Laashin Muluq iyo guurowgii yaabka lahaa ee ilaahow na Bixi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Laashin Muluq iyo guurowgii yaabka lahaa ee ilaahow na Bixi

Komentáře • 56

  • @xasanmaxamuudxasanada5365

    M.a laashin muluq alle haa u naxaristo tariiqda manta na heysato ayo no shegay beesani jamici ah iyo badow xafiis joga wale waa ruun

  • @shankaroonabdull3332
    @shankaroonabdull3332 Před 6 lety +4

    Ilaahow na bad baadiyoo nabixi baadilkaa batee 🙏 aamiin

  • @TheDitoCarlos
    @TheDitoCarlos Před 9 lety +9

    Booyees xukuma reerahow wax u bisleynaayey... ILLaahow na badbaadi oo na bixi baadhilaaa batee... ameen, ameen

  • @xuseencageyxasan7526
    @xuseencageyxasan7526 Před 6 lety +4

    Inti dhimatay allaha u naxariisto abwaaniinta somaliyeed inta noolna cimri iyo cibaado suuban

    • @sayidaliadow6678
      @sayidaliadow6678 Před 5 lety +2

      Alaha unaxaristo 2daba Cabdule raage taraawiil iyo xusan xasan yalaxow oo ku magac dheer laashin muluq

  • @AweisMoha
    @AweisMoha Před 11 měsíci

    Allaha u naxaristo, shil gaari ayuu ku dhintay, aaad buu u da’yaraa, sida magaciisaba ka muuqata.

  • @ciilowmaxamuud4441
    @ciilowmaxamuud4441 Před 2 lety +1

    Ninki baahal koriyoow haduu buqnaha kaa gooyo barmaaad ugu dacwootaa adaa soo bar baarsadaye cajaaaaaib ishacalla allow janada ka waraabi

  • @ahmedabukarhirabe7158
    @ahmedabukarhirabe7158 Před 6 lety +4

    allaha u naxariisto
    laashın weyn oo caan waaye

  • @IbrahimAhmed-hb4fe
    @IbrahimAhmed-hb4fe Před 6 lety +1

    Shaaciye waxaad mudan tahay mahad celin aad weyn,ururinta shiribka aad u macaan iyo murtida abgaal. We call appreciation for you. On September 7

  • @saciidamaxamuudaxmad3527
    @saciidamaxamuudaxmad3527 Před 5 lety +1

    Alle hakuu naxariisto Adeer Mcne ruux wngsan baad ahyd Alle maqadarin inaad nalawadaagto noloshan Adduunyee qabrigaada beer jannaad inshaa Allah

  • @AbshirNuurGacal-ry4tm
    @AbshirNuurGacal-ry4tm Před 10 měsíci

    Rabi Naxarista Janatul Fardowso Haka Waraabiyo Abwaanka

  • @xaliimocali2460
    @xaliimocali2460 Před 7 lety +4

    Allow ku naxriiso ader mcn

  • @xuseencageyxasan7526
    @xuseencageyxasan7526 Před 6 lety +3

    Masha allaha abwaan qaaliya

    • @syedcumarahmed6994
      @syedcumarahmed6994 Před 3 lety

      Booyaaso naag qoratay ee goor ninkaa barayay
      Barmaad uga dacwoodaa adaa baydka kensadaye

  • @sadaqabdulahiahmed2321
    @sadaqabdulahiahmed2321 Před 4 lety +1

    masha allh codku quruxbadnaa Allh kuu naxaristo 😭😭 lkn halkaas Guurow uunbaa laga haya Abwanka 🤲🤲

    • @maxamedmukhtar7684
      @maxamedmukhtar7684 Před 2 lety

      Ma ila aragtay horta

    • @liibaancaraboow9861
      @liibaancaraboow9861 Před rokem

      Sxb Guurowgi Uu Kuso Baxay Ayaa Ku Jira Radio Muqdisho Ee Yaa Kaso bixin karahee Suugaanta Dadkeeda ayaa ilaashataan Laashin Muluq iyo Aabehey Abwaan Caraboow Maxamed Axmed Hal Maalin ayeey Masraxa Qaranka Kaalin Kawada Galeen Lkn Badda Aabhey Gabayadii Kacaanka Lama so daayin Waxaa Laso Daayay Kuwa Uu Tirshay 1991-2021

    • @kamaludiinahmed3413
      @kamaludiinahmed3413 Před 4 měsíci

      ​@@liibaancaraboow9861 Allaha unaxaristo abwaanadeynii naga hormaray

  • @hugdheh
    @hugdheh Před 6 lety +1

    Gabayadii muduloood iyo madarkicis lagu heshiisiinyay 😍😍

    • @Mooraal0
      @Mooraal0 Před 4 lety

      hug dheh meel ee kuheshiyey maan maqlin lakin wee wanagsantahay ineee heahiiyaan masha allah

