NADIIRA NAYRUUS NOLOSHU WAA QORAAL SOCDA LIVE SHOW CIIDA HARGEYSA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • SHOWGA CIIDA HARGEYSA CROWN HOTEL

Komentáře • 670

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 Před 5 lety +447

    Khadra meday iyad radinye inta sidayda khadra radinaysa farta soo tagaa

  • @zakiboy1991
    @zakiboy1991 Před 5 lety +255

    Noloshu waa qoraal socdoo,
    Qisooyinku waa baddaas,
    Allaha qaniyaa rog-roga
    qadartuna waa halkeeda,
    Qofbaa farxad haysto oo
    Wuxuu qabaa aan waqtiga galin
    Isagaa qaatoo helee
    Ha qoonsan wixii cakiran,
    Nafyahey murugada qabtaa
    Hadduu wacad kaa qaldamay
    Hamoodin qiyaamahee
    Inuu kugu qadar dhacee,
    Qalbigu ha u qaato cashar
    Qandhada caashaqa illoow,
    Nolosha qaxar iyo wanaag
    Ayaa loo qeebiyoo
    Qafkaagi oo ku jecel
    ayuu qadar kaa fogeeyaa
    Mid qura weeyaan qalbigu
    Hal qof baana u qadlma
    Hadduu calafkuu qaldamay
    Allaha qaadiraa qoray
    Nafyahey murugada qabtaa
    Hadduu wacad kaa qaldamay
    Hamoodin qiyaamahee
    inuu kugu qadar dhacee
    Qalbigu ha u qaato cashar
    Qandhada caashaqa illoow
    LIKE ku qabta

    • @muqdishomediaanetwwork
      @muqdishomediaanetwwork Před 5 lety

      Zakariye Cabdille . Wxy ilatahay in ayadane lafuray hadiisa lafuray ma waxaay nagu xumeeyneeysaa in aay takto hargeeysa maxaa ka qaldan naagaha fureen maa dad dhan oo soomaaliyeed loo xumeeynaa

    • @nadifoaxmed5260
      @nadifoaxmed5260 Před 5 lety

      Zakariye Cabdille

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 Před 5 lety +237

    heesti ugu horeysey oo nadira nayruus daganasho iyo cod mcn ku qadey hdad ila qabto like ta 😂😂

    • @abdiwaxidshekhcumar9763
      @abdiwaxidshekhcumar9763 Před 4 lety

      Markan arko nadiiro wan xasusan jiray waali lkn tan my my cod macan naxariis iga dheh

    • @sayidcumar4631
      @sayidcumar4631 Před 4 lety

      @@abdiwaxidshekhcumar9763 of

    • @kingkhadar9180
      @kingkhadar9180 Před 3 lety

      De hargeisa aye joogta cadi iska dheg aye ku yidhahdeen 😂😂😂

  • @mukhoomar5901
    @mukhoomar5901 Před 5 lety +685

    Inta ramadanti heesaha ka raystay😂 gacta taga🙌

  • @munomohamed5142
    @munomohamed5142 Před 5 lety +35

    Waa gabar Qalbi fiican Nadiira
    Viva Reer Muqdisho ❤❤❤

    • @Hooda36
      @Hooda36 Před 5 lety +2

      Muno nadiira maaha reer Mogadishu waa reer hargeysa somaliland 👈😏

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t Před 5 lety +1

      @@Hooda36 lagoma dhihin waa rer Mogadishu 👀ash Mahan miyaa

    • @buocayyacoub4496
      @buocayyacoub4496 Před 4 lety

      asc

    • @munomohamed5142
      @munomohamed5142 Před 4 lety

      Hoodo Mahadsanid wll wangartay
      Midankale reer mugdisho Ashmahan leh na Ma adee kufuleen wasaqad yahee 👊

    • @zamzammohamed2769
      @zamzammohamed2769 Před 2 lety

      J

  • @siidomarwaasuge6677
    @siidomarwaasuge6677 Před 5 lety +163

    Noloshu waa qoraal socdoo qisooyinku waa badaa alaha qaniyaa rog rogo ax yaa hees 😭😭sideydo kale hadey ku taabatay like isaar ciid Mubarak Somali Mohamed 🎉❤️

    • @mushtaaqahmed1789
      @mushtaaqahmed1789 Před 5 lety

      Wlhi been mahan qofki oo ku jecel ayuu qadar kaa fogeeya qadarka un baan iskaga qancay

    • @essiahassan2584
      @essiahassan2584 Před 5 lety

      Ax ax ax qofki jacel dhab ah ku dhacday
      Baa Heestan walaahi dareymaya 😢😢😢

    • @daacadmohamed3420
      @daacadmohamed3420 Před 5 lety

      Runtii cood ayay haysaa nadiira nayrus 🙌

    • @mohamedpushup7609
      @mohamedpushup7609 Před 5 lety

      siid omar waasuge ☝️

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před 5 lety +59

    Boqoradda Masraxa - Hargeysa iyo Xamarba iyadaa iska leh !

