Barnaamijka Weydiimo Xalqada 4-Aad | Astaan HD 2021

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2021

Komentáře • 335

  • @hodanhassan8173
    @hodanhassan8173 Před 3 lety +82

    saan anigu ku guulaystay camal ayaan wlhy yes dhehay guulayso

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 Před 3 lety +18

    Mash allah cilmiga markii la barto mar buu saas kuu anfacaya hambalyo wll aqoontaada ilahay ha ku siyaadiyo guul wacan

  • @duulmedia3736
    @duulmedia3736 Před 3 lety +20

    Astaan tv waan idin bogaadinaya dadaalka aad umadda somaliyeed u wadaan

  • @dramaqueen3780
    @dramaqueen3780 Před 3 lety +16

    Maansha allaah maxamed waa uu dadalay tolow lacagta muu wax iga soo garsinaya waanba la walwaleee

  • @halimabille2861
    @halimabille2861 Před 3 lety +2

    Waan u hambalyanahay willka cawa qofkii ugu horeyo mesha ugu sareysa kudhawadey waan u bogey baramijkan anaba aqon ka kororsadey

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 Před 3 lety +2

    Wariyahan wariye fcn maahan wlh wiilka marku sheegay kooxda ugu badan ku guulesatay champions league shaki ayuu geliyey wlh wiilkana kuma uusan kalsoonanin jawabta uu bixiyiyey

  • @libanabdi8694
    @libanabdi8694 Před 3 lety +16

    Wlh wuu iga xanaaji kii uu wacday New York ayaa umaleynaa kulaha hambalyo lwx🙏🙏🙏🙏

    • @halashalas8844
      @halashalas8844 Před 3 lety

      Xaasid muu ahaa 😀😀😀😀

    • @user-kd3cf3ix2m
      @user-kd3cf3ix2m Před 3 lety

      Maxaad u xanaaqee qofka la wacay isagba inuusan Aqoonin Ayaa laga yaabaaye

    • @libanabdi8694
      @libanabdi8694 Před 3 lety

      @@user-kd3cf3ix2m makasani wuu dhihi karaa moho malano ayuu uhu shegay

  • @noranalka8897
    @noranalka8897 Před 3 lety +9

    wawa asxata aniga wan ladhacay bar namej kan astan tv alah ha no dhafo 😍

  • @nasrosiciid4915
    @nasrosiciid4915 Před 3 lety +31

    Masha Allah wilka cadimahan keep going bro 👌👌

  • @ousmanedeleo428
    @ousmanedeleo428 Před 3 lety

    Astaan ani diyaar ah haday dhab tahay
    Waan hubaa inaan gaaridoono abaalmarinta ugu sarayso

  • @sumayoalisame3535
    @sumayoalisame3535 Před 3 lety +7

    Maasha allaah ma ila aragteen aqoon iyo Degnaan in Aay wiilku Ka muuqato

  • @dagandarajo8327
    @dagandarajo8327 Před 3 lety +16

    Masha Allah Alle haku barakeyo wllkey mcn

    • @zuzuqalbisafiyafamily3831
      @zuzuqalbisafiyafamily3831 Před 3 lety

      Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @abshirloveofficialchannel702

    Qaabkeee usoo codsan karaa ka qeyb galka barnaamijka

  • @ubahiitoismail2671
    @ubahiitoismail2671 Před 3 lety +4

    Maaash allah maash Allah mabrouk boowe alle garadka iyo aqoonta haku barkeeyo wllo

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 Před 3 lety +1

    Reer muqdisho wa dad degan walhi mnshallah

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 Před 3 lety +9

    M.allh hanbalyo hanbalyo wiilka aqoon iyo nasiib buu isku darsady

  • @abdallawacane2126
    @abdallawacane2126 Před 3 lety +9

    Wlaaahi waan dili lahaa lacagtaan su'aalahaan waan wada aqaanaa caku ciil badaaana soomaliya kamaqanahay

