Deg Deg Mareykanka Oo Amar Kusoo Rogay Muuse Biixi, Wasiirkii Farmaajo Oo Taageeray AS

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 07. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 70

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg Před 22 dny +5

    Ilahayow somaliya adhiga umaqan melwabo aay jogaan wayo umada waxa utaliya odheyaal calola waween,malin walbo laba,laba lokala celinayo sidhii ciyaal

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 21 dnem +1

    Saalax abaarso wa wecel ay dhulbante dhaleen wa xaaran

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 21 dnem +1

    Itoobiya in ay bada soomaaliya cagaha soo dhintay waa xaaran mana dheceyso wax kasta oo dhaca

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před 22 dny

    Kenyaanka Awalba somalida iney wasiirka difaaca iyo Ninka sir doonka ugu sareeya iyo Soomaalida horumarkooda ayey ka xumaayeen oo rabshada u sameeyeen waana la ogyahay

  • @JimcaaleCalasow
    @JimcaaleCalasow Před 22 dny

    ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před 22 dny +10

    Isaaqoow soomaaliya wax la qabsada inta iska deeysaan inshacadeeyska waqti lumiska ah

  • @Dahabo-zv9wx
    @Dahabo-zv9wx Před 22 dny

    Sedethy hn ❤❤❤❤

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 Před 22 dny +1

    Al qushash waligod ma qarxin Ethiopia cadawna kumay noqon 😂

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p Před 22 dny

    Somaliland guul Mr kayd guul

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x Před 22 dny

    Farmaajo haduu shabab ahaa 2 malin kuma qaadan laheeyn inuu qabsado somaliya lkn taas waxa ka danbeyo reer galbeed waxtarka somaliya waa farmaajo

  • @maxamuudmuxumud9494
    @maxamuudmuxumud9494 Před 22 dny

    RUUX KU QALDAMAY MABAADIDA DALKA IYO HURUMARKA UMADA SOOMAALIYEED MA KHUSEEYO RUUX DANTA DALKA IYO DADKA DAACAD U AH NINKAASINA XISBIGA NABAD IYO NOLOL MID AHASN MAYO WAAYO GEF QARAN BUU GALAY CIDKU TAAGEERSANINI MAJIRO WAABILAAHI TAWFIIQ ALLAA MAHADLEH

  • @SharifIbrahim-zb9wr
    @SharifIbrahim-zb9wr Před 22 dny

    Wantagersanahay farmajo

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 Před 22 dny

    Xuduudada gumeysiga uga tagey afrika waa xuduudka jamhuriyada somaliya dimoqradiiga

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 22 dny

    waa waqti lumis wixiinu soomaaliyana firis baad ku tihiin runtii hadase soomaalidu waa idin fahantey indheheeduna aad bey idiin eegayaan wixii ka dhasha waxba hanaga siinina

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 Před 22 dny

    DAGAALka SHABAABKA hala HOOJIYO! ITOOBIYA hala iska DHICIYO!

  • @user-gu4tm9kr2j
    @user-gu4tm9kr2j Před 22 dny

    1 qabiil iyo doorasho aaway aqliga saliimka

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 22 dny

    Halkani somalia maahan.ee.waa.somaliland.lagama maamulo Xalane garaadlaawow

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Před 22 dny

    Yuhuudi lacalaa qalbada kaagayaal

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před 22 dny

    Oo Saalax miyuusan midnimada umada soomaaliyeed
    Iyo fududeenta midnimada
    Miyuusan meesha u joogin
    Ma kalagoontuu u ololeeyaa
    Maxuu uga xumaanayaa

  • @cabdisamiicaxmed4280
    @cabdisamiicaxmed4280 Před 22 dny

    Kanaalkanu waa mid u adeega meelo fog waa nin qabiil maskaxda ka degay.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 21 dnem

    Sheydaan Adan Madoobe wa in ay ka tuuran baarlamaanka

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu

    Farmaajo waa argagaxiso

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 Před 21 dnem

    Muuse madaxa halaga xiiro asagoo da'daan jira haloo diro tababar ku saabsan sida Umadda Somaliland runta loogu sheegi lahaa

  • @user-gr5vv5kz2p
    @user-gr5vv5kz2p Před 22 dny

    Nio adi farmajo Ka soo hor jeeda ee dhax dhaxaad ahow dhinac siyaasada

  • @BrightonBravo-sh6tn
    @BrightonBravo-sh6tn Před 21 dnem

    33 ayaa warbixin lagaa bixinayay spy ayaa kaa hadlay waxayna yiraahdee waa dad jilcan raga iyo dumar waa eber mission impossible badahooda iyo dumarkooda waan qaadan karnaa dad kaa badan iyo biyo kaa badan waa ku hafiyaan

