Asakam aleykum ukhti. I love your channel and I've learned a lot from it. I'm looking to move back home in sha Allah. One thing I would like to advice all those sisters who have accepted advertisements on their channel of the responsibility that comes with it. When it comes to the matters of religion, you don't know what advertisements are generated and people see from channel. I was very disturbed on what came yesterday as travel advertisement, and riba based advertisements. This is just me as your sister telling you and reminding you and myself, what we allow others to see in our channels are our responsibilities because we choose the add options.
I did choose and I disagree all kind of advertisements that are against our religion like alcohol and many more but having said that it’s extremely difficult to check what they put as we don’t see them ! But thanks any way
Asc wr wb Faduma Muna abaayo maasha allaah Waa qiso ku cibro qaadasho badan ilaahey ha naga dhigo kuwo wax walba u qabta ilaahey dartiis oo ilaahey dartiis iskugu naxariisto dadka muslimiinta Waa qasab inay ogyihiin in owlaad ilaahey bixiyo qofna inta ugu talo galo siiye qof bini aadam laguma dulmiyo sida ilaahey u qadaray Waa loo duceeya guri dhisan lama faro gashto arinta somali aad dadka ugu dhibaan qiso aan goob joog ka ahay u eg tahay I soo xasuusisay allahu akbar ilaahey dartiis ku jeclahay abaayo qisooyinka aha Waa fiirsada ilaahey Adiga iyo ubadkaaga iyo waalidka ha idin xafido haduu waalidka noolena aduunka iyo aakhiro xafidaada u baan ahay meel walba ha ku xafido dhamaanteen ilaahey ha ma xafido musliinta dhan 💗👑🌹hore u soco abaayo guuleyso
Faatima munaay allaaha ku xafido qisaskaada mawa ka dhergo ❤
Asc walalah isoo boqda illaahay waxad jeceshahay haa ku siiyo Ramadaan ka hor inshallh 🙏🙏🙏
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahay amarkii qisooyinka dulmiga ila indhahaygu majoojiyaan ala Kazaa dulmi aduunkan kabuuxa سبحان الله
Allahu akbar allah caadilsanaa samir ku fiicanaa maxaa ka fiican Rabi oo la is ku xiro. iyo in aad daacad ahaayo
Subxaan allaah walaahay waan qiirooday waan ilmeeyeey sida ilaahay subxaanahu watacaalaa farajka ugufuray
Kolayse ninka reerahoodu inay naagta xumeeyaan waasida ay ninka ka arkaan wayku dayaan haduu isagu kuuracana waamarkay kaaguulaysanlahayeen
Asakam aleykum ukhti.
I love your channel and I've learned a lot from it. I'm looking to move back home in sha Allah.
One thing I would like to advice all those sisters who have accepted advertisements on their channel of the responsibility that comes with it. When it comes to the matters of religion, you don't know what advertisements are generated and people see from channel. I was very disturbed on what came yesterday as travel advertisement, and riba based advertisements.
This is just me as your sister telling you and reminding you and myself, what we allow others to see in our channels are our responsibilities because we choose the add options.
