17 jir ciidanka Ethiopia dhashiike ka furtey Gafaydhe oo ka farxiyay umada Somaliyeed

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2024
  • 17 jir ciidanka Ethiopia dhashiike ka furtey Gafaydhe taliyaha ciidanka Liyuu Police oo ka farxiyay umada Somaliyeed

Komentáře • 226

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před 3 dny +25

    Ma sha allah jeneral Gafaydhe guul shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida guud ahaan gaar ahaan ciidanka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliMohamed-vj8uj
    @AliMohamed-vj8uj Před 3 dny +26

    Guul somali galbeed DDS midnimo ayaa meel lagu gaara ❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas Před 3 dny +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas Před 3 dny +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas Před 3 dny

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas Před 3 dny +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HachimiKidas
      @HachimiKidas Před 3 dny

      MESS

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Před 3 dny +19

    Guuul Soomaali Galbeed, Soomaaliwayn

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 3 dny +11

    Masha allah guul gull Somaligalbed gull gull Reer sitti Somaligalbed Luyu bolic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤from djbuti 💪💪💪💪💪💪

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 3 dny +4

    Masha Allah Guul Guul Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-oi1dg6hj1p
    @user-oi1dg6hj1p Před 3 dny +5

    Maan shaa allah jnr gafedhi guul guul adiga iyo ciidankaaga /shacabkaaga

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před 3 dny +5

    Guul guul ciidankeena reer soomaaligalbeed❤️❤️❤️❤️

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 Před 3 dny +4

    Geesi gessi dhalay gafaydhe from Jabuuti

  • @radwansaiid1463
    @radwansaiid1463 Před 3 dny +6

    Wll guuleydita markasta guul guul liyuubolis waan faraxsanahay

  • @user-vl8nj1on7r
    @user-vl8nj1on7r Před 3 dny +4

    Guul iyo gobanimo guulaysta nayuupolis guulaysta waa garabkiina inasha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @snw9257
    @snw9257 Před 3 dny +3

    Masha Allah tabaraka Allah in badan ayeye dulmanayen Illahay ha uu hiliyo shacabka Somaliyeed iyo dhamaan umada musliminta

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Před 3 dny +3

    Guul dhab ah Allah idiin weydinaa walalehen Simali Galbeed❤❤❤

  • @MahadyusufAhmed
    @MahadyusufAhmed Před 3 dny +6

    Guul dhamaan umada soomaaliyed ❤❤❤❤

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před 3 dny +2

    Haguuleystaan dhamaan tood Allahey hala jiro Aamiin.

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 Před 3 dny +3

    Allaah SW ha ka ilaaliyo G. Gafeydhe xasidka jaajuusiinta iyo kaba-qaadyada cadowga.

  • @leylafiidow5484
    @leylafiidow5484 Před 3 dny +3

    Waan idin ❤taageersanahay Godad qota oo nag ka siiya Ethiopia xun xunka

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 Před 3 dny +3

    Ninkii dhoof kuyimidbey geerudu dhibaysaa waqtigii namaayoo waa dhaqaadhi doona ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baarqabkadheere-xf8zv
    @baarqabkadheere-xf8zv Před 3 dny +3

    Waa guul wayn oo lagaaray marba dadkii LA soo barakiciyay haday Ku noqdeen goobihii laga soo barakiciyay,guul guul

  • @HooyoFosiya-vu7ww
    @HooyoFosiya-vu7ww Před 3 dny +1

    War farxad leh calankii oo la geeyey kobtiisii, xasuuqii shacabka somali, caawa ayaan gamayaa❤

  • @user-oi1dg6hj1p
    @user-oi1dg6hj1p Před 3 dny +7

    Jn gafiidhi guul adigs iyo umadaadaba

  • @AbdulkadirMire
    @AbdulkadirMire Před 3 dny +5

    Guulesta somali weyn

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Před 3 dny +3

    ilaahay janankanaga ha ka xijaabo isha cadawga dds nolow walaalkay qaaliya gafedhe balaayo kuma haleesho badbad waliga guushu waa xagena insha alaah nolow nolow ma daale

