WAX SOO SAAR KA DALAGGA BEERAHA OO HALIS KU JIRA!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku yahay sida mooska, cambaha, iyo seytuunlka, ukunta, iyo hilibka oo uu ku jiro kan digaagga.
    Haddaba waa maxay sababaha iyo baahida keentay in cunooyinkii dalka ay baddalaan kuwo laga keenay dibadda?
    #somalia #beeraha

Komentáře • 2

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin  Před 3 měsíci

    Magaalada Muqdisho ayaa waxaa aad ugu soo badanaya cunooyinka laga keeno dibadda, waxaana cuntooyinkaas ka mid ah kuwo uu dalku qani ku yahay sida mooska, cambaha, iyo seytuunlka, ukunta, iyo hilibka oo uu ku jiro kan digaagga.
    Haddaba waa maxay sababaha iyo baahida keentay in cunooyinkii dalka ay baddalaan kuwo laga keenay dibadda?
    czcams.com/video/oa1Usg1kv0E/video.html

  • @Dacaladadunida
    @Dacaladadunida Před 3 měsíci

    Waa nasiib daro laakiin waxa umada la gudboon inay iibsadaan waxa wadankooda kasoo baxa caafimaad daro badan ayay keenaan cunooyinkan lasooo warshedeeyay