munira oo la ilmenesa mahir galad kaqadan rawo Mohamed buskut xaqiqda kashifmey

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • #Subscribe #Like_iisaar_Codsi
    Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Komentáře • 17

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +2

    Walhalla cuudubaleeso oo sheydaanka is naar duku labo rakaco allaah Bari ❤❤❤❤

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 Před měsícem +1

    ASC abayo hortaa cudi bileyso.nin doqon ah aad heshay moyee jacel wuu jiraa EE niyada ha iska dilin gabar yar baad tahay nolol wey kuu dhiman tahay horey u soco❤

  • @randomin8390
    @randomin8390 Před měsícem

    subxaanallaah hayku dirnaa family isjaacal
    wallaahi beent baad u sheegaysa ka daayan gabadh
    😮😮😮😮😮😮😮 waa lidinka qaadi doon hadad sooshil media ku haysan artiin dumar kaan waykaa walayaan😮😮😮😮😮😮😮

  • @samiyaomar3483
    @samiyaomar3483 Před měsícem +1

    Gabadh caqli miyanad lahayn ilmaheeda Soo doona la yidhi ma rabto in ay wiilkeda dhiibto ayay rabtaad. Kuwa wax garanaya ayaa kuu bahan

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 Před měsícem

    Waxaan maqli jiray Guri Gubtay Guri dhisan kama naxoh Naago wada Cabtooyah baa Naagtaan waalay iyo Nabsigii Caruurteedii kale baa hayah Maahir iskadaayeh ku Wii waaweenee raadso

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 Před měsícem

    Walaliyala illaahye kaa cabasada kaa dhafa gabadha haaku dirine qumoyina baatihina uuuf

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 Před měsícem

    wll wilkaga yar miidhiyaha kadaa maxamed idinkay dan idin kadhaxaysaye wada hadla arimahaga dhan miidhiyaha kasar raga waa lasasabtaa waa ciyko kale hadalka ficanba wax kasta lagaga qaadaa raga soomaaliyed ayaa ufiican

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Waay dayacdaay waayna ka tagtaay naagtaan yutubka ilmaha iskaga tagtaay

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Meeshaan aawaay kii hore wasaq naa yaada isku xishooda waa run naagtaan iska ga tagtaay ilmaha

  • @sabrinaborrows1728
    @sabrinaborrows1728 Před měsícem

    Kalaye nagatana maaxa ka qaldna iyada maa soqonaba naa tasho haadikale uso noqo cunaga iska dhafa calacalka

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem

    Jacayl nin Somalia wa temporary. Iska ilow waligay nin ma jeclaan.

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem +1

    Maaa hir somali baa dhalaay marabto beenleey doqomad waa maxay ka gudub beenleey

  • @hodancisman4234
    @hodancisman4234 Před měsícem

    Hhhh😂😂😂naagtan wlhi naaga waalaya ya ka qabta oo islaama

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Naayaaa ninkii hore kahadal ileen faran sisss kii kudhalaay raadso

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 Před měsícem +1

    Caruruti hore Meday mahir bay isku dhadhajineysa naa hooyanimo uu diyar noqo marka hore 🤦

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Naayaaa in tee la joogaaa kolna qadaya kolna cabaayo naayaa doqon yahaay beenleey

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 Před měsícem

    Naa yaaa beenleey naa yaa beenleey naagtaan yey idin waalin ninka ma doow baa keenaay