RUWAAYAD CUSUB 2020 : DAYAX WAA LA QAATAY PART 2 : qosolkii aduunka

Sdílet
Vložit

Komentáře • 931

  • @Dayaxofficial
    @Dayaxofficial Před 4 lety +343

    RAMADAN KARIIM DHAMMAN UMADA MUSLIMINTA 💞🤲

    • @ironlady4946
      @ironlady4946 Před 4 lety +6

      RAMADAAN KARIIM😍

    • @maryuumamohamed4785
      @maryuumamohamed4785 Před 4 lety +3

      Madar makarafoonka sixun uxirtay codkiisa lamafahmayo ama fasexma ma ahan hadda kadib Dayax iyo madar nahaso hagajiya

    • @deeqojamac2500
      @deeqojamac2500 Před 4 lety +2

      💖💖💘💘❤❤❤❣❣❣💗💗

    • @xayaatcabdi5511
      @xayaatcabdi5511 Před 4 lety +1

      رمضان كريم😘😘وكله سنه وانت طيب

    • @maxamednuuxcaawiye110
      @maxamednuuxcaawiye110 Před 4 lety +1

      Dayax riwaayad xooga dheer inoo bilaw

  • @quensafa4829
    @quensafa4829 Před 4 lety +3

    muna iyo madar iyo dayax dartood ban burco u aadyaa wlhi waa jeclhy ❤ qosl ka iga dhamdy muna waa cajiib 💋❤

  • @abdinaasirabdihakim173
    @abdinaasirabdihakim173 Před 4 lety +20

    Ramadan kariim umatul mohamed💖💖💖

  • @deeqajaamac6082
    @deeqajaamac6082 Před 4 lety +7

    Wlhy madar waad iga qoslisaa aad Iyo aad keep going prother and hob films💟💯💓❤️💋🤣😂😀❣️❣️🇸🇴

  • @inacumar170
    @inacumar170 Před 4 lety +149

    Like igu qabta re Somaliland 😍

  • @idilaxmed4133
    @idilaxmed4133 Před 4 lety +59

    MadaR maHamed ayaanLe
    MunaH faYzaL ciisE diin
    MahaMed uodiriZak
    Eng hud hud dhaMantiinpa waaD zaLamaNtihin wllaLaHy0ww ramaDan krem

    • @hothanyonis4325
      @hothanyonis4325 Před 4 lety

      Waan I think it's a bit 30th waan soomanahay I think it's a bit 30th waan soomanahay I think it's a bit 30th waan soomanahay I think it's a bit 30th waan soomanahay I

    • @somalilnddhalad8157
      @somalilnddhalad8157 Před 4 lety

      Waanu kaaqadnay wllky

  • @yahyekiki499
    @yahyekiki499 Před 4 lety +1

    hore usocda nio reer purco🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @libaaxoinahlibaaxsuldan715
    @libaaxoinahlibaaxsuldan715 Před 4 lety +26

    Kkkkk AlbaY beeri wuu icasadaY Eng Hud Hud and Madar kalka ayay uhadlen wllhi fadlanku xidhnadah wllhi waaa Qosol cOm hadad cajistO amba istares iskaga baqtO la socod dadka Qosolka😁😁😀😀😀😀😄😅😆

  • @kafiyyalayla8524
    @kafiyyalayla8524 Před 4 lety +26

    Madar Mahamed Ayaanle seeraar wll qaaliya Alle haku xafido wllahi waad iga qoslisaa 😘keep going my team hop films😁

  • @khadarfarhanjadhab8712
    @khadarfarhanjadhab8712 Před 3 lety +3

    Ninkaa hudhud iyo madar wlshy muna walhi way iga qosliyeeen keep going ⚡

  • @siyaaddaahir3348
    @siyaaddaahir3348 Před 4 lety +2

    Nasir Ibrahim caraale keep going bro

  • @najaxmaxamed8999
    @najaxmaxamed8999 Před 3 lety +1

    Walhi beerka icasaaday wllo walhi Odin jecelahy muuna madar dayax iyo hud hud❤❤❤❤❤❤

