"Budhcad dhuleed Huwan ah ayaa na boobaya ee Madaxweyne Naga Soo Gaadh" baaq la diray

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Komentáře • 18

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 Před 17 dny +1

    Beerta ma meeshan banaan baa maxaad ubeeri weydeen 😅😅 wll ilma saqafaalow😅😅😅

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 17 dny +1

    Jawaabta Muse uu bixiyo iyo Cadaladda ayaan idin kasugaya,Ceel Afweyn kulahadasheyn,

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 Před 17 dny

    kkkkkkkk beer ku lahaa maanaa waalan mise cadan ayaa laga heesayaa gawaan ayaan arkee ee beer uma jeedo

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 17 dny

    Waar ileeyn Anagaa yaa bay waar ka taga Maatada maxaa dusha ka saaray illeeyn Waa Cinsuri Dadku aAlloow u gar gaar Aamiiiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 17 dny +1

    Muse isaga koow ka"ah kuwa dadka dhacayo,Waxa uu soo.dhscay hantidi Ibrahim Cigaal waxa uu soo dhacay beer weyn oo duleydka berbera dadka 5 qarni soo lahayeeyn Anigu waxaan idin kudhiri galinayaa dhulka berito xirta hadal waxbo iyo saxafad Muse maqaato.

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 Před 17 dny

    WAAR CALAACAL LOOMABAAHNA EE DHACSADA AMA CABAADKA JOOJIYO MEESHA QARAN MAJIREE ,MUUSE JUUDAAN ADEER WUU LACAGAYSANAYAA WAA FIRXAD.

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Před 17 dny

    Habar yonis calala baadana ,ska celiya qashinka meeye ofuwereen iyo caara

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w Před 17 dny

    Waa cibaaro aduun
    Soomaali dulmi badanaa

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před 17 dny

    Maxa reer xeel afweyn keenay.

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 17 dny

    Adunka waxa kaa jiraa dhul laa yidha dhul beered oo aan laa dhisikarin Wax kasto dhaca

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 Před 17 dny

      ma u jeedaa dhul beereed adaan ku weydiiyee maxaa loo beeri waayey

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před 17 dny

    Asc waar Dadku ma waalan yihiin maxaa dadka Xoolo hood maxaa u maceeyey Xasbun’allaah Ma Mentel Health Miyaa? Maxay dadka hanti doods ugu soo hoos Noqonayaan imaan Alla uurbuuxiya

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring Před 17 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 17 dny

    Dhulka hawlaha guud baa ka masuula

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před 17 dny

    Yusra TV

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před 17 dny

    Huwanta maxay kawadan.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před 17 dny +1

    Yaa soo Amray,poliska in dadka eey dhaca kutageraan,wilashi Buurta kujiray war difaca maatida.