NADIIRA NAYRUUS | CAASHAQA MA BARAN WELI | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • CASHAQAA MA BARAN WELI
    MANA BEENINAYEE
    KU BOGAYE INANYAHOW
    SIDA MEEL BUGTIYO GACAN.
    CAASHAQU BEEN IYO KHEYR ..
    XUSUUSTII: KINSI XAAJI AADAN
     CODKA: NADIIRA NAYRUUS
     DIRECTED BY CJ AMIIN
     PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    .....................................................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Komentáře • 389

  • @fartunwaabari9221
    @fartunwaabari9221 Před 4 lety +50

    Nadiiro weey waji furantahay waan jecelahay 💯♥️♥️👏👏

  • @saraabdulahijalato8965
    @saraabdulahijalato8965 Před 4 lety +25

    Heestaydiiiii waaye wlhi musigan ka gartay kiinsi xaaaji aden❤️😢 heestan waxaa erayada ka mid ah
    Hadwaariba ma boqren beerlula ma shegen❤️😢❤️

  • @hodanahmedhimilo1803
    @hodanahmedhimilo1803 Před 4 lety +6

    Nadiira nayruusey wllhi xaqiraada ma jecli wllzhyey
    Codkaagiyo quruxdaada aadbaan uga helay hore usoco😍😍😍😍😍

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 Před 4 lety +18

    Woooooow heeees qaramiya
    Hadu yahay bar kuma taaal
    Ma boqreen 😢
    Hadraawipa beeerlula
    Ma sheegen😭❤

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 Před 4 lety +13

    Wlhi nadiro qof in latageero u qalanta qalbi dahabi leh wlhi marka la hadleysid iney qof sida datka qar ma ahan o waqti ku sineynin ku jclhy nadiro dembigaga allah dhafo I.a💓⚘💓⚘💓⚘💓⚘💓⚘💓⚘💓⚘💓⚘💘

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 Před 4 lety +22

    Haaaaa hada aya so xiratay dhar aad kuso baxayso masha allah codkaguna waa top💋❣❣❣❣

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 Před 4 lety +3

    Walalshay nadiira waxad tahay fananad qaliya samalida dumarka iskuna kalsoon wlh waxan ku leyahay hoore usooco ilahay ku xafido amin yarabi 👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 Před 4 lety +15

    Woof Caleek Nadiira Qof Daganbay Noqotay 🙏🙏😍😍

  • @asmiinaqueen985
    @asmiinaqueen985 Před 4 lety +12

    AUN kinsi xaaji codkeeda qof keeni kara inuu jiro umalayn maayo naxariista jano allha siiyo😶

  • @abdinasirabdirashiid7712
    @abdinasirabdirashiid7712 Před 4 lety +4

    ku saliya nabiga scw iska dhaafa heesaha aduun iyo aakhirba uma fiicneeh.

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 Před 4 lety +8

    Neyruus wlhi sidana qurux eh bacweynaha markad qadato waa dhar kusoosarayo ♥️♥️💉

  • @amaalahmed3298
    @amaalahmed3298 Před 4 lety +4

    Nadiira gabadha kaliya aan jeclahy midabkeeda wllo qaali halkaa kasii wad hana badalin midabkaaga dhaladka ah💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Před 4 lety +2

    Heesta maad so dhawyan xataa markay kinsi xaaji aadan qadayso alla Ha u naxariiste ma nuuxsato Adana sidi shimbir walan bad duldulaysa

  • @qalbitaajirofficiall6284
    @qalbitaajirofficiall6284 Před 4 lety +5

    Nice song inkasto wali aada garin codki mom kinsi

  • @libanabdihassan3475
    @libanabdihassan3475 Před 4 lety +32

    Boqoradii xamar nadiiro neyruus 👸🇸🇴❤️

    • @samiirkennedy8419
      @samiirkennedy8419 Před 4 lety

      Imka waa boqorada hargeisa nadiira nayruus go forward

    • @nimcojama1763
      @nimcojama1763 Před 4 lety

      Hrgeisay uga shidanthy imikah

    • @meelcad1327
      @meelcad1327 Před 4 lety +6

      Maxa kala yihiin marka xama1r iyo hargaysa
      Nagadaaya asxaabaay siyasada qalafsan o odayasha wadaan
      Jiilka cusub iyo ayahooda ha ahaato sheekada