    • @ioe6468
      @ioe6468 Před 5 lety +1

      no no

    • @aisha665
      @aisha665 Před 5 lety +3

      WA RUNTAA LAAKIIN RERKAAN ISAAQLAND LA BAXAY WA DAD LIITA,O INTAA FAAN IYO CAAY KU JIRO,RER MUQDISHO AYEY TARTAN AAN LO OGEEN KULA JIRAAN,YAABA KA WARQABO WEY XIIQEEN,CIYAAL XAMAR WEY IDINKU QOSLAYAAN HADEEY BATAAN.

    • @xayiramedia8952
      @xayiramedia8952 Před 5 lety

      ABDI ASKARI TUBE xarami tahay wlhy naftada dhib ha usoo jiidin nacasow

    • @cabdiraxmaanshiiqdoon5969
    • @faaisaosman5433
      @faaisaosman5433 Před 3 lety

      @Hadayzan Yar ma

  • @malyoon1497
    @malyoon1497 Před 5 lety +80

    Nadiiro cod ayey leedahy ruuntii codkeeda waa 100% keep going👍

  • @hodanali7994
    @hodanali7994 Před 5 lety +233

    Inta ramadantii heeso dhagaysan ee manta ugu horayso like igu qabta

  • @maryamamohamed2576
    @maryamamohamed2576 Před 5 lety +15

    nadiiro walhi rajay igalisay anoo uqaba qayaamihii inuu igu dhacay nadiiro noolow😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedolad7283
    @mohamedolad7283 Před 5 lety +8

    Nadiira nayruus fananad codkeeda ku jgta fanka heesta waa iga gadan tahay💸💯keep going sister 👏👏👏🎶✌🏻✅kahadashay

  • @ilkacazeyoutuber805
    @ilkacazeyoutuber805 Před 5 lety +22

    Wow nadiira hargeisi fananad cod macan ayay ka dhigtay / marki hore midho looma dhiibi jirin ✊ hargeia hoyga fanka

  • @sahraibrahim8371
    @sahraibrahim8371 Před 5 lety +7

    Haduu calaf kuu qaldamay allha qadiraa qoray✍🙏🙏 😭😭😭😭😭

  • @noloshacusubsodhawee1338
    @noloshacusubsodhawee1338 Před 5 lety +22

    Labiskii wad la keenty walal hargeisa qofka yimada uunba ku nolada ninka ka maqan waa danihisa😍my home

  • @sumayoladanabdulahi6265
    @sumayoladanabdulahi6265 Před 5 lety +25

    hestan qadra silimo inee qaada kufiicned inti aragte *like* ta hasaarto

  • @maska1977
    @maska1977 Před 5 lety +134

    Thankz my fans one luv

    • @mariaomar2821
      @mariaomar2821 Před 5 lety +1

      NADIIRA NAYRUUS OFFICIAL abayo waa ku tageraa runti horey cusoco cadowgaga cagta hosted 😘😍

    • @somplaystudio
      @somplaystudio Před 5 lety +2

      walaalo waad uqalantaa amaanta kuna soo dhawoow hayga fanka somalida

    • @omarabdullahi4093
      @omarabdullahi4093 Před 5 lety

      Wad uqalaanta amaanta

    • @kadramdirie8024
      @kadramdirie8024 Před 5 lety

      NADIIRA NAYRUUS OFFICIAL wooow u are beautiful and talented mashallah

    • @Ardo270
      @Ardo270 Před 5 lety

      We love too 💕

  • @ayaamahalyricstm8137
    @ayaamahalyricstm8137 Před 5 lety +86

    Nafyahay muruga Qabtaa😢
    Haduu wacad kaa Qaldamay😭
    Ha moodin Qiyaamihii😢
    Inuu kugu Qadar dhecee😭
    Qalbigu ha u qaato cashar 😢
    Qandhada caashaqa ilaw 😭

    • @neimamakeuparts5701
      @neimamakeuparts5701 Před 5 lety +1

      Qofbaa farxad haysta oo wuxuu qabo aan wakhatiga galin isagaa qaata oo hele ha qoonsan wixii cakiran😓