    • @somiyaaabdullahimohamed7787
      @somiyaaabdullahimohamed7787 Před 3 lety +1

      Bootada naga dhaaf ee isgeey barnaamija hadii aa rabtid lacagta 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdallawacane2126
      @abdallawacane2126 Před 3 lety

      @@somiyaaabdullahimohamed7787 hhh walaahi boota igama ahan ee hadaa joogj lahaa kaaqeeb gali lahaa lkn nasiib darro majoogi

  • @hassanaddow7350
    @hassanaddow7350 Před 3 lety +18

    Wlhi Sualaha Kuli Waa Jileec Waa Wada Aqaanay Ala Aniga Maxaa U Ahaan Waayay

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Před 3 lety +16

    Waxan layaabey sualaha qofka markii laweydiinayo maxa iga galey kis maa laiga siin rabaa bal maxa wadna xanuunka idilaayo

    • @shukriali264
      @shukriali264 Před 3 lety +2

      Kkkkkk kula mid ban ahay qofka inu ila jogo ayan udhira galiya

    • @ridwaanahmed2395
      @ridwaanahmed2395 Před 3 lety

      😂😂😂😂kis kasugosaa mahla

    • @sumayaahmed6445
      @sumayaahmed6445 Před 3 lety

      Myy wll lkn wllkaa guushiisa kufarxeesa nh aniga xitaa sidaas u walwalaa😃

    • @mushtaaqqurux5311
      @mushtaaqqurux5311 Před 3 lety

      wlhi isku mid baan nahay markuu ka jawaabo yess iska so jara😂

  • @duceysaneofficiall7701
    @duceysaneofficiall7701 Před 3 lety +3

    ASTAAN TV Anigana Isoo qabta Diyaar baan u ahay
    Meel aan idin kala soo xiriiro Ii sheega

  • @dhowrsancaliofficial3299
    @dhowrsancaliofficial3299 Před 3 lety +3

    Maxamad aadan cali hambalyo abowe from al manaar

  • @nasronalka5338
    @nasronalka5338 Před 3 lety +3

    Hamplyo abti horay usoco il cadow allah ka haayo🤴❤

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 Před 3 lety +1

    Mashaa Allah wadadal yaya

  • @idilali9024
    @idilali9024 Před 3 lety +1

    Masha allah mar walbo guul ayan ku rajeyn wllhi video wali maanan dhameysanin lkn guul ayaan urajeyn i.a 🤲🤲🤲 allow ufududeey

  • @zakariyemohmud5222
    @zakariyemohmud5222 Před 3 lety +1

    Wariyaahan wariye aad u xun wlh wan soo mahanay been ma sheegayo anshaxa su'aalo dad weydiinta maahan in qofka la shaki geliyo caalamkana lagama yaqano sidano kale

  • @hibomohamed6089
    @hibomohamed6089 Před 3 lety +1

    Masha alaha Habo Allahs kul barakeyo waa hedshid waxabshada alakuukordhiyo janada alakusiyo

  • @raxmaabduqadir2744
    @raxmaabduqadir2744 Před 3 lety

    masha allh wllky maxmd adan cali bro wxaan kuleyhy hmblyo hmblyo guleso abowe

  • @NaeemaBrink
    @NaeemaBrink Před 3 lety +2

    Manshallah amazing program hore u socda💕💕💕

  • @abdirizakuk6033
    @abdirizakuk6033 Před 3 lety +3

    Keep going Astan

  • @abdikadir82
    @abdikadir82 Před 3 lety

    Ciil badanaa su,aalihii adkaa o dhan ayu kajawabay mid aan isdhahayay aad ayay u fudutahayna waa kudhacay. Lakin masha allah 500 hadu duubtay...

