JEEKEY OO MANN LAFAHA KA GALAY | Barnaamijka Heesaha Hindiga (2019)
Vložit
- čas přidán 13. 09. 2024
- JEEKEY OO MANN LAFAHA KA GALAY | Barnaamijka Heesaha Hindiga (2019)
#mann #hindi #jeekey
✅ Subscribe inta nooga dheh www.youtube.co...
✅ Cajalkaan Asxaabtaada la Sharegareey:
• JEEKEY OO MANN LAFAHA ...
✅ Daawo next -
JEEKEY SAANA MAKUU DAMBEYSAY MASKIIN !!
• JEEKEY SAANA MAKUU DAM...
✅ Recommended Playlist - Heeso Hindi Reaction
• Hees Hindi Reactions
✅ For business inquiries nagala soo xiriir at sheekoyar@gmail.com
✅ NOQO SAAXIBKEEN:
Instagram - @SheekoYar
Facebook - @SheekoYar
Waad ku mahadsantihiin daawashadiina! Ha naga ilowin inaa no dhahdo subscribe, like, share iyo comment in aad ka bixiso.
© Copyright Sheeko Yar Official
All Rights Reserved.
All the songs used in the video belong to their respective owners and I or this channel does not claim any right over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for “fair use” for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education and research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing
igulla saliya nabigeena scw
Scw
Scw
Scw
MACALIN JEKEY HALA TAGEERO WAA NIN CULUS ASXAABTA SO DHAWAADA
Yackoo Media Show maax maax waanku taageeraa
Waa fake ciwaan kaan. Dadka magacoda fasax la'aan lama isticmaalo bro iska daa qofka magacisa!
Waa dhab kani wllka maaha kii fake ahaa
yackoo tangs masha alha ugl ugl ban kurajenaa
War wlhi kan maaha yackoo ee Wa fake yalagu sirmin Wll yal
Waaa First One Comments Like iisara Sxpyaal inta Macalin Jekey Jecel
Waan kuu saaray walaal adigane subscribe iisar
Waw me The first one ee firsada ayaan ahay marka like ha leygu sharfo mcln jekey Waxan leyahay hor uscod wanag san wan kugu fanaa haddan nahay fans kaaga . .....
Shkhnuur iisaar waan kuu saaray
masha allah akwani nagulaso biira ilah haydin xafido
Inta jeky tagerta like iisaara
Macalin jekey waa kumadsan the cod sigii heestii heestii filmka Mann keep going 🌹
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somliya haisraacdo
Jekkeey wlahi qofka uga horeyo commentiga kaso bixiyo ani waye!!
Jeekey xageed ka so ururisaa duqooshinadan 😂😁
Inantii ayaan rabnaa aaway
Kahoo naa piyaaari hai no so turjum jekeyw ❤🙏💯
macalin jeekey hees kujirta andaaz akshey Kumar iyo priyanka chopra (Allah kartee difaani kasiisee)
Aamiin daacad wan ku saray isar
Jekey keep going brother wanku tayaraaa
MashAllah Tabaarakallah" Macalin JEEKEEY Ka Badan Ayaa U Qalantaaa ALLAH KU Barakeeyo Cadowgaaga Uma Jabtid
M.a macalin jeekey sida no tixgalisay.thanks.keep going 💯💯♥️💪💪👏
Masha Allah macalin jeekey sxb hore usoco waxaa tahay taageero badan leh jeekey guul
Masha Allah maclin jekay inta ila tagerto like
Ustaad jekey
Jeekey macalin horay usoco
Maclin jekeey plz adigoo mahadsan hestaan iso turjum Akshey kumar iyo Katarina Kaif Humko Deewana Kar Gaye plz 😢😢🙏🏽
macalin jeekey waan ku salaamay
Macalin jekey maad iska deyseena turjumida filmanta wayo ragii channel wada sameystene
Thanks macalinka noloshow
Waaaw masha allaha
Macalin jeekey heesaha tamilka ma turjuntaaa
Jekey wanaka helay thnks
Kp going dear
mcln jekey kutager sanahay noso badi bro keep going
Jeekey thanks
Oke sxb keekay
Horta waxaan la yaabay subscribe iisaar adoon dhihin qofka haduu arko waxyabaha aad soo bandhigto hadey jecleysto asaba saranayo marka ha isdhibina fadlan
Jekey dhiiqo
Macalimuu❤❤❤
Macalin keyga qaliga ah wan kusalamay ♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰😘😘
Jeekey
Mcln
Heesta
Kal ho ma ho
Heesta soo turjun
🙏🙏🙏
Macalin jekey . Dhadkan hesta balwan
Filinkan wafilin subar ah jacelku wajira jekeywajira wankahela trjumantada
Filimada aan ka daalin waa Titanic iyo Mann ❤❤❤❤ 2:56
man hees tiisarabaa macalin
Gep goin Macaliin Jeekey
Mzha allh macalin jekey nolw
Wax u egtahy nin xarso hayo kkkkkk
Bbbbbb 😎😎😎Halo Yeeelo Woxo Rabo
Tum pe Marti hai heestaa Soo turjun hadii aaad aragto comment ogeyga macalin waa hees maacaane
Jeekey aapna toh milna hoga miya mise aap toh milna hoga
Dadba iyako videowga dawan cmenti so bixiyo😂😉😆
Macalin jeekeey waankusalaamay bacdusalaam een wxn aad udhageestaa heesta calanka hindida ee khalad maaku jiraa dhanka?
