MAALGASHIGA GREENHOUSE YADA CASRIGA AH GANACSI MUHIIM AH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 11. 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeAbdullahiAli
    Halkan ka bilow maalgashiga Greenhouse yada Turkiga.
    Dhamaan Greenhouse yada qalabkooda PDF lifaaqan kala deg oo ka iibso ama lambarada horse payhip.com/b/sGK95
    Zaad whatsapp kan +252633235388
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/Zakariye127
    #greenhousefarming #BeerahaGeewnhouse

Komentáře • 58

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Před 2 lety +10

    Dhamaan Greenhouse yada qalabkooda PDF lifaaqan kala deg oo ka iibso ama lambarada horse payhip.com/b/sGK95
    Zaad whatsapp kan +905528257930

    • @kadarbarre6210
      @kadarbarre6210 Před 2 lety +4

      Pdfkan cusubi ma kii hore ayunba wall mise waa mid cusub? kii hore waan gatay beertiina howsheeda ayaan kujiraa habaynteedii.

    • @hooyomacaan4295
      @hooyomacaan4295 Před 2 lety +3

      30 wa qali walal

    • @nasrimahamett639
      @nasrimahamett639 Před rokem

      @@kadarbarre6210 boowe isoo dir magadan karee

    • @user-ix4so5ln8e
      @user-ix4so5ln8e Před 5 měsíci

      Birahameqasanoayanisticmalikara

  • @takar1095
    @takar1095 Před 2 lety +3

    Ustaad mahadsanid, balse qofkii isagoo wax aqoon ah u lahayn cilmiga beeraha oo raba inuu maalgashado greenhouseka ha u diyaar garoobo marka hore khasaaro iyo dhibaatooyin illaa inta uu iskiis u baranayo dhibaatooyinkaas

  • @AFDEEB-xj6hk
    @AFDEEB-xj6hk Před měsícem

    Basasha Iyo baradhada malagu beeri kara green houseka

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 Před 2 lety +2

    Wad mahadsantay wll Zakaria. Dadaal badan yaad bixinaysa inchallah markaan diyaar nooqdo waan kula soo xidhiidhi

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075

    Shukran in badan. Waxaan ahay midkamida bulshadaan kugu xiran waxaan aad u jeclahay inaad noo soo galisid muuqaalo badan o kahadlaya wax barashada khaasatan jaamacadaha

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 Před 2 lety +2

    Thank you Zakariye, I like your informative videos Maasha Allah

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Před 2 lety +1

    Shukran habaryar 👍🏼🌹

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud2498 Před 2 lety +1

    Mahadsanid wll

  • @waheliye44
    @waheliye44 Před 2 lety +4

    Keep going bro from Cardiff 💯

  • @sadaamjamac8744
    @sadaamjamac8744 Před 2 lety +3

    Insha Allah 2030 wax barashada ayan fhamaynaya mashrucan ayan ku guda jira

  • @lakiaxmed2918
    @lakiaxmed2918 Před 2 lety

    Msha alh wllkey waxbadan ban kafaiday runti jaslklhu khyr

  • @zackydinero1
    @zackydinero1 Před 2 lety +1

    Jumma Mubarak sxb qaali ah 👏🏼💯

  • @caashocabdalla9622
    @caashocabdalla9622 Před 11 měsíci

    Maash allah wll qiimahiisa wa imisa iso jwb wan ubahanaya

  • @yasiincabdirisaaaq9789
    @yasiincabdirisaaaq9789 Před 2 lety +1

    Waan ku rabaye xageen kaala soo xidhiidhaana nio

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 2 lety

    xog muhiima

  • @ifrahifkamohamed4909
    @ifrahifkamohamed4909 Před 2 lety

    Walal an kala soo xariiro ayan raba aad ayan kugu bahanahy allab ayan karabay

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Před 2 lety +2

    Wax bdn u faidysaa bulshada allaha ku xfido zaki

  • @hoyookhadra9443
    @hoyookhadra9443 Před rokem

    Waa fikir wanagsan xagee Laga helaya hargaysa ma yaala

  • @ifraaxibraahim468
    @ifraaxibraahim468 Před 2 lety

    Wallow shaqo maheysaa nadafad

  • @newgenerationchannel7932
    @newgenerationchannel7932 Před 2 lety +1

    First viewer

  • @mohameda5947
    @mohameda5947 Před rokem +1

    greenhouses are a better mode of farming for places like somalia that is semi arid. it doesn't use much water.

