RAMADAN KAREEM🌙

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #america #muqdisho #nairobi #canada #somaliamerican #socialmedia #somali #somaliland #hargeysa #hargaysa #america #muqdisho #nairobi #canada #somaliamerican #socialmedia #somali #somaliland #hargeysa #hargaysa #hannihannan#hanixanan #qisadahani #qisooyin #ridwanissack #qisooyinka #hanihannan

Komentáře • 476

  • @user-nf1nj5sy1f
    @user-nf1nj5sy1f Před 5 měsíci +35

    Waa bil kheyr badane ilaahay kuwii gabadhaa yar sidaas uuga farxiyay haka farxiyo maalinka loogu baahida badanyahay

  • @nuur.isaaqcraxman6713
    @nuur.isaaqcraxman6713 Před 5 měsíci +55

    Team Hani Ramadan Kareem ❤🎉

  • @abdullahiadan7910
    @abdullahiadan7910 Před 5 měsíci +16

    Haniyey abaayo wiilka waa wiil yar please macad diini ah gayso intaad gayn lahyd iskoolka iga badal taxfiidka quranka lagu xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 Před 5 měsíci +19

    Haniyey gabar fiican baatahay wana ku tageersanyahay, ee walalo xijaabka xiro tarxadda iska daa. Xijaabku wa astur waana aayad Illahay oytahay in laqaato.

  • @BashirMohamee
    @BashirMohamee Před 5 měsíci +127

    One like team Hani ❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Před 5 měsíci +20

    Quruxeey Ramadaan mubaarak sidoo kale
    Ganacsiga waxaad ka dhigtaa wixii soconaya ee dadku u baahan yihiin siiba Alaabta dumarka, kalana tasho dadka Wanaagsan ee ganacsiga kaaga soo horeeyay inshallah
    Guul wacan ban kuu rajaynayaaa wllo❤

  • @hawomohamed6596
    @hawomohamed6596 Před 5 měsíci +45

    Yaanyadaan way idinka badanthy ee seeyna u xumaan caruurta ansalata ahn cunda ugu dar marwalba MaanshaAllah

  • @adigoxorahadal8536
    @adigoxorahadal8536 Před 5 měsíci +11

    Abayo dhar ka dhigo cosmetic ka fogow gabdhihi dhana wada furtay wax la isku cadeyo lacagtoda xalal ma aha dhar ka dhigo abayo iyo kabo cosmetic ka fogow lacagteda kama xajin kartid

  • @madinamohamed950
    @madinamohamed950 Před 5 měsíci

    Mash Allah

  • @houmedmohamed1923
    @houmedmohamed1923 Před 5 měsíci +28

    Ramadan mubaarak abaayo waan ku faraxsanahy inaan ku arko adigo noloshaadu isbadaasho

  • @ConfusedAquaticWhale-bs5fl
    @ConfusedAquaticWhale-bs5fl Před 5 měsíci

    Masha allh

  • @leylamohadleylamohad3425
    @leylamohadleylamohad3425 Před 5 měsíci +3

    Alle U mahad Celi markasta walal.
    Noloshaada Dadkii sidaa ui Qurxoyey Alle Haka farxiyo incha allah Indr❤.

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Před 5 měsíci +21

    Masha allah abaayo quruxey horey u soco dukaanka mar fureysid waxaa aad ugala tashataa dadka business kaga soo horeeyey oo suuqa dukaanada ku leh oo ah gabadhaha wanaagsan ✅️💯

