AMIIRO IYO AYAANIITA YAA LAGAA XOOG BADININ GACANTAADA DHULKA KA ILAALI QOSOLKA ADUUNKA🤣🤣..?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 1K

  • @boqorada886
    @boqorada886 Před 10 měsíci +152

    Ani amiira watay weyna guuleysatay team amiira isn't easy🔥❤💪🏻 teda kle amiira wey saxan tahay ciyaartaan cayil iyo caato kuma xerna waxay ku xeran tahay xeelad amiirana xeeladaas ayey heesaa say masha allah❤😫

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 Před 10 měsíci +98

    Always Amira waa wadanaa geesiyadeena 🥰❤️🔥

  • @user-jc5lh6oj5u
    @user-jc5lh6oj5u Před 10 měsíci +100

    Amiira markay badisay waan farxay sida in la ii soo sheegay wax qaali ah qabqab is not easy😂😊

  • @user-eg3sy4eo5m
    @user-eg3sy4eo5m Před 10 měsíci +104

    Hadal afkaga kasoo baxay waxaa ugu wanagsan saliga nabiga scw❤😢

  • @faisomohamed-t6y
    @faisomohamed-t6y Před 10 měsíci +68

    Amiira isn,t easy ❤😂see daremoysin team muufo😂❤❤❤

  • @safaali1579
    @safaali1579 Před 10 měsíci +21

    5:52 😢xabiibti haniyad jabin anagaa kuwdano oo kabadan hadaanunahay daawdayaasha amiira 👏hamblyo waan kuusii hamblyeenaa

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 10 měsíci +154

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵🏻

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Před 10 měsíci +189

    😂 amiira waa kalsoodii oo qof ayadoo loo codeen bey guuleysatey guuleyso mrkastah amiira intaa isku kalsoontahey waad ka gudbeeh wax walbah ❤💯✌✌

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Před 10 měsíci +9

      koko iyo AIMK Amira ayay u codaynayaan.baan islahaa iga taga dheh 😅 lkn beentaa maaha waa kalsooni dii oo Qofa Fosiya aya inoo hadhay insha Allah walalheed baa laga daba gayn doonaa Ayadana 😂

    • @nastehasharif
      @nastehasharif Před 10 měsíci +2

      Haa wllhi qalbi furan wye ❤❤

    • @Miskiyeyyyy
      @Miskiyeyyyy Před 10 měsíci

      Haa wllhi amiira waa kalsonidii oo qofa😂❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 Před 10 měsíci +84

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤❤❤❤

  • @shakiira673
    @shakiira673 Před 10 měsíci +80

    Amiiro qurux waa qofta idiinku adag oo idinku kartida badan wxn arky gamekii isfiirinta 😂😂

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Před 10 měsíci +111

    😂amiira is not easy wax lafaaniyo faaido ineysan laheyn meesha ku ogaadah waa adinkii lahaa muufo ka xaaxaabiya hee team amiira marnaba no hoos

  • @rahmaeise3617
    @rahmaeise3617 Před 10 měsíci +78

    Amiira isn't easy ❤👸🏼

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Před 10 měsíci +22

    *ASAD* walala + sxb jira Xalay & caawaba *👑Amiira* Garabkeeda maadan baneyn ayado oo dadka dhan kaso horjeesteen ayaa garab istaagtay Liibax waan ku wadanaa Reer Commentland 👏👏👏🥰

  • @Moha12557
    @Moha12557 Před 10 měsíci +36

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

  • @AzmaladanElmi
    @AzmaladanElmi Před 10 měsíci +34

    Mashallah Amiira waa daacad iyadaana guuleysaty halka naagta la watey ee is ruxasa laga badiyey😂😂

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 Před 10 měsíci +15

    Team Amira marnaba no hos Kuligoda Amira ka soo hor jedeen marka laga rebo Asad lkn hadii runta lashegayo Amira si cadalad ah ayee udheleeysay Ayaniita Waba jifaneysay
    Amira qurux waa kuwadanaa guleyso sister🥰🥰🥰❤️❤️❤️💪🏾💪🏾💪🏾✊🏾✊🏾✊🏾