  • @hamzydinari5788
    @hamzydinari5788 Před 4 lety +149

    hore uzocda somaLiland actors
    wixi rer burco Like dhac kuzii odYga mxd ka eganyzana🤣

  • @asmaabdi3027
    @asmaabdi3027 Před 3 lety +3

    Alh beerka wlhi aaduqoslay keep going wllayaal🤣🤣

  • @dheemanmaxamed8521
    @dheemanmaxamed8521 Před 4 lety +1

    Mashalah mashalah jilanimada qayrkiin wadkudhafteen hore usocda

  • @khadroabdirisak127
    @khadroabdirisak127 Před 4 lety +7

    Dad an jeclahay xarabadoda my lovely team keep going

  • @Hooyo-j2q
    @Hooyo-j2q Před 4 lety +45

    dhaarta iska ilaaliya pllz ilein wxbad matalaysane

  • @sakariyetubechannel3814
    @sakariyetubechannel3814 Před 4 lety +3

    Dayax
    Madar
    Hud_hud
    Muna Faysal
    😂😂😂😂😂😂
    Keep going😍😍😍

  • @happykidstv1065
    @happykidstv1065 Před 4 lety +3

    Kkkkkkkkk walaahi waan qoslaay😂😂😂😂😂

  • @shariifceeryamo1301
    @shariifceeryamo1301 Před 4 lety +1

    Wlhy Muna iyo dayax waan ku qosla iyo magar wle wan idn tagera wlin jira cimrgin ahrgo😍😍🌟🌷❣️💌💖

  • @faycalhassan7049
    @faycalhassan7049 Před 4 lety +7

    Riwayada macan ❤😂😂😂

  • @axmedyaaziinofficial4205
    @axmedyaaziinofficial4205 Před 4 lety +5

    Horey u socda hob films❤💋❤

  • @najmavarxan9641
    @najmavarxan9641 Před 4 lety +6

    Xaraabe tihiin wllhi eng hud hud madar dayax muuna wllhi actors Qatar tihiin keep going ♥️💋💋💋💋😘😍🥰💝

  • @malbasanfani9001
    @malbasanfani9001 Před 4 lety +24

    Kkkkkk wlhi qosol igu hadhina muna madar dayax iyo egn hud hud hore u socod wllo ramadaan mubark

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 Před 4 lety +20

    Eng Eng Hud Hud
    Ku wataa pro keep going

  • @sacadserbia5643
    @sacadserbia5643 Před 4 lety +21

    *MY TEAM **#HOB**_FLIMS **#HOB**_ENTERTAINMENT RAMADAN MUBAARAK*

  • @shadiyashucayb3274
    @shadiyashucayb3274 Před 4 lety +2

    Kooxda shaxshaxda murtida iyo madad daalada looga daba hadhy cadawgiin ha jabo😍👏👏👏👏

  • @Hamseabdirahmantaajir
    @Hamseabdirahmantaajir Před 4 lety +17

    Walaaladey hore usocda 💓

  • @mumtaasabdirashid5639
    @mumtaasabdirashid5639 Před 4 lety +14

    Qosol iguma hadhin wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dheemanmaxamed8521
    @dheemanmaxamed8521 Před 4 lety +1

    Mashalah mashalah HUD HUD ma dar Muna faysal day ax walaqabta oolaba aye ninkii mahaysaan

  • @liibaanqaranofficial6063
    @liibaanqaranofficial6063 Před 4 lety +9

    My brother madar never give up every day

  • @azmaduale9617
    @azmaduale9617 Před 4 lety +3

    Madar iyo muna qoslkii aduunka hore usocda walaalayaal👏

  • @ahmettzakiofficial1615
    @ahmettzakiofficial1615 Před 4 lety +13

    Hhh😃🤩🤩waar kama kaadinee
    Ing HUD HUD

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Před rokem +1

    Walaahay saan uu qoslayey ayaan dhiman garey

  • @sakiyare7811
    @sakiyare7811 Před 4 lety +1

    Walee kuwanaaa qosolka way iga dhamyeen hud hud iYk madar mona dayax kuwaYgiYow GuulaYzta 👑🌙👑🌙

