KALAMAAN 17 AUGUST 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • KALAMAAN 17 AUGUST 2024

Komentáře • 32

  • @User7654suy
    @User7654suy Před 24 dny +4

    Alla mahad leh❤

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 25 dny +2

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před 25 dny +2

    Kalamaan waan salama kalamaan

  • @ilyasabdi2580
    @ilyasabdi2580 Před 24 dny

    Alaah mahadleh

  • @nrx8684
    @nrx8684 Před 24 dny

    Puntland qofkii hal maalin alshabsb noqdo ma aaminaan waana iska ilaaliyaan xilna uma dhiibtaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 25 dny +1

    Mahsanidiin kalamaan ❤❤❤❤❤

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Před 24 dny

    ITOOBIYA WAA IN AAN ISKA CELINAA,,,, SOOMAALIYEEY ISTAAGA

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen Před 25 dny +1

    Bari dhow wiil soomli waa lawayi doonaa 😢
    Ina Doowladaa dhimasho iyo xabsi udirtay
    In Alqushash ayaa Dhimasho iyo xabsi udirtay
    Badhna Saxaraha iyo Libiyaa dhimasho iyo xabsi udirtay
    Badhna Qabiil baa liqay
    Walahi Bari dhow wadankan wax difaca ayaa la waayi doonaa
    War doowladaay Dadka manka laga xaday ee la qabto yaan ladilin Ee wax barasho ha la siiyo memorigana ha laga badalo waa wiil soomalieede ormo iyo Xabashibaa dad inoo beeranaysee Inoo daaya Raga

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 Před 24 dny +1

    WAA BEEN CANSHUURTA WARKA LAGA SHEEGAAYO........

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před 24 dny

    Intaad 10 dhakinyaro ah dilayzaan mazaad cadawga ugu jeedin weydeen

  • @nuromohamed3204
    @nuromohamed3204 Před 24 dny +1

    Nus dolarku bishii maaha ee waa maalintii

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o Před 25 dny +1

    Baarlamaanku mooshinkoodu intuu ka shaqeeyaa?

  • @abdirahmanmagan7050
    @abdirahmanmagan7050 Před 25 dny

    Keepgoing Team Kalamaan😂💓😂

  • @nrx8684
    @nrx8684 Před 24 dny

    Inta alshabab ku dileen Koofurta Somaliya isaaq aa laga rabaa

  • @ilyasabdi2580
    @ilyasabdi2580 Před 24 dny

    Asc dhamaan waxaan salaamayaa Kalamaan fikirkayga gaaban hadaan kajawaabo abwaanadii iyo udayaashii weeye somaliduna waxay kusoodijireen kaadka aycalaamada kadhigteen kamaan kaasina waacalaamada keedka marka ugudanbaysa kalakaca waxay noqonaysaa meel lagukalataygay idoo hada aan lawada joogin hadana mar ay samadu furantahay baalaga yaabaa inaad lakulantaan kadaaya waacodsi

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Před 25 dny +1

    WAA GAROON KAAMBEYN LAGU GELAYO

  • @user-pe4ig2tv5b
    @user-pe4ig2tv5b Před 24 dny

    😂😂😂😂😂 garoonka gal mudug iga hadan mamul goboleeda ha dhacan

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 25 dny

    Mw xasan sheekh 200 dil ku xukuman xabsiga dhaxe u jiife yuu la sugaa xeerka xalane looga dhaqmo cadaalad ma.aha

  • @OsmanAbdilahi
    @OsmanAbdilahi Před 24 dny

    Asc kalamaan

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Miisaniyada soomaliya oo dhan waxaa laga raba 20 km ee muqadisho' Wasiirku haduu soomalinimo rabe haka soo qaado Sonaliland.

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli Před 24 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAden-xq4zz
    @HassanAden-xq4zz Před 25 dny

    😂😂😂ok

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Před 25 dny

    Waa beentood joojiya xayeysiiska kuwa baadha dadka buka

  • @siradm
    @siradm Před 25 dny

    Soomaaliya nazareth miyuu moodaa? Faataale !

  • @AhmedAadan-j6q
    @AhmedAadan-j6q Před 22 dny

    😂😂😂😂

  • @mohamedibrahimisack5996

    Kudayo buntlad hanolaato

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 Před 25 dny

    Asc kalamaan ...... kow kow kow 1

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s Před 25 dny

    Wc