  • @user-jw7qj4zj7l
    @user-jw7qj4zj7l Před 22 dny +4

    Abdi Saciid Wa Al Shabaab

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k Před 21 dnem

    Kaas lataliya mahan waa lagu qaldamey nin yiri wadanka hala bur buriyo taladiisa watas qalad ka weyn majiro hadalkas ka so yeeray

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg Před 22 dny

    Waar anag maraykanka waxba naga gelin ee anag ayaa mustaqbalkayaga ka shaqeyna itoobiya ganacsi baa naga dhexeeya maraykan dantisa somalia haka eegto daljan somaliland baa la yidhaa maraykanku waa kan taageera taiwan haddii u maraykanku dhexdhaxaaf ka nowon waayo arimaha somalida waxaanu qaadi doona talaabo ka yaabisa

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707

    Marakan miyaa xukuma somaliland

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 22 dny

    Haday Naar daacayso laga laabanmaayo Marekan ma maamulo Hargeysa Xalanana meesha kuma yaal

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix Před 22 dny +2

    Wariye beenlow farmajo afkiisa maka maqashey maalin iyo habeen waan rabnaa farmajo soonoqo farmajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 22 dny +1

      Ficilkooda baa laga arkay. Soo noqosho xataa ha ku riyonin

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 Před 22 dny +1

      Xarmajo adviser kisa iyo wasirkisa arimaha dibabada waaye waxa saan shabaab u tagersaan

  • @khatumo2023
    @khatumo2023 Před 21 dnem

    Warya mucard bad kutahay farmajo mata dalka masul kam aha farmajo benta iskada Ale hakugu ffogeyo narta nabibiye

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 Před 22 dny +3

    Aduunka xagee lagu arkay hogaamiye kooxeed dawlad heshiislagala aqoonsi xamarbuu yaalaa

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 22 dny

    waxaan leenahay beenta dadka ka daaya dalka aad itoobiya siineysaan yaa leh miskiin

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před 22 dny +1

    Farmaajo wax rejo ah kama qabyo dalka soomaaliya inuu mar danbo sii maamulo somaaliduna madoonayaan madaxweeyne xukunka dalka soo maray

    • @dr.mohamedabdisheik8813
      @dr.mohamedabdisheik8813 Před 21 dnem

      Qof wax ogba ma tihid Walaal, Madaxweyne Xasan Sheekh imisa jeer buu Madaxweyne ka noqday Somaaliya??????

  • @osmanmohamed7191
    @osmanmohamed7191 Před 22 dny

    Bacdamaa uu maraykanku lajiro somalia anaga oo ah somaliland hana iloobo haddii kale dhexdhaxaad ha noqdo berbera iyo badana anagaa anagaa leh oo cida aanu danta yada ka dhex aragno u ogolaanayna

    • @hindaibrahim8463
      @hindaibrahim8463 Před 17 dny

      Man, you don’t know Ethiopia, if they put Their feet in Somalia. They will concord Somalia. Ask the people under Ethiopian government. 😢

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 Před 22 dny

    Miyuu ka Duwanyahay sidii NIN weyn oo ABII kUQASBAYA uu GALMOODO!

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 21 dnem

    Waxad sheegeysan bal eeg warbaahin ayad sidas isaga dhigeysan qurun ay qabyaalad ku jirto ayaa tahay xasan najaaso ayad hosta uga jirtan oo sheer ku ledihiin cidkasta wa idinla socota waxba idinka so uraya wasakh TV ayad tihiin

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r Před 21 dnem

    Alshabaab xagay dagalka kabilaabay saa itobiya wadawlad wayne ciidan dhisanle soomaalidu waaqabaa il mawaxad donaysan inay xamar dib uqabsato

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 Před 22 dny

    Somaliland wax ifka ku nooli amar kuma riding karaan. Hadauu na ku dhaamiyay waxaa kuu dhaanta inaad tidhaa maraykankaa nuclear ku dhuftay somaliland si and u nagisto. Nedal

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 Před 21 dnem

    isaaq waxba lama qeybsan karaan xasan najaaso belo wax hala qeybsato xasan najaaso xabaal cune

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 22 dny

    Waar.meesha.iskaga taga magaciina.baye magacayaga ayaad.meesha ku disheene raxanweyna waa.ka liidataane