  • @HassenMahdi-cr7jq
    @HassenMahdi-cr7jq Před 3 dny +6

    Gafaydhe guuuul

  • @maadiyomadadaallo4381
    @maadiyomadadaallo4381 Před 3 dny +3

    Wax na jiheeya unbaan ubaahnayne maanta waan hellay guull soomaaliyeey

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed Před 2 dny +1

    alleh haku xafido ❤❤❤❤❤❤❤taliyaha cidanka xogaga somali galbeed ilahayow quwe

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Před 3 dny +3

    Asc somalida guulll cidan shacabba

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 Před 3 dny +3

    Abdi Ali Siyad waleh hoyadi niin Bey dashey

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 Před 3 dny +2

    ❤❤❤❤❤❤Masha Allah gul gul somaliye

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 3 dny +3

    Guul soomaali galbeed,,allahaydin guuleeyo

  • @faraxcabdidheeg8338
    @faraxcabdidheeg8338 Před 3 dny +3

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 3 dny +2

    Guuuuul guuuuuul maansha Alaaah Alaahu Akbar Somaaliya👍👑👑👑👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👍👑👑👑👑👍👍👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy Před 3 dny +2

    Guled alifle guuleyso weriye

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Před 3 dny +2

    Guul shacabka sitti iyo ciidamada somali galbeed ✊

  • @maxamedijo8999
    @maxamedijo8999 Před 3 dny +2

    Geesi Geesi dhalay💯💯mashallah

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Salam wariyasha sharaftale halyeega ugu tariq badan geskà afrika mustafa iyo général gadfedhe tariqdu galey garab gashan ethiopia jilba ah dhulka ugudhifto uu hesta mata ciidamada dawlede degaka somalida ciid ishortagi karta majirto waa libahda geska afrika ethiopia huwantoda mahorjogsan kaaran libaahda gesiyada général ormudka kayaa ah allah hakuxafido cadowgini hajabo amin ogaden viva darodwene viva issa viva guul gobonimo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 3 dny +1

    Masha allaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭🇸🇴❤️🇸🇴💎🕋🇸🇴❤️💎💯🕋🇸🇴❤️💎💯🕋🇸🇴❤️💎💯🕋🇸🇴❤️💎💯🇸🇴❤️💎💯🕋

  • @DhikiLeey
    @DhikiLeey Před 3 dny +1

    Walahi manta waxa udhigmaya qalid biinu Walid libax soamaliyeed somaliyey walalaha somaliyeed ganaralka kafeydha waxN leeeyahay ilahay haku xafiido guleyso somali ayad tahay

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 Před 3 dny

    Ayaarabi Ayaarabi guusha see ciidanka Somalialiyeed Alaaha garabkiina hagalo Alaaha guusha ahdinsiiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedMaxamuud-ke8bj
    @MaxamedMaxamuud-ke8bj Před 14 hodinami +1

    Guuuul abo gafydhe ❤❤❤❤

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz Před 3 dny +1

    GuuuuuuuuuL soooomaaaaaaliiiyaaaaa
    MashaAlah alxamdulilah

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 3 dny +2

    Allah jabiyo canfarta iyo Ethiopia cadowkina waaye iska celiya

  • @Abdihalayay-yc6fq
    @Abdihalayay-yc6fq Před 3 dny +1

    Gafayidhe, guuled iyo j. Galad wallahi dhamaan dhalinyarada ogaden abaal ayan u ahayina from magalada somaliyeed ee diri dhabe

  • @asheekh15
    @asheekh15 Před 3 dny +1

    Alxamdulilah inta shihiidey ilaahay jannoyinkiisa hakunoleeyo dhaawaca ilaahay hawbogadhayo xaqbay kudagalamayaan ilaahay malaa'igihiisa hakuxoojoyo Abiiye iyo dhamiijadiisa daalimiinta ahna dul ilaahay habado
    Guul forever Soomaali State waxaan rajeynayaa in itoobiya afkadhulka Darton walaalehen Ogaadenyanan nalasomidobaan soon insha'allaah
    🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏❤️🙏