  • @MaryamaXaaji-mf7yt
    @MaryamaXaaji-mf7yt Před 10 měsíci +22

    Amiira is not easy gabadha ugu qalbiga fican team27👸

  • @abadansheikh
    @abadansheikh Před 10 měsíci +23

    Wlhi amiro iyo Asad waa daad isfahmey kaftan koda ba iska jelchy ❤❤❤

  • @FDQ_EDITZ5
    @FDQ_EDITZ5 Před 10 měsíci +44

    Kusali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (صل الله عليه وسلم )🕋🙏👆❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 Před 10 měsíci +37

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @user-vh9ms7lv9q
    @user-vh9ms7lv9q Před 10 měsíci +79

    Team Qab Qab isn't not easy always we love you Amiira qurux ❤🎉

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 Před 10 měsíci +16

    cayaarta laysmaka cayaaro waa loo fiirsada sda hada amiiro kale waa xariifad qaapka ay udheeleyso wllhi masha allah
    gapdhha kale way iska cayaarooyin lee maahe uma fiirsanayan
    markast guulayso apyo amiira ❤❤❤❤😊

  • @iweydisababta7437
    @iweydisababta7437 Před 10 měsíci +34

    Amiira Qurux is not easy MashaAllah

  • @saranoor7322
    @saranoor7322 Před 10 měsíci +17

    Amiira maasha alah aniga waan ku taageersanahay 3 qof ayaa ayaaniita taageertay laakiin asad xajiyo kaa badan anaga oo badan ayaan ku taageersaneeyn ❤

  • @NimcoAbdi-q9b
    @NimcoAbdi-q9b Před 10 měsíci +47

    Amiira isn't easy ❤😂

  • @nuurmaxamed-rm8sm
    @nuurmaxamed-rm8sm Před 10 měsíci +7

    war nio caydo amiiro dacad ayay u dhelesa lakin dadka kale dacad mahin aniga ahantey inta igu racsan waa igu tageri kara lakin waa sidan aniga uu arko aamiiro waa dacad1😇

  • @xamdamohamedmuse7831
    @xamdamohamedmuse7831 Před 10 měsíci +20

    Ciyaarta waxaa sifiican u ciyaarayse amiira qurux waxaa larabaa in lasaaro miiska xalay koko waxay saartay barkinta sidoo kale ayaaniita 😊😊 please xeer hala ilaaliyo❤❤❤

  • @safaali1579
    @safaali1579 Před 10 měsíci +7

    Reer comnti hadaanunahy amiiraan wadanaa ama caaya ama dhaliila koley qof isku kalsoon caayna wax kamatarto dhaliilna sidokle amiira abyo guuleeso walhi aniga xalyna waan kuwatay caawana sidookle umadaan gacanta masha Allah iiidhaha dheh 😅wey kawda xunyihiinee inta gacantaada wax kasheegeysa amiira guusha waadhanka haniyad jabin in sha allaah cidaarabtaan keena dheh

  • @aliyare228
    @aliyare228 Před 10 měsíci +56

    Amiiro is not easy❤❤😂😂

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 Před 10 měsíci +11

    Team Amiira ❤ is not easy 😂 Qabqab 4ever👸💗

  • @FatimanasraAhmed
    @FatimanasraAhmed Před 10 měsíci +18

    Vedio gaba amiira darteed u fiirsanaya sidaas ku ogaada in amira koobka qaadayso❤

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 Před 10 měsíci +38

    Team Amiira isn't easy 😂😂

  • @saamiyadhamees3213
    @saamiyadhamees3213 Před 10 měsíci +29

    Amiira is not easy 😂❤👏👏👏👏👏👏

  • @user-od1cm3ly9p
    @user-od1cm3ly9p Před 10 měsíci +11

    Amiiro ayanita ina ka weyn thy wa lga yaba lkn koko kama weyno koko 10 sano ka hor jamacad loso diray ayado school so dhameysay schoolkana inta lagu dhameyn karo wa ognhy 18_19 isku dar marka 19+10=29 sane jirta koko ma yaro😂😂😂😭

