Sidee 1 Muuqaal Uu Sharma Boy kaga Dhigay Best Rapper

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Mowduuca Maanta
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Muqalkani waxaan kugula wadaagaya sida sharma boy uu ku noqday mid kamida Rapperska ugu cajiibsanaa taarikhda Soomalida, iyo Sidee 1 Muuqaal Uu Sharma Boy kaga Dhigay Best Rapper ee ay somalida aragto. sharma 2024
    Nagula Saaxib:
    Facebook page: macluumaadchannel/
    Instagram: moxussein
    ---------------------------------------------------------------

Komentáře • 273

  • @guleedabdi
    @guleedabdi Před 6 měsíci +94

    Kusali xabiibkena (muhammad) scw❤❤❤

  • @Sharma_k_sharma_27
    @Sharma_k_sharma_27 Před 6 měsíci +28

    The real goat sharma boy❤❤🎉

  • @siciiddiinaari651
    @siciiddiinaari651 Před 6 měsíci +27

    Nin waa fanaan banaan kiisa ku dhacay❤😊

  • @Shamso697
    @Shamso697 Před 6 měsíci +66

    Sharma ka sharma best Somali rapper thank you Macluumaad❤❤

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa Před 6 měsíci +12

    Waan kaaga mahad celinayaa sidan danaynta leh ee aad uga hadashay fanaanka Sharma boy waana waxa ay naadirka tahay inaad aragto qof caan ah oo qofkale oo caan ah runta kasheegaya isagoo kafakaraya armaad bari kamaalin aad isqabataan iyo wax lamida
    Horay usoco sxb waana kufaraxsanahay inaan muuqaal runta kusalaysan aan kugu bartay waana kutaageeraa waana kugu dhiiragalinayaa faafinta xaqiiqada guulayso sxb

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před 6 měsíci +34

    Team Sharma marnaba ma jabaan💪

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt Před 6 měsíci +20

    Cimaamadeysiin ten hak baa tuuraye❤❤❤sharma Boy

  • @user-hh2cr8gy3p
    @user-hh2cr8gy3p Před 6 měsíci +11

    Aabah anka sharma legend ❤❤❤ wa nin taariq leh ❤❤

  • @kingabdikani9517
    @kingabdikani9517 Před 6 měsíci +17

    Macalin sharma ❤

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 Před 3 měsíci +3

    Muqalka ugu fiican ee sharma boy laga sameyay

  • @user-by9ih6qo1r
    @user-by9ih6qo1r Před 6 měsíci +15

    Sharmaake guul wcn sxb

  • @Mohamed-Ozil
    @Mohamed-Ozil Před 6 měsíci +7

    Sharma boy qof waayo arag ah nolosha wax badan Ka OG madam yahay qof nolo adag somaray ta kale waa nin abwaan weyn ah waxan amisan inuu noqon doono abwaan weyn mustaqbalka marka weynado adiga Keep going 👍 sidaa wanagsan uu so diyaarisay

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před 6 měsíci +9

    big legendary ❤ team sharam boy ismuujiya 😢😮😮😮

  • @husseinhared
    @husseinhared Před 6 měsíci +5

    Alla kusiye sharma mabta beti walinta majiro wax qof ka qaban karo guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hazu98
    @Hazu98 Před 6 měsíci +10

    Goat sharma k sharma 🐐

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️. Waa nin da' yar, oo qalbi fiican, kaftan badan, wadani ah. We support you, young man .

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 Před 6 měsíci +11

    Ninkaan waa fiicnaa wlhi Talent aad u fiican waa leeyahay lkn sida muuqato dadka ku hareereesan uu talada ka qaato ayaa qarka ka tuureen oo qabyaalad dhexda ka dhigeen.
    Haduu kasoo laaban waayo waxaa iska cad inuu fankiisa ku dhamaan doono sidii Ilkacase Qays oo Caay iyo qabyaalad fankiisa ku dhamaaday ‼️

    • @ahmedaamiin8669
      @ahmedaamiin8669 Před 6 měsíci +1

      ader somali qabyld waa meherdoodii ninkan qabyaalad ma yaqaano lkn qabiilada buu madacydooda taas madweynsha waa sameeyaan

