HOOYO uur baan Leeyahay Episode 3 (Mum I’m pregnant)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 10. 2022
  • Follow us on Social Media:
    Facebook: / buuti.tv
    Instagram: buutitv?hl=en
    Thank you our sponsor D-Money.
  • Zábava

Komentáře • 435

  • @itsbutterfly4544
    @itsbutterfly4544 Před rokem +14

    Filimkani wa qiso dhaba waxu ka sheekyma hablaha sanadkan jira qaar balwad leh iyo qaar xumaaday wxs dhn walidka aan ka warkahyn habloodga ugu wacan😢😢 alleh ha na asturo❤

  • @aswaaancabdilahi5798
    @aswaaancabdilahi5798 Před rokem +129

    Rer jabuti dad gob iyo nasaba😫🖤
    inkasto farnsiisak aad ku turataan😂 oon fahmeyn hadan wa idin wataa from 💚🤍❤️

  • @barniesaidahmed5148
    @barniesaidahmed5148 Před rokem +52

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdi-ln6do
    @AhmedAbdi-ln6do Před rokem +26

    Horta reer jabuutigu marka nagu soo xagaa baxaan waxay ahayd inay French na baraan, waa kane anagu makhsii, taambuu, sandariyee maxaanu ka kasaynaa 😅🤣🤣
    Reer jabuuti waanu idin wadanaa wllayaal

    • @idilralia4921
      @idilralia4921 Před rokem +2

      Merci waxay ka dhigantahay mahadsanid
      Tambuu waxa weey yacnii calol wayn oo ilmo ku jiiran ayay ledahay wala yara qurxiyay inti la odhan laha uur ayay ledahay

    • @idilralia4921
      @idilralia4921 Před rokem +1

      Merci waxay ka dhigantahay mahadsanid
      Tambuu waxa weey yacnii calol wayn oo ilmo ku jiiran ayay ledahay wala yara qurxiyay inti la odhan laha uur ayay ledahay
      Sandriye waxa weyi bahalka sigarka lagu bakhtiyo markay raagu barjenayan
      Love rer djibouti

    • @djiboutimyhome2867
      @djiboutimyhome2867 Před rokem

      Kkķkkkkkkkkiiiiiiii

    • @suhaybroble1874
      @suhaybroble1874 Před rokem +1

      Danbu wxa laka wada uur
      Sandariye waxa laka wada marka sigarka la cabo bahalka lagu bakhdiyo
      Mekhsi waa farsis mahdsnid laka wada from Dire Dawa🤞👑✨❤️

  • @moussakhalid8921
    @moussakhalid8921 Před rokem +30

    Feedback gratuit: Votre audience est majoritairement somali pensez à sous titré la partie où ils parlent en français.

  • @malakoslo
    @malakoslo Před rokem +15

    Ruwayada wad naga so daahisan 😢noso dadaji 4 plz ❤

  • @haawoabdulahi3861
    @haawoabdulahi3861 Před rokem +48

    Subxana Allah habluh may is asturaan soo muslim ma aha 😭😭 wll alihii ina uumay kacabsada 😭

    • @user-xn1yh8su9v
      @user-xn1yh8su9v Před 4 měsíci

      Ree jabuuti cebtoda ma ahan qawanantu ee waa cadadooda sistery

  • @anfacdadkaagaofficial6479

    Meshan jabuti lee ma dawada af faranses le arkaye hhhh mashalah Somali people kalaya camira mesha 😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdoulkaderobolos9520
    @abdoulkaderobolos9520 Před rokem +27

    Thnk you rahmo hassan filmka hees ku fura bilowg heesaha rahmo hassan si ad u heshaan suuq badan

  • @moussavalhalla2647
    @moussavalhalla2647 Před rokem +6

    Rachid mirqan est toujours au top sinon faut penser a traduire la partie française. Hâte pour la 4ème épisode

  • @axmedshiikh9644
    @axmedshiikh9644 Před rokem +23

    😂😂wax bdn baan sugaayey ugu danbeyn anoo seexan rabo buu soo dhcy

  • @fatouwaberi5619
    @fatouwaberi5619 Před rokem +14

    Baaah mon pays natala fier de votre developpement one love 💓 and jeep going

  • @zumeyrachemale
    @zumeyrachemale Před rokem +7

    Ruwayda bilawgeeda ey kuso qoren wixin an qaladano qalad hano arkina marak raxmo wey kaso fakatay tartiib wax ugu shega pls

  • @YbrahimInaHassan
    @YbrahimInaHassan Před rokem +20

    Mr Mo Mahmoud, trop d'écho à l'hôpital, de plus elles criaient toutes en même temps... bon continuation !!

