SABABAHA SOOMAALIDU AANAY UGU QANACSANAYN NOLOSHA QURBAHA AYAA LA SHARXAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • #machadkawaalidnimo #waalidnimo #somali #soomaali #somaliparenting #parenting #somalia #soomaaliya #soomaalida #waalid #qurbojoog #America #canada #muqdisho #puntland #muqdisho #jigjiga

Komentáře • 73

  • @shugrimohamed6455
    @shugrimohamed6455 Před 4 měsíci +4

    Abdurahman harbi aflagadada cidna wax uga qaadi maysid CANADA anaga jogna kuna bararnay alxamdulillahi africana ILLAHAY nama geyo waxan canada ku haystana kama helayo wadankana xaqiiqda iska indho tirtan somali hada tihin somaliya dhac kufsi qabyalad iyo dil waxan ahayn kuma arag anaa hada jogo muqdisha wallahi cagahaygan kala baqa wasaqda tala wadoyinka iyo Wada xumada ILLAHAY baa mahad iskaleh naga waday Africa

    • @user-xo6ob6st8c
      @user-xo6ob6st8c Před 4 měsíci +2

      wxn umalayn nin jamaican ah bd heshayoo jamaican somaliya laga heli maayo sidaa daraaded bd kanada ugu hystaa

    • @mahadhussein283
      @mahadhussein283 Před 4 měsíci

      wadanka CANADA dadaa saas ka dhigtay 9 bil ku dhashay wax ku dhereren aamin awoodada ee haku fanin dad kale waxe qabsadeen

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 Před 4 měsíci +4

    Halkeeedaa dhigtay soomalida waa fulayaal oo masuuliyada ilmahada ayeey ka cararaaan Norway baan 4ilmood ku heeystaa wax dhib ahne kuma qabo. Soomalida wexeey leeyihiiin waan guureenaa oo ilmahaaa la carareenaa ayagiii ineey ilmaha la noqdaan marabaan. 😢

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 Před 4 měsíci

      Runweynaa guulayso

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 Před měsícem

      This guy is lost! He is only looking materials and Dunya? What about your religion? Is Haram to live in the lands of the non Muslim!
      Yasir Qadhi is not a good role model for the Muslim. He denied the quran, he said he does not believe in yajuj wa majuj. Look it up and you will be suprise

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Před 3 měsíci +2

    Dal aan dalkaagi ahayn waa dareen ku joog
    Dhar aan dharkaaga ahaynse dhaxan kaama celiyaan.
    Dib baa loo noqonayaaa oo dalkeeni ba hagaajiseena inshallah

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 Před 4 měsíci

    Mahadsanid
    Dadka qaar xattaa ma ogasawabta aay u cararayaan ,sawabtoo ah waxay arkeen dad cararaya , kadib waa ku lug darsadeen .

  • @ahmedismail8389
    @ahmedismail8389 Před 4 měsíci +2

    Adeer asbaabta qurbaha looga cararo waxaa u horeeya tarabiyada ubadka oo eey ku adagtahay, caafimaad ka maskaxda ee dad ka waa weyn, cimilada oo xun, cunsurinamada iyo diin naceebka oo sii badanaaya maalin waliba. Qof waliba oo heli Kara in caruurtiisa eey ugu koraan wadan Muslim ah ayaa u fiican.

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 Před měsícem

      This guy is lost! He is only looking materials and Dunya? What about your religion? Is Haram to live in the lands of the non Muslim!
      Yasir Qadhi is not a good role model for the Muslim. He denied the quran, he said he does not believe in yajuj wa majuj. Look it up and you will be suprise.

  • @fosiyaosman3457
    @fosiyaosman3457 Před 4 měsíci +1

    Maansha Alaah runbaad sheegtay hadii Somali du sidaa uwada fikirayso wax inagama xumaadeen

    • @ahmeddahir47
      @ahmeddahir47 Před měsícem

      This guy is lost! He is only looking materials and Dunya? What about your religion? Is Haram to live in the lands of the non Muslim!
      Yasir Qadhi is not a good role model for the Muslim. He denied the quran, he said he does not believe in yajuj wa majuj. Look it up and you will be suprise!