  • @khuuriye
    @khuuriye Před 2 lety +2

    Imisa metter ayaa ugu badan greenhouse Wadanka la keeno madaama Ay dabaylo jiraan

  • @xaqiiqadasugan9459
    @xaqiiqadasugan9459 Před 2 lety +1

    Mahadzanid wll

  • @podcasterdifo
    @podcasterdifo Před 2 lety +1

    Mcha alah ganacsigan wn ku fikiraa wanan xiiseeyaa inan dalkeenii ka abuuro dhulkii wn hayaa ku yaala caasimad udub dhexaad u ah jabuti ethopia iyo somaliyada konfuureed lkn there no money to start such thing if you guys went to collaborate hit me up

  • @elminhopoi9960
    @elminhopoi9960 Před 2 lety +1

    Asc Pro zaki waaku salaamaay waxan kaa codsanaa maadaama aan in badan kugu xirnaa waxan ka codsanaa inaan kasoo hadashid food truck business ganacsiga baabuurta maqaayada wareegta codsigayga iitixgalisay keep going if allah say video kasoo same plz

  • @musabfarah9621
    @musabfarah9621 Před 2 lety +1

    Asc sisinta malagu aburi kara??

  • @sacadmuusa719
    @sacadmuusa719 Před 2 lety

    Sxb jasakala khayr 🙏 waxaad kalo sxb sakariye aad noga sowaranta qalabka dagaga sida kuwa cuntada lagusiyo iyo kuwa biyaha lagu siyo iyo mishinada lagu dilaciyo kuwa lagu koriyo qimayashoda dhan adoo raliya wlo kuwii hore ee aad nala wadagtay ee stander ka yurub waa qaali marka bal hadi aad turkiga wax kajaban kuso heshid nala wadaa inshallah bro thanks 🙏

  • @AmiinDeeqsi
    @AmiinDeeqsi Před 2 měsíci

    Sidee loobeera 1oooka geed

  • @funforsoomaliweyn8940
    @funforsoomaliweyn8940 Před 2 lety

    Zakariye wlle dump truck Turkey..

  • @shucaybhusein3910
    @shucaybhusein3910 Před 2 lety

    Wll sakariye adoo mahadsan waxaad kasoo hadasha shirkada foreverliving prodact

  • @elmisaed4049
    @elmisaed4049 Před 9 měsíci

    Waxan danya i want to talk to you

  • @nimoaden2763
    @nimoaden2763 Před 2 lety +1

    Acs wallaal ma ku jirtaa qalabka ilaa rakibaada si aan hello wax kasta oo dhamaystiran ilaa rakibaadooda si aan u bilaabo beeristeeda oo qudha

  • @salebanomar6436
    @salebanomar6436 Před 2 lety

    Wll zakariye yaa ku xirxiyaa hadaad so gadato ma turkida mise somali

  • @hamsamohamed3166
    @hamsamohamed3166 Před 2 lety +1

    Numberka whats uppka lama qabanayo bro hargeisa joogaa

  • @abdillahisheikhmohamednour5319

    Asc wllaal riigi turkiga laga soo gaday somali maka shaqeeyay jawaabtaas ayaan u bahan ahy

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 2 lety +2

    £30 it’s cheap mate for the all info

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 2 lety +2

      Exactly brother, it cost me nearly $4000 to travel, meetings extra consultations and so many other resources to put this together and most of the people aren’t willing to consider paying anything for it.

    • @lolansdd6673
      @lolansdd6673 Před 2 lety

      @@ZakariyeCaawiye Great work wllo i love it we will pay and thnks for your work once again

  • @abdulahihussein3095
    @abdulahihussein3095 Před 2 lety

    Hada ma Ii keeni kartaa hada

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 2 lety

    Biro uma baahnin inaga samaysaan karna

  • @Aliahmed-wd8tb
    @Aliahmed-wd8tb Před 2 lety

    sxb qarashka ayad nagu badide xoga faragalin mku samen karta

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 Před 2 lety

    Pdf ka ma afsoomaali baa mise waa af qalaad.

  • @abaasmohamed9619
    @abaasmohamed9619 Před 2 lety

    Asc walale zakariye arinba rabay ina iga caawiso inta iga aqoon baden tahy in baden meel an kala so xariiro aya radshey wana wayey xita facebook aya kala so xariray mana iso jawabin ee fadlan xage kala so xariraa wle mahad sanid iso jwp

  • @xaqiiqadasugan9459
    @xaqiiqadasugan9459 Před 2 lety

    WLL barnaamijyada ganacsiga ah noozoo badi

  • @muktaradbullahi1180
    @muktaradbullahi1180 Před 2 lety

    Warkaga maan dhameysanin dhageysigiisa lakiin wuxuu kusii biyo shubanaa PDF ka iibso 30 dolar ayuu joogaa 😂😂😂😂

  • @mohamedabdi1903
    @mohamedabdi1903 Před 2 lety +2

    Mahad sanid

  • @elmisaed4049
    @elmisaed4049 Před 9 měsíci

    Nuberka ayaan donaya markeba wu pls inaan kula hadlo ayaan donaya