Taariiqda abwaan Hadraawi sheq cabdi raxmaan bashiir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 07. 2024
  • fadlan sii sher gareya asxaabta mahad sanidin #darisle #motivation #vlog #travel #unfrezzmyaccount #arewa #dirisle #djibouti #duet #live

Komentáře • 34

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f Před 25 dny +8

    Hadraawi ilaahay ha u naxariisto wuxu ku dhex dhintey wadankiisii yo dadkiidii

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 Před 8 dny

    Thanks so much mufakir sheikh Abdulrahman, (intaan isdooney ayaan iswaayey ) ( waxaan isweydiiyey meedey kaalintii aad laheyd ma waxaan ahay jasad iyo ruux keliya)

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 Před 25 dny +4

    Sheekh waa runtaa 2005/ilaa 2006 tafsiirka ayaanu wada dhagysan jirny mustajaamaca Burco. Allah ha u naxariisto Aamin Aamin

    • @mussejama311
      @mussejama311 Před 24 dny

      Dadka islaamka isku dirkooda oo kaliyeetay.
      Ka shaqayn jireen,,maxay kaloo qabteen.

    • @Noredin20
      @Noredin20 Před 5 dny

      ​@@mussejama311Dadkee islaam ah ileyn awoowga Afweyne ayaad Nebi iyo macsuun ah u taqaanaa.😂😂

  • @HRU20209
    @HRU20209 Před 25 dny

    حفظ الله الشيخ عبدالرحمن بشير وأطال عمره..

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Před 25 dny

    Eebe ha kuu naxariisto marxuun hadrawi, Aamiin

  • @abdirashiid7978
    @abdirashiid7978 Před 14 dny +1

    Hadraawi AHN wuxuu ahaa filasoof cajaai'b ah, dadka nooc goonni ah oo mar la arag ah, waxaa la mid ahaa Xaaji Aadan afqallooc, Gaarriye iyo rag kale oo faro ku tiris ah.

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 Před 24 dny

    Beealeh

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 Před 17 dny +1

    Shiikhu run ayuu sheegay waana ku raacsanahay fikirka uu ka qabo hadraawi. Hadraawi dunida ayeynu dheernahay lkn dadkiisu ma oga. Reer galbeedku waxa ay ku sheegeen hadraawi mufkirka afrika.

  • @UgaasIimaan
    @UgaasIimaan Před 16 dny

    Alle how naxaristo abwaanka 😢

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 26 dny +1

    fikir ayaa laysku dhaafay aduunka !!!!!!!! from saylac

  • @user-zr9jk7lg9f
    @user-zr9jk7lg9f Před 25 dny +1

    Mar ka hore ayaan ahay
    ma ifkaan ku noolahay mise uunka hoosoo
    Aboor loo Hibeeyoo aakhira jiraan ahay
    Ma adoon qof ban ahay mise run ilaahy
    Mar ka hore ahay ..waa gabayadiisii

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Před 26 dny

    War badan baa ka maqan sheekh Cabdiraxmaan.

  • @LulSaid-jk6cw
    @LulSaid-jk6cw Před 13 dny

    Fayla soof mufakar guulayste ❤

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg Před 15 dny

    I drink therefore I exist

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před 25 dny +2

    Odaygani waa cunsuri aad u xun, isu haysta inuu wax yaqaanaa,

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 26 dny +2

    sheq cabdi raxmaan bashiir waaa wadaadka kaliya ee quluubtayda dareen galiya oo aan fahmo si fiican Allah haka jasaayi siiyo !!!!!!!!!!!! waa iga lilmaysiiyay qalbigaan ka dareemay rissaalada uu tabinayo !!!!!!!! from saylac

    • @falaqeyntadinta3449
      @falaqeyntadinta3449  Před 24 dny

      Wan idin jeclahay reer saylac from muqdisho ❤

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Před 24 dny

      @@falaqeyntadinta3449 me too walaalo guulaysta

    • @Noredin20
      @Noredin20 Před 5 dny

      Horta ma afgaran 😂 ummadan Direed. Afkoda Qaniga ah & Aftahanoda ayay muunadayaan . Wasiiladii weedhahay u gunteen. Sheekhan wa asal R. Zaylac . AHUN HADRAAWI iyo Awoowaydi Direed & wixii muslimiin ah aammiiiin.