  • @ahmedismail8389
    @ahmedismail8389 Před 4 měsíci +2

    Wadamada reer galbeed ka dhaqaalo iyo Waxbarashaa taalo lkn waxaa ku badalaneeysaa diinta ubadkaaga. Simple

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil Před 3 měsíci +1

      Aqoon bilaa diina iyo dhaqaale bilaa diinaa
      Ilaahay baan ka magan galnay

  • @Khaalidka
    @Khaalidka Před 4 měsíci +2

    Sowrac seeg baa ku dhaca caruurtii, in loo soo dhaweeyo Dalkii iyo Afrika waxaa ay ka heli karaan wacyi kooban oo dhaqan iyo diin ah, balse taasi xalka waara ma noqon karto. Waxaa muhiim ah in bulshada qurbaha jirta dhaxdooda ay is dugaashadaan oo ay baahiyahooda si wadajir ah wax uga qabtaan.

  • @c.c.536
    @c.c.536 Před 4 měsíci +2

    Adeer arrimaha diinteena suubban ayaa na qasbaya. Waanad ogtahay. Magaranayo waxa aad qodobkaas uga booday!

    • @medamirahmed1136
      @medamirahmed1136 Před 4 měsíci

      Waar xag dhaqale been ah iyo caafimad dadkiba dépression iyo stress wada qaba uunbu arkaya isagu xaga diinta iyo dhaqanka iyo ilmahan meesha ku wareeray ma arkayo 😊

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před 4 měsíci

      Haddii Alle ka cabsi inagu weynyahay aan deyno dhaca, dilka iyo qabyaalada

  • @hfathumayusuf4126
    @hfathumayusuf4126 Před 4 měsíci +1

    Wax yaabaha keena in ilamaha somida la geeyo somalia ama wadan islaam ah waxaa keena ilaheeni xabsiyada ayay ka buuxaan inta badan waa criminal oo dowladi reer galbeeda ay ku dhaxnolayen ayaba ku dhiban oo lacagi badan ku bixiya marka hadii ilamheeni an aqlaaqda iyo dhaaankooda iyo ddindooda la so hagaajiyo oo ayagoo wax qabsan ka ra wax fahmi karo oo wadanki ay so noqdaan ay shaqeestaan canshuur bixaan ma dhbaa lkn canug daraagis, dhac iyo caas waalidiin maxuu ku tara dadki waa weyna wadanka.kama guurin way dagan yihin waa dad shaqeesta oo cashuur bixiyaal ah ilmahoida biisha u xamaasha waxa ka celoyo waa ilamhaa si tar biyaddoda lo so dhiso adder adiga waaa og tahay olamha in ay ku lumeen mar ayagoo dhsan sida waalid tooda ke haday so noqdaan wax dhaba ku ma jiro.mahadsanid

  • @user-xq5eo4vz7n
    @user-xq5eo4vz7n Před 4 měsíci +1

    In ciyaalka qniis laga dhigo in ciyaal ka gaalad la koraan oo ku fhqan noqdaan iyo kirishtaamaynta waxaan rabnaa in ciyaaalka maskax iyo degaan muslim ku koraan

  • @jajihanu8669
    @jajihanu8669 Před 4 měsíci +2

    RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG
    XAQIIQDA TABABATAY

  • @kadijaali8681
    @kadijaali8681 Před 4 měsíci +2

    Waa runtaa isku duubnida Naga maqan

    • @Michealfot
      @Michealfot Před 4 měsíci

      Energygi oo dhan qabiil ayaa qaatey

  • @user-kb7qo7jm5o
    @user-kb7qo7jm5o Před 4 měsíci +2

    Waa ruun
    Somalida
    Waa dad iskaa guurayo meel walbaa kaa guuuraaya markaay daganaan lahayen wax ka qabsaan lahayen geedii Aaa lagu saliiday waye western wa opportunity land waye qofkii uu daadala

  • @salmanosman3966
    @salmanosman3966 Před 4 měsíci +1

    Ninkaan wuxuu u egyahay calmaani , maxaa yeelay kama hadlayo xaga diinta.
    Wax muhuiima inuusan u arag bay u egtahay.