  • @armaanmalik3862
    @armaanmalik3862 Před 3 lety +2

    Walaal gabartaan maskiinta ah ma imaan kartaa iyadoon dhameyn iskuul😢😪😰

  • @bushraisack7250
    @bushraisack7250 Před 3 lety +1

    Masha allh walhi saan ula socdo

  • @Abdiladiif_sanco
    @Abdiladiif_sanco Před 3 lety +1

    Halkee lagala soo xidhiidhayaa

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 3 lety +3

    Hambliyo wiil dagan wayn 🥰

  • @derieabdi5757
    @derieabdi5757 Před 3 lety +1

    Liverpool iyo Real Madrid please suasha marku qofka shego haku cabsi gaaalin mahubta it’s not way we use

  • @somaliboy447
    @somaliboy447 Před 3 lety +45

    Inta nabiga jecel subacribe Isaar 1A

  • @shukrimadowe3835
    @shukrimadowe3835 Před 3 lety +1

    Masha allah hambalyo wlalkey😍🥰

  • @Dasunnah
    @Dasunnah Před 3 lety +22

    Asc Ummadda Somaliyeed, Ramadan karim, channel keega waa channel Diini ah fadlan Subscribe ku kaalmee adigana ajar hel. ilaaheey muraadkaaga ha sahlo..Thanks

  • @sakariyeabdi744
    @sakariyeabdi744 Před 3 lety +7

    Su'aasha ah saacada #big_ban meesha ay ku taalo qofki xita aan garaneyn jwbta si maskaxiyana oo fudud bu uga jawabi kara wayo magacu waa English inta magale mesha ku xusana London ba English lagaga hadlaa.

  • @mohamedhaajiomar9215
    @mohamedhaajiomar9215 Před 3 lety +1

    Wlhi su.aalaha waan wada kasaaye hambalyo aan leyahy wiilka 🙋‍♂️

  • @sucdifunny7807
    @sucdifunny7807 Před 3 lety

    Cabaas cabdi wllhi waa ku wataa

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 Před 3 lety +2

    Mashaa-Allaah,Waqtiga Qaaliga aad Geliseen Barnaamijkan Waad ku Mahad-san tihiin

  • @xasancabdixasan6461
    @xasancabdixasan6461 Před 3 lety

    Masha Allah waarnaamujfiican

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 Před 3 lety +1

    Maasha alaah waaye wiilks

  • @legacy2236
    @legacy2236 Před 3 lety +1

    Come on guys..
    How could u lot in somalia not know one of the most famous architectural towers in Europe. The Big Ben 🕛. Congrats to the guy tho 👍💯

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials Před 3 lety +1

    Mzh allh keep going
    wlhy kula farxy

  • @gaashaanbarrawaniduale7652

    Malaga Roobka u Xilsaaran
    Waa Israafiil
    Suasha wiilka Bixiyay
    E ah waa miiikaa hiil idina
    Aad ku Raacdeen waa khalad

    • @mustaphetotti8871
      @mustaphetotti8871 Před 3 lety

      1. Miikaa’iil calayhi salaam Waa malaga
      loo wakiishay qaybinta roobka iyo ka
      hagintiisa
      2. israafiil calayhi salaam waa makaga loo
      wakiishay suurka lagu babinayo
      aduunkan .

  • @nasiyay3868
    @nasiyay3868 Před 3 lety +1

    Masha allh

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 lety +1

    Masha Allah baraka Allah

  • @cabdiqanimaxamud5328
    @cabdiqanimaxamud5328 Před 3 lety

    Astan tv noolaada oo jira wali giin

  • @mudanerooble7756
    @mudanerooble7756 Před 3 lety +4

    Waxan layabay suaala qaar qof wax bartay hadane ku adkaan wax basiid ah sida malin hore gabaygi xiiin faniin siday gebadh galashe gashanti garan waysay ayado gashanti ah salan gobeed baramishka weeydinimo hormar wanaaagsan bahta astaaan wa dadaleysan halkaas halkas kasi haaaya aad idin dhihi lahay