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 Před 10 měsíci +2

      Wllhi been taa maha mayara inee kawen thy moye😂

    • @user-od1cm3ly9p
      @user-od1cm3ly9p Před 10 měsíci

      ​@@axlaamcumar5905somahan gabadha niyad jabinayan kuwan wa xasidiin lkn amiiro dacad nimadede ku Mel mareesa always I love amiiro😢❤

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM Před 6 měsíci

      Dadka wxy umaleeyaan qofka Mr hduu canugu dhalo inuu weenyahy hdusan dhalina yaryahy yap😂

  • @mccofficial133
    @mccofficial133 Před 10 měsíci +23

    Ayadoo ceeyda arkowsa see lagu badin karaa😂
    Team qab qab isn't easy 😅

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 Před 10 měsíci +30

    Amiiira qabo qab is not easy waan ku wataaa🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😂😂😂

  • @Queenqueen-z3e
    @Queenqueen-z3e Před 10 měsíci +7

    Amiiro abayo taladeyda qaado ninkan ceyde ladhahay in lagu cayuumu raba ee kadiid gemkan dambe hasamenin m.a kuma quuran tan walashisu lajiraa faku kucadena qu,aan iska saar shartoda ayaga hadee dhicisyo noqdee adi meku cayumayan

    • @maryanmahamuud9681
      @maryanmahamuud9681 Před 10 měsíci +1

      Dadka dher dhan gcntoda sas wa anigbo sa ii cayan dadka wa gcmo dherahay wlhi amiro marka arkay ogday ina isku gcn nahay ani gcntas leyehe m.a faro dhadher io qrux wa 😂😂

    • @Queenqueen-z3e
      @Queenqueen-z3e Před 10 měsíci

      Haa lkn waa inee m.a dhahaa ayada wexushmene ayaga n.h sase ula dhaqmayan

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci Před 10 měsíci +7

    Ku sali nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Před 10 měsíci +20

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @bahsanwadani2753
    @bahsanwadani2753 Před 10 měsíci +18

    Amira never give up ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 10 měsíci +15

    marwalbo Amiira ayan wataa Ani Thanks Queen mana ceebaynin hanbalyo Amira Qurux ❤❤❤

  • @omarqorrow2191
    @omarqorrow2191 Před 10 měsíci +2

    Always supporting amira qurux coz she Is innocent Always

  • @safaali1579
    @safaali1579 Před 10 měsíci +7

    Ayaaniita faanka iyo isqaad qaadka waalagujabaaa caawa seen kuyeelny hee hadaanunhy reer tym amiira 😂suber suberaa lagaabad badshy markaasaad is cajabisay 😅

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx Před 10 měsíci +9

    Amiira team 27 haday inta bdn ku wadan 😢
    Anka ku wadna quruxeey wad😊 badinysa mrksta insha allah ❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před 10 měsíci +35

    Big legend always king ceyda and asad hajio and amira qurux and ayanito and koko and iamk another's levels isn't easy hands ♥️💯💯⚽️❤❤😍😅

  • @shakiira673
    @shakiira673 Před 10 měsíci +27

    Amiiro qurux boqol jeer 😂😂❤❤❤

  • @RamlaAbdiwaliali
    @RamlaAbdiwaliali Před 10 měsíci +25

    Amiiiira qurux is not easy😂❤❤

  • @maidaaidurus45
    @maidaaidurus45 Před 10 měsíci +51

    Qab qab isn't easy ❤️‍🔥😂😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Před 10 měsíci +11

    Amiira anagaa wadano team amiira 4ever❤🫶

  • @Mustafe-ui7zo
    @Mustafe-ui7zo Před 10 měsíci +6

    Amiira qurux masha allh ayaanitaa qaraarka nagadaa wah ayaniita istusaysanaa wah 🤫

