ISKU DIYAARINTA RAMADAANKA IYO AMIIRA OO 😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Kuso dhawaaw Channel keeyga. Hadii halkaan kucusub tahay, ha hilmaamin inaa subscribe gareesid!
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Welcome To My Channel! if you enjoyed the video, don't forget to subscribe!
    Join Adna Channel now by clicking here;
    / @adnachannel
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    Waxaad igala soo xariiri kartaa halkaan;
    Instagram: / adnahenna123
    Snapchat: nnalka83
    ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬

Komentáře • 163

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 Před 3 lety +16

    Masha allah qatar waye ramadanka wa imadey wllhi ilahey inta dhiman cafimad hanagu gaarsiyo insha allah 🤲⭐🌙🥰🥰🥰

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 Před 3 lety +6

    Reer adna inti ramadaan lagaarin 1k lee iigeeya radamanka dartiis plz guys

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 Před 3 lety +3

    Maansha allaah tabarakalaah Aad ayeey uqurxanyihii Alaabta aad so gadatay Ilaahay haku barakeeyo Adnaaay Afar dhaan orida Asxaaf 👍🤣🤣😍😍😍

  • @Amiinzimba
    @Amiinzimba Před 3 lety +24

    Gabar walba oo comment keyga aragte waa walashey mcn 🥰 subscribe ✌🏻🔥

  • @duniyocabdala7511
    @duniyocabdala7511 Před 3 lety +2

    Adna cadeybolo asc setahay wllaashey yuutubka beryahan wakamaqna setahay adiga xaajiga iyo imaha allaah idiin xafido

  • @hanamaxamed6122
    @hanamaxamed6122 Před 3 lety +2

    Masha allah adno allah ku barakeyo reerkada inta haysana ha siyo ramadan mubarak

  • @amalqaali1125
    @amalqaali1125 Před 2 lety

    Mansha Allah waxa tihiin gabdha ey ku weyntahy islamnimada wax sonka isku diyaarinoya adki lee arkee

  • @nazlinbeauty8797
    @nazlinbeauty8797 Před 3 lety +20

    Mashallah asxaabta ramadaanka dartisa subscribe igu caawiya plz 🥺😢

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 Před 3 lety +2

    Masha Allah illah haku barakeeyo noloshada qurxoon Ramadaan Kareem🌙⭐🥰🥰

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 Před 3 lety +1

    Mansha Allah shukran xbibti qaali insha allahu Bisha barakaysan waan isuwada diyaarinatna💕💕💕💕

  • @hamdiabdi2630
    @hamdiabdi2630 Před 3 lety +2

    Qurux msha alh alaha ku barakeeyo guriga iyo reerkada mcney

  • @nuurohassan2544
    @nuurohassan2544 Před 3 lety +1

    Masha allah wye qurux badn yihin ilah haku kubarakeyo mama🥰❤

  • @nimcodaganofficial6720
    @nimcodaganofficial6720 Před 3 lety +1

    Mash allh abyo allha kuu barakeeyo waxa aad heesato inta aan heesana allha siiyo hormar intaa kabadan ayaan kuu rajeeynaa insh allh

  • @umubaazish5915
    @umubaazish5915 Před 3 lety +2

    Asc maashaa Allah adna iyo amiira and all family salaamullahi calaykum kulu caam wa antum bikheyr .

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 lety +1

    Maasha allaha,😍😍😍🤲🤲

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 Před 3 lety +1

    Maasha Allah xabibti qurux Ramadan Mubarak ♥️😘

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 Před 3 lety +1

    Masha Allah Alle haku barkeyo

  • @sacido9681
    @sacido9681 Před 3 lety +2

    Masha AllaH Tabaraka AllaH 🤗🤗😍

  • @kamarabdullahi9202
    @kamarabdullahi9202 Před 3 lety +13

    Adna gurigaga waxaa umaleynaa alaab lee in oo noqdo

  • @sadiayasin6297
    @sadiayasin6297 Před 3 lety +1

    Thank you adna aadan uga helay alaabtaa

  • @raaharuunahmedadde3370

    Masha allaah

  • @naciimacabdirashidibraahim4035

    Alle hakuparakeyo qali inatan haysana alle hasiiyl❤❤❤❤

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 Před 3 lety +1

    Masha'Allah tabaarakallah allahuma bareek alle ha idin barakeeyo wllo qliya

  • @sharmaakesuuleytaakow2421

    Masha allah wll

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR Před 3 lety

    MASHAA ALLAAH RAMADANKA NABAT ALLAHA NAGU GAARISYO AAMIIN YAA RABBI

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 Před 3 lety +4

    *WALAL MCN ALALH DARTIISA IGU SOO BOOQO WAA CODSI ADUUNKA AYAA WALAL LAGU YHY SAWIRIKA KUDHUFO WAA CODSI WLL MCN BLZ🙏🙏😭😭**