  • @CabdirahmanYare-o1b
    @CabdirahmanYare-o1b Před měsícem +1

    Waxkale 😎 Sharma boy Horaw usoco

  • @Kingmohan123.
    @Kingmohan123. Před 6 měsíci +6

    Tnks macluumaad Channel from fans sharma booooy😊❤

  • @farsamomedia2024
    @farsamomedia2024 Před 6 měsíci +11

    Sharma boy best rapper in somali

  • @saamtechpro8178
    @saamtechpro8178 Před 6 měsíci +6

    Wadanka shaqo ha lo yeelo. Heesti ugu horeysay ee aan ku barto

  • @neimahassan7350
    @neimahassan7350 Před 6 měsíci +7

    Wan kuwata marwalba wllky wayo qof dacada tahy balse waxan kawaninayaa iska ilali wax walbo fankaga iyo qof nimadada hos udhigaya haba Noqoto hal ery hory usoco

  • @mohamedabdi4741
    @mohamedabdi4741 Před 6 měsíci +7

    Halkeeda baa dhigtay 👏

  • @mohamedfarah9185
    @mohamedfarah9185 Před 3 měsíci +1

    Waryaha tabintiisa waa heer sare ❤

  • @user-pj6yt3gq7b
    @user-pj6yt3gq7b Před 6 měsíci +2

    Ninkaan wuxu kafaidaystaa markaste mowduuca taagan
    Wana arin maskaxbadan

  • @calijeekey1355
    @calijeekey1355 Před měsícem +1

    sharma is the rabar somali
    an africa

  • @Mawliid_tareeso
    @Mawliid_tareeso Před 6 měsíci +2

    Zeve waa sharma no is talant❤❤

  • @muusebarre4609
    @muusebarre4609 Před 6 měsíci +5

    Guuleeso wllka weyn ❤❤❤❤

  • @MohamedhassanLuck
    @MohamedhassanLuck Před měsícem +1

    Goat sharma boy ❤❤

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane Před 6 měsíci +9

    Sharma boy waxa la dhihi kara waxa u docaysay hoyadiiii nasiibkisa ayaa manta halkaas keenty 😂

  • @Maanyare37042
    @Maanyare37042 Před 6 měsíci +4

    Cabsi Cabsi 🔥🔥🔥🔥🙏🔥

  • @somboyofficial952
    @somboyofficial952 Před 6 měsíci +4

    Kii UP bro nolow ❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Před 6 měsíci +2

    Team sharma boy keep going 💪 👏

  • @MR-ARMAAN783
    @MR-ARMAAN783 Před 6 měsíci +2

    Best rapper of Somalia Sharma ka sharma🎉

  • @KamalElmi
    @KamalElmi Před 6 měsíci +2

    Sharma boy the goat 🐐 of rapper

  • @user-xq2cw3gc7y
    @user-xq2cw3gc7y Před 6 měsíci +2

    Wlhi run bad ka hadashy❤

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. Před 6 měsíci +3

    Mahadsanid 👍

  • @zesi23
    @zesi23 Před 6 měsíci +6

    War zxp qiso noosoo dhig😢❤

  • @yaasirmohamed7940
    @yaasirmohamed7940 Před 6 měsíci +3

    Sharma boy king rapper of Somali

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 Před 6 měsíci +3

    From Sharma 💙

  • @user-ho2gm4kv1e
    @user-ho2gm4kv1e Před 5 měsíci +1

    BIG MOHA GOAT KA REPKA ❤❤

  • @user-by5cx5jk4j
    @user-by5cx5jk4j Před 6 měsíci +7

    "Rajab Waa Sida Dabaysha Oo Kale,
    Shacbaanna Waa Sida Daruurta Oo
    Kale, Ramadaanna Waa Sida
    Roobka Oo Kale,
    Kolkaa Ruuxa Wax Sii Beeran Waaya
    Rajab, Beertiisaana Waraabin Waaya
    Shacbaan, Sidee Ayuu Midho Ugoosan
    Karaa Ramadaanta ?!"...