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Před 10 měsíci +11

    Kalsoonid oo qofa xoogi oo qofa amira qurux masha allah ❤❤❤
    Naag nool💪💪💪💪

  • @naleeyAbdi
    @naleeyAbdi Před 10 měsíci +18

    Amiira qurux ❤ war gabadha masha Allah dhaha bisinkee😮

  • @riyaq_Osman
    @riyaq_Osman Před 10 měsíci +14

    🎉 *Amiiradeena* 👏👏👏👑 Guul io Guul daro adaan ku wadanaa reer comment land ❤❤❤

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 Před 10 měsíci +13

    Amiira qurux wllhi is not easy ❤🎉

  • @masbal9180
    @masbal9180 Před 10 měsíci +5

    wlhi amiiro dar Alle ayan u jeclahayAkke Haku xafido adi io asim ba markasta guulayso❤

    • @user-od1cm3ly9p
      @user-od1cm3ly9p Před 10 měsíci +1

      Ani xita wllhi dar alla ujeclhy wa gabadh daacado qalbi wngsan+qurux I love her so much😢❤

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 Před 10 měsíci +5

    Amiira isn't easy 😩🫶jah ima cebeen amiira waan ku wataa mcnei😩😂

  • @bintujamal7193
    @bintujamal7193 Před 10 měsíci +8

    Hadanhy team amiira wax kasta no keena wxanhy shub😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Před 10 měsíci +35

    hadaan team Amira Qurux nahay hal qof baan codsanaynaa in naloo balamiyo waana Fowsia hadaan ka badino bas waaye No qof 4aad markaa Hadiyada sii diyaari Ceyda 😂

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 Před 10 měsíci +11

    Amira always❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @nishabea424
    @nishabea424 Před 10 měsíci +5

    Team Amira an ahy wlhi amira isn't easy ❤❤😂😂war Aamina uken

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 10 měsíci +24

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @SheikhAbdikadir-vi2bd
    @SheikhAbdikadir-vi2bd Před 10 měsíci +6

    King 👑 ceyda manshaalah and Amira qurux 😂😂❤❤🎉

  • @safiyocabdalla
    @safiyocabdalla Před 10 měsíci +10

    Hacunina ee m.a dhaha gabadha wllayaal❤❤

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 Před 10 měsíci +11

    Amiira game kaan marna yaan laga badinin ada ku wata❤

  • @HANAD___17
    @HANAD___17 Před 10 měsíci +11

    Legend of Legend wakuwataa amira isn't easy

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 Před 10 měsíci +6

    Amiira it's not easy Kar io kardaraba amiira wadana ❤😂 lkn ayaanita wey seexaneysy si saxan uma ciyaarin Gacnta amiira qurux waligaa haka shakin😂😂❤

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog... Před 10 měsíci +7

    5:54 😢💔
    Sidee u faraxday😢❤ io sidu xiliga saxda u imady asad😢😊🥰 6:05

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Před 10 měsíci +2

    Aniga Amira lajiraa, teeda kalena qofkii horey uciyaarey sooma laaban karo, sidoo kalena ciyaarta halagu soo daro, in qofkii laga badiyo si xaraga leh u hambalyeeyo qofka kale. Amira qurux keep going abaayo. Masha allah!.

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q Před 10 měsíci +3

    Koko ken bode nafta noku qade teem amiira cabsi cabsi 🔥💪

  • @jamila-rh7yo
    @jamila-rh7yo Před 10 měsíci +1

    Amira waa reyse waax Tambe maokolno...dee that's engh she is de winner ..Amira fans xada naxay googkale mayeleno....wilasha bilawa ciyaarta cml team 27...

  • @Munasar17
    @Munasar17 Před 10 měsíci +7

    Amiiro qurux wa kalsoni ledahy runtii Keep going sister ❤❤❤king ceyda sxb keep going sxb qaali ❤❤❤❤

  • @safaali1579
    @safaali1579 Před 10 měsíci +10

    12:15 waxaa caawa wada ciyaary kalsoonidiiyoo qofa❤amiira
    Iyo faankiiyoo qofa ayaaniita qaraarka jooji 2yeer baa hawda lagugu cunee 😂😂

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Před 10 měsíci +8

    team Amir isn't easy ❤❤❤

  • @ibrahimabdi4476
    @ibrahimabdi4476 Před 10 měsíci +22

    Keep going my brother 💪❣️ love you 💞

  • @user-dx2fx1ge8t
    @user-dx2fx1ge8t Před 10 měsíci +10

    Amiira aawata❤

  • @najmaabdulkadir6957
    @najmaabdulkadir6957 Před 10 měsíci +8

    Team amiira qurux Mar naba noo hoos😂😂😂😂

  • @xasanaxmedkhayre9019
    @xasanaxmedkhayre9019 Před 10 měsíci +7

    amiira markasta waa wata markasta guula kurajeyna ❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 Před 10 měsíci +6