  • @user-yu4wj5gk6i
    @user-yu4wj5gk6i Před 4 měsíci

    Ramadan kariim❤❤❤❤

  • @bashkaofficialchannel7323
    @bashkaofficialchannel7323 Před 5 měsíci

    Manshalah

  • @ifka-nuuraabdi4345
    @ifka-nuuraabdi4345 Před 5 měsíci

    Masha ah ❤❤

  • @barlin1622
    @barlin1622 Před 5 měsíci

    Aaammiin

  • @SaakeBoy-cs6ds
    @SaakeBoy-cs6ds Před 5 měsíci +10

    Ramadan Mubarak 🎉🎉 team Hani one love 💕💕💕

  • @user-jo7sz1rj8f
    @user-jo7sz1rj8f Před 5 měsíci +1

    Hanbalyo inader

  • @user-kq4st6rc1l
    @user-kq4st6rc1l Před 5 měsíci +8

    Masha allah ❤❤❤

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl Před 5 měsíci

    Allh Cananaska jecliyaa❤

  • @shukricabdilahi3343
    @shukricabdilahi3343 Před 5 měsíci +17

    Ramadaan mubaarig

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 Před 5 měsíci +1

    Aalle haku barakeeyo ❤

  • @user-ts6fg4wo2t
    @user-ts6fg4wo2t Před 5 měsíci

    Mash allah alle ha ku xfido wlshey alle ha ku barkeyo

  • @marwadagan717
    @marwadagan717 Před 5 měsíci +1

    Wllshay qali yey ha iska sheegin sonka inad gajootay alle kaliya haku ogado❤❤❤❤❤❤❤

  • @MUNAArab-md1vy
    @MUNAArab-md1vy Před 5 měsíci

    Ramadaan mubaarik dheemantyda

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 Před 5 měsíci +6

    Masha'Allah abayo #costomatic xaraan waye iska #daa #dharka #caruurta io #dumarka ka dhigo 🥰🥰🥰

  • @faisalahmed1174
    @faisalahmed1174 Před 5 měsíci +1

    Ramadan Mubarak Hani

  • @user-rk9hq1bl2d
    @user-rk9hq1bl2d Před 5 měsíci

    Mansha allah ilahay haku siyadiyo farxada❤

  • @liibansalah9609
    @liibansalah9609 Před 5 měsíci

    Masha allaaah waa diyaar ❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 5 měsíci

    Maasha Alaah tabaarkalaah ♥️♥️♥️♥️❤️♥️♥️♥️♥️♥️👑👑👑👑♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-ok9dq9uu5m
    @user-ok9dq9uu5m Před 5 měsíci

    M.a abaaayo allaah ku xafido❤❤❤❤

  • @user-lg8zp2jq7r
    @user-lg8zp2jq7r Před 5 měsíci

    Masha allah hani ❤

  • @Halima400
    @Halima400 Před 5 měsíci +2

    Mansh allah ❤❤❤Ramadan Mubarak 🌙fariid

  • @user-vz6yb5lu4t
    @user-vz6yb5lu4t Před 5 měsíci

    Mashaaallh wlll

  • @RaxmaCabdifaarah
    @RaxmaCabdifaarah Před 5 měsíci

    Ramadan mubarig qaliyy❤

  • @user-lp9qj2wd1w
    @user-lp9qj2wd1w Před 5 měsíci

    Keep going saxiib walahay wan ku tageeraa

  • @laylaabdirahman3473
    @laylaabdirahman3473 Před 5 měsíci

    mnsha alaha alaha kuubarakeeyo wle

  • @user-ys4uy9eq9y
    @user-ys4uy9eq9y Před 5 měsíci +1

    Adina abyo nolasha tan ugu quruxda badan ilahy haku siiyo❤😊

  • @barkhadcabdishire1987
    @barkhadcabdishire1987 Před 5 měsíci

    Guuullayso abyo qali keep going i.A

  • @nabiihabare2208
    @nabiihabare2208 Před 5 měsíci +38

    Hadal yar iyo hawl badan inaadeer hadalka badan naga yaree hawshana noo badi

  • @user-xb7wl7ck5n
    @user-xb7wl7ck5n Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Ramadan Mubaarak abayo horey usoco.

