MAXAA Kasoo Baxay Shirkii Qadar,FASHIL IYO LA YAAB DHACAY Qodobada,Ujeedka,Xogta Shirka.......Xaqiiq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Welcome Channel @Ibraahim CuliMo
    Waxad Ka Heli Doontaa, (Falaqaynta Siyasada, Dibada Iyo Gudaha) (Xaraabo) (Dhaqan iyo Sugaan) (wacdi Waano) IWL...
    (Nagusoo Biir) Mahadsanidiin
    SHARE✅ LIKE✅ COMANT ✅ SUBISCARIBE✅
    www.facebook.c...
    #SOOMALIYA
    #ibraahim_Culimo #dhaqan_sugaan #xaraabo
    #falaqaaynta_siyasada
    #doorasho #galmudug
    #koonfur_galbeed #puntalnd
    #hirshabeele #gobolka_banaadir
    #ssc_khaatumo #jubaland
    #aduunka #siyaasada
    #bulsho_tv #caawinta

Komentáře • 18

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +5

    Viva former president federal of Somalia his excellency President Mohammad farmajo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před měsícem +2

    Guul xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo gurigis waxa bux dhafiyey damajid shirki wu fashil may xasan gorgurde familykisa marxun xamza fiqi mel cidlah bey so is tagan umadi oo dhan wey ka yacday guul xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo aya so labanayo in sha alaha guul iyo gobanimo

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před měsícem

    Guul iyi. Gobanimo

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 Před měsícem

    Waa mashallah guul insha'Allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem

    Xabiibu malaayiin madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 Před měsícem +1

    ARAGTI AAD WARIYE KU NOQOTID MALIHID WAYE POSITIVE MA LEH HADAL KAGU JUST MXAY KU JIRTE INA DHAHDO SHIRKI KHABAR KISI WAXA DHUMIYE LA KULAN KA MADAX WEYNE HORE CML

  • @sahrociise
    @sahrociise Před měsícem

    Mashallaah❤❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem +1

    Dahir rayaaleh iyo Siraanyo ama Ahmed Ismaciil Samatar midna kuma jiro oo somaliland qiimayso lakin Al mareexaniya kodhomaday doonayso keensatay !!!!!!!!! from saylac

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před měsícem

    Dowladda Qatar baa maal gelisa khawaarijta shabaabka

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před měsícem

    Kuwa fargaajo uxiisay, waa kuwa u xiisay xasuuqi zoobe, waa kuwa u xiisay jidgooyinkii la dhigi jiray waddooyiinka muqdisho

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc Před měsícem

    Asc xabiibul malayiin waxa la ogaaday in aanu dalku ka maarmayn waqtigii uu xafiiska joogay mdxw farmaajo waxa uu dhisay nidaam dawladnimo oo ay soomaali iyo beesha caalamku ogaatay in farmaajo dawlad sax.
    hassan inta uu xafiiska yimid wax la taaban karo oo uu soo kordhiyey majirto wixii dhisnaa ay burburiyey waxa kale oo kala burburiyey awoodii ciidankii xoga dalka oo shirqoolo ku khaarijiyey.
    waxa uu soo kordhiyey in shacabkii dhibaataysnaa uu barakiciyo una adeegsado awood ciidan .
    dhulkii danta ee guud ee lagu wareejiyey inuu xaraashto dad gaara oo qabiilkiisa ka iibiyo .
    waxa kale oo wax aad looga xumaado in xabaalihii ay ku jireen dad waqti fog lagu duugay inuu cashuuro soona faago.
    dawladii waxa uu gacanta u galiyey xubno qoyskiisa ama qaraabadiisa .
    qofkasta oo damiir soomaliyeed ku jiro waa ka xun yahay meesha hassan dalka ku wado.
    golihii barlamanka ee uu gacanta ku hayey 2sanadoo ee daawanayey ayaa hada u muuqda inay fahmeen qorshaha dheer hassan damac sanyahay.
    dhawaan waxa la arki doonaa kacdoon xoogan oo ku khasbi doona inuu si deg deg ah xafiiska uga baxo

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay

    Farmajo banankay utal haddi dorasho dhacdo hawiye waxba maxukumi karo wadad logu talo gallay inla xukumo weliba kyrsi dambe omadaxweyne dib u arki mayan banadir mamul goboled ugosta

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e Před měsícem

    Mawaxaa rajo ka leedihiin ninkii dilay ikraan iyo xildhabaanad aamina madaxdii shirqoolka u dhigay ragii kabahooda ku duugay intuu wadanka uu madaxda ka ahaa uu sameeyay waa waxa aan aduunyada hora uga dhicin i nin waxaas sameeyay in uu xukun ku soo laabto waxaase nasiib ah in uu weli qabiiladii uu hubka gacanta ugu jiro kkkkkkkkkkk

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 Před měsícem

    farmaajo muxuu sookordhinayaa alaakariim farmaajo o lagujecel isddq furulaah Niyo N faan baankunacay uf ufu fuuuuuuuuuf

  • @Sumaya-v5x
    @Sumaya-v5x Před měsícem

    Beenaale

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 Před měsícem +1

    been mareexaan

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 Před měsícem

      Shaashadaad ku cara baabadaa😂😂. Imisa jeer baad magaca badalaty