    • @nemcoahmed3178
      @nemcoahmed3178 Před 4 lety

      Nadiiri dhaladkeedu waa somaliland
      Kaliyata 5 sano ayay ku maqnayd somalia
      Barnamij la warayzanayo ayay ka sheegtay iny reer somalilnad tahay
      Inkaztooy somaliland iyo somalia dad walaalo ah yihin
      Qapyaalad uunba kala zoocday

  • @kingcabdiraxman8599
    @kingcabdiraxman8599 Před 4 lety +22

    Nadiiro hestan halkeeda dhigty👏👏💥

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 Před 4 lety +18

    Digriyow in loo soo jawabay heestisii ayaa ila xasuusta ☝️

    • @cawalecaaqil2703
      @cawalecaaqil2703 Před 4 lety +4

      Heestu waa hees hore ma laha digriyow iyo nadiira toona AHUN Kinsi xaaji Iyo Xaragaa wada qaaday la soco Copy weeye

    • @osmansadiq5603
      @osmansadiq5603 Před 4 lety

      😂 😂 😂 😂

    • @hibaaqmywife
      @hibaaqmywife Před 2 lety

      @@cawalecaaqil2703 Kinsi kaligeed baa heestan ku luuqayn jirtay, xarago heestan lama qaadin. Illaahay labadoodaba ha u naxariisto.

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 4 lety +112

    Inta iga dabaysa igu so duceya murad Ayan leyahay inu alle i fududeyo walalayal🙏😭

  • @craxmanali8
    @craxmanali8 Před 4 lety +15

    Nadiira Wlle waan taageera 💗
    Faraxadeeda iYo dhoola cadaYnta izo jiidataY Hore uzoco queeen

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 Před 4 lety +5

    Naagtaan nadiira ah muuqaalkeeda
    Hadaan arko feeling something wlhi ❤

  • @raaqiyohirsi5141
    @raaqiyohirsi5141 Před 2 lety +4

    Qurux cod wanag wax wlbo illhey kuudhames tiray m.a❤️💋

  • @nacimomohamednoor8210
    @nacimomohamednoor8210 Před 4 lety +15

    Mansha Allah labiska wad inka so dhistay nadiro durucda ayad aad uku quruxbadantahy wlh

    • @miiranachannel8201
      @miiranachannel8201 Před 4 lety

      👄👄👄👄👄👄👄👄💔💔💔💔💜💜💜👍👍👍👍👍👍👍👍💛💛💛💋💋💋💎💋💋

    • @nasraomarofficiall9243
      @nasraomarofficiall9243 Před 4 lety

      Qali Bashkaa p

  • @saamiyaaxmed6157
    @saamiyaaxmed6157 Před 4 lety +4

    Nadira waydagty wlhi inty Timiday Hoyga Fanka somaliland Hargayza inta ila aragty Lik igu qabta❤❤❤

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 Před 3 lety +2

    Wayla keenty walahi

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 Před 4 lety +3

    Abdi askar tube wew nadiira nayruuz 😍😣hees shidan

  • @maryamali1398
    @maryamali1398 Před 4 lety +1

    Nadira.nayruus.waad.cod.macantahay.laakin.heesihi.hore.ayad.aad.ugu.soo.baxdey.mashaalaah.kalin..daganan.kudar