  • @mahadhassan214
    @mahadhassan214 Před 5 dny

    Sheekh Bashiir, hadrawi waa ninkii yidhi adduunka waxaa iigu farxad badnayd markii soomaaliya burburtay!! Hadrawi wuxuu ku jiraa shakhsiyaadka wadanka burburiyey jaajuus xabashi ayuu ahaa.

    • @ugbaadagrocare9670
      @ugbaadagrocare9670 Před 5 dny

      Nacas aan warhayn ayaad tahay

    • @Noredin20
      @Noredin20 Před 5 dny

      AAKHIRO ka dacweyn insha allaah. Halkaas ayay isku arkayaan adiga Gaalkii awoowga AFWEYNE & culimadii & wadankii & ummadii hagardamayeen

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 Před 24 dny

    Waxa so baxay qarnigan budged tarikhyed, Kani ka mid yahay

  • @AbdiWarsame-gw7oq
    @AbdiWarsame-gw7oq Před 14 dny

    Waar waxan bila aqoonta ah ee jaahilka ah ee afsoomaligu ku adagyahy?
    Ee raba inu hadraawi tariikhdiisa iyo qofnimadiisa ka waramo
    Awoow afsomaliga baro oo hadraawi waa mutanabi oo kale
    Ma fahmi kartid shakhsiyadiisa iyo xeeldheeridiisa e ha is daalin
    Hadraawi waa diiwaan
    Falsafad iyo mandiq iyo fahan midna ma haysid

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 25 dny

    Beenaale

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 Před 12 dny

    Sheekhoow ka xisho umada somaliland dheldheleysid land land wax la idha. Somaliland wa dal

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 Před 12 dny +1

    Beenalahan maqla bal!!! Dadka jeceel talow ma kuu 6 sano qansax deere kuxireen baa??? Why did he join snm if he loves Somalia?

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 10 dny

      Sheekha iyo abwaankii somaliyeed alle haw naxariistee ayaad afkaaga xun la doonanaysaa ximaarow jawaabtaadda akhriso. Xaqiir dulufleh baad tahay, xaar daadiyaad tahay af xaakaysan baad tahay xaqiir soconayaad tahay xasarad iyo xin baad tahay Xidigahaa widhwidhayaa rurntu ay la xeer tahay, xabsi beenku xidhan iyo ximaar dhuusay baad tahay,

    • @nusumkate123
      @nusumkate123 Před 10 dny

      @@mohamedaliahmed3419 thanks 👍... sifiican Ayaa isku tilmamtay.... laakin Kani Sheikh maaha...Waa siyaasi mucaarad oo jabooti laga Soo tarxiilay!

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Před 9 dny

      @@nusumkate123 Thanks
      Hadaan ku odhan laa walal ilaahay ka baq oo abwaanka amaanta uu leeyahay ha u diidin muran iyo cay baad iigu jawaabi lahayd lkn si fiican baad waanadii sidii aad ku fahmi lahayd kuugu soo gudbiyey waanad qaadatay

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e Před 26 dny +4

    Taariikhda Ismail geelle iyo abtidoon ayaa malaa adiga oo kawarama kuu fiican abu hadre qaranka aad necebtey eed munaafaqada habeen iyo maalin ku wado ayuu ka dhashay adiga iyo noocaagaana wuu noo sii sheegay..
    Nin is mahadiyoo hadana hoosta ka urayaad tahay. Somaliland marka la sheegana mid hinaasayaad thy. 😂😂😂😂😂