  • @mostafeawilmohamed7680
    @mostafeawilmohamed7680 Před 5 lety +6

    Qofkaagi oo ku jecel ayuu qadar kaa fogeeya xaqiiq waa qaaty heestaan intii ila mida like saara

  • @E_Y_A13
    @E_Y_A13 Před 5 lety +5

    Nadiira Nayruus heestan Ku Haystaa Listing now 1:00pm
    13/6/2019 Nice song

  • @libanqalayeofficial3411
    @libanqalayeofficial3411 Před 5 lety +12

    Heestu waa macaab lkn nadiira dheesha ka dhaaf oo jiliin sameyn balaayo isu kaa luxdee luxid ay kaga dhagtay mar an rabno is ruxow wa marka hesaha jugta qadaysayo lkn heestaan jacel dhuuxa ah ay ka hadlaysaa imbay

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 Před 5 lety +18

    Nadira nerus ayado cod macANed be hadana tagtaY hoygi fanka hore usoco😍

  • @meekmill1569
    @meekmill1569 Před 5 lety +6

    Hoyga fanka wlh hargeysa inta kale waa been from puntland 🤟

  • @hassanmohamedosman1167
    @hassanmohamedosman1167 Před 5 lety +5

    Rer hargisa wlhi gob hadii nadiiro sidas magaalga ugu shideen👏👏👏

  • @cabdullahicabdi5380
    @cabdullahicabdi5380 Před 5 lety +3

    Intiii ila aragta heesta in ey ku socoto hodan Cabdiraxmaan
    Mursalna iska iloow caashaq toos loo dhahaayo like ta haila dhaafina

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 Před 5 lety +90

    nadiira Cod bay lasoo Baxday abwaan la'aan Unba haysay Ku galgalo magaldada Nadiira😍😍

    • @zakariyesheikh5176
      @zakariyesheikh5176 Před 5 lety

      Hhhhhhh nadiiro cot wey laheet

    • @raxiilali6665
      @raxiilali6665 Před 5 lety +6

      Nanita Guure Nadiiro nayruush wa ay ku soo caan baxdey magaalada reer magaalka somalia Ee muqdisho taasaad ilowsan tahay

    • @nanitaguure9379
      @nanitaguure9379 Před 5 lety

      @@raxiilali6665 Hno Haaa lkn meeshay codkeeda Iyo magceda kor ugu kacaya wa hargeisa xamar mxy ku qadi jirtay xalxalulato Iyo wxN la aqon hlkana hees abwan leyahy o saxdia ayey qadaysaa

    • @hamdiahmed3909
      @hamdiahmed3909 Před 5 lety +1

      awalba wy lahayd ma hargeysa markey tagtay ayey cod la soo baxday

    • @zakariyesheikh5176
      @zakariyesheikh5176 Před 5 lety +1

      Nanita guure ben aya shegosaa ilaahada

  • @muhanadyare9372
    @muhanadyare9372 Před 5 lety +8

    Naagtan qatar waaaye yurub geenyo iyo hodan c .raxmaan marka laga so tago qofka 3xaad ee iitahay Nadiira Neyruus

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 Před 5 lety +46

    Noloshu waa qoraal Socdoo✍️
    Qisooyinku waa badaa😢
    Allaha qaniyaa rog roga😭
    Qadartuna waa halkeed axyaa hees😭🙏 *Eid Mubaarik Somali Mohamed🇸🇴❤️

    • @shadiashukri4335
      @shadiashukri4335 Před 5 lety +2

      Waa runtaa waxa walba waa dacan Aduunkan waa yaaba heesntan waa igu socota wlhy waxa badan baa daremaya Aduunka waa malin murugo iyo malin farxad aniga cawa waa 18 bishi 6.2019 dacadu waa 00:34 waxa daremaya murugu jeclhy ilahy waxa ka baryaya inu iga qado aamiin

    • @hamseabdilahi3538
      @hamseabdilahi3538 Před 3 lety

      Amiin wll ma jirtaa runtii wanan daremi karaa lkn qof hadaa si dhaba u jeclaato balse hadii uu si dhaba ku jeclhy marnaba kamuu tageen hadii uu ka tagay oo wakhtiga badalayna wuu ku soo labanaa isaga oo ku jecel in ka badan inta aad jeceshy in ka badan ....