  • @abdulhiyusuf3941
    @abdulhiyusuf3941 Před rokem +16

    Rasululah mohamed scw

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @moustaphamoud1419
      @moustaphamoud1419 Před rokem

      Scw Scw Scw

    • @raxmaaden5858
      @raxmaaden5858 Před rokem

      Scw scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw

  • @safadjamahersi2257
    @safadjamahersi2257 Před rokem +3

    Merci beaucoup pour envoie episode 3 jazzallah kheir acteur et actrices
    Bienvenu Mr Rachide Nour
    Vôtre film ce vraiment très très très magnifique et extraordinaire
    Bonnes courages les filles vous êtes très extraordinaire maman trop gentille , tante trop gentille aussi si ma tante elle es vive ce serai bonheur pour moi ,
    le fille enceinte toujours courageuse bravo ma belle et le petit princesse .
    Vous ne appelez pas noir
    Elle es trop belle macha allah
    Allah y'a barake à toutes

  • @ramadanhoussein7425
    @ramadanhoussein7425 Před rokem +2

    Des artistes remarquables fier de vous surtout buutitv never give up horey u socda

  • @invisiblehandsmaliby3266

    Djibouti is famous for its theater and the home of the biggest plays in Somali's Greetings from Hargeisa to Djibouti 🤍

  • @circleali9967
    @circleali9967 Před rokem +5

    Walalayaal inta fransiiska waxa inoo soo gelisan subtitles s’il vous plait 🤣❤️
    Love love love buuti tv my fave series

  • @zuhaybali9434
    @zuhaybali9434 Před rokem +6

    Tan Madow Waa fantastic si cajiiba aYeY Wax u MatalaYsaa 😂😂😂😂

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 Před rokem +5

    Reer jabuuti masaanay u noolyihiin dumarkaan saan u qaawan oo meel walba qaawanaanta ku mari kara Subxanallah

    • @samiaomar4485
      @samiaomar4485 Před rokem +1

      Waa reer magaal ma aha reer qarax iyo teendho carbeed

    • @asmaacabdiyare4852
      @asmaacabdiyare4852 Před rokem +1

      @@samiaomar4485 hadaan qarax io reer teendho mahay iyaga diinta waa loo sheegay oo masteexa ah in ay isqaaqin lkn inaa saa dhahdo mafiicna marba hadii diinta lagu nasteexenayo

    • @samiaomar4485
      @samiaomar4485 Před rokem +1

      @@asmaacabdiyare4852 qaraxa iyo gaajada aa qabtiin ku mashquul inta gabar timeheedi ku mashquulaysiin waxa wadiin waa jaahilnino

    • @Degaliah
      @Degaliah Před rokem

      Qaarkod maxijaabna laakin way qalbi ficanyihiin qabiil iyo qudhuna manaqaan. Alaha hanawaafajiyo xijaabkana intaan sidan😊

    • @hodani7275
      @hodani7275 Před rokem

      @@samiaomar4485
      Anagoo jooga maraykan ayaan indhashareer iyo dalad qaadanaa ee waxaad wadiin waa dhaqan xumo ee ilbaxnimo maa ha. Ilbaxnimo ma dhaqan gaalo ayaa. Diinta Islaamka iyo dhaqanka soomaalida intiisa wanaagsan ayaan ku faananaynaa.

  • @xaawoluulmuxudiin4731
    @xaawoluulmuxudiin4731 Před rokem +28

    Raxmo wlhi waa gaangistarad😂😂😂😂

  • @khulasomovie
    @khulasomovie Před rokem +50

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 Před rokem +2

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 Před rokem

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před rokem

      Scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️🤍🤍🤍🤍

    • @medhassmedia7866
      @medhassmedia7866 Před rokem

      Why you write this here

    • @zakariamahdimoumin8473
      @zakariamahdimoumin8473 Před 5 měsíci

      صلى الله عليه وسلم

  • @wahiibmawliid9490
    @wahiibmawliid9490 Před rokem +8

    Qaybta 4 noogu soo dhakhsada rahma hasan

  • @naimanadka
    @naimanadka Před rokem +13

    Waad raajisaan ee hore nougat soo dhiga please 🙏 😭 😢 😫

  • @adnandias2280
    @adnandias2280 Před rokem +38

    📍Buuti tv❤ est notre fierté🇩🇯👑

  • @nastehomohamed4560
    @nastehomohamed4560 Před rokem +5

    Buuti tv 😍 😘🥰
    C'est bon films 📼 et bon conseils pour jeunes

  • @sadikibrahim9894
    @sadikibrahim9894 Před rokem +9

    J’attendais le épisode 3 jahh 😊🎉

  • @nasridineabdo1448
    @nasridineabdo1448 Před rokem +1

    I am proud to be the young Djiboutian striker congratulations in advance for all wish courage