  • @nastehaahmed4644
    @nastehaahmed4644 Před 3 lety +2

    Mashlh wanku farxay lkn hal talo ayan wataa sualaha udabeyo eeqofka lcgta kuqadanayo kadhiga wax dhaqan ah ama diin lkn wax ween ayad kuxeresan oo calamka ah

  • @daadircaawiye9899
    @daadircaawiye9899 Před 3 lety

    Walal cabaas inaa ka qeyb galo ayaan rabaa ee sidee uga qeyb galaa

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 Před 3 lety +4

    Waxan garanayy inta su,aal ee uu ka jawaabay wiilku lkn waxan ka xumaday inuu Berlin ku sheego Big Ben inay ku taalo Sorry Broooo

  • @halimabille2861
    @halimabille2861 Před 3 lety

    Keep going astan TV

  • @russianbwoy3266
    @russianbwoy3266 Před 3 lety +1

    M.a astaan hormar wacan ni rajeynaya i.a

  • @aliabdulle1099
    @aliabdulle1099 Před 3 lety +1

    7/05/1994

  • @ridwaanomar929
    @ridwaanomar929 Před 3 lety

    Waxan hanoo danbeeyaane aaway Barnaamijkii Qaraaxo, CAAWA idinkama haynee

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL Před 3 lety +1

    Reer Jobkey University 💙✊

  • @viola9366
    @viola9366 Před 3 lety +5

    Astaan cawada waa ahaateen 😂

  • @abdiabdirashid2782
    @abdiabdirashid2782 Před 3 lety

    REER ASTAAN ... RAMADAN MUBARAK... LACAGTA SOMALI SHILING KADHIGA. KALIYA INTEY 100 $ LAGU SARIFO.....ANAGGU MA AMERICAN AYANEY 😁👍🏻

  • @ashomohamud4807
    @ashomohamud4807 Před 3 lety

    Ar maaaashaaaa allah tabarakalah wll guushada wanku farxay

  • @fahmaahmed3062
    @fahmaahmed3062 Před 3 lety +1

    Masha Allah mashaAllah

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Před 3 lety

    Mashalah 😍 w
    Barnaamijakan wll wa barnaamij ad ufiican 💗

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 Před 3 lety

    Daadiyaha barnaamijka asaga ayaa dadka ka waalayo.

  • @xujathkslaki6124
    @xujathkslaki6124 Před 3 lety +1

    Masha alha aqii

  • @khadraqueen6301
    @khadraqueen6301 Před 3 lety +2

    Walaal waan rabaa inaan ka qeebqato barnamijkw

  • @mokhtar1258
    @mokhtar1258 Před 3 lety

    Hambalyo 👏 Saacadaas xitaa filimada waa lagusoo qaataa retro filim ma aha
    Amazon mooyee inta kale way ila fududeed

  • @abdikadirsaid77
    @abdikadirsaid77 Před 3 lety

    Astan tv 📺 ♥ horumar wacan

  • @mohawadani7422
    @mohawadani7422 Před 3 lety +1

    Masha Allah

  • @FalaaxOnline
    @FalaaxOnline Před 3 lety

    Ma sha allh
    Hore u soco wllo qaali

  • @fahanmediapro9963
    @fahanmediapro9963 Před 3 lety +2

    Hargaysa waa in la keenaaa barnaamijkan

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna Před 3 lety

      😂🤞kasmaal idiin joogto meel fadhiya

  • @Memestv1000
    @Memestv1000 Před 3 lety

    Teeda labaad Ma istihraaden adinkiina xitaa su’aalaha weyniigu yaryihiin barnamijkii hore unicef weyku jireen

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 3 lety

    Ascw Ramadan mubaarak Wiilkas ah daadihiyeha Barnaaamijka waa Qalqal galye waaa in aw ogaaado Arintaas Somalida ogaaato Geneva Switzerland aniga ayaaa ku nool kuma taaal New your

  • @mohamedhusein3127
    @mohamedhusein3127 Před 3 lety

    Su’aasha uu tartamuhu kaga jawaabay qiimaha 600, sidii saxa umeydnaan dhigin weeydiinta, taramaha ayaa ku daray erayga ”dhalmada” hadaanu earaygaa ku jirin jawaabta saxda ah waxay noqon lahayd jawaabtiisii u horeeysay ee ”dhaayda”
    Talo:- Hagaajiya qaabka aad su’aasha u dhigeeysaan..!
    Waad mahadsantihiin.