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před 3 lety +1

    ASC abaayo adon iyo amiira wasalamantihi masha allaa sharafey alaabta rabadaanka kal iyo laab waaye quruxey ❤️

  • @SuSu-de1cn
    @SuSu-de1cn Před 3 lety +1

    ماشاء الله تبارك الله ربي يبارك لك ويبارك في بيتك ياأختي آدنا❤️🇸🇴🇸🇦

  • @nacimamohamed7120
    @nacimamohamed7120 Před 3 lety +2

    Adnooy aqalkaaga allaha kuu barakeeyo alaabaha iska badaloysid maa iisoo dhiibtid aqwaaantey🤣🥰💯🙏🙏🙏

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 Před 3 lety

      Ilaahay ha u barakeeya reerkeda anaga Yurub joogna maba awoodna inaa guri badalna soon kasta.Lkn dedg afrika iyo Asia joogan wey sameyaan

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 Před 3 lety

      Ramlo waarun abaayo lkn alaab maxaa laga badalaa sandwalba alaab lama badali karo aniga 7 years alabtiisa aan heystaa walahi sifiican hadiiloo dhaqo waa cuseeb

  • @deqadegenkanaal8643
    @deqadegenkanaal8643 Před 3 lety +1

    Asc waan inaa salamay isoo waa walashin oo yuotub bara😊😚😘

  • @sahraosman9427
    @sahraosman9427 Před 3 lety +1

    Masha allaah sister beautiful 😍❤

  • @diinaali5983
    @diinaali5983 Před 3 lety

    mansh Allh

  • @sabirinmaxa1536
    @sabirinmaxa1536 Před 3 lety +1

    Masha Allah ramadan Mubarak👍

  • @yubnacadey5048
    @yubnacadey5048 Před 3 lety

    Masha alaah abayo wankahelay wana kumahadsantahay sida ad inodhiieagalisay abayo adna cadeey salama alaha nagugarsiya ramadaanka insha alaah

  • @fatmina.qalbiisaafi7003

    Masha allah that’s good Masha allah beautiful Masha allah

  • @shamsoabdulqadir8708
    @shamsoabdulqadir8708 Před 3 lety +3

    Adna abayo Alabta matuuuryeyda iteegeyda iisojawab

  • @umuaisha6416
    @umuaisha6416 Před 3 lety +1

    Masha allaah kan oo ridwaan fur furooyo aan ka helay

  • @nasraali4744
    @nasraali4744 Před 3 lety

    Masha Allah walaashey Adna waad mahadsanthy

  • @fatxiyachanel8946
    @fatxiyachanel8946 Před 3 lety +6

    Somaliyaya waxan ahay gabadh walashin ah oo CZcamss waxan idinka bahnahay inad igarab istagtan oo #SUBSCIBEB# ii sartan waa codsi abowe iyo abayo ha ila dhafin subscribe alle ha ku xiftiyo waxad jeceshahay boqorku ha ku siiyo amiin yaa rabi 😍🌹😍👍

  • @zumiizheofficial7597
    @zumiizheofficial7597 Před 3 lety +1

    M.a ridwan safican bu udubey

  • @eastafricankitchen
    @eastafricankitchen Před 3 lety

    Masha Allah Tabarakalla Ramadan Karim

  • @hibohusseinn6955
    @hibohusseinn6955 Před 3 lety

    Acs masha allaah ale ha idiin kadbo💚💚💚💙💙

  • @fathiyaahmad8740
    @fathiyaahmad8740 Před 3 lety +1

    Mnshallh walltinimo buuxda Alle ha isku kiin daayo

  • @iftinofficial6025
    @iftinofficial6025 Před 3 lety +4

    Abyo qofkii awoodo ku dar

  • @simanturki5077
    @simanturki5077 Před 3 lety +1

    ManshaAllah ♥️❤

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 3 lety +1

    Asc Hali soo booqdo Asxaabta Insha Allah

  • @zahraahmed9702
    @zahraahmed9702 Před 3 lety

    Mansha Allah tabaraka Qurux

  • @umulqeeyrmohamed62
    @umulqeeyrmohamed62 Před 3 lety

    Msha allh ilahey cafimad iyo cimri dhar ciwad soban ilahey ha nogu garsiyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 Před 3 lety +1