  • @anainismael8331
    @anainismael8331 Před rokem +11

    😂😂😂 love this guy Rachid nur 😂😂

  • @nuradinlk3697
    @nuradinlk3697 Před rokem +2

    Mashalla wllo alle hadin sharfo raxma. Iyo filim adba uta geera raxma wll heesaha iska daaa filimanta noo jil taxene no sameeya walhi filimkii khadar kadeed ee Ramadanta adba ujeclaa

  • @dekahassan7545
    @dekahassan7545 Před rokem +5

    Masha allh wlhi wan ubogay wll hena jabuti ano ah deeqa dire dhaba

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 Před rokem +4

    Filinkani faarimo badan ayu gudbinaya lkn asturnaanta kudadal gabdhaw oo madaxina khabeeya Allah kabaqa

  • @CabdulaahiMaquul
    @CabdulaahiMaquul Před 10 měsíci +1

    Qaawanaanta kuma fiicnidiin ee isa astura asturaata ku fiicantihiin allaah kacabsada

  • @elmidohoussein6337
    @elmidohoussein6337 Před rokem +1

    tres bonne episode masha allah c super sinon la prochaine episode faut ajouter une sous-titrage pour les abonnes (somalie et somalilandais) qui ne comprenent pas le francais

  • @xafsaxarago53
    @xafsaxarago53 Před rokem +6

    Reer Djibouti wan idinku haysta Wl hi from soomaalild

  • @barieabdirazak7413
    @barieabdirazak7413 Před rokem +1

    Wlhi extraordinaire fière de vs notre jeunesse

  • @khadirabdirahman302
    @khadirabdirahman302 Před rokem +9

    Reer jabuuti waa funny wlhi🤣🤣🤣🤣👍

  • @filipobadroni2678
    @filipobadroni2678 Před rokem +4

    My lovely hajira ❤🇩🇯🇩🇯

  • @kaysecabdirahman3011
    @kaysecabdirahman3011 Před rokem +105

    Filmka Mcn Waye Ee Lkn Farnce Kan Naga Kla Yareya Alle Hey Ka Allh 😅😅

  • @AhmedAbdi-ln6do
    @AhmedAbdi-ln6do Před rokem +8

    Reer jabuutoow subtitle noo sameeya sidani si maahee

  • @bahjaahmed727
    @bahjaahmed727 Před rokem +6

    Bravo daad kaygi reer djibouti i am proud of guys, daadkani badawda aha ban yaabey uuff ishe reer djibouti hypocrit maha ee qawanatad sheegeysin la fadhista dad xijaban oo waxay sameeyna laga yaabo araknay djibouti wad dad nadifa masha allaha my home🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 Před rokem +2

      💯 💯 💯 Dheg ha u dhigina Somalida kale ee badawda Xijaabka kaga dhagtay. Kuwooda ee tiktok futada iyo naasaha ku ruxayya iyagoow xijaab iyo jilbaab gashan may arkaan.

    • @bahjaahmed727
      @bahjaahmed727 Před rokem +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 haa huno iyago reer somaliya ceebta uu fosha xule ku jira bey reer djibouti ku dhagaya uuf ishe

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 Před rokem +4

    Mashlh jabuutiyanka hablahoodu tolow timaha maxay marsadaan huno noo sheega plz walhi wan idin tageeraye

  • @nimcomohamed851
    @nimcomohamed851 Před rokem +7

    Ma farances baan daawanayaa mise soomali 😅😂😂😂😂

  • @safamaxamed967
    @safamaxamed967 Před rokem +7

    Rer jabouti waa idin jecelahy walahi nooso badiyo oo hore noogu soo daaya

  • @nimanabdillahi2519
    @nimanabdillahi2519 Před rokem +2

    Impatiente pour le prt 4🤣 et si vous plaît n'oubliez pas d'ajouter une épisode pour les erreurs commises par les acteurs