  • @Y.farax4413
    @Y.farax4413 Před 4 měsíci +2

    Adeer macan you make good points but I don’t agree - im first generation in the west and I see myself here as a guest and not living here for ever I will never raise my kids in the west, times are changing and it’s not like before the culture in the west is not compatible with our religion nor are some of the jobs(high paying ones mostly)
    their is an agenda to remove or distort ones morals/honour/culture allah says in the quran:
    And never will the Jews and the Christians approve of you until you follow their religion. Say, "Indeed, the guidance of Allāh is the [only] guidance." If you were to follow their desires after what has come to you of knowledge, you would have against Allāh no protector or helper.
    Example of some of their influence capitalism,communism every “isms” is their to influence you, and if you think your not just look at your household I guarantee you are one way or another.

  • @ayanomer9456
    @ayanomer9456 Před 3 měsíci +1

    Wlhi waa runta we are lazy

  • @Michealfot
    @Michealfot Před 4 měsíci +2

    Taas waa fikir adiga kuu gooni ah, dadku waa Xor weyna guuri karaan weyna joogi karaam

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před 4 měsíci +2

    War heedhe dadka ayagoo soomaali wada ah hadana waa kala duwanyihiin,gaala raac iyo muslim raac marka soomaali ayaan ahay isku meel wax lagama arki karo ee kan canada kuqanacsanoow waad joogtaa kaan kuqanacsaneyn inuu katashado xaq ayuu uleeyahay dhibka jirra muxuu yahay

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před 4 měsíci +1

      Dhibka jiraa waxaa weeye in aynu qurbaha joogeyno markaa waa inaan dad noqonaa oo dhisnaa bulsho hagaagsan.
      Arimuhu uma fududa sidaas.

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 Před 4 měsíci

      @@machadkawaalidnimo gaala raaca ayaa awooda lasiiyaa, gabarta qaawan iyo tan madaxa uxiranyahay tan qaawan ayaa lahoos geyn ragana kan aan tukan ee biyaha kulul ayaga lashubto ayaa la hoos geyn laguna fan gareyn laguna leeyahay ayagaa ilbax ah ee raac dacaayadana waa lagaa sameyn marka adiga lee waayo

    • @KhadroAli-fz1jt
      @KhadroAli-fz1jt Před 4 měsíci +1

      Waxasi wa qurafaad iyo iskadhaadhicin ee dadaal ilahayna talosaaro meelaad joogtaba asaga arlada iskaleh kuliged

    • @yusufahmed5759
      @yusufahmed5759 Před 4 měsíci

      @@KhadroAli-fz1jt khayaaliga iyo gaala raacyada inaan lagu ag wahsan lee sheegay,soomaaliya soo dhul Illah ma aha?

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Před 4 měsíci +1

    Qabiilaaga sheeg cudurkaaga waa la famayaa sababta wanaaga aad u arki wayday.

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před 4 měsíci +1

      Walaal inaad wax wanaagsan ku hadasho, wax ixtiraamto oo wax soo kordhiso ayaa hagaagsan. Did isugu noqo!

    • @hassanhussein1004
      @hassanhussein1004 Před 4 měsíci

      @@machadkawaalidnimo miyayna kuu muuqan shaqada wanaagsan ee Maxweynaha taas laga dareemay meelo badan
      Mise guushabaad ka xuntihiin,ilaahbaa naga weyday doqonkii mareexaan
      ee dilaaga ahaa dabaleefkii
      abi axmed isaga oo wax ka sheegaa maanan arag.si ka wanaagsan ulama hadlli karo qofka diidan deganaasha aan hellay iyo
      cidda u sababta ah.waadmahadsan tahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 3 měsíci

    Qofkah Qurbah kah gurayah waa Qofkah ku fashilmah Qurbahah iyo noloshah

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 Před 4 měsíci +1

    Brother run baa usheegtay soomaali haddii ay wax kuqadanayaan 😂😂😂😂😂

  • @mahadibrahim5633
    @mahadibrahim5633 Před 4 měsíci

    MAYA SOMALI WAANE, SOMALILAND

  • @mohamudmohamud2525
    @mohamudmohamud2525 Před 3 měsíci

    Si wanaagsan baad u tilmaamtay waxa Ayaanle yahay iyo waxa Maxamed Siyaad Barre dalka u qabtay. Anigu qabiil lama ahi Siyaad, laakiin Waan qirayaa Inuu Soomaali wax weyn u qabtay ee iyagaa doortay inay dulli ku noolaadaan.