  • @runsheegmedia3985
    @runsheegmedia3985 Před 4 lety +2

    Nadira maxmett cige qof ficilkisu yahay kalsoni ceep going sister❤

  • @abshirabdi1340
    @abshirabdi1340 Před rokem +1

    Cod Macaa nadiiiro❤

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 Před 4 lety +4

    kinzi + nadiira === kinsi xaji adan

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 4 lety +4

    My favorite song Nadiira Neyruus🌹🌺🌺Allah noka dayo wlshy 🤲❤❤❤❤

  • @jeyarsenalmusicpromoter3620

    Waa ka baxsatay heesta 100% congratulations 🥇🥇🥇🥇🥇

  • @ubahsiad8188
    @ubahsiad8188 Před 4 lety +1

    Nadiira gabdh isku kalsooni iga dheh masha allah wallo hore soco waliga how joojin somali ❤❤❤

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +56

    Heestan yaa og inay *AUN* Kinsi Xaji Adan qaadi jirtet

    • @shukrinuur1953
      @shukrinuur1953 Před 4 lety +1

      Kinsi AUN iyo abdi baadil

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +1

      @Shukri Ali ameeen ameen wllo dhalinta danbe intooda badan heesihii hore ma yaqaniin

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety +1

      @@shukrinuur1953 ameeen alaayarxm🤲

    • @pharthuzdiamond8870
      @pharthuzdiamond8870 Před 4 lety

      @@mohan2297 aadiyo aad riwaayada wn daawaday iyada iyo cabdijibaar ayaa ku jcyl ku jilayey bn filayaa

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 Před 4 lety

      Somali qofan ogeyn majiro😍

  • @kool.kooli143
    @kool.kooli143 Před 4 lety +2

    Cashaqu been iyo qeyr miduu doono ha ibado💘

    • @hibaaqmywife
      @hibaaqmywife Před 2 lety

      Caashaqu balo iyo khayr
      Midkuu doono ha I bado...

  • @nimcohego3303
    @nimcohego3303 Před 4 lety +6

    Wewewe kabax nadira nayrus❤ale keep you sis👏💖💯

  • @asmaabdirisak8259
    @asmaabdirisak8259 Před 4 lety +4

    Taladii dirisle way anfacday walee hadalka dirisle kadambeeya🙏

  • @ruunruun5261
    @ruunruun5261 Před 4 lety

    maanta maalin ee kaqurux badan tahay ma anigaaba arkay dharxumoow nadaa camal maanta dhar qurux badan ayeey sidataaaa masha allah

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 Před 4 lety +1

    Haduu yahay bar kuma taaal weeye
    Ee halkaa mooyee sida kale waa top
    muuqaalka iyo jiniyadahaagiina waad noo raacisay

    • @manalmohamed4829
      @manalmohamed4829 Před 4 lety +1

      So taaa dhahayso

    • @ridwanmohamud5134
      @ridwanmohamud5134 Před 4 lety

      @@manalmohamed4829 maaha zxp haday tahay maba sop hadal qaadeen ee bal adigu caadi u dhegyso
      Mahadsanid.

  • @cabdihindiofficialstudio2248

    Waaw wlee inanbaankuu daayey nadiira nayruus cabdi cask kyp goin💞💞☝️👌

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Adtaqfurulah eeeee buplick maan ssssss oo afkayga iyo ilkahayga qurxoon muujiyaa quruxu waa diin iyo aadaab aklaaq.

  • @abdimohamed7915
    @abdimohamed7915 Před 4 lety +1

    nadiira neyruus fanaanad wadani ah jecelna soomalinimada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴♥️💝♥️♥️💯💯💯👍👍👍🇸🇴

  • @abdiwahabmohamed3870
    @abdiwahabmohamed3870 Před 4 lety

    Nadiiro neyruus maanta waad nagu adkeysay wlhi bacweyne alla ku qaaad aaway xawadkii shidnaaa cm

  • @Hyatt1234
    @Hyatt1234 Před 4 lety

    Waa heestii boqoradii codka kinsi xaaji aadan ilaahay ha unaxariistee yadaa iska lahayd