    Maasha alaah

  • @king...3695
    @king...3695 Před 3 lety +3

    Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey ,

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 Před 3 lety +3

    Masha allh allaha ku parakeeyo hppt🤲 intanan hysana allaha siiyo Aamiin🤲

  • @munocali5531
    @munocali5531 Před 3 lety +1

    Adnooow aankuu duceee albtiii sonkii hore iiiso dhiiiib

    • @saadiyaosman8871
      @saadiyaosman8871 Před 3 lety +1

      Hal baquli kaharay hhhh ciyaal mama wye

    • @munocali5531
      @munocali5531 Před 3 lety

      @@saadiyaosman8871 saaas miyaa allh ubarakeyo

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 Před 3 lety

      Aniga 5 ciyaal ayya iijoogta waxsaas igama jawo alaab

    • @saadiyaosman8871
      @saadiyaosman8871 Před 3 lety

      @@iqra11rok43 abyo somali bacad amaa joogta hhhh

    • @munocali5531
      @munocali5531 Před 3 lety

      @@iqra11rok43 abyo anbo 4 ayaa ii jogto wax iga jabayo mlahn bacadna mahin mrka lacgta mel lageyo aya larabaa mahino allh ubarakyo

  • @catticat6627
    @catticat6627 Před 3 lety +1

    Mashaallah

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Před 3 lety

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @umusihaam7993
    @umusihaam7993 Před 3 lety

    Maanshaa allh abyo

  • @raxmaxasan7750
    @raxmaxasan7750 Před 3 lety

    Mashaa allaah

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 Před 3 lety +1

    Wiil warbo comment arko wa walalkey walasha ka yare Ku caawi #SUBSCRIBE

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 Před 3 lety

    Masha Allah ❤️💋

  • @faadumo4454
    @faadumo4454 Před 3 lety

    Burka noso gali Amiira wa icajabiyay shakligiis❤💯👌😋

  • @sacdiyo7714
    @sacdiyo7714 Před 3 lety +4

    Dadkan comentiga kutuugsanaayo yaa ufasaxay guri islaamed iney kudhex tuuksadaan subiskaraabtooda lagubye🤨

  • @umeymamohamed147
    @umeymamohamed147 Před 3 lety

    Ramadaanta shahrul dacaam ma aha ee waaa shahrul cibaada ee umadan xaa ka qaldan qalbiga laga diyaar garoowaa

  • @fadumoabukar2782
    @fadumoabukar2782 Před 3 lety +4

    Asc asxabt subscribe isar kusali nabigeena muxamid scw blz 🙏😭🙏😭

  • @nuuralifestyles9598
    @nuuralifestyles9598 Před 3 lety

    Masha allah adna soomalina alaab lagu rogay mid caruur aayahooda wax u dhigysa ma jirto in kastoo anigu wali aroos iska ahay hadana dhaqanka alle ha i dhaafiyo soomali fiqiir hadna faan alaab daah adna adiga maha lkn adigu hormuud u noqo dumar sheekada badal

  • @sahraosman9427
    @sahraosman9427 Před 3 lety

    Adna.waxaan ku riyoday.anigo kule.afureeyo.malaysi.miyaan imaan.rabaa.ma aaqaano

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial Před 3 lety +1

    ALLE DARTIIS SABISKARAB IIGU SAARA WLL YAAL BLZ AN BLZ

  • @omarkiin96
    @omarkiin96 Před 3 lety

    Manshalaah

  • @sunyariitabela3350
    @sunyariitabela3350 Před 3 lety

    Adno markan dukan macuun miyaad la dhigi rabtaa

  • @zeinabcadeychannel
    @zeinabcadeychannel Před 3 lety +2

    Walaaliyaal plz 👉🏻subscribe igu caawiya🤲👍❤

  • @powefitnessvlogs
    @powefitnessvlogs Před 3 lety +3

    wanku salami marka hore walal wxan ahy wiil somalia 🇸🇴 Oo jecel inoo somalia 🇸🇴 fitness kor uqado jecel wlal ama walashey please hadoo dhiig somalia 🇸🇴 kugu jiro please subscribe ii saar channel ka wlal mahadsanid 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @caashocqaadir2605
    @caashocqaadir2605 Před 3 lety