Jeeky sxb wxaa noso galisa filimanti ad jilijirteen
Waaw
Macalin jekey heesta codkeeda didaalka kadaa fadlan
Macalin jeekey heesta maharaja kasoo hadal
Jekey keep going
macalin jeekey yaa ku horeeya sharuh khan iyo amiir khan kee ah aabaha jacaylka?
Bro codsi Nooso turjum heestan filimkii jaanwar ( baasi bulaadi ge )
wiilkaaa liil baliil cwa showkiisa ma adaadin miyaaah
Chaha hai tujko waa hesta ugu romantic saan
Jaceylka waa kalsooni
Coool
Asslamu Alaykum adi raali ah heesta raja hindustan heesta safarka baldaste aamir khan iyo karishman kapoor adi oo raali ah waa mahadsinad thy markale
Wajigiisa maka taqanaq nin quraan tafsiirinaayo yaahuu
hhhhh wajikada makata qana xaar xariif oo xafadaha warekayo
Macalin jeekey thcx lkn baba jey nosoo fadhiisi
Jekey waxa sofasirtaa filmka andaaz hesta ay labada atarisho kujiran ee allah pyaar karega
Jakey mohhbtein doda plz
Fimkan waa kan iga qiiraysiiyo 3ayaan daawaday mana ka xiiso dhicin
Dadka comment bixiyo mesha masexdan mrkn sodhakhsado waigaso horeyan le
Kuwa dhahaaya jacayl ma jiro ayaga jacayl ma lagu dhalin miyaa ne jeekey
Hesta codka maxaa uga soo dheeshaa cadi kusoo daay hesta
Subscribe subscribe subscribe dhac dhac dhac dhac dhac dhac subscribe subscribe subscribe 👩👩👩👩👩👩👩👩👩👩👨👨👨👨👨👨👨
😂😁😂😂😂😂😂
Heesta filmka nasiib nooso turjan
Keep going macalin jeekey
Fadlan subscribe haley saaro asxaabta
Inta taageersan jeekey fadaln subscribe saara halkan taabo
asxaabta waan idiin baryaa alle dartiis chenelkeyga subscriber iisaara
Ok
Haye adn isar sxb
Macaani 2 kaape hanugu oon
Jeyl naceeb ayaa ka dambeyo aniga ligu ciyaaray
Mclin jekey su aal dumarka maxey rag u qiyaann vs sirtoodi maxaa loo ogaan waayey sabab
Mhdsanid
Ustaad waxaan ka dalbanena akelay ham akele tum heesti Raja kurane
Macalin jekey abaha jecelka wa srk
Abti maha wa Amir Khan xata labada filin Amir wuu diiday kalno hoo iyo mohabtina srk aya kuso shac baxay
Heeta mein Sultan soo fasir
Muna Sharaf subscribe isaar Abayo
ustaad jekey heesta dublicat laba sharahkhan mere mehbubi mere sanab shugria mehri bani karam heestaz noso fasir plz
Kugu raacsanahay reymaz
@@faisalmohamedjamal3627
haa hees waa dhageata ina ogaado rba wxey ka hdleyso wllka 🖒😍
I love you j.k.y really can you help me ??????????????????
Thank you
Sxby thanks maxe itarta
Mcln jekey xeesta xigta filmka andaaz kadhig
Walal Subscribe isaar aan kuu saaro
Iisaar
Baaton ko teri heesta macnaheda please
Mecnaheeda waa Hadaladaadii
War kan beentisa badan
Inta Filinkaan Fiirsatey
Subscribe I Saar
Wll Ifka Hibo Ku Noolow☝️💓💗❤💓💞❣💟💝💗
Mcln jekey papa cashir luqada hindiga ma bilowdid
Masha Allah sxb sare subscribe II saara soomaaliyeey mahadsanidiin
Subscribe isar aniga idin saraaa qoral isoo reb
Unzay subscribe iisaar wll
Jeekey heesta oo armaan malik iyo palak oo eeh hua hai aaj pehli bar maa noso fasirtiti
macalin jeekey subscribe
Shere halgu caawiyo iyo Subscribe
mclin jeekey main ho na heestaas
SUBSCRIBE isaar wanku sara ceb miyaa
0hj0
Jeekey Abaha Jacaylku Waa Sharukhan Markaa Haku Khaldamin Ma Aha Aabaha jacaylka qudha Ee Waa King of Bollywood Srk
Subhana allah hes hindi ayaaas tafsiiriyo what a waste of time. Bax tafsir Quran baro. Life is too short .
Fadlan waxaanika codsanaa in youtube chenal keyka subscriber iisaarti
Fadlan waxaan nika codsanaa inaad youtube chenal keyka subscriber iisaartiin waacodsi
Jeekey amir khan io Riish kapoor hadii Aad 1aad io 2aad kala siisay S R K kalintee galay Sharukh khan jwb Jeekey😎😎
Beenlow