  • @boqoradainamaryaan8367
    @boqoradainamaryaan8367 Před 3 lety +1

    Masha Allah 😍 arwilkan isoradiyo

  • @riamcadeymyfarsti9533
    @riamcadeymyfarsti9533 Před 3 lety

    waa madiina

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 Před 3 lety +1

    Qofka ugu horeya 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🥂👏🏽

  • @lightningside45
    @lightningside45 Před 3 lety +7

    Nio hal 100 dolars bas iisodir😂😂

  • @Memestv1000
    @Memestv1000 Před 3 lety +1

    Taa waa qayaano wuu doortay markaa ayaat fursado ku khasabtay

  • @bashiirismail919
    @bashiirismail919 Před 3 lety

    Saacadda big Ben imka ayaan hoos jooga maa u sheegta ban is idh aan dawanaya baranmujka

  • @sadaamabdullahisaid1804
    @sadaamabdullahisaid1804 Před 3 lety +1

    Waaaaw

  • @xafsomaxamed1805
    @xafsomaxamed1805 Před 3 lety +1

    Hanbalyo walaal

  • @prencesscaishosoodaan7063

    Wariyaha willka koowad suaasha ciyaaraha mhaa ugu kashin galinee uf saan wax ka badal wll qof dhan oo lga yabaa in uu camera ka cabsan marka kadaya laba shakiska

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO Před 3 lety +1

    Astaan🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw Před 3 lety

    Mashallah horumar wacan Astaan tv

  • @MM-pu3sf
    @MM-pu3sf Před 3 lety

    Astaan cimamadiina maheysano 👑🏆

  • @aishamohamed1807
    @aishamohamed1807 Před 3 lety +1

    Masha Allah mohamed Adan waa dadashay ❤️❤️❤️

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 Před 3 lety

    Mashallaha good job aboowe

  • @abdishskuurshakuur8574
    @abdishskuurshakuur8574 Před 3 lety +3

    Su aalha ine jilicsanyihii ya ila arkay

  • @umurayaan5
    @umurayaan5 Před 3 lety +2

    D new york

  • @lightningside45
    @lightningside45 Před 3 lety +4

    Nio suaalaha inlagajawabo mawadoneysid...umdada waswaska kada nio

  • @zackyomar5871
    @zackyomar5871 Před 3 lety +1

    waan rabaa walaal aan ka so qeeb galo

  • @cabdiqahaarcade2489
    @cabdiqahaarcade2489 Před 3 lety +1

    M.a

  • @maxamedhiritik6871
    @maxamedhiritik6871 Před 3 lety

    Masha allah hambaliyo sami

  • @mohamudmoalim516
    @mohamudmoalim516 Před 3 lety

    Wariyaha siduu dadka u shaki galinaayo marmaba sax maahan

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 Před 3 lety

    Mashaallah A maZing.pro garam.

  • @zuldaanshaani4988
    @zuldaanshaani4988 Před 3 lety +9

    Ha ila dhafin subscireb la aan eepo iyo embay

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 Před 3 lety

    Masha Allah Hambalyo 🥰🥰

  • @amalabdirahman4095
    @amalabdirahman4095 Před 3 lety

    Gabar maka so qeeb gali garto miya ladhahy waxan raba ina kaso qeebgalo siden kuhela iso jawaba plz ani waan is huba