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Před 4 měsíci

    dhibatada kenta waxa waye 1- cunsurinimo somalida ma u dulqadan karan cunsurinimada dadka kale waa u sabraa danta mesha u jogaan aa ka wayn cunsurinimada ee daremayaan. 2- luqada mesha ku adgataty dadka walidka ah 3- dhaqalaha wadankas mesha ugu hoseeso aan ugu jirno waxa nahayd ad iska jecel faanka ayago bahan wali

  • @faandaam
    @faandaam Před 4 měsíci +1

    Dhaqanka ciyaal kaaga badalmaya iyo ha tagina dhul islaam ama africa iska geynayaan adeer

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 Před 3 měsíci

    Adeer marka hore xaqiqda ayaa xaqireeysa maa waxaa hilmamteey somalia 🇸🇴 ineey qabil isku leydeey mida xigto maa ogtahay wadanka somaliyeed inuu mudo 40 sano uu burbur kuu jireey oo afka dhulka darneey oo dhinac walba kaa burburneey maa isla barbardhigii karno hindi iyo masari wadamadooda nabad kaa jirto oo wadamadooda uu dhisanyihiin mida xigto wadamada reer galbeedka ah caruurteeni ayaa kuu babaadeey hadeey noqon laheed diintooda iyo dhaqankooda hindi da iyo asian ka dhan wadamadooda ayeey caruurtoda uu celiyaan sanad walbana fasaxa ayeey adan waa dad wadan leh nabada anaga xagee uu ceelina caruurtena wadankii waa laga burburiyeey qabil iyo qurun ayaa lagu burburiyeey ila iyo hada lagu burburinaya waa kuu qasbanahay wadamo kale inaan uu cararno oo caruurtena kuu badbadino diintooda iyo dhaqankooda saas ayaa keenteey ineey qarkood wadamo islam ah ula cararan ama Africa mel eey caruurtoda kuu badbadiyaan

  • @haboon6195
    @haboon6195 Před 4 měsíci

    Wcz ader

  • @Michealfot
    @Michealfot Před 4 měsíci

    Qabiil ka eeda iska leh oo energygi community ga qaatey ee anaga maaha

  • @kenyattalibaaxlaaleys2754
    @kenyattalibaaxlaaleys2754 Před měsícem +1

    Weli ma arag nin ka fikir xun waxa uu u fikirayaa sida Dumarka caydha qaata ee dhal-dhalaalka yar iyo xadiiqadaha reer Galbeed samaysteen jecel wejigaa gubay ka fikir Diinta Carruurtaada iyo mustaqbal ka da'a yarta somaliyeed

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před měsícem

      Ma diin ayaad taqaan ama ku dhaqantaa.
      Qabyaalad, dil, dhac, musuqmaasuq, xin iyo nacayb ayaa lagu baray. Jaahil liita ayaad tahay.

  • @abkowahmed3131
    @abkowahmed3131 Před 4 měsíci

    acs adeer ra yigaas dadka badan makugu waa faqsana ma aragtiid miyaa faraca dhumaay mise qurbaha ciyaal kuuma jooga miyaa

  • @korosTRADING
    @korosTRADING Před 4 měsíci

    Aniga ayaa ka mid ah aan ku qanacsaneenin Europe

  • @abdokaafix.m5384
    @abdokaafix.m5384 Před 4 měsíci +1

    Soomaali waa laba isma saarna qaar munaafiqiin ah iyo qaar muumiin ah.

