SUNDAY MOTIVATION EID PRP “ MAALINKI 2BAAD IYO SIDAN CARURTA U DIYARIYAY
Vložit
- čas přidán 29. 08. 2024
- Wan idin salamay asxabteyda quruxda badan kuso dhawada muqaladeyda ku sabsan nadafada iyo dhiiro galinta wan hubaa inad ka heli doontaan
Hey guys!! Welcome to my Home Makeover Series Marathon!
Dhaman muqalada aad radineysid waxay ku kobanyihin ama aad linkigoda aad ka heleysaa qeybta hoose ee warbixinada muqaladeyda waxan ku rajeynayaa inaad ka heli doontid sida nadafada dhirogalinta xanaanada caruurta cuntada caruurta hagaajinta guryaha habeynta qolalka caruurta habeynta armajoyinka dhat hagajinta jikada dhaida dharka dhaqida dirishadaha iyo albabada dhaqida mashinada wax lagu dhaqo iyo kuwa wax lagu dubo iyo qaarkaloo badan
all the way through without having to search for the next makeover episode! I hope this gives you some ideas for transforming rooms in your own home! You can always use my makeover videos as cleaning motivation, decorating inspiration or just company & hanging out with a friend!! {links for all items in this video are below!!}
Markii aad dhamaysato dawashada muqalkan videogeyga quruxda badan waxan si niyad kaga mahadcelinaya sida quruxda badan aad uga bogatay muqalkeyga wadna mahadsantahay anigo kuleh kama cajisi doontid muqaladeyda inshalah qali ama mom
When you're finished watching, let me know which room was your favorite & why! I'd love to hear! Thanks so much for hanging out with me & be sure to subscribe if you're not already a part of the fam! Have an amazing day {you deserve it!!
#nadaafada guriga#caruurta#dhiirogalin#hagaajis#maanta iyo#habeenki#dhardhaqow#fartuunhapy#arimaheena#team27#sundus ayanle#kokobule#amiiroqurux#asadhagiokingcayda#saamiyoaxmed#cumeerbigfun#happyaxmed#jabra#mogadishu#somalimom#smaliland#somalimusic#
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• THRUSDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• TUESDAY RESET MOTIVATI...
• SATURDAY MOTIVATION VI...
• THRUSDAY CLEANING MOTI...
• RAMADAN PRP” ISKU DIY...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• SOMALI MOM RAMADAN PRE...
• EID PORTRAIT “ Sawirad...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• JUMCAHA RESET MOTIVATI...
• SATURDAY NIGHT RESET “...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• THURSDAY CLENCHING MOT...
• EID PREP'' ISKU DIYAA...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SUNDAY MOTIVATION EID ...
• DAY 1EAD ADHA “ MAALIN...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• JUMAH RESET VIDEO “ IY...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
• SUNDAY MOTIVATION CLEA...
• SATURDAY MOTIVATION CL...
Hadi ad ka hesho muqaladeyda fadlan wixi ad isledahay waydi waxad fariinta iigu reebta qeybta qolada laysugu gudbiyo inshalah kama cajisi doontid muqaladeyda mahadsanid
- {If I won't share it with my sisters & mom, I would never share it with you!} Some links above may be affiliate links. Thank you so much for supporting me & my channel on this journey!! XO
NUMERKA WAKANA 0612890891
Nim3a Masha"Allah Continue ❤❤❤
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉🎉🎉
اللهم صل وسلم وبارك عل نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Abaayo qalabka musda xagee ka heli la qaliye kheyr alle hagu siiyo xogaa alle hagu barakeyo
Mashallh Abaayo keep going 🎉❤
Mashallah tabarakalah ciid mubarak kuluu cam waa antum bii kheir abayo 🎉😊
Ciid wanagsan 😘
Masha allah habo ciid mubarak
Ciid wanagsan 😘
Apayo from china miyaa alaabta maad icawisid maheysto kaarka lagu dalbado allab ubahanhy ma idalbeysa wlashey
Masha alah alah idin barakeeyo dhamantiin
Amen 😘
Masha allh allhuma barik xbbti ciid mubarak ❤❤❤❤
Ciid Mubarak 😘
masha allaah ❤
Asc abaayo aniga u baahan meeqa wye huufarka
Masha Allah xabiibti eid mubaraka xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉
Ciid wanagsan
Masha Allah tabaaraka allah ❤
😘
Ciid wangsan all muslim😊❤
Ciid wanagsan
Abyo ciid mubarak hufarka I bahanhy lmbrkaga iso qor
Haye pinka ku qabana
Abayo 4ta yaryar adi madhalay allaha kuudaaye o hakuubarakeeyo
Amen
Halin carafo oo kaliga yan lagu koobin docada iyo 9beri laso dhafay malinta cida 5malmod ka dambeya kasi daran walaalo ee kuwii ka faidesto alaha naga dhigo ciid wangsan all muslim
👍😘 ciid wanagsan
abayo mesha ciyalka lagu ciyarsiyo xayat miya
Haa
Have A good Weekend🎉🎉🎉
👍😘
Hufarada waa meqo qaali
$18
Nimco darasalan miya sodagtay
Maya
Abayo wiilka ma yaraankagaa
May habaryartisa ahay
abayo gabdhaha labo miya mataano ah
Maya
Abayo ma so labateen
Maya wali