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 6 měsíci +3

    Sharma ka Sharma 🐐🔥💯👏

  • @user-by9ih6qo1r
    @user-by9ih6qo1r Před 6 měsíci +4

    Sharma boy waxaan tagerijiray 2019 ilaa hada

  • @ShukriAli-cd1dq
    @ShukriAli-cd1dq Před 4 měsíci +1

    Sharma pòoooooooy wiilka 🌍 🌍 🌍

  • @HalanePro
    @HalanePro Před 6 měsíci +2

    War sxb Cod halacsi leh baad leedahy misane Ķu haboon Qisooyinka 🎉👏💤

  • @user-ip2ny4or8d
    @user-ip2ny4or8d Před 4 měsíci +2

    Real og ani isooraaca

  • @mohahasan4017
    @mohahasan4017 Před 6 měsíci +3

    Best rapper❤

  • @shactiroole8929
    @shactiroole8929 Před 6 měsíci +2

    Hees wax fican maha Ilmaha yar yar yaan laga walin

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 Před 6 měsíci +3

    Sharma ka Sharma 🔥

  • @QadarMahad
    @QadarMahad Před 6 měsíci +1

    Sharma goatka fanka

  • @user-fi2fe5zn6j
    @user-fi2fe5zn6j Před 6 měsíci +2

    Next big moha

  • @ibraboy3822
    @ibraboy3822 Před 6 měsíci +2

    Keep going Pro 💪 ✨️ 👌 👏 💓 👍 💪

  • @SHADOW-MONARCH.....
    @SHADOW-MONARCH..... Před 5 měsíci +1

    Sharma boy wowo

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 Před 6 měsíci +4

    Sharma ka sharma ❤ the 🐐 of all time

  • @Fulaani_Media
    @Fulaani_Media Před 5 měsíci +1

    i dhiiri gali oo isoo booqo, wax un waad iga faaidi doonta insha Allah ✋️مرحبا

  • @user-vy7zk8ix5h
    @user-vy7zk8ix5h Před 6 měsíci +2

    ❤❤❤❤❤ waa AMAN BOY

  • @user-pd3gp1yq1v
    @user-pd3gp1yq1v Před 6 měsíci +1

    Goat Sharma k sharma🎤🐐

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8w Před 6 měsíci +2

    Naga dhaf fanka sxb

  • @beeloxasan-ce1uo
    @beeloxasan-ce1uo Před 6 měsíci +1

    Sharma k sharma is not easy🥰

  • @abdinasirhashi4294
    @abdinasirhashi4294 Před 6 měsíci +1

    Sharma k sharma waa nin is wada ❤❤❤

  • @SadikhAbdi
    @SadikhAbdi Před 6 měsíci +2

    Akhii Hano xayasin dadkaan fdlam😢

  • @luulsalaad5217
    @luulsalaad5217 Před 6 měsíci +1

    Heplaayo karteel AA rabnaa

  • @Teamfajaciyoyaab
    @Teamfajaciyoyaab Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah Před 6 měsíci +1

    Goat Sharma💙🐐

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před 6 měsíci

    Sharma is the future president of Somalia if not at least prime minister hopefully!

  • @jiijocadey1425
    @jiijocadey1425 Před 6 měsíci

    Masha alaah bro we are taeme sharma

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před 6 měsíci +1

    Sharma k sharma isn't easy🐐

  • @libanabrisoffial7294
    @libanabrisoffial7294 Před 6 měsíci +1

    Team sharma ka sharma halagu yaco janalkan halaga yabo hee

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368 Před 6 měsíci +1

    Goat sharma❤

  • @ClraxmaanClfataax
    @ClraxmaanClfataax Před 3 měsíci

    Waxaad nuxayee nasa ilmo yar Big moha kahee sana sxp waad hura malahee

  • @SuperGallad-lw9xz
    @SuperGallad-lw9xz Před 6 měsíci +1

    Big moha kaso hadal ❤

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 Před 6 měsíci +1

    Legend sharma🎧❤

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 Před 6 měsíci +1

    Sharma boy anoo jooga miyuu igu dultaajirey
    Heesihiisa waxbaba uma arkijirin waxn is dhihijirey waa maalaayacni😢😢