  • @xamsexaashi6311
    @xamsexaashi6311 Před 4 lety +10

    Inta soman manta like ku qabta ilahey darti

  • @rawiyagahnoug8151
    @rawiyagahnoug8151 Před 4 lety +9

    Wlhy way iga qosliyen wlhy idin jecelahay keep going 💓💓💕💕💕💔💔💓💔😍😍😍😍😍

  • @muwaahipaxmed7868
    @muwaahipaxmed7868 Před 4 lety +5

    WllHi zi niyadaaN u qozlaay
    ALL3 HAYDIN AMAANZADO DHAMAAN
    BAHAD HOB FILMS

  • @istahilmaxamed8095
    @istahilmaxamed8095 Před 4 lety +12

    Wll dayax kugu wataa gar iyo gar daraba ❤❤❤

  • @najaxsaleban1096
    @najaxsaleban1096 Před 4 lety +23

    Hud hudaw feedho digsi kudhca ma lihidee is ilaali indr😂😂😂😂

  • @nimosaid2634
    @nimosaid2634 Před 4 lety +8

    Horta idinku kolba intad film bolawdan ayaaa idinkon dhamayiin kolba mid kale ku boodaysaan imise sheekoyinki la samayiinayaa idika dhamada away ruwaydii jinku meeday godob jacalyiil?

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj Před 4 lety +2

    Dhanka codka ayay cilad ka jirtaa
    Sida kale top😘✌

  • @salmaali3967
    @salmaali3967 Před 4 lety +2

    Hhh wlhi waa xaraabo madar and dayax and muna

  • @abdifahmohamedkadiye9347
    @abdifahmohamedkadiye9347 Před 4 lety +3

    Qosolki aduunka horay u socodo wllo 😍🤣❤🙏

  • @sameraahmed23
    @sameraahmed23 Před 4 lety +9

    WLhi igaH qozlizeeen😂😂😂
    ReZpecT weYn indiiN hayaa hoP fiLms❤

  • @jeetcae592
    @jeetcae592 Před 4 lety +1

    I am ur fans wlhi horay u soxda dhalinyar fir fircoon

  • @cabdiqanicawil1206
    @cabdiqanicawil1206 Před 4 lety +1

    Macha Allah inta tageerTaH MaDar and Muna Fayzal like zhare

  • @muunicascas9267
    @muunicascas9267 Před 4 lety +4

    Dhamaantin noolada dhamaan hobfilims allh haydin xifdiyo

  • @hipaaqphaizal1327
    @hipaaqphaizal1327 Před 4 lety +17

    Weeewee waad noola soo dhkahsatay madar maxamed ayaanle hore usoco wllo 🥰

  • @apdilahimhiiz1588
    @apdilahimhiiz1588 Před 4 lety +68

    dayax Lama qaa dan is dajiya hh

  • @sacdaaadan1653
    @sacdaaadan1653 Před 4 lety +2

    Madar
    dayax
    Muuna
    Hudhud
    Dad aantaageero alle haydi xafido💕💞💓🧡💯

  • @feysalyare1505
    @feysalyare1505 Před 4 lety +6

    Keep going bro from Somali 🇸🇴💙

  • @AsmaAsma-gy4rp
    @AsmaAsma-gy4rp Před 4 lety +11

    Wlhi qosol iguma hdhin eng hud hud, muna ,mader,iyo dayax cadi.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nawaalahmed6317
    @nawaalahmed6317 Před 3 lety +1

    Aar ha iga tagiinina wlhi waa qosol miran kuwaan

  • @prettydenis5801
    @prettydenis5801 Před 3 lety +2

    Sootan la ba ay maaha anuu ninka waan iska qaadnyaa ha dhacsanaato iyadiyee
    Inta qososhahy like saara 😂😂