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 Před 4 lety +2

    Nadiiradii xamar😣😎
    Nadiirada hargeisa👌💖

  • @ifrahmoh6127
    @ifrahmoh6127 Před 4 lety +1

    Woow codkeda cadi mahn fanand waxs laga dhaha 🥰🔥🔥

  • @hindaali4032
    @hindaali4032 Před 4 lety +11

    nadiira fanand buuxda👌👌👌

  • @nawalnalka6076
    @nawalnalka6076 Před 4 lety +1

    Nadira dirac ayad kuqurxnthy dharkle Haba kuhesin anaa runta kusheygaa sxbey

  • @Ibtisaammoha123
    @Ibtisaammoha123 Před 4 lety +9

    Nadiiro oo labis baratan arkaa keep going😎

    • @Starkman30
      @Starkman30 Před 4 lety

      Commentigi ugu tayada xumaa ee aan ku arkay meesha

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 Před 4 lety +1

    qoftan dad bdan by ka cod mcn.thy wlhi fanand weye

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 Před 3 lety

    Heesta qof marwo ah oo cod iyo qiimo lahyd alle haunaxariisto kinsi waxan bila dhaqanka iyo codka ah baa kabaabiisay

  • @nimcoshow1924
    @nimcoshow1924 Před 4 lety

    Adiga nadiiraay ilaa 2020 wax lee maa sida caano garoora uluxee

  • @gabarislamed9299
    @gabarislamed9299 Před 3 lety

    Ciyar iyo jilin halkeda dhigtay quen nadiro❤

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 Před 4 lety +2

    Abdi askarii maxad xassustaaa u sheegii wayday sowdigaa nin weyn ahaa????

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 Před 4 lety

    Codkaada ayaaba waxba lasiisaneyn huuno nadiira 😘😘😘😘😘

  • @Joobane1010
    @Joobane1010 Před 4 lety +1

    Nadiiro neyruus naasaheeda wax dhaama lawaa🥰

  • @cirolugay5900
    @cirolugay5900 Před 3 lety

    Msha allah nadiiro way dhigtay heesta yaa igu rcy

  • @kingj3589
    @kingj3589 Před 4 lety +14

    Poqorda masraxa😂👏

  • @ayandiriye167
    @ayandiriye167 Před 4 lety +2

    Qofka ugu horeyo waa aniga legta an ka arko

  • @hodanahmedhimilo1803
    @hodanahmedhimilo1803 Před 4 lety +1

    Sidee meel bugtiyo gacan lagu kala bareeyaa😭😭😭😭😭

  • @najaxabdirahmanbidhanqurux1748

    Ayaan tan nadiira magaaladaa ushidan

  • @user-yv9hg2qo2i
    @user-yv9hg2qo2i Před 4 lety +1

    Xasuus waayo waayo

  • @naciimashire1633
    @naciimashire1633 Před 4 lety +3

    Waxa noqday qofkii uhoreeyay ee dawad

  • @sharkg753
    @sharkg753 Před 4 lety +3

    Nadira you have voice Congratulations

  • @djtamraatnouh3660
    @djtamraatnouh3660 Před 4 lety +1

    Naagta heesta ka qabta

  • @zacki001
    @zacki001 Před 4 lety +2

    Hesta kaliya an ka tageray waye nadiira

  • @ahmedyusuf1883
    @ahmedyusuf1883 Před 4 lety

    Heesta delqaaf aad ah baa ku jira fadlan dib ugu celiya studio-gii laga soo saaray kadib u habeeya

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 3 lety

    Kinzi xaaaji aden Allah yarahmath xabaasha hakaaga jiri karto

  • @durdur77
    @durdur77 Před 4 lety

    Kinsi Xaaji aadan iyo xarago may soo dhaweyn codkii dananayay ma arko

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 4 lety +5

    Nadiira Manta labiska wad inaga so dhistay Diruucda kugu ogahay Qalanjo

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 Před 3 lety

    3:54 second waxaan siiyay 100% jiliikan caadi maaha hore usoco sifiican baad ukeentay heesta

