WAR DEG DEGA:CIIDANKA SSC OO GUDAHA UGALAY CABUDUWAQ|BOORAMA OO BURBURASA|AHLU SUNA OO BESHA MAREXAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 14. 10. 2024

Komentáře • 54

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před 2 měsíci +9

    Diga Diga alah Diga❤D5🎉❤ MashaAllaah Gul iyo Gobonimo cidankena SSC 🎉❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤️👏👏👏👌❤❤

  • @mimihawthorne
    @mimihawthorne Před 2 měsíci +1

    Maa Shaa Allah midnimada Daarood ha waarto ❤duriyadii Daarood guulaysta goorwalba iyo goobwalba cadawgiina ha jabo Aamiin🤲🤲🤲❤️❤❤

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci +4

    Guul Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴. From Jigjiga

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 2 měsíci +12

    Masha Allaah Toljira SSC Khatumo State soo ddhawaada Waa Run oo Ciida ayaa maarqaati ah Galgaduud weeye Walaal jira Waana Walaalkii ugu fogaa Maxaad u maleyneysaa Putnland Way ila joogan ilana jiifaan Kanaxow Nafta waa Guuuuul D5 insha Allaah

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j Před 2 měsíci

    maashaaallaah guuuuuuul ssc forces...idankaallaah.

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Před 2 měsíci +3

    Asc sool guuleyso horay usoco viva

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Před 2 měsíci

    Ssc guuuul gobanimo hiill Walaalaha Mansha Allah guul gobanimo

  • @aderjalil1785
    @aderjalil1785 Před 2 měsíci +1

    Scw❤❤❤❤❤

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Před 2 měsíci +5

    Dagaal faa'iido malaha ee Ilaahay nabad baan ka barinay

  • @MukhtarHiirad
    @MukhtarHiirad Před 2 měsíci +3

    Waa mahadsantihiin ciidamadaasi Guul Guul aad baan u faraxsanahay runtii

  • @abdihasanjama9829
    @abdihasanjama9829 Před 2 měsíci +1

    SSC Guul

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 Před 2 měsíci

    Marexaan madi ma aha❤

  • @abdishakurmohamud3500
    @abdishakurmohamud3500 Před 2 měsíci +4

    Guul guul taken down hassan shiikh mohamud

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 Před 2 měsíci +1

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏💯
    VIVA Marexan not easy from dhulbahante💯❤
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah❤💯👍💪❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Před 2 měsíci

    Waawo guul iyo gobanimo jamaahiirita mareexan madi maaha xasan dhiiqo cara isku taabo mareexan😉

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci

    war xuux ciidanki Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @YoussoufAden
    @YoussoufAden Před 2 měsíci

    😮 2:31 😮

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Před 2 měsíci

    Illahay nabad hadhex dhigo adiguna jooji buubuninta

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Před 2 měsíci +5

    War wlhi hadii mareexan dagaal Ka shurun shuur samale iyo xassan duufle gurgurte wle darwiish iyo Harti diyaar gacmaha la iskula tagayaa😮😮😮

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa Před 2 měsíci

    Daayeer beey dhalin😂😂😂

  • @Man19699
    @Man19699 Před 2 měsíci +2

    Xassan Sh. Maxamuud maaha hogaamiye dawladeed ee waa hogaamiye qabiil.

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Před 2 měsíci +1

    Ilaahay dhulkeena nabad hanooga dhigo wixii dulmi wadana hanaga qabto

  • @AbdooutbanMahamed
    @AbdooutbanMahamed Před 2 měsíci +1

    Benaale

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Před 2 měsíci

    SSC Khaatumo iyaa Caabudwaaq joogta in aad halkan ka sheegto waa doqon nimo , saxiib wariyoow

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 měsíci

    war kan mah jajusbah waxan kah xumahay hadu jogoh lasaanod waa in lagah qabtah umadah malin walbah wuxuu shegayah Arimoh sirah war Arimahah cidamadah kah Amus plz

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 Před 2 měsíci

    War arrimahasi waa sir ee ninyahaw ka saar.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 Před 2 měsíci +1

    Tuug tuug dhalay umada been haka sheegin xaaraamiyohow wejiga modow leh

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi Před 2 měsíci

    🐎🐎🐎⚪️⚪️⚪️💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guul soomalya

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 Před 2 měsíci

    Waxaa in abiib yaan waqti lasaga lumin halaga qaado xilka

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 Před 2 měsíci +2

    Waar isku xishood wax walba oo aan wax raad ah aan lahayn ma waxaad ka waddaa isku dir federal ka Iyo khaatumo waar ISKA shaandhee