  • @Almaahmed317
    @Almaahmed317 Před rokem +4

    Je veux participer ce genre de film vraiment 😔😔😔🥰

  • @habonelmiismael8322
    @habonelmiismael8322 Před rokem +6

    10:23 way dambabtay Rahma soubxanallah dib ugu firso hadalgaga wll

  • @nastehotaliye5021
    @nastehotaliye5021 Před rokem +9

    Machallah sidan u sogayey ayan hada arkaay waxa qofta yare madow jilagega ayan laa dhaacay qurux ledaa huray uu sucu ma soeurette keppe going ma belle

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 Před rokem +1

    I can’t wait episode 4

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 Před rokem +4

    wow funny I like it sister mommy hey girl Djibouti 🇩🇯I love Somalia 🇸🇴 ❤ 4 people ❤ 🤗🌹✅🥰

  • @abdoulhakimabh993
    @abdoulhakimabh993 Před rokem +5

    (Hoyo) deee (Habo) wey ka dhikteyyy kulahhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 J’aime bien la soeur de l’enceinte

  • @hassanliban9191
    @hassanliban9191 Před rokem +2

    😂😂😂😂 nolada mes soeur ❤continue commca 😅

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs Před rokem +2

    Vraiment rer jabuti toujour 😅 trés genial

  • @ismahandaherosman202
    @ismahandaherosman202 Před rokem +4

    Une cendrier 🤣🤣🤣🤣🤣 et l'autre enceinte... Avec toi Rachid et bon courage

  • @naciimoabdihamidali6396
    @naciimoabdihamidali6396 Před rokem +4

    War wuxu miyaaney dad waa weyn aheen aaway xishodki🤔 subxallah😥 naa is astura aduun lagu waari mayee dhal dhalaalka yuu idin la tagin waa iga waano

    • @raxmaaden5858
      @raxmaaden5858 Před rokem

      Wlhyi aniguna wn ka yaabay gabdhahan sidan uma ficne ilahay ka cabsado xijaab xidha

  • @xaawacaydiid2695
    @xaawacaydiid2695 Před rokem +4

    wll fransiga naga daaya yaa igu raacsan

  • @Almaahmed317
    @Almaahmed317 Před rokem +1

    Rachiid nuur I am your fan vraiment 😇😇😇🥰

  • @ADENSONSARDHEEYE
    @ADENSONSARDHEEYE Před rokem +2

    10:23 SUBXANA ALLAH QOFTA YARI MIYAANAY ILAAHAY KA BAQEEN.

  • @xamdacabdi9337
    @xamdacabdi9337 Před rokem +3

    Next part please 🙏 🙂

  • @captanboykaa2150
    @captanboykaa2150 Před rokem +4

    Wll waxaan ahay will qalbi waanaagsan leh waxaan raabaa gabar nolosha ilawaadu plzz isoo qawo wan isbareenaa

    • @nasapohmalapoh6664
      @nasapohmalapoh6664 Před rokem +1

      🤣🤣🤣 wlhi wa iga qoslisay wll alle haku so dhaweeye 🤣🤣🤣🤣

    • @ifraaxcabdicasiis2291
      @ifraaxcabdicasiis2291 Před rokem +2

      Wllo imika waa la ilbaxee play store kala soo dag maanad dunida la socon😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Inanta yar ee sigarka cabaysa wan ku heysta ♥️💋

  • @hassanismael5197
    @hassanismael5197 Před rokem +1

    Parfait mes la ou vous êtes à hôpital est quand crie trop sinon la fille noire super coll continuer comme ça elle trop le jette 😂😂🤣❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před rokem +6

    Ilove reer jabuuti ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Před rokem +1

    Rashid ba shiday xalqadan hahahahaha horey u socda buutiTV

  • @akadlieutenant6110
    @akadlieutenant6110 Před rokem +2

    Elle est contente d'avoir un bébé....ça c'est purement la génération 2000 mdr 😂 ilaho astour 3iyalkena 🤲 j'espère k les parents sont entrain de visionner ça.