    • @farhiaquen5402
      @farhiaquen5402 Před rokem

      Hada ma ka dhamadey jacaylki😂😂😔

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 Před 5 lety +46

    Inta aragtay inay Hargeisa ku miyirsatay oy wixii iska daysay like😂

  • @hassankosar4131
    @hassankosar4131 Před 5 lety +23

    Heestan maxeey ilatahay ineey katra katurjumeysa. Great song give katra hope.💪

  • @nihaamouse9035
    @nihaamouse9035 Před 5 lety +2

    Nafyahy murugada qabta
    haduu wacd ka qaldamy
    hamoodin qayamihii inu kugu qadar dhacay
    qalhigu cashar how qato
    qandhada cashqa ilow 😢hdey sideyda sigara ku tahty like

  • @aadaaniraul5761
    @aadaaniraul5761 Před 5 lety +3

    Waa hees aad u xikmad badan waa midas mida fanka somali horumar uga gaadhney hadan nahey somaliland waa ku faana inaan ka so jeedo dad murti iyo xadariyad lagu gaadhin bk legend ❤❤❤

  • @ayandiamond4734
    @ayandiamond4734 Před 5 lety +9

    Waaw saan u sugayey heestn waa iga dhex baxdayba inta ila midka 👍👍

  • @munadhool9224
    @munadhool9224 Před 5 lety +1

    Mursal haduu inadertii u janjeersaday nadiira nowriishne inderteed ayaay garab is taagtay. Viv nadiira ku tuf ayadane awalba wad adkeede dhexda xidho dheh🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😙😙😙

  • @Warsanhupo
    @Warsanhupo Před 5 lety +1

    Waaaaaaw nadiira naruuse waa first aan dhagysto hees aay qado abwaanti saland wye soo saaran fanainta keep going

    • @burhaanlaxqashe5852
      @burhaanlaxqashe5852 Před 5 lety

      Aloow yaa isku fura muqdisho hargaysa yaa haway saara magacisa na dhaho goladan hawaay

    • @Warsanhupo
      @Warsanhupo Před 5 lety

      @@burhaanlaxqashe5852 ma jirto wax LA isku daaryaaa

  • @nasiibbadanhassan2513
    @nasiibbadanhassan2513 Před 5 lety +11

    😓😓noloshu waa qoraal socodo😴😴qisoyimku waa badaa😢allaha qaniya rogroga

  • @hooyomacaan6929
    @hooyomacaan6929 Před 5 lety +2

    Waa run qof ku jecel ayuu qadar ka fogeeya anigay i haysata
    See alaha qadira qoray waan rajaynaya inay iso noqoto noloshadi acanayd insha aalh

  • @mohamadhaji2190
    @mohamadhaji2190 Před 5 lety +29

    Nayuruus Waala Habeeyay Kusoo Dhawooow Magaaladada Hargeisa Iyo Somaliland #BintuGarxejis❤️

    • @aisha665
      @aisha665 Před 5 lety

      YAAB BADANAA,WAR GABDHAAN NEYRUUS WA GABOOYE,MA DHIBAAN KASII AH,XAMDI KALGACAL KAMA MAQAL MIYAA,ISKU DHA DHAJISKA ISKA DHAAAFA ISAAQ IYO MAJEERTENBA WAXAN KU NACAY DAD LA ISKU DHAJIYO UNA DHALAN KUWIINA HA IDIN DEEQO,MAR CARAB AYEY ISLA SHEEGTAN MARKAASEY CABAAYADO IYO QAMIISO SIDA CARABTI USO XERTAAN,XISHOODA DADKA MAGACA LEH O DHAN INAA SHEEGATAAN AYAA JECESHIHIINE ISKUMA KALSONIDIIN.

    • @mohamadhaji2190
      @mohamadhaji2190 Před 5 lety

      ubah Waa Naag Isaaqa Garxejisa Sheegatooy ha sheegan dadka

    • @nuuriyenuuriye895
      @nuuriyenuuriye895 Před 5 lety +1

      Mohamad Haji kkkkkkkk sxp waa Gabooye Gabadhan Reer Puntland bay ahan jirty lkn Asalkedu waa Gabooye.