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před 2 měsíci +1

      FADARAALKA AAWAY XASAN BAKHTI U SUJUUDE WAX NAGAMA GALIN DAAROOD AYAA NAHAY WAX DAWLAD AH MA JIRTO XASAN DHIIQO ALAHA RIDO AAMIIN GUUUUUUUUUL MAREEXAAN MAASHAALAAH PUNTILAND WAA LA JOOGAAN YAA WAX KA BADALI KARA

  • @Mideye157
    @Mideye157 Před 2 měsíci +1

    M. Abib wixi laga filayey hoos bu uga dhacay. Wuxu cadeeyey in mawqifikisu uu gooni gosad yahay laakin uu xilka uu hayo uun u rabo in loo difaco
    SSC oo Cabudwaaq joogta walow ba aanan rumaysnay laakin haday tagaan waa tolkood

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 2 měsíci +1

    Ilaahay ku bireeye dadka Beenta Ka daa

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 2 měsíci +1

    Warya beenaale ma iyagaa tagi kara khaatumoseeg ma waxkale ood sheegto ayad weyday ilaahay ka xishood.

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf Před 2 měsíci +1

    Beenaale ciilqabe ciilqabe dhalay hush Hooyadaa usheeg qabyaaladii oo qof ah alle ku cadaab munaafaq garac ah

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 Před 2 měsíci

    Bililiqo doon miya maxay so donen ssc gajo no keentay miya

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 Před 2 měsíci +1

    Agoontii kscaanka
    Waa la tir tirayaa
    Mana sii ji doonaan
    Hadhaagii.faqashtu

  • @Maxamedclhi226Deeq
    @Maxamedclhi226Deeq Před 2 měsíci

    afar maleshiya ah ayaad ciidan ku sheegaysa😅😅😅😅

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq Před 2 měsíci

    Been baadana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Před 2 měsíci

    Suldanka wuxuu u egyahay resal wasaraha

  • @XasanBurtinle-h2w
    @XasanBurtinle-h2w Před 2 měsíci

    Ciidanka hadda kor fadhiya c/ waaqq kuwii ka horeeyey ee xasan soo diry kadibna ku dhintay xaggee bay ku dambeeyeen iyaga iyo caruurtoodii war ka jooga

  • @AadanAli-x1z
    @AadanAli-x1z Před 2 měsíci

    Shufto weeye

  • @SHAMSOMOHAMED-s4z
    @SHAMSOMOHAMED-s4z Před 2 měsíci

    Gardaroooo garaab oooogu hubkiiiii xaqdaradda looogu Tala galeey in shiciibka caaabudwaaaq lagu laaayo baa gacantooda u gaasleey allooow vafooowgooda jabiiiiiiiii

  • @zainabraan9446
    @zainabraan9446 Před 2 měsíci

    Lomabaahna in aad soo bahisid

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 Před 2 měsíci

    Biib waa horgal

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev Před 2 měsíci

    Dabkii Aad shidi jirtaybaad bilowday EE ku siisoco

  • @faqiabdullahi9304
    @faqiabdullahi9304 Před 2 měsíci

    Been badana dadka ma doqon ayad uqabta

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j Před 2 měsíci

    wax dhici kara maaha hubka keena sidee loo keenaa hubka kootarabaamka ah ee dalka sharci darrada ku soo galay. ee yaa lahaa horta dadkii lagu xasuuqay yaa masuuliyadooda qaadaya oo bixnaya. maamul beeleedka xasan dhiiqo ha is caddeeyo fallaadhi gilgilasho kaagama hadho...

  • @KhaliifMaxameed-ln7fe
    @KhaliifMaxameed-ln7fe Před 2 měsíci +1

    Boorame wey barooranaysaa waayo isaaq bay u dhiban tahay

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq Před 2 měsíci

      Lascanood waay barooranaysa waxanay dhiibane u tahay putlaan oo durbaan beena u tuntay markay nabadoodi ka khalkhaliyeen yiidhi jiiritaanka putlaanbanu u dagalamaynay waxna ma hayaan maanta

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 2 měsíci

    War beenta jooji beenaale