Komentáře •

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před 2 měsíci +5

    Congratulations to my brother Digriyoow Abdi and his beautiful wife❤ may Allah SWT bless you wedding ❤

  • @siradm
    @siradm Před 3 měsíci +2

    Waa farxad iyo guri Soomaaliyeed oo soo kordhay, isku waara ubad khayr leh iyo nolol qabow oo farxad leh ban Ilaahay idin kaga baryayaa. Hambalyo

  • @sumayosumayobashiir9087
    @sumayosumayobashiir9087 Před 3 měsíci +1

    Hambalyo mabruuk guurki lagunaste lagu nagado guulow kayel 🤲awlad bariyana allaha siyo🤲🤴❤️👸🥳👏👏👏🥰

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Před 3 měsíci +1

    MAN SHA ALLAH. . WA FANAN. QAALII. DIGRIYOW. HAMPALYO AROOS WACAN

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Před 3 měsíci +3

    WA.ZAHAL ABDI BOULALE .OO.JOOGA. DEGMADA WEECAA EE.KONFURTA DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥️

    • @Naimalove
      @Naimalove Před 3 měsíci +1

      Reer wea salan sare couss fran isweden

  • @falisa576
    @falisa576 Před 3 měsíci +10

    Wiil naago fur badan meelna kuma
    Xasilee dumarka ragoow si fiican u
    Dhaqda Allena uga cabsada xaqooda

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 Před 3 měsíci +1

    Masha allah hamplyo digriyow iyo Amaal❤

  • @abassdoubad7635
    @abassdoubad7635 Před 3 měsíci +1

    Mashaallah hambalyo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Před 3 měsíci +3

    Aroos noocan iyo qaawin ku dhaca inta badan waa lagu kala dhaqaaqaa bacda banaanka lagu soo dhigi.
    Tiro male kuwa u badan ayaa sanad isla jooga sababtana waad garanaysaan.
    Xishooda gabdhow haday dayuusiintu xishoon waayeen
    Hambalyo digriyow nairobi ban wada joognay long time ago.

  • @sararobert-et7qw
    @sararobert-et7qw Před 3 měsíci

    Masha allah ❤

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal Před 3 měsíci

    Hambalyo Dikriyow iyo Marwadisa Amal

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Před 3 měsíci

    HABALYO. HABALYO
    DIGRIYOOW
    IYO. AMAL. HABALYO HABALYO❤❤❤❤🎉🎉

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 Před 3 měsíci

    Congratulations 🎉💐

  • @hassanadde3490
    @hassanadde3490 Před 3 měsíci +1

    Congratulations 🎊 wedding on Friday

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i Před 3 měsíci

    FANAN. QAALII AH . EE. RER. SOMALIA 🇸🇴. DIGRIYOW. IYO.AAMAAL . AROOS WACAN

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 2 měsíci +1

    Digriyoow
    Hada Lee muu xaroonaa ??
    Camuu waa ka daahdaye
    Deg deg uga soo kabo
    Amal .ka Dhowaaw
    Hambalyo in sha Allaah

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo Před 3 měsíci

    hambalyo sxb sare isku waara

  • @Yasser-Omar1
    @Yasser-Omar1 Před 3 měsíci

    Congratulations

  • @abdiazizmuktar2641
    @abdiazizmuktar2641 Před 3 měsíci +7

    Team digriyow like ta dac igu siiyo

  • @user-ol9rq9lj1b
    @user-ol9rq9lj1b Před 3 měsíci

    Hambalyo

  • @iskufilan3006
    @iskufilan3006 Před 3 měsíci +10

    4 sano ka hore arooskiisa Sweden baan joogay hada gabar cusub Allah naag raqus maxaa tahay

    • @user-sb5ou5qk2q
      @user-sb5ou5qk2q Před 3 měsíci +1

      Maxaa ka macno ah 4 baa ilahay ubaneeyee

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 Před 3 měsíci

      Waa nin waalan guur badanaa shalay sowtuu swedan ku aroosayey

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Před 3 měsíci +1

      walle wan xasuusta aroos shidan bu ahaa waliba 😂

    • @iskufilan3006
      @iskufilan3006 Před 3 měsíci

      Wacaa ka macnaah Allah waa ku weydinyaah dumarkaan badan ee aad lugeymeyso guurku waa ma suulyad waana wax wanaagsan lakin guurku waa in uu qiimo leyahay iyo u jeedo kadanbeaysa

  • @user-dz9oj9sz3x
    @user-dz9oj9sz3x Před 4 dny

    Ok

  • @hindiafsomalicusubfanproj2024

    Arroos wacan

  • @MuntasMawlid
    @MuntasMawlid Před 3 měsíci

    Hanplyo hanplyo ❤❤

  • @ShaveecaOT7
    @ShaveecaOT7 Před 3 měsíci +4

    Congratulations 🎉👏❤🎉

  • @user-lg3lw9uy8e
    @user-lg3lw9uy8e Před 3 měsíci

    Hambeyo Hambeyo Hambeyo namaste

  • @FadumoFadumo2024
    @FadumoFadumo2024 Před 3 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-rw3hv6rq6c
    @user-rw3hv6rq6c Před 3 měsíci +3

    Hada ka hor mu arosin dikriyon

  • @YAHOOW_YAASKA
    @YAHOOW_YAASKA Před 3 měsíci

    digriyoow wil hog🫡🇸🇴

  • @user-zz8vd2ls8j
    @user-zz8vd2ls8j Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahadBakaay
    @MahadBakaay Před 3 měsíci

    Arosakii qaraniga

  • @munamudey3956
    @munamudey3956 Před 3 měsíci

    War. Digriyow. Waa fadaraal

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 3 měsíci +2

    JOOJIYA KOOBIYADEYNTA DHAQANADA GAALADA CARUURTA IYO BULSHADANA ILAAHEY KA BAQOO FIDNADAAN KA JOOJIYA SIDAANI MAAHA DHAN ISLAAM DHAQAN SOOMAALI FASAADNA MAAHA ILBAXNIMO

  • @easylife3453
    @easylife3453 Před 3 měsíci

    ASC kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh

  • @maneymohamed7763
    @maneymohamed7763 Před 3 měsíci

    Hanbalyo digriyow cabdi ilahay isku kin barakeyo kolay arooski labadnab rajaynaya tan ilahay tu ku dago alaha uga dhiigo

  • @cawoqueen6262
    @cawoqueen6262 Před 3 měsíci

    Waryee digriyaow waad soo daahday ee inataa ku fara adag

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 Před 3 měsíci

    Last year Najmo ee eheed hadane amaal 😂😂

  • @Abuisra949
    @Abuisra949 Před 3 měsíci

    Kani every year waa caruus Secamal nagahan ma diido muu ku aqriyaaaa 😂😂

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před 3 měsíci

    Dadka wiil kaan ayagoon aqoon u lahayn af lagaday naya waxaan lee yahay goor may ceeb noqoday nin inuu labo jeer aroos dhigdo ii sheega sow dii aba yaashayo labo naagood ama 3 guur san jireen inay xaaskiisi hore raali i nay uga dahay xadaa ma og dahiin amaan halaydin ka helo soomali fudud eey

  • @user-ye7ss2vr4g
    @user-ye7ss2vr4g Před 3 měsíci

    Dumarka waa in tii la fahmi waayo la eryaa