I did choose and I disagree all kind of advertisements that are against our religion like alcohol and many more but having said that it’s extremely difficult to check what they put as we don’t see them ! But thanks any way
@@FatimaMunachannel jazakillah kheir ❤
@@FatimaMunachannel asc xbbtiii lambarkaaga baan rabaa
Owlaad saalixiina allaha siiyo alow IbnuAadam hano jabin walee Gabdhaa kama tagteen haduu ahaan lahaa asaga qofka Aan ilmaha dhalayn😢
Asc mashaa allaah waa qiso cajiib ah oo cibro badan xambaarsan gabadhaas waxay ahayd gabar daacad ah oo alle dartii ukorinaysay ilmaha yar ee miskiinka ah marka allaah na badalkeeda ayuu siiyay waa naxariista allaah kii katagay ayaa shalaay qaba
How can you dislike this beautiful qiso subhanallah
Allahu akabar ilaah naxariistiisa weynaa samirka waaa sad qaliya ilaahow samir nasii
Mashaa ALLAH
Masha Allah abayo xijabka aad iyo aad qurux
Mansha Allah waaa qiso fcn wallahi thank you fatimo muna channel
Tan aney hada igudhacdaye iduceye wll layayal
Awlaad saalax ALLAH SWT ha kuugu deeqo
Asc Mashallah waa qiso cajiba ah thank you for sharing with us
Halkaa waxaa iga muqata hadii aad wanak sameysi alle ku dayicimayo waxaa kale ka fahmay in raga maskaxdoda labadali karo
mashaAllah tabarakallah shukran hbo mcn
Mashaa Allaha baaraka laaha
Mashallah allahu akbar ilahay uu u hiilayay
Fadumo muna Allaha khayr ku siiyo waxaad soo gudbisa qisooyin aad u qiimo badan Mashallah, noo soo badi
Masha Allah tabaarakalh
Allahu akbar waa qisow cajiib ah
Fadumo Muna scw
Maashaallaahu
Waa qiso cajiba ah macaanto noo soo badi
Ilaahay ajar hakaasiiyo walaal qisadani way iga oohisay walaahi ilaahaybaa arimaha bedela
Wacaleykum wasalaam waraxmatulaahi
Mashaallah from nairobi
Asc wr wb Faduma Muna abaayo maasha allaah Waa qiso ku cibro qaadasho badan ilaahey ha naga dhigo kuwo wax walba u qabta ilaahey dartiis oo ilaahey dartiis iskugu naxariisto dadka muslimiinta Waa qasab inay ogyihiin in owlaad ilaahey bixiyo qofna inta ugu talo galo siiye qof bini aadam laguma dulmiyo sida ilaahey u qadaray Waa loo duceeya guri dhisan lama faro gashto arinta somali aad dadka ugu dhibaan qiso aan goob joog ka ahay u eg tahay I soo xasuusisay allahu akbar ilaahey dartiis ku jeclahay abaayo qisooyinka aha Waa fiirsada ilaahey Adiga iyo ubadkaaga iyo waalidka ha idin xafido haduu waalidka noolena aduunka iyo aakhiro xafidaada u baan ahay meel walba ha ku xafido dhamaanteen ilaahey ha ma xafido musliinta dhan 💗👑🌹hore u soco abaayo guuleyso
Sheeko fiiican baa nokentaa ilaahey kheeyr ha kusiiyo
Masha allah walaalo ❤
My wlo maba jecli in qof kujeezo
Masha Allah sis with hijaab
She so beautiful
I like it 🙂
Ilahay cidana waxaba uma wayiin
Subxanallaah Illaahay cidna ma dayaco
Nabsi lama galo walaahi waa qiso cajiib ah mahadsanid Fatima channel
Qisadan waa " samra sadki mawayo."
Wadamada muslimiinta dhibta taala waxa weeye dumarka noloshoodiiba nin uun bay hoos taala. Iyadu kaligeed iyadoon nin waxba ugama baahan cageheeda kuma istaagi karto
Subxan Allah 😢😢😢😢
waa qiso qalbiga taabanayo
Miskiin ilaahy ayan ka magan galnay awlaad la,aaan
Waxan ka baranayna shekadan ilaahey dartis hadii Wax losameyo in ilaahey aduunyada kugu sinayo abaalkad samaysay aqirana baaqi ku tahay
MashaAllah tabarakala sister this story makes me cry
Illaahay adoonkiisa ma mooga walaal
Asc asxaabey ma igu taageeri kartaan SUBSCRIBE!?
mahadsanidin.jbff
Maya
Waaaaaaaaaw
Nabsi ma fiicna, sis Jazaa’akalaah
Aduunyo was imtixaan
Asc walalo macaan ❤️❤️❤️
Waxaan sugaaye in ninka kale wax udhashay
allaah ayaa og waxaad ku danbayn doontid waa qiso cajiib ah waana wax wanaagsan in dadka jilicsan la garab istaago oo allaah jano lagu waydiisto fiiri ninkaasi meeshu ka fekerey waa cajiib fatima mahad sanid
hhhhhhhhhhh
Cwswrb
Masha alaah