Fillo iib ah, Daarusalaam, Doogle, 3 qol, Fadhi, 2 Suuli,Kushiin, Parking weyn+252610482060WhatsApp

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 8. 09. 2024
  • Guri 🏝 iib ah
    Waxaa laguu haayaa Guri fillo iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Deegaanka Daarusalaam.
    Cabirkiisa: 20×15
    Document: Saxan.
    Deegaanka: Daarusalaam
    Xaafada: Doogle
    Qiimaha: 90,000$ iyo Heshiis.
    Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252614194979, +252610482060(WhatsApp),
    F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya.

Komentáƙe • 8

  • @CaliCali-yw1us
    @CaliCali-yw1us Pƙed 4 měsĂ­ci

    Maansha Allah

  • @anisohussein8202
    @anisohussein8202 Pƙed 4 měsĂ­ci +1

    Waa qaaali daaru salaam magalada wey ka fogtahay

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa Pƙed 4 měsĂ­ci

    65 ilaa 70 uu ku fcnyahay

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Xafadan nus banan no so radi

  • @abdifatahsuleiman8374
    @abdifatahsuleiman8374 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Dhulka uu kufadhiyo cabirkiisa ku dar

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 Pƙed 4 měsĂ­ci

    Maxaa sababay n Guryaha /Dhulalka Muqdsho ay ka Qaalisan yihiin Dunida inteeda kale?? In England 4 Bedrooms, 1 Livingroom and 2 Bathrooms waa ÂŁ90,000 ( waa maxay sirta)đŸ€”đŸ˜šđŸ˜šđŸ˜š

    • @user-dk8yp6kx4n
      @user-dk8yp6kx4n Pƙed 4 měsĂ­ci +1

      Dadka qaaliyeynaayo baa lacata bilaash ku soo gashey