  • @IsmailGuirreh
    @IsmailGuirreh Před 3 dny +1

    Taariikhdu iyadaa is qorta nimba wixii uu taro ayaa loo tirinayaa,madaxwayne mustafe muxumad cumar iyo taliye gafaydhe iyo xukuumada waxaan ku bogaadinayna go'aanka geesinimada leh ay qaateen soomaaliduna baal dahabi ah ayay nigu qori raga nimo iyo sharaf ayay xaaladdu ubaahan tahay waqtigan oo kala,ciidameenana guushu waa garabkiina insha allaah horay usocda.

  • @MedAsma-x4p
    @MedAsma-x4p Před 3 dny +1

    Masha alah gul gul garfadhe nuluw gesi somaliyed

  • @officiall3248
    @officiall3248 Před 2 dny

    Maashaa allaah alle ha ku xifdiyo habayar

  • @CabdikhadarXasan-gw9nx

    Ad iyo ad fardo awliyo guul iyo gobanimo abid aabo 🙏 💪 👌 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🙏🙏🙏🙏

  • @IssackMohamedsSheikh-ji4yu

    Guul ayaan leyahay Somali galbeed iyo dhamaan somaliweyn

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 3 dny +1

    (RABBI) GUUSHA HASIIYO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @huseenjamamaydhane6231
    @huseenjamamaydhane6231 Před 3 dny +1

    Masha,allaah hooray u socda

  • @user-vz2pq4bh7e
    @user-vz2pq4bh7e Před 3 dny +1

    Masha allah allah ha ukaalmeeyo❤wllky

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Před 3 dny +1

    Maa shaa allaha guuleyso som boy ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lm9es8xp9x
    @user-lm9es8xp9x Před 3 dny +1

    Masha allah guul gull

  • @FuadLiban
    @FuadLiban Před 3 dny +1

    Guuuul somali galbed masha Allah

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před 3 dny

    InshaAllaah Gul iyo Gobonimo ❤🇸🇴

  • @XasanqalibDayib-hn4th

    mashaa Allaah guul/gobanimo halyeeyga❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanadam4102
    @ayanadam4102 Před 3 dny +1

    Mashallah guul somaliyad

  • @Gojoji_editz
    @Gojoji_editz Před 3 dny +1

    Machaallah guul somaliye

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 Před 3 dny

    I told you don't mess with Somali people, even a 17 years old soldier. The 17 years old soldier is the in the Somali history book he will never be forgotten 🇸🇴🫡

  • @user-xe9jy7zf7e
    @user-xe9jy7zf7e Před 3 dny +1

    Masha Allah

  • @user-fm8ej5yb4f
    @user-fm8ej5yb4f Před 3 dny

    Guul ciidamada deegaanka iyo shacabka somaaliyeed guuleeyasata guul guul guul 💪💪💪💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah Před 3 dny +1

    Asc guleed ilifle
    War farxadleh awowgod dab Allah kudhufay uraysada way jabi marla,arko telagarm kaaga sodhig

  • @abdiiabduosman4746
    @abdiiabduosman4746 Před 3 dny +1

    Masha allah. Guul..

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 Před 3 dny

    Mshaa allah jarka cadawo gisa hajabo❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamed2172

    Degaano iuo.difaac adag
    Laga xidho.guuuuuul
    Somali galbeed guul.somali.weyn.

