deeyn kartid weey diiya wadaadada xaalkaaga type 2 hadii aad qabtid soinka ayaa dawo u ah type 1 ka ma garanayi uska hubiya i ha iska dabagalin weeydii xulumada

  • @HodanXassan-qs6nf
    @HodanXassan-qs6nf Před 5 měsíci +1

    Dr dawadalooqaato sonkorta subscribed makhasabaainuusijoogtaalooqaato hadiiqofkasonkortiisamarkalacabirouukahooseeyo100malagudurikaraacirbad hadiilasiinwaayodawadamaxaadhicikara

  • @user-pf5cf6gq6r
    @user-pf5cf6gq6r Před 5 měsíci

    Asc aniga waxaan qabaa ilaa 5 sano. Alx waa somaa will igam tagin hal son intaan qabey. Hooyo ahey al,x. Marak waxaan qadaa kaniini ah 50.850 alxmdulilaah

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 Před 5 měsíci

    Waxan ma jojiyo macana Wan cuna dawo Ayan qata alxmdulillaah cala kui xaal

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 Před 5 měsíci

    😂❤

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 Před 5 měsíci

    aniga waxa layag helaay anigo jiiro 25 sanno oo joogo yurub waxay igu dhahen sokortah 000000 ka dhiig haa qadaan sokortah am qado mida asukaaritah Marka w sxa Gary goaan 00000 sokortah

  • @deqaabdikadir4486
    @deqaabdikadir4486 Před 5 měsíci

    Xanunka Wan LA nolahay dhibna Kuma qabo Wana soma wax dhib ah maqabo alxmdulillaah cala kuli xaal

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 5 měsíci

    SOKOORTA DHAACDO AYAA UGU DARAAN LOOMA SOOMII KAARO QOFKA MARWALBA WAA INUU WAATA WAAX MACAAN MAR WALBA BOORSADA UGU JIIRTA

  • @user-ps9je6zd2w
    @user-ps9je6zd2w Před 5 měsíci

    asc Dr waxan ahay hoyo 34jir ah oo lanol xanunkas waxdawoahn maqato wanasoma cunug 5bilah wanujiya maxa xalah Dr kan lasocday wuxuidhahy wxdawa macadan kartid intu cunugu6bil kagarayo

    • @fatimaikhtii5563
      @fatimaikhtii5563 Před 5 měsíci

      isku da ban nahay isku cudurna wa nahay ilmana wa nujiya kinin 500 g ah ayan qata allaha ina cafiyo

    • @fatimaikhtii5563
      @fatimaikhtii5563 Před 5 měsíci

      isku da ban nahay isku cudurna wa nahay ilmana wa nujiya kinin 500 g ah ayan qata allaha ina cafiyo

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 Před 5 měsíci

    Qofkasta oo xanuunkas hayo adkaarta ha badiyo hana joogteeyo walhi buusan waligeed kugu kacayn anaa sameeyay wana wada dawana waan joojiyay 1 year 2 bil man cunin amina adkarta joogteeyana bidnilaahi waad ka bogsonaysan .

  • @user-ys5pj2dk7n
    @user-ys5pj2dk7n Před 5 měsíci

    Angus wasn't soomaa 30ka Ramadan macaana wasn't leeyahay

  • @xiisodowaa845
    @xiisodowaa845 Před 5 měsíci

    3 sano waan soomahayay lkn isma cabiro marka laga reebo 6 bilood chek up mooyeen marka irbada taagan uaaidhibaysa eelaiskucabiro

    • @nimcocumar9797
      @nimcocumar9797 Před 5 měsíci

      Kulamida ahey 14 sanoayey ii heysa 2sano aa waa zo cuna ga s waligey zoon cinema tagin sanadkii hore waa ku xunuunsadey xameetiga laga bixiyey alxumduliilaah sanadkan waa fiicanahey

    • @warsame8620
      @warsame8620 Před 5 měsíci

      Waxaa ku fiican ugu yaraan bishii halmar is cabirtid

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 Před 5 měsíci

    Asalamu Aleykum Dr Bal i so jawab xanunka macaanka type 2 aya layga helay 2009 dadaydu waa 64 ful time ayaan shaqeeya 12 sacood wanan soma mar mar waxan dareema inaan dhacayo kale lakin dawakhada yar aya iso marta seconds ka dib caadi ban ahay

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před 5 měsíci

    Weli wax sifiican Uma baran ee dadka qaba macaan ka beenta ka daah ee sifiican u soo baro waa wax laga daawoowo oo dadbadan ayaa kadaawooway.

    • @cawayskaxamseyare
      @cawayskaxamseyare Před 5 měsíci

      Ma Adigaa Ka dhaweeyay macaanka

    • @abdiisse4172
      @abdiisse4172 Před 5 měsíci +2

      Haddii aad qabi laheed sonkor waa fahmilaheed wax Dr ka sheegaa yo .....laakiin Jah li baa kaa batay😅😅😅😅😅 wax baro