  • @bisharo
    @bisharo Před 4 lety +3

    Dayax waa moodeel❤❤

  • @badriadiomond6991
    @badriadiomond6991 Před 4 lety +20

    Eng hud hud wala dalxiz geyay😂😂😂

  • @alishaaxmad5732
    @alishaaxmad5732 Před 4 lety +1

    Hbhhhhhh istaaqfurnlaah wllhy qosol

  • @drsashamouse7075
    @drsashamouse7075 Před 4 lety +6

    Team madar maxamed ayaanle keep going ziZteRa and brothers ❤️💞

  • @hamsezaami2987
    @hamsezaami2987 Před 4 lety +32

    MUNA FAYZAL.WLAHI JILAAYAD BEST

  • @hassanraguehrobleh2266
    @hassanraguehrobleh2266 Před 4 lety +5

    Madar horey usoco bro from Djibouti ♥️🇩🇯

  • @laylaab4340
    @laylaab4340 Před 4 lety +1

    Idin wataa hop flimz hore u docda laløYaaL

  • @nimcogeney8816
    @nimcogeney8816 Před 4 lety +1

    Muna faysal iyo madar waan tageera muna cadeey

  • @nimoomer483
    @nimoomer483 Před 4 lety +17

    Keep going on koox aan jecelahy🌹🥀intii jecel like saara🌹

  • @khadrakhadar5780
    @khadrakhadar5780 Před 4 lety +14

    Hhhhhhh qosalku uu iga damaaday 😂😂😂

  • @Betterment29
    @Betterment29 Před 4 lety +2

    Ilaahay kabaqa oo hai taataabanina

  • @abudullahihussein284
    @abudullahihussein284 Před 4 lety

    Ar ha iga taginina ka dhacday 👌👌 war jiro jooga mnsha allh

  • @abdinaasirabdihakim173
    @abdinaasirabdihakim173 Před 4 lety +6

    Keep going madar maxamed anyanleH seraar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedzaki905
    @ahmedzaki905 Před 4 lety +5

    Madar moHamət ayanlE muna faisaL eng hud hud moHamət dayax hore uzocdaH dhamantiin😍♥️😂

  • @Hanqadh-TV
    @Hanqadh-TV Před 4 lety +1

    Waa ruwayad runtii aad u qosolbadan

  • @BarwaaqoAhmed-pv6ns
    @BarwaaqoAhmed-pv6ns Před 4 lety +10

    Madar mahmed ayaanle waan kuwataa gar iyo gardapa
    Lkn waxanu kaa sugayna qaladaadki filmka

  • @ladnamaxamed3924
    @ladnamaxamed3924 Před 4 lety +4

    Wad iga qosliseene alle ha idin sharfo

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 Před 4 lety +3

    Eng HuD HUD Horey soco sxp qliH

  • @clqaniyassen3527
    @clqaniyassen3527 Před 4 lety +1

    hore uu soco madar horumatkaga waa horumarkayaga

  • @sacdajamac193
    @sacdajamac193 Před 4 lety +2

    Walhi qosol iguma hadhin sii wada riwayadahaas oo kale hore u socod wngsan

  • @hoodosiciid5031
    @hoodosiciid5031 Před 4 lety +28

    Qofkii ugu horeeyey like saara ❤💋❤like saar🙏🙏

  • @aziajama5055
    @aziajama5055 Před 4 lety +4

    Keep going WllaYaaL ramadaan kariim💯

  • @sabaadabdi6205
    @sabaadabdi6205 Před 3 lety +1

    Hore u soda walalayal ❤❤❤❤❤🥰😍

  • @farahabdirazhid7788
    @farahabdirazhid7788 Před 4 lety +1

    Hhhhhhhhhh wllhi qosolkiiba iga dhamaday hore usocda

  • @munaabdi6584
    @munaabdi6584 Před 4 lety +13

    muna dayax madar Eng Hud hud idin tagera hore usocoda

  • @muwahipahmed4552
    @muwahipahmed4552 Před 4 lety +33

    Horta ya u xalaleyay in ay rag iyo dumarku is tabtan

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 Před 4 lety

      Midaas waa garan la'ahey walaal iyagaa iska xalashaday ayaan umaleynayaa maalmahan danbe