  • @amaalabdirazak9839
    @amaalabdirazak9839 Před rokem +4

    Tabuu anaga xashish ba unaqana ayaga uuur 😂😂😂😂

  • @portasdace6485
    @portasdace6485 Před rokem +2

    Finally ❤️

  • @simanayub1718
    @simanayub1718 Před rokem +1

    Plise part 4 wamaan filinku walahidha

  • @aymanismacil787
    @aymanismacil787 Před rokem +3

    Rahma a fumé la cigarette du plus jeune😂😂😂😂

  • @fatxajaama7654
    @fatxajaama7654 Před rokem +2

    Wa nagu so daahisen🥰

  • @AnZaL28
    @AnZaL28 Před rokem

    Download maxad uga xidheen please halqadan

  • @sharmarkebarkhad4816
    @sharmarkebarkhad4816 Před rokem +8

    Rashiid nuur miyaa mise waa indhahayga hhhhh😁😁

  • @nimooctober404
    @nimooctober404 Před rokem +2

    Keep going les gas 🥰

  • @osmangazzi4165
    @osmangazzi4165 Před rokem +2

    Luuqadan Frances ka naga daayaa zxpo yaalow
    🤣🤣🤣

  • @ahmedsouleiman
    @ahmedsouleiman Před rokem +1

    Je hâte de voir la suite

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Před rokem +1

    Reer JaBuuti Dad aan Taagero lkn Diintii Iyo Dhaqan kii maxaa HELAYNA Bisinkee yaana laga Tagin 2daas Bilaa Calaykum.

  • @saynusaxansaxo7158
    @saynusaxansaxo7158 Před rokem +3

    Frère, s'il te plait viens bientôt, merci

  • @ahmedsimba1270
    @ahmedsimba1270 Před rokem +1

    One love to buuti tv 💘😹😂

  • @nimomohamed3937
    @nimomohamed3937 Před rokem +1

    Subtitles for the French part.. mahadsanid

  • @Suuban632
    @Suuban632 Před rokem +2

    Ala episode 4 mee wallo 😅lasoo yaaca

  • @umalkhayryuusuf6803
    @umalkhayryuusuf6803 Před rokem +5

    Hooyadu mazkiinsanaaa😂😂

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf Před rokem +1

    Keep going buuti TV

  • @choukriaboubakar3135
    @choukriaboubakar3135 Před rokem

    Depuis quand on fais une écho de 4D a Djibouti ????

  • @rayadhawa7826
    @rayadhawa7826 Před rokem +2

    Haji adenow iska samir aabo gabdho dhalo uu samir badanyahay , Nespa Tâta Rahma et la fumeuse bibaf🤣🤣🤣

  • @nakruumajaamac1877
    @nakruumajaamac1877 Před rokem

    Part 4 🥰

  • @housseinawo9737
    @housseinawo9737 Před rokem +1

    Tadaa yaar ee madoow hhhhh hakiya big heart ❤❤❤

  • @awgannamso5958
    @awgannamso5958 Před rokem

    Épisode 4 svp

  • @muhamahadmuhamahad7324

    Prt 4 please

  • @malikadararosman4861
    @malikadararosman4861 Před rokem +1

    Waxan la hadlaya reer somalia iyo reer somaliland faransiska waxan ugu hadalnaa sida somaligo kalee wad intad baratin faransiska

  • @ciisewayneallahdayo6111

    Mashallah dadkaygi Horay usocda

  • @filsanahmed5395
    @filsanahmed5395 Před rokem +5

    Aabo qasnad maihi Al yacni wax ma qarin karo 🤣🤣🤣

  • @elhanusman
    @elhanusman Před rokem

    Wooow wooow monsieur rachid cher

  • @user-iz1sj7zo8z
    @user-iz1sj7zo8z Před rokem +1

    Rashid u are really funny 😆 🤣 😄 😂

  • @matamntafunny6528
    @matamntafunny6528 Před rokem +7

    Très bonne épisode on attend avec impatiemment l'épisode 4 incha'allah mais sinon un détail
    Marwo fallait pas dire "et cette là c'est ma mère 😂" wesh tu parle comme sa a ta mère dans la vrai vie😂😂😂

  • @zamzamnoura6319
    @zamzamnoura6319 Před rokem +3

    Ilahayow carur nucana ka magan

  • @mohamadabdi6785
    @mohamadabdi6785 Před rokem +1

    Aar Ismail daweeye maxaa xisaab badan aakhiro u taala, illaahow khaatumo la’aan hanagu dillin.

  • @mariumaruun7675
    @mariumaruun7675 Před rokem +1

    Madhashey abooyo

  • @funsbarca2931
    @funsbarca2931 Před rokem +5

    War ta madow caadi maaha

  • @xafsaxaaliofficial2085
    @xafsaxaaliofficial2085 Před rokem +4

    Mashaalah rejibuuti wanuxisay jabuuti ano sagaljiraa igudanbaysay walal inyaro tala. Ah timaha asturta ilahay dartii sidinakale xariir