  • @ahmedyazin179
    @ahmedyazin179 Před 5 lety +89

    Wlhi ramadan waa pil karaamayzan hal hees xataa ma zhidin allow shaydaan naga ilaali

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 Před rokem +1

    Waan hupaa inad dip ugu so labatay heestan miraha macaan plz likta ha ila dhaafin❤😂

  • @istarahmed9326
    @istarahmed9326 Před 5 lety +35

    Nafyahey murugada qabtoy hduu wacad ka qaldamay hamoodin qiyamahe inuu kugu qadar dhacee qalbiga ha uqaato cashar 😭😭😭 ereyo sameen leh

  • @hamdaluckyofficial6874
    @hamdaluckyofficial6874 Před 5 lety +6

    Mans ha alaaaah 😍 wan hayaa nadriida nayrus

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 Před 5 lety +7

    I really love this song💅💅💅

  • @Walaashaweyn12
    @Walaashaweyn12 Před 5 lety +21

    Nafyahay murugada qabtaa hadii wacadka qaldamay ha moodin qiyaamihi inu kugu qadar dhacee qalbigu haw qaato cashar qandhada caashaqa ilow😥

  • @oldtownroad1226
    @oldtownroad1226 Před 5 lety +19

    Welcome to somaliland nadiira nayruush i hope you will come the great city in somaliland burco
    Nadiira we wait you ok

  • @rahminaah1645
    @rahminaah1645 Před 5 lety +5

    Wooow Eesh calaa erayo iyo cod macaan nadiiro nayruus nolow

  • @Miryam_MohammadMohammad_Ahmed

    أكثر الفنانه بحبها نديرا نيروس انا بعشقك ❤

  • @mustapheumar8308
    @mustapheumar8308 Před 5 lety +7

    IntaaN nadiira dhagyzanayay hreztaN ayaan u arkaa tii ugu mcquul iyo miizan waynayd
    Keep going

  • @sihaamsiman9983
    @sihaamsiman9983 Před 5 lety +4

    Nadiiro naag tolkeed dhex joogta hore u socda rer somaliland jarkeena by from puntland guul iyo gobonimo meel walbo Somalia joogta illahay berka burcad ha isu mariyo walle somali oo mideesan ninkii arkaa nasiib leh allow dadkegow mida itus 😭🤲 Aamiin ❤🙏

    • @queenofgabiley4658
      @queenofgabiley4658 Před 5 lety

      Somali oo mida inan arko waxan ka jeclahay ma jirto😥

    • @halyaygadhashasomalilandsn4153
      @halyaygadhashasomalilandsn4153 Před 5 lety

      Hadiii somalia joogto niiko ayay ciyaari lahayd inta aad xaqirada ku jirtan bug san maysan 1 in aan idinka gob sanahay 14 maxabis ah ayaanu aragteen halka idinku 3 naga haysateen baco kusoo gurten
      2 in xaga fanka idinka horayno waa aragtaa nadiira nayruus na dalkeedii ayay jogtaa casimada hargaysa ee somaliland

    • @abwaanato6792
      @abwaanato6792 Před 5 lety

      Aamiiin Yaa Allah

  • @inaxarago2975
    @inaxarago2975 Před 2 lety +3

    Heestaan waxaa dhagysanayaa 2021/10/17

  • @tawasalchannel4823
    @tawasalchannel4823 Před 5 lety +1

    Waligay intan arkayay wa hesti ay nadiiro kabaxsatay wlh hada unban ku oran kara waxa tahay fananad somaliyeed wixi hore waxad aheyd ciyaal macno maleh horay usoco abayo

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm Před 5 lety +8

    Wooooooow it's really nice song.

  • @yummyhammy7547
    @yummyhammy7547 Před 4 lety +6

    This sounds like the bk’s songs 👍👍👍

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 Před 5 lety +45

    Nadira heesaheda tii igu macqulsanayd tollow abwanke u sameyay🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 Před 3 lety +4

    Heestan wlh xasuusta aan ku haysto baa ah 2019 gabdh aan la sheekaysan jirey baan isku dhacnay wana kala cadhoonay saa waxay iiso dirty qaybta ah qofkaagi oo ku jecel ayuu qadar kaa fogeeya calosha i hurty waana wacay isla markiba wlh

    • @zahraashhajji6252
      @zahraashhajji6252 Před rokem

      wlh wa gabr qalpi wngsn hdii ad hesato hda wxn ku dhihi lahaa ilaaasho plze🙏🙏

  • @laftageelabadha5748
    @laftageelabadha5748 Před 5 lety +33

    Gabdhaha kale waxbay kaga duwantahay
    Qurux aad ah malaha lkn quruxkale oo aad ufaro badan ayey leetahay

  • @prlloveu3202
    @prlloveu3202 Před 5 lety +35

    War liketa isaara
    Hadii kale waa oynaaaya😂😂😂

  • @ladendagen7409
    @ladendagen7409 Před 5 lety +1

    Heesta wow 😮 baan ka iri dhacay allaha qaadire qorey ee ha quusan waxii dhacayba horey uga soco