    • @jamiila_jannoabdi66
      @jamiila_jannoabdi66 Před 4 lety

      Waa xaaraan rag iyo dumar is taabsanaya Alle ka cabsada kuwa riwaayada jilayaw

    • @siyaaddaahir3348
      @siyaaddaahir3348 Před 4 lety

      Alla mayeey wuxu waa riwaayad

    • @siyaaddaahir3348
      @siyaaddaahir3348 Před 4 lety

      Alla mayeey wuxu waa riwaayad

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 Před 4 lety

      sheeko oo hadii laystaabto maxaa ku jira sheko xun filinkaba waxa macaaninya wa intaase

  • @hibaaqmohamed8218
    @hibaaqmohamed8218 Před 4 lety +2

    MaNta dar Alle like isaara

  • @osmanfarahmoussa8274
    @osmanfarahmoussa8274 Před 4 lety

    Kkkkkkkkkk mashallah cafimaad iyo farxad ku wara walalahay hob films

  • @abdizmethabdirahmn4659
    @abdizmethabdirahmn4659 Před 4 lety +8

    Hud hud : dumashi Hanoo Dhoola Cadayne wax Noosheeg

  • @munobashiir6768
    @munobashiir6768 Před 4 lety +11

    Madar ninaan taageero❤

  • @khalidsiciid868
    @khalidsiciid868 Před 3 lety +2

    Qosol Aduun madar nin Jira walahi

  • @amiirproduction8218
    @amiirproduction8218 Před 4 lety +1

    Ruwayda zoo wada haaaye hop films

  • @hamsezaami2987
    @hamsezaami2987 Před 4 lety +6

    Keep GONIG WLLAYAAL

  • @axlaamahmed4312
    @axlaamahmed4312 Před 4 lety +4

    qosol qosol qosol hhhh kkkkk
    😀😀😀😀😀💞💞♥️♥️🤩😆🥰😄👌🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🇲🇽

  • @ayanibrahim859
    @ayanibrahim859 Před 4 lety +1

    Mashallh team hob fims go forwards ♥️

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 Před 3 lety

    Markastoon arko muna faysal oo faraxsan farxad. darteed waan ilmeeya wallhi Alle haku xafio wall tageero buuxda ku haya

  • @ONEPATH1
    @ONEPATH1 Před 4 lety +3

    😅😅😅 qosol waynaa

  • @najmaciise5038
    @najmaciise5038 Před 4 lety +13

    Kkkkk alla
    Madar
    Fulisanaaa
    Kkkkkkkk
    Muna caaadi ma aha kkkkkk
    Madar waan ku wataa from muqdisho🇸🇴🇸🇴👑❤💎💋✅🙏

  • @mabruukamaxamuud8436
    @mabruukamaxamuud8436 Před 4 lety +2

    wllhi muna waa gabadh aadag waan film macan

  • @xalimoadan3131
    @xalimoadan3131 Před 4 lety +1

    madar 'muna faysal iyo maxamed dayax iyo hud hud idin tageera dhamantin from sweden

  • @maizasultan6269
    @maizasultan6269 Před 4 lety +5

    Dad jira hopfilnz

  • @najmaahmedofficial9211
    @najmaahmedofficial9211 Před 4 lety +30

    Ala dumarku qlpi jilicsanaa inuu la guursadeyba ma oga 😂😂😂😂

  • @azalyare2079
    @azalyare2079 Před 4 lety +2

    Good job Wllyl halka noga wada from mogdisho🙏🙏🙏

  • @AKR379
    @AKR379 Před 4 lety +2

    You All Are Good Actor's M.A.❤❤🌷

  • @mustaphehindi228
    @mustaphehindi228 Před 4 lety +6

    Eng kudafadan kasoo helnay kualaha 😂😂😂