  • @shugrimohamed6455
    @shugrimohamed6455 Před 4 měsíci +2

    Canada waxan ku haysta shaqo cafimaad free ah amni waxbarasho free ah 3am hada shaqo kaso baxo gurigayga amaan baan ku imanaya
    Muqdisha joga hada wallahi inada maqribki bixi karin walagu baranaya lagu dilayaa ha I amaanin Somalia ya waa casimadi waxan jogo illahow maxa ku kenay ban ku jira waxkalana maha nadaam xumada iyo amni xumada iyo wasaqdan ku nacay wadan wadan waa kan jogno

    • @Michealfot
      @Michealfot Před 4 měsíci

      Laakin faracaada Gaalnimo ayaa u dambeyn

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt Před 4 měsíci +1

    SOMALIDU HADAY DHAQANFACAN TAHAY AMA DIINKUDHAQANTO MAYKAMUUQATO DAL IYO DADBA

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 Před 4 měsíci +1

    Somali waa jisaar wax qancikar oo aan aheeyn halaqaxo maarag

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Před 4 měsíci

    Walaalow runta ayaad sheegtay lakin somaali taas diyaar uma aha
    Wali aragtidaad ka hadlaysid magaarin
    Runweynaa guulayso
    Waxaan filayaa qofkii wax garada waa kaa faaidaysanayaa .

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 Před 4 měsíci

    War Canada sow tan aqaano mahan waxa aad sheegaysid wax micnaha ma samaynayso why meel ilmahagii dhaqankagii imaankagii intuba ku lumayaan sii fadhi oo gal u shaqay garaadku waa ka wayn yahay masarida kusoo ordaysana waa angoo kale way ka yaaci markay xaqiiqada arakaan

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 Před 4 měsíci

    Qofka wadankiisa hadi u kulaabto dambi miyaa dhul shisheeye ku noolashihiisa dhibka ee leedahay wa inaad fahmi kartaa

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před 4 měsíci

      Maya dambi ma aha waana jeclaan lahay in wadankeenu ahaan lahaa meel hagaagsan, nabad iyo barwaaqo badan. Taa ma hayno.

  • @Victory20246
    @Victory20246 Před 4 měsíci

    Dadka isku mid ma ahan daruufaa Jira adiga waad Ku faraxsantahay qofka kuguma daleeceenayo dhul wadan Lauren waa Darren Ku joog

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 Před 4 měsíci

    Odayaasha nocaaga oo kale ah waa kuwa timhortanka fadhi ku dirirka u aada kaad waydiiso imisa sano ayad Canada jogtaa wxay ku dhahayan 40 sano ilaa 30 sano waa wakhti lumay. Masaarida soo ordaysana waa dad lacag lah oo waxbarasho u imaanya ninka somaliga ah kan ugu yar hoyadii iyo agoona ayuu bilaa jamacd aad ayad kula talinay akhiro ayay jamacada rasmiga ahi talaa adeer haku asaadiqin qurbahee you better have future plans.

  • @user-xx6zh9nq1f
    @user-xx6zh9nq1f Před 4 měsíci

    Magcaygu waa burhan aritas wax kena dad aad sal aan laheen weeye

  • @ahmeddahir47
    @ahmeddahir47 Před měsícem

    This guy is lost! He is only looking materials and Dunya? What about your religion? Is Haram to live in the lands of the non Muslim!
    Yasir Qadhi is not a good role model for the Muslim. He denied the quran, he said he does not believe in yajuj wa majuj.

  • @samiya20
    @samiya20 Před 4 měsíci

    Not everyone goes back for the reasons you named. Some hardworking people who grew up in the western countries do go back for certain period (1-3 yrs) to teach their kids the cultural values and the religion. So its actually inaccurate what you are saying in this video unfortunately.

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 Před 4 měsíci +1

      You can learn religion anywhere that is a ridiculous statement 😂

    • @sadiqknaan3014
      @sadiqknaan3014 Před 4 měsíci

      Samiya wa runta, wax kawanagsan iney caruurta dalkoodi kuso afbartan oo arkan meshay reerkooda ka yimadeen. Nasiib xumo sida odaygan qaarbaa is liida, too bad to see right.

    • @machadkawaalidnimo
      @machadkawaalidnimo  Před 4 měsíci +1

      You seem to misunderstand my point. Taking kids for holidays to visit back home or elsewhere is welcome. I am talking about people who are encouraging us to move from the west en masse. Building viable communities, cooperating and settling is all I am suggesting. Any issue with that?

    • @Macaxeira432
      @Macaxeira432 Před 4 měsíci +1

      @@sadiqknaan3014 doqon batahay iska hadla