  • @lakishow143
    @lakishow143 Před 5 lety +2

    mancha allah nadiira nayruus wd nuuraysaa

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 Před 5 lety +39

    nadiiro meeshaanba iska joog kooxdaan aad kusoo baxeysaaye👌👌👌👌

  • @khadraali4057
    @khadraali4057 Před 2 lety +1

    Run qadrta rabi ciyaar maahan Allah ayaa muslim naga dhigay Axl

  • @almaahmed7417
    @almaahmed7417 Před 5 lety +25

    Abwandi hesaha xuma kuso diyrin jiray way ka reestay wale xagan lagma yaqaano niiko iyo naaso ruxid✌

    • @queenofqueens7928
      @queenofqueens7928 Před 5 lety +4

      Abyo mcnto abwan wa abwan sharafey wa ceb qof walalka okala ina wax ka shegto qali somaliland iyo somaliya abwanada somaliyed odhan midna ma xuma tankale naso ruxowga nadiro wa hupigeda e haka dhigin in muqdishu e kajirto 👍

    • @princessahlaam3669
      @princessahlaam3669 Před 5 lety +2

      lander girl naaa cdi iska dhg mqdsho gbdho fnaano wy jgn wax naas luxyo mna ku jra ee Nadiira waaa iyda hoppigeed😡😡😡

    • @almaahmed7417
      @almaahmed7417 Před 5 lety

      @@princessahlaam3669 hhhh yad waxa ka dhadhicnysaa De na calamko dhnba idn wda oge iska amu

    • @amiirfahad1804
      @amiirfahad1804 Před 5 lety +4

      kkkkkkkkkkkkkkk abwanku ma nadahaga ruxbu ku odhan jiray
      ninba melbay xilmadisu tagan tahay
      waxanan aminsanahay inanay waxba ka hakran
      all in all xamarbay kuso canbaxday libinta walalka lagama xasdiyo from Hargeysa

    • @princessahlaam3669
      @princessahlaam3669 Před 5 lety

      lander girl eedo cudr baa ku haya mis dhhday

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 Před 5 lety +6

    Nadiira wallahi this song is real true 👍abaayo macaan keep up it 💕 Manshallah

  • @issanm2493
    @issanm2493 Před 5 lety +10

    Nadiira nayrus hawiye aan uqabay, ileen waa isaaq😂😂

  • @samiirwadani7707
    @samiirwadani7707 Před 5 lety +3

    Yaa salaam ciida 2019 ❤️👈

  • @taliyebaas2302
    @taliyebaas2302 Před 3 lety

    Heestaan qisa dhab ah o igu dhacday laga matalay an is dhahaa mararka qaar 2021

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 Před 5 lety +20

    From muqdisha BK wa fananka kali an ka tageero somalida mel walbe adunka ka dagan nolsha kuma xumeyso Mxamed siciid bk

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 Před 5 lety

      hafsah cadeey markad faqash maajo kaa xoorowdan oo abdirahman shakuur madexweyne kaa nooqdo Ayaan idin imaneyna
      Oo idin heseyna 😂😂😂😂🤗🤗🤗🤗👉🏽👉🏽🥰🥰🥰

    • @suadrach1088
      @suadrach1088 Před 5 lety

      Umalkhyre Mohamed
      😂😂😂😂😂😂😂😂😂 SoomaaHa 👉😂😂😂

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 Před 5 lety

      @@umalkhyremohamed5308 shakuurkas adunkaba asaga unecbahy walalo

  • @hoodoshow1301
    @hoodoshow1301 Před 5 lety +11

    Heestan Anayba Igu Socota Hal Xaraf oon I qusaynin Majiro 😭😭😭😭 Aniga Aya wacadka Ka Baxay Qofkan Jecla si fudud baan isku waynay Calafka idhaafshay 😭

  • @djkimovich
    @djkimovich Před 5 lety +1

    Nafyahay murugada 😔 qabtaa haduu wacadkaa qaldamay hamoodin qiyaamihii inuu kugu qadar dhacee qalbigu ♥ ha'uqaato cashar qandhada caashaqa 😍 iloow ✋ ✋

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 5 lety +10

    Rer HrGYsa wleeh waa dad nool Inantii nadiira ahayd magaladay Ku dareen ilpax nimada ilhaypa hadiyad noo siyay shawgu inpa caadi mha hadabu bk joogo wuu ifayaah❣️❣️🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹✔️💉💯👑🎂❣️