  • @user-jf4mv6zq4h
    @user-jf4mv6zq4h Před 5 měsíci

    Sharma boy waxa hesihisa kushira murti iyo wano

  • @cabdibaasid1529
    @cabdibaasid1529 Před 6 měsíci +1

    Nio waxaan shaaqadaada maahee video noo soo dhig pro ❤😊

  • @user-rh5nb4dh3o
    @user-rh5nb4dh3o Před 5 měsíci

    Sharia boy❤❤❤❤

  • @zaacid1
    @zaacid1 Před 6 měsíci +1

    Sharma k sharma goat

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 Před 6 měsíci +1

    Well said

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f Před 5 měsíci

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤

  • @MaxamedXassan-nu8xw
    @MaxamedXassan-nu8xw Před 4 měsíci

    ilaahay ha ka soo hadeeyo

  • @MaxamedXassan-nu8xw
    @MaxamedXassan-nu8xw Před 4 měsíci

    Maalin ayuu ka qooma meenayaa fanka

  • @MohaCadde-dy3fz
    @MohaCadde-dy3fz Před 6 měsíci

    Sharma boy waa goatka fanka Soomaaliyeed 🐐

  • @nimcomahamud8337
    @nimcomahamud8337 Před 6 měsíci +1

    Sharma boy

  • @cawadabdillahi38
    @cawadabdillahi38 Před 6 měsíci +53

    Awoowe Big mohaa🎉🎉

    • @axmedsahal4371
      @axmedsahal4371 Před 6 měsíci +30

      Waan ogahay jareeraa tahay hada big dabo ciyaal wedow iyo jareerta Lee ucamirooyin walaahi

    • @MaryanSalaad-rv8vc
      @MaryanSalaad-rv8vc Před 6 měsíci +6

      Secemal malafahmaayocodkiisa😂😂

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Před 6 měsíci +6

      big dabo😂

    • @user-hh2cr8gy3p
      @user-hh2cr8gy3p Před 6 měsíci +6

      Wakas jareer aqli ma lahan wlhi 😂 Sharma Ina kuso canbax Dan Aya rabtaan lkn tas wa impossible uqdad aa qabtaa big dabo hada so hadal qaday lkn mida ku dhahaa jareer wa caasi Wana bahdilan yihiin 😅😅😅

    • @user-hh2cr8gy3p
      @user-hh2cr8gy3p Před 6 měsíci +6

      ​@@MaryanSalaad-rv8vcwlhi benta ma ahan dhawaaqa music bisaa maqlaa ani Sharma so canbixiyay lkn caasi Waye lkn dabada Laga wasaa big dabo😂😂😂😂

  • @ahmedsahalnor6586
    @ahmedsahalnor6586 Před 6 měsíci +1

    Sharma k sharma ✌️

  • @khaalidyaxye6531
    @khaalidyaxye6531 Před 6 měsíci

    Sharma boy waa legend wayn 😊

  • @user-gx9po1qt3d
    @user-gx9po1qt3d Před 6 měsíci +1

    Sxb plz rocfeller muqaal kasoo samee

  • @AHMEDABDI-qd2hr
    @AHMEDABDI-qd2hr Před 6 měsíci

    Waa libax sharma k sharma 🎉🎉

  • @Wllo_Like_iisaar
    @Wllo_Like_iisaar Před 6 měsíci +2

    Libaax chanelkaaga hayska wasaqeen waxan lagaama baran hackers iyo qisooyinkii noosii wad waanu ka daalney heeso😊

  • @samatalisabdi3783
    @samatalisabdi3783 Před 5 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maslaxmoha7371
    @maslaxmoha7371 Před 6 měsíci

    Sharma wa rapparka kaliya waqtigan kusuganahaay Tariqa bdn igu rebee🎉

  • @Rakab123
    @Rakab123 Před 6 měsíci +1

    Big moha❤

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 Před 6 měsíci

    Sharma boy 🔥🐐 💯💥🦁🦁🦁🦁🇸🇴💪🏽💥👑👑👑👑👑🎉🎉🎉🎉

  • @maxamedadan5353
    @maxamedadan5353 Před 6 měsíci

    Wxn fan laguma sheegi karo sxb ee magac kale u bixi thnkz

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 6 měsíci +1

    Asc mashallh

  • @user-yt5zi5nw1w
    @user-yt5zi5nw1w Před 6 měsíci +3

    First🎉😂

  • @2pac_shakur0
    @2pac_shakur0 Před 6 měsíci

    Big moha cirka wiilka hesta rapka

  • @AyuubYare-nc9gl
    @AyuubYare-nc9gl Před 5 měsíci

    Sharmaboyinaarkobaanrabaa😊😊😊😊😢😢😮😮❤❤

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 Před 6 měsíci +1

    Angaa oo 40 jir ah na walay ilaahy ha naga qabto isagna waxa kale oo wangsan ilaahy ha siiyo