  • @AsiyaSharmake-bk9oc
    @AsiyaSharmake-bk9oc Před 6 měsíci

    Kuu bogaye inayow🤗😉♥️

  • @khadaradan2856
    @khadaradan2856 Před 4 lety +1

    Boqorada geeska
    Boqorada geeska

  • @muhanadcade8580
    @muhanadcade8580 Před 4 lety

    Kooshin yare Allah yacizak yqy Nadiiro wad ka baxsatay 💯

  • @mubarakyuusuf1313
    @mubarakyuusuf1313 Před 4 lety

    Op op op Nadiira nayruus qof isku kalsoon iga dheh

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 Před 4 lety

    wowowo caadi ma'aha heestan barteedi baad dhigtay Fowzia ifka igaga xaartay belada Love You Nadiira niyada uroon

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 Před 2 lety

      iyaaah, nunses, khadraay qalbi uroon iftiinaaydumar hablaha filkay ushascsanahay qiimobadan yaryar yarta..iii kaadi.nabad iyo caano.asww

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 Před 2 lety

      Family.

  • @ifraahmohamed1441
    @ifraahmohamed1441 Před 4 lety

    Nadiira nayruus boqoradiii❣💫✌

  • @fatmaiimanosman3054
    @fatmaiimanosman3054 Před 4 lety +1

    Najma nitu xapipti allah ku siyo wxd jeceshy rajadaad Allah ku rumeyo wn ku sooduceynaya Insha allah

  • @saadiali4011
    @saadiali4011 Před 4 lety +17

    Nadiira waa qof fican iyada iyo shaadiyo aniga arkay dad qalbi fican waaye

  • @cabdicaziizgeedi401
    @cabdicaziizgeedi401 Před 4 lety

    Kinsi xaajiga hadaa nadiira nayruus💯💯💯💯💯💯

  • @najmaismaciil5969
    @najmaismaciil5969 Před 3 lety

    Alha inantu cod dahabsanaa mashballh

  • @ayanlecabdallemedia8649

    Over the top halkeedaad dhigtay

  • @ahmedalii3069
    @ahmedalii3069 Před 4 lety +31

    Heesta wxey jwb u tahy saciid taariq waa been jaceyl

  • @SalmaMohamed-vx7me
    @SalmaMohamed-vx7me Před 2 lety

    Caashaqa ma baran wali
    mana beeninaayee
    kuu bogaye inanyahow
    sidii meel bugtiyo gacan
    lagu kala bariiyaa
    sida ruuxa beer nugul
    jaceyl ugu badheedha
    baraadli u seexdaa
    haduu yahey bar kuma taal
    abwaan uma balweeyeen
    ma boqreen hadraawibaa
    beerlula ma sheegeen

  • @safaxawa8727
    @safaxawa8727 Před 4 lety

    Mash allh nadira niysud xppti qalbi nolshu kuma xumeyso qli dumar💖💖💖💖💖💖♥️♥️♥️♥️♥️🌸🌸🌸🌸🌸🌸😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 Před 4 lety +1

    Caku baacwayne iyo hablaha somaliyeet waxey ku qarinayaan butacnimada.

  • @foziali8493
    @foziali8493 Před 4 lety

    Meelkale ay kuqaado maweysey ee duurkii latagtey reer Hargiesa crazy waaye

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 Před 4 lety +5

    Hestii kinsi xaaji aadan AUN maxaad u xusi weyseen illeyn fanaanad horaa lahayde

  • @ashahussein8897
    @ashahussein8897 Před 4 lety

    Waaw waad kaga soo qaday

  • @saynabsiman4182
    @saynabsiman4182 Před 4 lety

    Ka musiga u tumay inanta erayada maxuu uga saxi waayay beelo badan ayaa qalad ah aun xasuustii kinsi xaaji adaan