    • @anr4578
      @anr4578 Před 5 lety +1

      badra Mohamed walee duruuc bay uxireen

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 5 lety +1

      @@anr4578 😂😂saw ma argtid wlloh Inantii way umaydheen

    • @anr4578
      @anr4578 Před 5 lety +2

      badra Mohamed kkkkk funny awal qubays la aan baahaysay maad leedahy ee khadra aaway naagtas uun baan usoo galay mesha

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet Před 5 lety +1

      @@anr4578 😂 😂 😂 Anigupa kula mid ahay khadra masayrkii sexiyay malaa xalay iyadan mesha uso galee😁😁

    • @fatimaahmed7788
      @fatimaahmed7788 Před 5 lety

      Dirac jaale ah beyba u xireene xagee ilbaxnimada taala, teeda kale nadiira musik qabow kuma so baxaysa Hargeisa heseheda wa top lakin musigay ka dhinteen musigoda dhan wa hal nooc oo qabow

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 Před 5 lety +1

    Nadiira waa fanaanad aad ucod macaan maashaa allah lakiin waxaan cayaarta ineey dajeso slow Action

  • @abdirisakchanel7846
    @abdirisakchanel7846 Před 5 lety +4

    Msha alh Hargeisa ku Nureysa naag Tolkeed dheX jogta

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 Před 5 lety +23

    inta hestani ka hadaleyso farta taag

  • @HAFZA142
    @HAFZA142 Před 2 lety +2

    Nafyahy murugada qabtaaa😰😩
    Haddu wacad kaa qaldamay😪😰
    Ha moodin qiyaamihe😭
    Inuu qadar kugu dhace🥺
    Qalbigu ha u qaato cashir🥵
    Qandhada caashaqa iloow💔🥺
    👉😭🥺💔
    Noloshu qaxar iyo wanaag ayaa loo qebiyo😭😭😭😭😭😭😰😰
    Qofkaagiyow ku jcl ayuu qadar kaa fogeeyaa😭💔
    Mid qur weeye qalbigu hal qofba anaa u qalma ☝🥺
    Haddu calafku qaldamay allh qaadira quray😰💔

  • @hamdimohmed2840
    @hamdimohmed2840 Před 5 lety +4

    Nadiir neyruus Eeshcalaa cood 😍

  • @ubaxmohamed6310
    @ubaxmohamed6310 Před 5 lety +16

    Heeskan khadra sinimo ayay ku socotaa hadaad ila aragtay...👆

    • @saciidmohamed8407
      @saciidmohamed8407 Před 5 lety +2

      Heesta iyadaa la heed nadiira ha loo dhiibo ayey tiri khadra waaa gob meel dheer wax ka aragta

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 Před 5 lety +6

    Hees aad leedahay waligay maan daawan lkn fbgan ku arki jiray adoo si aan lasheegi karin isleh lkn maanta madax baad tahay sidegan baad uheesaysa waligaa sidaa ahaw niikadii ilow huuno

  • @wadajirmedia171
    @wadajirmedia171 Před 5 lety +25

    Eid Mubarak Asxaabta love isaara inta ciiday

  • @gabadhawanagajacel2494
    @gabadhawanagajacel2494 Před 5 lety +3

    Heestan waxaba umoda ine aniga iga hadleso nafyahey murugada qabta hadu wa cad ka qaldamy ha modin qiyamihii ino kugu qadar dhacy😭😭

  • @haniabdi2025
    @haniabdi2025 Před 5 lety +4

    Gabadhii mashraxadhan BK ka midab madoobayeey hore u soco

  • @shooladyare9765
    @shooladyare9765 Před 5 lety

    Hargiesa hoyga fanka iyo dhaqan wanaaga inay tahay shaki kuma jiro waata inanti nadiira miyirsatay markay timi hargeisa

  • @itsalwayscloseenought1217

    Nadiira Nayruus I love youuuuuuuuuuuuu miyaan dhahaaa ❤️❤️❤️❤️

  • @farhiyaaadan1274
    @farhiyaaadan1274 Před 5 lety +6

    Nadira cod wey haysa lkn labiska kamaqan hargyza kuso baxaysa is lahaa lkn wli somthing is wrong😞

  • @azmaryareazmaryare8845
    @azmaryareazmaryare8845 Před 3 lety +1

    Mid qudha weyan qalbigu hal qof baana u qalma nadira nayrus gacan ayaan ku tagey paayo