    Always amiira wanu wadana qofka baxay yan la so Celinin taladayda qof cusub u ken

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Před 10 měsíci +5

    Amira gul

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 Před 10 měsíci +17

    Amiira isn't easy❤

  • @user-bz2fp3qf5p
    @user-bz2fp3qf5p Před 10 měsíci +3

    Ayaniita wee ciilan thy naag yar maka taqanaa waa naga weyn thy ani iyo koko ku lahaa uff wawa iska dhaxnacay dhocishan 😏🤨

  • @Shadiyanazir
    @Shadiyanazir Před 10 měsíci +6

    Waxaa wataa amiiro 🎉❤from burao

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 Před 10 měsíci +6

    Omg gabdha m.a nodhah na adba ka fero weyn gacmhada bilash layaryihin kcmo kus wxid😊😂😂

    • @user-od1cm3ly9p
      @user-od1cm3ly9p Před 10 měsíci +1

      Ma aragtay horta wa iga weyn thy io afara lo joogin bey gashay balaayada feeraha weyn😭😂

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 Před 10 měsíci

      ​@@user-od1cm3ly9p ha wlhi ciil igu dishe istustus le taqana iskuma jedo inte lafcdhy blyo weyann bdn😂😂😂

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali Před 10 měsíci +3

    M.a❤ nooga fuqa gabadha amiiro ilahay xoogeeda ha usiyaadiyo🥰😘😍😍😍

  • @wardarose9769
    @wardarose9769 Před 10 měsíci +15

    Maasha Allh Amiira is not easy🎉❤

  • @cawalaemaxamed646
    @cawalaemaxamed646 Před 10 měsíci +6

    Ani San iyo San waxan wata amiira qurux ❤❤❤

  • @zahraomar9359
    @zahraomar9359 Před 10 měsíci +7

    Amira yess😂😂

  • @PhatuoshaHagio
    @PhatuoshaHagio Před 10 měsíci +5

    Amiira have anaa kuwato❤❤❤

  • @HoodoMaxamuud-iq3cf
    @HoodoMaxamuud-iq3cf Před 10 měsíci +6

    team amiira is not easy

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h Před 10 měsíci +5

    Mss qabqab Always i am with you Amira ❤qurux

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen Před 10 měsíci +11

    Amira qurux is not easy😂❤️

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 Před 10 měsíci +6

    Amiira aan watay jah san ufarxay Lee markee gulesatay ma i ceben amiira is not easy😂😂

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi Před 10 měsíci +28

    AMIIRADENA ISN'T EASY ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Owliyamohammed
    @Owliyamohammed Před 10 měsíci +1

    east and west amiira qurux is the best❤❤❤❤

  • @senabaxmed8105
    @senabaxmed8105 Před 10 měsíci +3

    Aniga cyda kanalkiisa mafiirsado hadaysan gujirin inanta laga hinaaso amiira

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 Před 10 měsíci +1

    Rer comment Amiro wadanaa weyna reysee m.a gawadeni anaka kulajirna mar walbi❤🎉😢

  • @FosiyaRaheye
    @FosiyaRaheye Před 10 měsíci +5

    Fawziya dimple ha loo balamiyo amira😂

  • @SelmaDek-nf7ql
    @SelmaDek-nf7ql Před 10 měsíci +1

    Kalsoonida amiira ay ufadhido aaba kahelay qoftaan kale marba dhinac ucararee qaraarka jooji gabadhana mashallah noo dheh

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Před 10 měsíci +8

    Amira qurux is not easy ❤❤❤

  • @neyruuscadey4198
    @neyruuscadey4198 Před 10 měsíci +1

    Amiiro kalsonidada ayey ku heshay guusha ku jeclhy quruxey hadey Isla jiran anaga kula jirno ❤❤❤❤