  • @mariamaidiris800
    @mariamaidiris800 Před 4 lety +21

    😂Wlhi taladii Ck way qaadatay

  • @abdimohamed7915
    @abdimohamed7915 Před 4 lety

    wlh heesta barteede dhigtay nadiira horay usoco abaayo Boqorada codka qobkaciyaarka

  • @Jama143
    @Jama143 Před 4 lety

    Way kubsatey heesta waan iyadaana la kubsadaaa laxankii jiim sheikh muumin erayada axmed saleebaan bidde codkii kinsi xaaji aadan

  • @aartv6661
    @aartv6661 Před 4 lety +78

    Ugbaad aragsan medai SABSCARIBE HAYLA DHAFINA TAGERAYASHA

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar5828 Před 4 lety +3

    Videogan weli madaawanin lkn waxaa ogahay
    Nadiira alaabaha fadhi carbedka in ee amatedka ufureeso ogahy videogan live waaye

  • @maqzuudqueenchannel5301
    @maqzuudqueenchannel5301 Před 4 lety +3

    Nadiiro dharkan caml ayaa soo sari karo 👌👌 Top
    Funaanado io balo kale kadaba waregeysa 🙄🙄😂😂

  • @ahmedozil1847
    @ahmedozil1847 Před 4 lety +1

    Nadiira dadkayygii nagu hur guf dheesha

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 Před 3 lety

    ALLA NAAG TANI DHAQAN XUMAA OO SHARAF DARANAA.WAA NAAG AAD U QARIBAN.NAA HABLAHA SOMALIYED EE WACAN HA NAGA XUMAYN WAX YAHAY BILAA XAYADA AHI

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 Před 4 lety

    heesta miyaa jawab Ah mise waa heesi kinsi xaaji aadan Allah ha u naxariisto

  • @muniirabdi4513
    @muniirabdi4513 Před 4 lety

    Waaw nadiira waad ka baxsateey maansha allah

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 Před 4 lety +3

    Nadiira wallo hortrnad 4nin kumareysa ma cashaqbaa kudhiman🤔

    • @kayabdullahi
      @kayabdullahi Před 4 lety

      Tasa uguwanacsan nagaha wajacayl faraha kabxay kolba nuc weye🤣

    • @ilkacaseqays62
      @ilkacaseqays62 Před 4 lety +1

      Hhhhhh wlhi
      Wan qosly Sabbto ah
      Midkeliyaan oga takaLe
      Humaba midsanado xasahayd

    • @boqoradapuntland1250
      @boqoradapuntland1250 Před 4 lety +2

      xalay waxay tiri haduuba jcylka dhabta ahi igu dhacay kkk

    • @ilkacaseqays62
      @ilkacaseqays62 Před 4 lety +2

      Kidhabtaha masugeyney
      Ok wadhacad lkn
      Hadi wagi hore hablasomaliyeed
      Lakhasbijirey ama
      Laiibinjirey ileen iib unbuuhaaye
      inaan kun geela Lasiisanaayon
      Oo aan waxtixgelinalohayn
      Wagan iminka hormarbay kagadheen xagaraga
      Bustaha Laysutura
      Gacanban utagay gabdha
      Somaliyeed MAHMAAH
      SOOMALIYEED BATIDHAHDA
      NAFTAWAXAD UUABTA MARKADNAAGO BARiDAAA
      MarkaLe iyagu gumaysiga
      WayuduLqatan Lkn ragu
      GuurLaanbuukaxiga
      inshaLah gabdha mustaqbalka ilasaayir leyahay
      iLeen waagardaro garan haysateeee
      Asxabey waakaftan iyo
      Taarikh aanbensheegeyn
      SALAAN SARE MEELKASTO
      AY SOMALIYI JOOGTO CADAWGINA HAWJABINA
      WAA ANIGO MAXAMED iLKACASE
      AH FORM BURCO SALAN SARE SOMALI