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Před 3 dny +2

    ❤SOMALIYA GUUL❤

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 Před 3 dny

    ❤❤❤❤masha ❤Allaah❤ General Gafedhe

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před 3 dny +1

    Gabadha. Was paranoid. Of Somali sitart🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉

  • @abdourazakahmed-mb8yr

    Hanbalyo Gafaydhe Alle haku garab galo

  • @Gojoji_editz
    @Gojoji_editz Před 3 dny +1

    Allah akbar

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Před 3 dny +1

    Yahuu❤❤❤❤

  • @user-yi1fu7ml6f
    @user-yi1fu7ml6f Před 3 dny

    Ilaaheey hanii qaweeyo geesiyaasha aan ku jiifno

  • @leeGedleh
    @leeGedleh Před 3 dny

    Mashallah waa Alhamdulilah

  • @DhikiLeey
    @DhikiLeey Před 3 dny

    Madaxda waxan leyahay reeba tariiq insha laha. Gussha waa xagii

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Před 3 dny

    Ilaahay hagarab galo ciidanka soomaalida dhulkooda loogu yimide

  • @user-mx8uh9qn9y
    @user-mx8uh9qn9y Před dnem

    Manshalaaah guuuuul Guuuuul Guuuuul geesiyada

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Před 3 dny

    Ilahay ha xafido gafaydhe

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 Před 3 dny +1

    Masha allaah

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w Před 3 dny

    Guul guul guul maashallah guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před 3 dny

    AlahuAkbar ilahow nobadi halyey yada gesiyasha Somaliyed ilahay haku xafido Gul iyo Gobonimo jir oo jog cadowga hajabo ❤🇸🇴💯♥️🎉👍

  • @xasancali294
    @xasancali294 Před 3 dny +1

    Guuul Somalida meelwalba ay joogto

  • @aj1478
    @aj1478 Před 3 dny +2

    Muqaalka u baahanahay alifle

  • @SadikOmar-yq3tc
    @SadikOmar-yq3tc Před 3 dny +1

    Guuuuul guuuuuul guuuul. Bi. Idnillaah

  • @NourJohara-hq8so
    @NourJohara-hq8so Před 3 dny

    Khalid bini somali galbed gafedhe gessi ma gabade guulayso

  • @cabdulahidayib9311
    @cabdulahidayib9311 Před 3 dny +1

    Guul soomaali galbeed inshaalaa

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv Před 3 dny +1

    GUUL IYO GOBANIMO INSHALLHU

  • @mahamedfarah-id7by
    @mahamedfarah-id7by Před 3 dny +1

    guuuul

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Před 3 dny +2

    Somali weynaa

  • @DerarDerar-nu5ir
    @DerarDerar-nu5ir Před 3 dny +1

    Wale somaliban laga gulyssan
    Guuullll somali galbeday

  • @Shamuuri_official393
    @Shamuuri_official393 Před 3 dny

    Gafeydhe waan wataa wiil hoog somaliyed geesi geesi dhalay dhamaan dhalinyarada u shahiideyso dhulkooda allow garab iyo gaashaan u noqo🙏🙏🙏

    • @MrMhmudful
      @MrMhmudful Před 3 dny

      Wll Wiil khayr dheh hoogu waa habaar uducee Wll

  • @user-kq6mu1yk5c
    @user-kq6mu1yk5c Před 3 dny +1

    Mashallah

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj Před 3 dny +1

    General gafeyde waad mahad santahay

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb Před 3 dny +1

    Mash’s alah

  • @abdisamadfaarax3373
    @abdisamadfaarax3373 Před 3 dny +1

    Guul somali galbeed marka aad xoreysaan magaalooyinka idin hadhay waa in aad ku dhawaaqdaan xornimo oo aad ka goosataan etoobiya

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446

    ❤ Aad iyo Aad waxaase ka xun kuwa soomaali u eka yaasha ee jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya cagjer iyo ileey iyo kywa lamid ah

  • @officiall3248
    @officiall3248 Před 2 dny

    Asc umd som
    Aalle ha xifdiyo wiilkaa yar

  • @FatumaMohamed-v3i
    @FatumaMohamed-v3i Před 2 dny +1

    Soomaalida ha guuleysato. Ogaadeeniya iyo NFD ha xoroobaan

  • @Kacan1201jj
    @Kacan1201jj Před 3 dny

    Mansha allah allah xafido

  • @abdourazakahmed-mb8yr

    Guul Somali insha Allah

  • @AbthzelanIbrahimkirih

    Guul ayaan ciidanka leeyahay