    Maansha Allah Ramadan kariim

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 3 lety

    Manshallah 😍 🥰👌

  • @raysunshine4514
    @raysunshine4514 Před 3 lety +1

    Somalida comment section ka xayeysiis aa kadhigteen tuugsiga joojiya waraa

  • @hamdinoor2593
    @hamdinoor2593 Před 3 lety

    Mansha allah abayo 👍👍

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 Před 3 lety

    Adnoy soonkii horelee soogatay hadane sand kastaa kkkk waakula kaftomoo

  • @Siham5473
    @Siham5473 Před 3 lety

    I love it amira wlhi nagada copy adnay adana na copy yey e

  • @harati6487
    @harati6487 Před 3 lety

    mashala

  • @safiaahmed4922
    @safiaahmed4922 Před 3 lety

    Maryan codkaga ka caansan

  • @hafsachannel2042
    @hafsachannel2042 Před 3 lety +1

    Wxaan jeclahay heerka aad maanta gaartay wll iyo farxada aad heeysato inan helo lkn maheesto qf garab igu siiyo sida aad adiga garab uheshay uma helin aniga dadka weey iniyad jabiyaan lkn aniga uma baxo maalin ayan huwaa inu qf icaawindono plz wll SUBSCRIBE IGU CAAWI

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Před 3 lety +1

    amira fariid baga

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 Před 3 lety

    Wow wow 💕💕💕💕👌

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 Před 3 lety

    M.a hormar wcn

  • @nimohenna3922
    @nimohenna3922 Před 3 lety +1

    Masha alla wllyaal 1k igarsiya abaal iniga hayna team adna wllyaal kolayba aragte commentgayga subscribe my channel thanks

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkkkkkk guys wlhi is so funny 😂😂😂

  • @rehaaisaaq2464
    @rehaaisaaq2464 Před 3 lety

    abayo burkaas wan jclahay noso gali sida lo sameyo

  • @updycaziiz9422
    @updycaziiz9422 Před 3 lety

    👍👍

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 Před 3 lety +1

    Adna adi iyo amiira makala fogaateen micna makal dheertihiin
    Mise hal dawaq ayaad ayaad kala degantihiin 🤔🤔🤔🤔

  • @fadumanuur7540
    @fadumanuur7540 Před 3 lety

    War asaxaabey tuygsigamaxaawaye

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831

    Isoboqda wlalaha qalbiga

  • @caashohenaofficial4136
    @caashohenaofficial4136 Před 3 lety +3

    Wllyal ilhy dartiis subscribers igusaar wlshy ama wllky

  • @asiahersihassan2585
    @asiahersihassan2585 Před 3 lety

    Bisnka waxay dadkan wada tuuga sanay

  • @drsbisharochannel7084
    @drsbisharochannel7084 Před 3 lety

    Asc asxaabey ma igu taageeri kartaan SUBSCRIBE!?
    mahadsanidin.yyt

  • @zakariamohamed3490
    @zakariamohamed3490 Před 3 lety

    Somali oo dhan wexey noqden youtubers miyaa tugsi badaanaa😅😅😅

  • @rahimmohamed5142
    @rahimmohamed5142 Před 3 lety

    Asc First comments🥸

  • @xamdiahmed1631
    @xamdiahmed1631 Před 3 lety

    😊😊💗💗😍😍

  • @user-pr6kj2xe4y
    @user-pr6kj2xe4y Před 3 lety

    ❤️❤️😍😍🥰🥰🌹🌹👌👌👌👌👌

  • @deeqoluuldeeqoluul3491

    Wlahi aaad ayey uqurubadntahy

  • @biibaayeofficiall2109
    @biibaayeofficiall2109 Před 3 lety

    Asxapey waxaa ley haya janal waxaa rabaa inaad sartin subscribes wad mahad santihin

  • @fatushabshiro24moha80
    @fatushabshiro24moha80 Před 3 lety

    Waxaan layaabay dadkan masomi jirin mayaa wagi hore

  • @nacnacnacima3160
    @nacnacnacima3160 Před 3 lety

    Alab gado ay ku washeen

  • @nadiirahaji5086
    @nadiirahaji5086 Před 3 lety

    Abaayo codka kor uqada