  • @HassanbolbolHassanbolbol

    Garaad tv gof waxba taxalilin karin baata ah kaamuse umada wasirki hore farmajo ma odhan shababku haqabsado dawleda somaliya ujedada waxa ay ahayd abi waa xagjire xaqjire lagahorgeya haduyidhadana siyasada farmajo kuma matalikaaro héros farmajo ab iyo asaal umalaha argagixiso somalida kalina shaaqo iyo hiido umal ah argagixiso somalie way taqana rerka ku abtirsado shacbiga iyo argagixiso faladhina gulgulasho kagamo godo qayla dhanta isgabsatay ciida nafis kadhiganeso asbucan waxa xamar kadhacayo weraysiga abdi said kagama bad badikatan qaburo lafaqdo waa calamada argagixisada dad shacbiya labarakiciyo waa calamada argagixisada alshababna iyo argagixiso ciida abo iyo hoyaba uu ah waa rerka ladhoho hirab grub 91 hawiyaha kalina lamaqaban oo dhibtuna somalida kale laqaban gof argagixiso kasojedo kuna abtirsado sharafta iyo qiiyamka wanagsan mahaysankaro wiixi uu ahaa bu usolabta sida ali yare ader dacish iyo argagixiso ardaga xafadihina kamuqata ee kaleexo dadka sharaftale oo ina aderka mahad karatay ilkaradso amir kuxigen karadso somalidana wah layable kuloqon mayso viva fahad yassin viva farmajo viva ogaden viva darodwene viva samalida nadifda ah ee calancasta hargeysa jogta iyo grub anukaleh xamar 91 allah hakaqaabto umaada somaliwen

  • @dhaqanehor5607
    @dhaqanehor5607 Před 22 dny

    Marka adiga yaad ku wareejin laheyd ma dalka Hala qaato ayaad dhihi laheyd

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 Před 22 dny

    Ninkaasi RUNTA ayuunbuu SHEEGEY! Waayo SHABAABKU waa Muslimiin WADANIYIIN SOMALI ah.
    ABIINA waa MURTID MUSLIM DHALAY oo RIDOOBEY,waa WADANI UTOOBIYAAN ah! keebaa DAGAAL kaa MUDAN?

  • @ahmedcali8798
    @ahmedcali8798 Před 22 dny

    Safiir xamar fadhiyaa soomaaliland ma xkumo

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 Před 22 dny +1

    Adeerka xassan xabaale qote soo laban maayo sidaa ku tasho, waxba Farmaajo haku meraysayn

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 22 dny

      Kaalay adiga ka celi hadaad awoodeeda leedahay??

    • @khalidcumar3342
      @khalidcumar3342 Před 21 dnem +1

      @@Lulu-ie3jb ina gumeed dameraha dhaqdo soomaali maxamed mar danbe Abgaal iyo habar shiish kursi danbe ma siin donto. Waxad tihiin ummada waa aragtay inaad wax dhacdan oo wax bur- burisan moye wax ma dhistaan

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 20 dny

      @@khalidcumar3342Waxaad soo shegtay oo dhan waa Waxa aad idinka tahiin ama aad ku kacdaan, oo aad rabtid umad idinka gubsan oo idinka sharaf badan aad u saarisid. Adeer filimkiina mar horay buu gubtay. waa leeydin yaqaanaa waxaad tahiin, waxaad gashaan iyo waxaad gudaan ee Hawiyo afkaadda qurmoon ha ku soo taagin ee meelahaas iskaga ooy ooy ee ku calaacal.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 22 dny

    GaraDlaawe uf

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 Před 22 dny

    Maangaab tv beenta ma buug buu ka eegay

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 Před 22 dny

    Waar waa kii la odhan jiray XAAR DAMEER AYAA WARHAN DOO DIRAY

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd Před 22 dny

    Abdisaciid ma uusan oran alshabaab ayaa la wareegeyso xukunka soomaliya, hadalka dhuuxa wasiir cabdisaciid, wuxuu yiri iska celiya, xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 22 dny

      Warka waa cad yahay difaac looma baahno

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf Před 22 dny

    Aad baad u liidataan,cabirkiina siyaasadeedna waa sifir-qurun liita baad tihiin ee waxbarta-Abdi saciid iyo farmaajo ma hal qofbaa?
    Midi walba wixii uu doono ee fekerkiisa ah Sow ma oran.

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 22 dny

      Weey is leeyahiin. warka waa cad yahay difaac looma baahno ee ha is dalinin

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 22 dny

    Dadkii soo Tukkada Ayd Leedahey, BeeNa waad usheegeysa mlN kasta islaamkuna BeeNta munaafaqnimada,Eexda,Namiimka, wxs OdhaN ma Oggolla

  • @walidcamran7942
    @walidcamran7942 Před 22 dny

    Farmaaje soomaaliyoo dhan ayuu qalbigooda dagay adigu shilimaad guurguurte kusiiyo ilaa mucaaridnimadiisii ayaad ugasoo horjeedaa waan kula soconaa

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb Před 22 dny

      Yaa kuugu dhahayo?? Kaada loo degay