  • @munaabdilaahi3879
    @munaabdilaahi3879 Před 5 měsíci

    Masha allh ad ban kujeclahy❤ wana kutageera qali alle ha idin xafido ee hal codsi xijaabka xiro wad kuqurxonathye wana ayad alle

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Ramadan Mubarak

  • @barlin1622
    @barlin1622 Před 5 měsíci

    Fariid baatahay Eedo🌹🥇⭐

  • @user-un3sx3yp4s
    @user-un3sx3yp4s Před 5 měsíci +3

    Masha allah

  • @mohamedibrahim2835
    @mohamedibrahim2835 Před 5 měsíci +1

    Ramadhan mubarak

  • @koos1302
    @koos1302 Před 5 měsíci

    Masha Allah wll guul baan ku rajaynaya ❤❤❤❤

  • @cadarmaryamo6508
    @cadarmaryamo6508 Před 5 měsíci

    Ma Allah xppty allaha kubarakeeyo Ramadan kareem horay usoco mcnto

  • @user-yg9cm4xs4l
    @user-yg9cm4xs4l Před 5 měsíci

    mashallaah rabi haku xafido adiyo awlaadadba horumar wacan baan kurajeen inshallaah nooloow wll❤

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 Před 5 měsíci +2

    Masha allaha well done❤❤❤❤❤

  • @mounash9853
    @mounash9853 Před 5 měsíci +8

    Ramadan Sa'eed ❤🌙

  • @Qaali786
    @Qaali786 Před 5 měsíci

    Masha allah abyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @user-cq9wl3kl5o
    @user-cq9wl3kl5o Před 5 měsíci +7