  • @nasteexoahmedyuusuf5481

    Nafyahay murugada qabta😰
    haduu wacad qaldamay 💔
    ha moodin qiyaamihii 🧏‍♀️
    inuu kugu qadar dhacay 🥲
    Qalbigu ha u qaato cashar 📝
    Qabdhada caashaqa ilow🙇‍♀️
    16 mach 2021🤕

  • @stahilwarfa5549
    @stahilwarfa5549 Před 5 lety

    Waa markii ugu horeyay aan arko gabdho madaxa qamaar KU xirtay oo hargisa joogo ok show imaday masha r

  • @haydar378
    @haydar378 Před 5 lety +13

    Nadiira codbaa ku duugan ileen intaan xage sare ku mashquulsanaa ayuu codka Nadiira sibiq igu dhaafi jiray

    • @nasraladan5080
      @nasraladan5080 Před 5 lety

      kkkkkk walhi waa cod asala inantu anna ciyaarteedii waalida ahayd ayaan necbaa oo maan eegi jirinba

    • @quendumar7968
      @quendumar7968 Před 5 lety

      nadiiri waa naag cod macaan

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 Před 5 lety +4

    nadiira yas

  • @nuuraibraahim2031
    @nuuraibraahim2031 Před 2 lety +2

    Hees waxana la dhaha wllhi laguma xusho jacayl iyo calaala ee waxa loo qaata ereyo mcn🤩🤩

  • @HappyCherryPie-lx9dy
    @HappyCherryPie-lx9dy Před 4 měsíci

    Who's watching 8 may 2024?😢

  • @dhaqandhawr353
    @dhaqandhawr353 Před 5 lety

    Walee fanku hargeisa ayuu yaal wataa markii ba hees macan loo dhiibay nadiira nayruus

  • @ZuldaanSiciid-g3s
    @ZuldaanSiciid-g3s Před měsícem

    Best songs

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 Před 5 lety +4

    Hablihii Boqortooyadii Somaliland Mansha alla
    Waala idinku ogyahay ilnaxnimada
    Ilaahay Meel aan somaliland ahayn Xaaskayga mustaqbalka iigama keeno

  • @farhiyohassan6271
    @farhiyohassan6271 Před 5 lety

    Best hees nadiiro daganaansha ha baa ku qurux badan tahay please codkaagii baa soobaxay isdaji. 💕 love

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 Před 5 lety +1

    HESTAN IYO NADIIRA NAYRUUS WAXA KA DHAXEEYA INTA KUDABA JIRTA LIKE 🤗🤗🤗

  • @umuibrahim8641
    @umuibrahim8641 Před 5 lety +11

    Hodan ilka badan ayeey ku socotaa heestaa

    • @aliabdidhegaweyne8346
      @aliabdidhegaweyne8346 Před 5 lety

      umu Ibrahim Hhhhhhhhhhh khadro saliimo weji tanag ayey ku socota iyad oyiinted laga joogi wayay

  • @rahmaali1772
    @rahmaali1772 Před 5 lety +3

    Inta Dareemeysa in Nadiira laga soo dhisey dhankasta labiska iyo heesahaba 🧡💢 Hrgeysa Hoygii fanka

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 Před 5 lety

      Haa wlhi heeso murti leh & labis Qurux badan waa laga dhisay hrgyza ilbaxnimo ugu imow

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 Před 5 lety +3

    Hodon cabiraxmaan ♥️mursal♥️♥️🌹🌹🌹🌹👋👋👋👋👋🌹

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 5 lety +8

    Nadiira cod dahabi 👍👏❤👏

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 Před 5 lety +62

    Nadiiro iyo abwaanada waqooyi
    E is helay wax walba kafilo

    • @alsafood4244
      @alsafood4244 Před 5 lety +2

      shaaac studio beenta maha 😂

    • @luulhajji6614
      @luulhajji6614 Před 5 lety +7

      Walee niydaa kadhy reer waqooy wanjclhy erydood iyo lxnkooda aniga reer xamaraahy laakiin reewqooy heesahoodee igubxdaa

    • @aishaabdikarim1348
      @aishaabdikarim1348 Před 5 lety +1

      Wax nocma marka

    • @b_z_b.7
      @b_z_b.7 Před 5 lety

      @@aishaabdikarim1348 wax walbo o wanaag ah xumaan majirto

    • @mohazhoodbwoy1010
      @mohazhoodbwoy1010 Před 5 lety +1

      Hestaan iyo Somaliland ay uqaaday xaajigeda leh

  • @abshirnuux9661
    @abshirnuux9661 Před 3 lety +4

    😭❤jacaal