  • @deeqowganey7926
    @deeqowganey7926 Před 7 lety +5

    ilaahow kuwa lamida inoo badi

    • @noorjimale5101
      @noorjimale5101 Před 6 lety

      xalimo ma dhiman wll weli wuu noolyahay laashinku ilahey cimriga ha u dhereyee

  • @ismacilcumar2892
    @ismacilcumar2892 Před 6 lety +2

    Alle haku naxariisto laashin muluq

    • @ibrahimmbariise6935
      @ibrahimmbariise6935 Před 5 lety

      Ismacil Cumar laashin muluq waaa nool yahay .. lkn naxariis aduun iyo aakhiro waa la rabaaa 💯💯

    • @Mooraal0
      @Mooraal0 Před 4 lety

      Ismacil Cumar aamiin

  • @maxamedxuseen6952
    @maxamedxuseen6952 Před 2 lety

    Aamiin yaa raabi Insha Allah

  • @Abdulkadir-z9e
    @Abdulkadir-z9e Před rokem

    Booyeso naag baratayey goor ninku kaabarayay barnad uga dacwoota ada baydka keensadaye alaha kuu naxaristo

  • @abdulkadirmahamud9042
    @abdulkadirmahamud9042 Před 8 lety +3

    big man laashin muluq

  • @mohamedabdirashid43
    @mohamedabdirashid43 Před 2 lety

    allah ha unaxariisto

  • @abwaanxoogsadeofficial4801

    Maasha allh cajiib hakadaa murtii

  • @bashiircali9738
    @bashiircali9738 Před 5 lety +2

    lkn abwaankaan soo ma ahan cabdulle raagataraawiil.??

    • @saciidamaxamuudaxmad3527
      @saciidamaxamuudaxmad3527 Před 5 lety +4

      Bashiir Cali mayya waa Abwaan Xuseen Xassan Yalaxow ( laasshin muluq) Alle ha u naxariisto

  • @kushish2749
    @kushish2749 Před 6 lety

    Waa a waan codmacaan

  • @axmedyare542
    @axmedyare542 Před 2 lety

    Qoraal maleh miyaaa

  • @maxamedmukhtar7684
    @maxamedmukhtar7684 Před 2 lety

    Ama naag bilcaan ahoo waxay baratay ka weysee Ku lahaa waxba ka dhacay

  • @deeqowganey7926
    @deeqowganey7926 Před 7 lety +1

    caadi maahan

  • @abdulkadiribraahim2049
    @abdulkadiribraahim2049 Před 6 lety +2

    raximahullau tacaalaa

  • @moohasharafofficial5482

    M.a cod aad umcn

  • @IbrahimAhmed-hb4fe
    @IbrahimAhmed-hb4fe Před 6 lety

    Every year

  • @alifoodare9705
    @alifoodare9705 Před 5 lety

    Biyatooni jaamiciya iyo badaw xafiis joogo.

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 Před 4 lety

    Aqon niman lahen baakugudhiraday hubkad kudagalanten kalanka ilaah uhorey keenya wad kuaqrisan sacudiga wad kuaqrisan balse itobiyo w aa lewel duwaya micnaha waa garan wayay ilaa cabdi maxamed cumar iyo madaxweyne xasan sheq iyo rais barlaman jawari katagan afrika hadey isgumeysatay waxa leskugumeystay itoobiya

  • @daahirmacalin1111
    @daahirmacalin1111 Před 6 lety +1

    Kkkkk inaba caadi mahan lashiin muluq

  • @abdulkadiribraahim2049

    badmacaatay

  • @sadaqabdulahiahmed2321

    ala mxaa somali uu badaw xafiis ujogaa badam cidan fahmeen waa Caqli lawe ama dhimir

  • @adamroble7106
    @adamroble7106 Před 5 lety

    Magaciisa o sedexan maxa la yirahdaa ninka?

    • @AhmedAhmed-ez6nz
      @AhmedAhmed-ez6nz Před 5 lety

      Sxb waxaa ladhahaa abwaan xuseen xasan yalaxow (laashin muluq)

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 Před 3 lety

    Ninkanu ma nolyahay waiga yabiyay

  • @cabdicadarcadarcadar3940

    lashin muluq

  • @dahirali6019
    @dahirali6019 Před 2 lety

    .

  • @rahmoibrahimhussein9177

    Alahuakabarrabiyowkuxqfid warunriis

    • @faadumocabdulahi3536
      @faadumocabdulahi3536 Před rokem

      Allah kunaxaristo Ader janatul fardowso Allah kugu bishareyo 😭🤲😭😭