    Ramadan Mubarak ❤❤❤❤my daughter ♥️🙏🇺🇸

  • @user-yj7tg9vt7p
    @user-yj7tg9vt7p Před 5 měsíci

    Masha Allah Hormar wacan wllo hanaay

  • @ilwadqurux635
    @ilwadqurux635 Před 5 měsíci +2

    Ramadan kariim qalad waye abyo Ramadan mubarak sax ah

  • @user-jx2vo5hk3b
    @user-jx2vo5hk3b Před 5 měsíci

    Ramadan mupaarak wll

  • @user-ro3nj6sj2x
    @user-ro3nj6sj2x Před 5 měsíci +2

    Ramadan mubaarak❤❤❤❤

  • @fatushorhaye6415
    @fatushorhaye6415 Před 5 měsíci

    Masha allh wll qaali

  • @user-yr8by8th3o
    @user-yr8by8th3o Před 5 měsíci

    Guulayso

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 Před 5 měsíci

    Ramadan mubarak habiibti 😅

  • @MulkiMohamud
    @MulkiMohamud Před 5 měsíci

    Ramadan mubaarig sister you and your children

  • @user-wj5gu5ew2e
    @user-wj5gu5ew2e Před 5 měsíci

    Mashaallah walashey qali horey usoco❤❤❤❤

  • @somalione6095
    @somalione6095 Před 5 měsíci

    Gbdheni m.a allaha kubarakeeyo huno

  • @user-un3sx3yp4s
    @user-un3sx3yp4s Před 5 měsíci +14

    Walaha mid kenso abaayo ilmaha kuhaysa ilmaha xafada kaligod hauga tagin wacodsi

  • @user-fj4ch8ll6q
    @user-fj4ch8ll6q Před 5 měsíci

    Mashallah Ramadan mubarak

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Před 5 měsíci

    Haniyey farxadaadu waa taayda huno
    Horey u soco

  • @user-yz4tw1fq3l
    @user-yz4tw1fq3l Před 5 měsíci +3

    Masha aallh quruxsan from sool

  • @SurprisedBaseballStadium-jn3km

    Muraaadabaan leeyahee isooduceeya❤

  • @MohamedHassan-6121
    @MohamedHassan-6121 Před 5 měsíci +2

    Ramadan Karim abayo horay usoco wllshy HANI

  • @user-xh5zl9wk7m
    @user-xh5zl9wk7m Před 5 měsíci

    M.a❤😊

  • @user-hb7us6pe8y
    @user-hb7us6pe8y Před 5 měsíci +1

    Ramadan mubarak

  • @user-ee4cm3sw7m
    @user-ee4cm3sw7m Před 5 měsíci

    m.a❤

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Před 5 měsíci

    Ramadan mubarak my sister hani❤❤❤❤

  • @mariamcabdiyuusuf
    @mariamcabdiyuusuf Před 5 měsíci

    M.a ❤❤❤

  • @Bishaarmohud
    @Bishaarmohud Před 5 měsíci +3

    Ramadan Mubarak wll ❤

  • @user-os3vy8yf4h
    @user-os3vy8yf4h Před 5 měsíci

    Ramadaan moubarik abayao waliga jir oo joga wll macan waqtiga kuma xumeyo qali

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Před 5 měsíci +2

    Wll hani talagada gasho hadii ad haysato xabuubta ❤❤ love Dar alleh hore usoco

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Před 5 měsíci

    Mansha Allah abayo Rama dhan kariim ayan kuleeyahay❤

  • @iidoabdi1212
    @iidoabdi1212 Před 5 měsíci

    Ramadan mubark wllshy isku dhaxa jiir ka dhiig quruxey

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y Před 5 měsíci +1

    Ramadan mubarka xbbti aamin aamin aamin yaa Allah

  • @DegganMohamed
    @DegganMohamed Před 5 měsíci

    Hani Allah ha kul garabgalo nolosha Qaali

  • @user-jy6dl6pc5v
    @user-jy6dl6pc5v Před 5 měsíci

    Mazha allah hno
    Xijaabki ayaad ku wacnayd ee ku dadaal huuno

  • @xamdaxasan6539
    @xamdaxasan6539 Před 5 měsíci

    Wll

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 Před 5 měsíci

    Keep going Hani❤❤❤❤❤❤

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Před 5 měsíci +1

    Alxamdullillaah anaga wuu noo fiicnaa Shalay

  • @hormarilifestyle488
    @hormarilifestyle488 Před 5 měsíci +1

    Masha allah ramadan kareem abyo hore usoco ganacsi barakooba allaha kaga dhigo hal talo kusiinaya abyo ka ganacso wax ilaahay raali yahay si aduun iyo aaqiro ugu liibaanto kareemada hadii cosmetics yahay iskuday waxyaabaha dabiiciga inad gato waxyaabaha kiimikada ah ka ganacsikooda mafiicno ganacsigaada waa inaa kasoo xajinkarta sadaqo ka bixinkarta soo ku dadaal ganacsi alle ka raali yahay abyo inta aadan bilaabin labo rakco duko allaha ku fududeeyo

  • @apdurazagisack7141
    @apdurazagisack7141 Před 5 měsíci +2

    Maasha Allaah Ramadan mubarak ❤

  • @KaderMawlid-yl6ys
    @KaderMawlid-yl6ys Před 5 měsíci

    Mashaallah wshy horey usoco

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 Před 5 měsíci

    M.a❤❤❤

  • @ashasiyad4655
    @ashasiyad4655 Před 5 měsíci

    👏👏👏👏👍

  • @layloxasan4655
    @layloxasan4655 Před 5 měsíci

    Masha alllah

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 Před 5 měsíci +2

    Ramadan mupaarig hani

  • @user-do9gr9ou6g
    @user-do9gr9ou6g Před 5 měsíci

    Gul wll😊

  • @umusanaan9718
    @umusanaan9718 Před 5 měsíci

    Msha alh bye

  • @farhiaabdikadir6485
    @farhiaabdikadir6485 Před 5 měsíci +2

    Maashaallaah tabarakallaah dukanka Allaah kubarakiyo

  • @abdikheirosmanosman-bl4vr
    @abdikheirosmanosman-bl4vr Před 5 měsíci +5

    Mashallah hori usoco Ina adher wad uqalanta intas iyo inbathan keep going forward my lovely sister ♥️

  • @jelleali475
    @jelleali475 Před 5 měsíci

    Guulaysta 😊

  • @fardowsonuur4031
    @fardowsonuur4031 Před 5 měsíci +10

    Ayy saa u sugayay lee😂so badi abayo Ramadanta

  • @aaminamuuse7102
    @aaminamuuse7102 Před 5 měsíci +1

    Masha Allaah tabaraka Allaah Allaah yaxfadaka